XOG CULUS:- MADAXTOOYADA OO WADA QORSHE LAGU FASHILINAYO DAGAALKA PUNTLAND KULA JIRTO ARGAGIXISADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии •

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 5 дней назад +5

    Thank you brother and May Allah with to rer puntland states❤❤🎉💚💚🇺🇿🇺🇿🇺🇿👌💪❤💚💚🇺🇿🇺🇿❤

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 5 дней назад +2

    VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 6 дней назад +4

    insha allah guuul pudland❤❤,

  • @zaytum
    @zaytum 6 дней назад +7

    Manshalah guul ciidanka geesiyasha barakesan puntland republic💪💪💪❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱ku darasho gaboro qoote iska ilaliya shaley ninkii diidana libintina iyo dhawaca puntland. mantana u soo tafa xaytey. dhaqale iyo hub ayuu rabaa in usa ka helo.If gaar ha lagu fiiriyo dalaim doofar.

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 6 дней назад +3

    Guul iyo Gobanimo cidamada Puntland

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 5 дней назад +2

    Waxna lagama qaadikaro Puntland iyo Codamadoodaba hase yeeshe Allah ayaa la jira Deni iyo Puntland.
    Xasan Sheikh iyo Somali diidka Xasan hogaminayo.
    Guul guul puntland.
    Xasan iyo Dacish.❤❤❤❤❤❤❤

  • @omarosman619
    @omarosman619 5 дней назад +2

    Dagaalka daacish waa ku filan yihiin ciidanka Puntland,Dhulbahante iyo Warsangeli haddii ay Ceerigaabo aadan loo dhutin maayo,Galkacayo ciidan difaacaa waa jooga.
    Biyo la’aan ku liqa.

  • @Safiyakafiya
    @Safiyakafiya 6 дней назад +4

    Ala maxaad run sheegtey, Deni tolkii u shalay garab taagnaa baa manta dhabar jabinaaya ayagoo dalxaraashe la shaqeynaayo,😢

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 6 дней назад +6

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 6 дней назад +3

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run wlkn abdulahi balwan war hada so dhacey arinti u wadey wey ka fashil tay wlkn abdulahi balwan guul mw dowlada puntland siciid abdulahi dani isimada cuqasha waxgarad shacabka ciidanka guuleysta

  • @InfatimoMire-i9z
    @InfatimoMire-i9z 6 дней назад +4

    Puntland way leedahy awood ay shaqsi walbo oo reer puntland ah ay ku ilaaliso meel walba oo ay joogan shacabka reer puntland

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 5 дней назад +1

    Butland maansha Alaaah tabarakalaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪🌺💪💪👍🌺🌺🌺🌺💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🌺💐💐💐🌺🌺🌺🌺🌺💪🌺🌺

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 5 дней назад +1

    Dowlada dacad bee katahay lakiin waaa la arki doona meesha ee kudambesoo

  • @BishaaroAadan-h5h
    @BishaaroAadan-h5h 5 дней назад

    Mahdsanid balwaan

  • @NatureRelaxingSleep
    @NatureRelaxingSleep 5 дней назад

    Xasan Sh waa talk no action and Puntlanders are smart

  • @ikranyusuf5885
    @ikranyusuf5885 5 дней назад

    Masha allh

  • @CumarGuureeye
    @CumarGuureeye 5 дней назад

    Walaal cabdi llaahi putlan uliici mayso dagaal kaga yimaada Somali diidka waan ku filanahey ha u welweline waliba qaabka dagaalka loogelimayo goobkasta oo dagaal Laga abaabulo waa tegidoona ciidan harti ah oo aan qabiil keli aheyn.
    Tanks Allah with you

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 6 дней назад

    Balwaan wll Rabi Talo kufilan

  • @safiaelmi4032
    @safiaelmi4032 5 дней назад

    Subxaanalaah ilaahay ha naga hayo shartaaas

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 5 дней назад

    Reer puntland isku filan mudug sanaag sool harti ciidamadaii ugu badnaa soomaaliya ayay haysataan harti

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 6 дней назад +2

    Putland guul putland guul putland guul putland

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 5 дней назад

    ALXAQIIIIIIIQA ALXAQIIIIIIIIIQA ALXAQIIIIIIIIIQA ALXAQIIIIIIIIIQA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 6 дней назад +3

