Maha wll wa dhul Ethiopia ay ledahay calakoodina bana ka tagan somalidu way dagantahay un wiilka mxd ku ledahay wiilku Ethiopia maha bal Ethiopia intaas ku dheh
Your videos possess remarkable quality, transporting viewers to unexplored destinations. Your character exudes excellence, and in my eyes, you stand as one of the few Somali speakers whose videos I avidly follow.. I recall hearing your expressed desire to assume the role of presidency, and I firmly believe that you shall serve as a radiant beacon of hope in the northern region.
@@yasirmungani6778 these people are deeply digraceful and shameless clowns! Somaliland is country that existed while failed zoomalia-italia was still COLONY
Waxaan soo daawaday waraysigii aad bixisay ❤Waxanad na tidhi ma jecli qofka aan comment iga bixin anu waxan ahaa dadka aan bixin comment's-ka blse wxi cawa ka danbeya insha allh meel walba wan kaaga so qori sxb wxaan kaaso salaamaya burco❤️🙌
Wax walba waxa ka macaan quraanka Yaa igu Raacsan 🥰❤👍
Maagalad maagaca haakag ciiyari waaxalyidh balacabane
Qasaso xarshiin maaxada utaagi waaday wll ❤🥰
Hooyada was ka hadal marka wexi kadaan kawaran
@@CabdikariinMaxamedxaashi xishoo nio
Quraanka, Wasmada ayaa ka macaan.
wax kastta waxa ka muhiiim san saliga nabiga🥰
Waarunta csw csw csw csw csw
Ethiopia maha labada dhinacba wa dhul somaaliyed❤
Run ahaantii indhahaan ku baadh baadhay comment tiyada siday u eegtay na somaali way ilaaween inuu jiro dhul soomaaliyeed oo inaga maqan
Waa sidaa sxp wacyigaadu ha noolaado
@@jallexassanali748 brother mayee haduu wuxuu ay awoowa yaasheeni soomalida ahaa dhiigga u daadiyeen ileen soomaali nimadaa ina midaysee qabiiladu muhiim maahe hadii intuu cadaan inaga fara maroojiyay oo uu xabashi siiyay inaynu wexeena laabta ku haysano miyaa nay ahayn mardhawna markaynu awood uyeelano soo ceshano ahayn?
Hdlkan ayan radinayey qof dhaha oo ila dhiigw😢😢
@@barqodahabiya7483 waa dhul soomaaliyeed u ku yaala ethipoia
Dhulku dadkeena ayuun baa mulkiyadiisa leh ee gaalkii ayaa inaga siiyey xabashi dul ahaan any way dhinac walba somali haka faaiidaysato wixii awoodooda ah dagaalkana ha iska dhaafaan waaxid reer somaliland ah ❤❤❤
imikaba inaguunbaa leh
Oo walalo dadku meyna dowlad katirsaneyn hada
Qays markaan waanku dhaganahy ina adeer dhulkaas waa dhul Soomaaliyed maaha Ethiopia please xuduudaha Soomaliyed baro Dadkaa tusaale utahay waxaadan hubin hasoo gudbin👏👏
Maha wll wa dhul Ethiopia ay ledahay calakoodina bana ka tagan somalidu way dagantahay un wiilka mxd ku ledahay wiilku Ethiopia maha bal Ethiopia intaas ku dheh
@@queenramla9683 meshan waa Ethiopia kalay aduu bal Somalia ka dhig
@@cabdiraxmandaahir4714 hh de wabay tahay Ethiopia adu bal Ethiopian Somaliba iska leh ku dheh wxa ka raaca
@@s.m9041
Dhulkan uu joogaba isaaq baa dega reer dhan shakhsi ha u aflagaadeyn cuqdad baa ku haysee
@queenramla9683 Dhulka waa somali woona ahaan doona i.a taarikhdaada baro amxaaro aan diin aqoon ayaa xoog lagu siiyay.....
1977 Somalia iyo Ethiopia-da sheegeso wxa dhaxmaray iyo sida loo gumaaday oo uhabar wacdeen caalamka 😂 so ogaaw intaanan dhihin Waa dhul Ethiopia!