    Puntland ciidan ku filan waa haysataa somali oo dhan bay difaaci cadowga meelkasta ha ka imaado Madha Allah
    Puntland cadowgeeda Allah swt ha ka qabto punland guul gacanta sare ahaada

    • @shh56726
      @shh56726 5 дней назад

      Maxa naga kale Somalida kale

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 5 дней назад

    WAA RIYO MAALMEED BALWAANOW CIIDANKA BUURAHA KA DAGAALAMAYA MAAHAN CIIDAN QABIIL OO CID KALE KA AMAR QAATA WAA CIIDANKA PUNTLAND TALIYAHOODANA WAA DANI CIIDANKA PUNTLAND ADIGU QALAD HAKA SHEEGIN CIIDANKA PUNTLAND WAA CIIDAN QARAN EE HAW GAFIN BALWANOW

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 5 дней назад

    Good job

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 5 дней назад

    WAA DHAB ARINKAASI WAXAANA MARKHAANTI KA AH SHIRKII BADHAN EE XASSAN GURGUURTE SOO ABAABULAY SI FURIN CUSUB LOO FURO WAXAANA LASOO DHEXMARAY FIRDHIYE IYO KUWA LAASCAANO JOOGA BALSE DANI WAA KA DIGTOONYAHAY MADAXWAYNE DANI WAANA SHEEGAY INAN PUNTLAND DAGAAL KU JIRIN AAN AHAYN DAGAALKA KHAWAARIIJTA.

  • @GurayMacamed
    @GurayMacamed 5 дней назад

    Asc. Between ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉

  • @AyanAli-c3g
    @AyanAli-c3g 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @InfatimoMire-i9z
    @InfatimoMire-i9z 6 дней назад +2

    Qiyaasta miltariga puntland wlhi buusan u jirin shaqsi qiyaasi kara

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f 6 дней назад

    Sax. Xaq alle ha u hiiliyo

  • @fartunfarah-kb2ns
    @fartunfarah-kb2ns 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @GurayMacamed
    @GurayMacamed 5 дней назад

    🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 5 дней назад

    SHARE

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 5 дней назад

    LIKED

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 5 дней назад

    BALWAANOW CIIDANKA PUNTLAND WAA CIIDAN QARAN TALIYAHOODA GUUDNA WAA DANI . PUNTLAND WAY SHEEGTAY INAY KALIYA KU JIDHO DAGAALKA DAACISH TAN KALE CIIDANKA PUNTLAND EE BUURAHA KU JIRA WAA 10% MARKA SIDAAS OGOW

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 6 дней назад

    HORTA DAD IN AY DAD FIICAN YIHIIN LOO MOODAYEY BAA XUMAAN TOODII XIQDIGOODII IYO XAASID NIMADOODII NACAYBKA AY PUNTLAND IYO REER PUNTLAND U QABAAN QARSAN WAAYEY DAD UU KA MID YAHAY IDIRIS BEEBE OO CAYR SHEEGTA HADEER KA HORNA UU AYUUB KAARLO YIRI REER KAAGA SHEEGO MA TIHID CAYREE

  • @MohamudHirsiMuse
    @MohamudHirsiMuse 5 дней назад

    Madaxtooyada kuwa joogaa waa maangaab, haddii ay sidaas ayay sameeyaan oo furimahaas furaan dagaalka waxaa soo gelaya Ogaadeen , Mareexaan iyo Daaroodka Kale Meel uu joogaba.
    Teeda kale Waxaa la soo fasaxayaa Ciidama Beeleedyada Puntland oo reer walba haysto hub uu gaar u leeyahay.
    Wax badan kama oga Kuwaasi Puntland.

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 6 дней назад

    Diyaaradaha dharbaaxada weyni dad badan oo argagixisada gacan siinaya ayey dharbaaxi doonaan any one oo hadda dagagaal ku soo qaada puntland daacish buu ka mid yahay waana la dharbaaxayaaa

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 2 дня назад

    Xasid Sana asiga ma daish ba waa oday warer

  • @GurayMacamed
    @GurayMacamed 5 дней назад

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 5 дней назад

    Waa yaab. Maxaa waalay abu maahir.. iyo D. Jadiid.

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 6 дней назад

    Haddiu taasi ay dhacdo waa meshii lagu kala tagi lahaa nin walba gurigiisa ha ilaashado Mareykan dhaqalihiisa waa goostay

  • @NatureRelaxingSleep
    @NatureRelaxingSleep 5 дней назад

    Daciish waa cadowga Somalia oo dhan

  • @CarabDhayloos
    @CarabDhayloos 5 дней назад

    MA WIIQI KARO XASAN MUNAAFAQ DAGAALKA LAGULA JIRO DAACISH,IYO KA SANAAG IYO CAYIN

  • @GurayMacamed
    @GurayMacamed 5 дней назад

    Asc. ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉

  • @GurayMacamed
    @GurayMacamed 5 дней назад

    Asc. Belawen. ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z 5 дней назад

    Taas beentaa weeye wlaahi war waxaas oodhan waan ku filannay laangaab ayaa noo maleeysay ayaan u.ma leenaynaah ciyaarta dhaaf waxaas cududu ciidan waan haynaah taas ka seexo inshallaah

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f 6 дней назад

    May mayinsga badan dani
    Iyo ciidankeyga put land,❤

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 5 дней назад

    Sacad doqomo maahan oo gubi Mayan guryahooda xasan oo dhameeyey sacad joiga xamar ma u Hill in doonan sacad nabad nin beri tagin maqlinayaan sacad iyagaa ka difaaci xasan
    Marka nin alke ka baq in xasan ku guulaysan mayo

  • @ItsSamOnline
    @ItsSamOnline 6 дней назад

    Mama yaqaanaan puntland

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 5 дней назад

    Xasan-baahane iyo horgalada la socdow
    Harti waa isku filan yahay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 дней назад

    Deni kowo buu ka ahaa inuu xasan dhiiqo soo llaabato codoka ugu badana isaga ugu shuba maanta wuxuu dhibi geeyesanayan wuu llawadaaga iyo inuu maanta sidan u dhibaateeyo umda soomaaliyed 👁️

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 5 дней назад

    Xasan xaraash qaran puntland wax Kama qaadayo isagaa kubaabaya

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 5 дней назад

    🤔

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 5 дней назад

    LIVE

  • @GurayMacamed
    @GurayMacamed 5 дней назад

    ❤🎉❤🎉❤😂❤🎉❤😂❤🎉❤

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 5 дней назад

    Balwaanoow puntland isku filan ciidan kufilan way haysataa

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 6 дней назад

    WALEE WAA LEYSKU OGAADEY IN XASAN GARGUURTE SIDAAS LACAGTAA LOOGA QAATO
    ILEEN MAAL XAARAAN BEY EHEED.
    CAQLI MA LEH.😂😂😂

  • @AWMUSSE
    @AWMUSSE 6 дней назад

    Ciidanka Bari iyo PSF oo baagamuudo hada ah ayaa ku filan Daacish Dacas sxb.

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 5 дней назад

    War harti isma yawaan sade furimood ku filan

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 6 дней назад

    OO MADAX TOOYADA IYO XASAN MA QOLYAHAAS BAA??

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 6 дней назад

    Harti Wayne wa nato

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 6 дней назад

    Boowe Aa la’Tahay 😂😂😂😂

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 5 дней назад

    Ku

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 5 дней назад

    LEGE

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 6 дней назад

    Been bey iska dhaadhiciyeen jaahiliintu wax ay qaadayaan ma leh

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 5 дней назад

    WAA DHAB ARINKAASI WAXAANA MARKHAANTI KA AH SHIRKII BADHAN EE XASSAN GURGUURTE SOO ABAABULAY SI FURIN CUSUB LOO FURO WAXAANA LASOO DHEXMARAY FIRDHIYE IYO KUWA LAASCAANO JOOGA BALSE DANI WAA KA DIGTOONYAHAY MADAXWAYNE DANI WAANA SHEEGAY INAN PUNTLAND DAGAAL KU JIRIN AAN AHAYN DAGAALKA KHAWAARIIJTA.