Bali cabane qudhac ramaale xarshin laanqayrta bali-yaley harta-sheekha dulcad alla maxaan marey oon geel mariyey❤😢
Isaaqu waa ilbaxiin wlhi from ciise🙌
Qays Qeyser. MASHAALLAH halkaas ka wad hawshaa wanaagsan long life SOMALILAND ❤❤❤ EXCELLENCY
Hadaad u jeedo magaca ALLAH like saar
Ku saliya rasuulkiina ❤ scw 🎉 like👍
Rerkayaga xadarad laguma gaadho macala iyago rer miyi ah ayay saa ushidan yihin 😂❤❤❤ degankaygiii mar uun wnka cuni caduumad
Inadero❤
Sacadmuse miyaa😂😮
Inder insh allh wad tagi
Somaliland marka la aqoon sado ,xoog ayay kuso ceshanisa jigjiga inshallah ☝️❤
😅😂
😅😅😅😅😅
Nacas ba'ay jig jiga ma dheddigaa leh ( sacad muuse ) xagee baad u soo celin 😂
@@axmedcabdiraxmaan6094 ayow aygu dhalay sacad muuse afka ka jeedi, ma ihi sacad muuse lakin waa walalkay, jigjigada aad sheegisana, aqoonsiga aya naga xiga kaliya marka nala aqoon sado awood ayanu kuso ceshanina, inshallah.
@@axmedcabdiraxmaan6094
Sacad muuse markuu kugu ruqaansado
Ayaad ka sheekayn doonta wuxuu yahay
Waxan comment kaga bixinaya waxan hada zo dhamayzty podcast aad bixisay ninki fahmay uunba fahmy keep going my favorite ❤
😂😂😂😂😂
Dadkan Reer Miyi Maba Moodid Quruxdooda❤
(Bali cabane) tolka sacad muuse rer cabane ❤️✋
My teacher sharmaake ku farxay inan arkay 7sno ka dip masha alla 😢❤
Waa dalxiis qurux badan wlhi allha ku sharafo qeys qeysar wllo🥰🥰
Ilaa xarshin soco qaysaw mnta sacad muusa la jogtaye so dhawaw inader ❤
Dadkeyga waan jeclahay dhul walba haku nooladan soomaliya hanoolato ❤❤
faqash aamus! SOMALILAND HANOOLATO! iska xoree amison doofaryow
Dumarkeena ALLOW daa waxaas oo daal iyo shaqo ah intey qabtaan bey iyaga oo aan daal ka cabaneyn guryahoodii tagayaan.Mahadsanid walal Qeys Qeysar
Manshaallh qofka ugu horeeya qays qayser 🤝
Harta sheikh Iyo Harshin ❤❤ dhuulkii somaliland ❤❤
Legend qaysqayser ninka kaliyeen RUclips ka ku xidhnahay wan ku wataa prother😍😍
My home gobalka hawd❤❤
Mnsha Allah mnsha Allah ❤ ❤ Guuuleyso Saxiib Guuuleyso ❤ frome Gabiley waan Rajeynya inaaad Ka samayso Muuqaal qurux badn❤❤
Somaliland guuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I was there one week ago great experience ❤❤
Codka ubaha podcast anigi dawanaya ayuu isoo dhacay notification kagu bro wan ku tageraa 🎉
Wow qays qayserow keep going adiga na xuuje oo yidhi qof I daawaday hada aan comment mixi waa qof aan I daawan waan idin wada taager ❤
Mansh Allaah reer tolkay guulaysta ebiidkiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Habar jeclo land🔥🔥Viva Kaah💯Somaliland
Habarjeclo maxaa koonfurta hargeisa dejiyay 😮😂
Waa dhul sacadmuse
Our Town Big Legend Qays Qayser ❤❤❤
Legend qays qayser first comment maasha allaah keep going wll waraysigii codka ubax wuxuu ahaa waraysi xiiso badan maasha allaah 1:11:24 daqiiqo. Wll sida aad barnaamij yada xiisaha badan waan kaaga mahad celinayaa wll guulayso waligaa waxaan kaasoo salaamayaa sweden gaar ahaan jönköping maasha allaah magacaygu waa mahamed
sodigi hargaysa suqa hose joogay imika😂
@@caliahmeth3919😂😂😂
Bali Cabane Waxa degga Sacad Muse gaar ahaan Cabane Yaasuf. ❤
Mansha Allah
Haybad waxad kuleday dhulkaga hooyo🥰
Waxa aan maanta joogey meel lagaaga hadlayo waxaana la isku raacay in aadan soomaali kala jeclayn ama afrikaanba waana sababta aad guusha ku gaartay.
zxp qaysow labada dhinacba waa somaliland Ha inagu soo dhisin Xabashida
Labadiina isgaaaba kaa muuqaal quruxbadan khadar omar
Wiilsheena guulaystaaa 💘💘💕🙏
Ilaahey ha xoreeye wadankeena , dad soomaali ah oo calan ethopian iyo nidaam la jin ah hoos jooga iyo in wariyihu inoo sheego xad beenaadka xitaa hadduu jiro inuu soo gudbiyo ilamay wanaagsaneen , sida kale muuqaalka iyo shaqadaadaba waan ku raaxeeysanaa ,mahadsanid
3yrs ayan funs kamid ahy from konfergalbed ❤❤
Keep going Walaalo waan jeclahay dhukaa marka aad maraysaan❤
Qay qayaru keep on going pro 😁👍😁
Msha allh dhulkeno waa dhul qorxon ninka mawel waa wada riwayad❤
Your videos possess remarkable quality, transporting viewers to unexplored destinations. Your character exudes excellence, and in my eyes, you stand as one of the few Somali speakers whose videos I avidly follow.. I recall hearing your expressed desire to assume the role of presidency, and I firmly believe that you shall serve as a radiant beacon of hope in the northern region.
habartaa region-keed. Maannagaa region ah?
@@NewsFusion24walaal region waa dhinac ama gobol, ama wadan, siduu qofwalbo u qaato weyan, dhanka waqooyi buu ka waday xumaan ha u qaadanin
stop subversion tactics there is no such thing as northern regions its the REPUBLIC OF SOMALILAND! deeply disgraceful
@@NewsFusion24 neofascist faqash are deeply delusional and dont want to Somaliland
@@yasirmungani6778 these people are deeply digraceful and shameless clowns! Somaliland is country that existed while failed zoomalia-italia was still COLONY
Calankaa madhay meesha kafura oo mid kale kuxidha❤❤❤❤
legend qays qaysar keep going pro lkn maanta baligii reer kayaga ayaad tagtee!!😅 waaban ku sii raaci lahaa😅
❤😂
Ma reer buraale ayd tahay inder
@@sacadfuaad8273 may laakiin aad uma kala fogin ilmo cabane haas uun baanu isla nahay
Hambalyo 500k❤
War bali cabane ilaa jigjiga waa dhul soomaliland
Masha Allah legend qays qeysar Keep going 😂😂😂 melo badan weligen arag tagin na bartey thank you
Keep going my pro qeys qeysar 👍
Waxaan soo daawaday waraysigii aad bixisay ❤Waxanad na tidhi ma jecli qofka aan comment iga bixin anu waxan ahaa dadka aan bixin comment's-ka blse wxi cawa ka danbeya insha allh meel walba wan kaaga so qori sxb wxaan kaaso salaamaya burco❤️🙌
Big legend always qays qeyser another's levels program's ❤❤💯😂
legend qays qeyser hore u soco sxb 🎉🎉🎉
Qeysow 2 bada dhinacba somalibaaleh ee wll yaan xarigaas lagaa dhaadhicin😢
Halkaan ku dhashay bali cabane🥰🥰🥰🥰
Guuleyso aduun iyo akhira wll🥰
0: 0:51 1:05
Keep going my brother dear
Mashallah tabarakalah meeshaan ka soo jeedo baley cabane ❤❤ mahadsanid Qays qeysar.
Wiilkan isago 89k maraya ayaan bartiisan kusoo biry ilahdana waku xidhany wllhi xita family keep going huuno😊
Ustaadkeygii sharmaake❤
Maaweel is so funny 😂
Xuduudbeenaad ka Somali galbeed.
Inshallah waa la xoreynayaa
I support you bro 😎📷
Soomaliland ❤ DIR suere mahadi DIR ❤
I liked your entertainments Funny😂😂
Watching Qays from Minneapolis salaam sxb
Mashaa Allah your laught is so amazing as well your programme
Soomaliland ❤
MashaAllah somaliland ❤❤❤
Comaantii ma qori jiirina laki qays warisi gii waax u dhahya dadka waaxa soo qoorin waan naca 🎉🎉🎉
Legend Qays Qeyser ❤🎉
Alle ha ku xiftiyo akhii
The king walaahi love you my brother ❤😊
Waan ku salamy waana ku jeclhy farxad igu nolow adunkaan akhirana janno i.n ❤❤❤❤❤😂
Sxp Ethiopia ma ahaane waa dhul somaliye ku raxayso insha allah Ethiopia dan badan inaga daayo
Masha’Allah haabo keep going tell you friend pronounce good the name balli abaneh looool good job 👏
Maansha Allah. Magaalo xusuus iyo taariikh leh
MANSHA ALLAH WOOOOW 3 GEELLA IYO 8 NEEG MIIYA MANSHA ALLAH NOOLASHA BAA LOO QUURI LAAYAHAYE SOMALILAND GUUL🥰🥰🥰 FROM DJIBOUTI🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Kawaran ado reply isoo galin hadaa quluubta ka dhahdo saliga nabiga scw
scw scw scw ❤❤❤
Qeys qeyser shaqo abur baro dhulkaga waa su'al maskhax dalineysa?❤ my countryside
Qays Qeyser 10/10 ❤
Masha Allah Gays Geyser keep going bro ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah 😊
Maansha Allaah qays qaysar markasta wu faraxsan yahayay Alle huku siyadiyo farxadada❤
Wan idinsalamaya wiilashayadi 💖👍
Magaaladi Abtiyashay Ree Cabane❤
abti guul❤
Abti❤❤
Hbryar guulyso❤❤
REER CABANIHII LEYGA BEEROW ISKA WARAMA😂
Inder wanu nuurayna wadiga na dawnya😂😂❤
Viva reer abtigay ciidagale from harti puntland
Degankii rer abtiga maha legenaw
Malin walpa waan idin dhiiragaliya lkn mnta 2 qodopa waan ku darsanaya oo sixitaan aan u arko madamo dhagaystayasha meshan joogtada ku ah kamid ahay.
1. Ugu horeyn qeysow sidaad lasocoto deegaanka ( dds ama dawlad deegaanka soomalida) waxa haysta gumayste la yidhaah itoobiya kumana calool samin. Saasoo ay tahay waa in qof walpapa kula jira halkangii aynu ku qadnay markii ay deegaankeena qabsadeen ama dhinaciisa ka qaato intii karaankiisa ah.
Markaa qays ahaan wxan ku odhan laha waa in aanad odhan wxan joogna itoobiya adoo odhan karaya dawlad deeganka soomalida intaas oo kaliya ayaa kaaga waajibaysa halkanka dadnimeed( Soomalinimanimo).
2. Qodopka 2aad walaal cabdisamadow dhaqankeena kuma jiro dameeruhu; wayo halkaa dameeraha gamaanka( ayaa inoogu jirtay) ; cadayna hadaad doonayso hees hawleed uu leeyahay dameeruhu majiro aan ka ahayn qaar lasameeyay 2000 wixii kadanbeeyay .
Marka 2daa qodopaan kugu darsaday zxp 🤗
Wanan ku salamay inaad arki commentigan umba malaymaye🖐🏻😁
Macalinkaygii axmed sh abiib ee schoolka riis
LEGEND QAY QAYSER 🔥
Best youtuber ❤
G36 cida laandheeraha💪
M.a walahi sida dhaqanka u soo gudbineeyso❤
Keep going bro.💯
Qaysow saxip waxan rabaa in aan ku casumo
Meel aan kaga Soo xidhidho wan way
Zaxip bal Soo hadal
Legend qaysr qayser ❤❤❤😊
Qaysow mar hadaad dhankaa tagtay Awaare tag waxaa ku aasan Maxamed mooge boqorkii caan baxayee shahiiday❤.