MAR QURA AYAA JAWIGII IS BADALAY | MARKHAATIGA NOOL | RAJO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • GABAR SOMALITEED OO XAALAD UGUB AH AY QABSATAY OO SI LAYAAB LEH OGA DABAALATAY
    KAALAY ISKA ARAG • MAR QURA AYAA JAWIGII ...
    Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
    Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
    Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
    www.reuters.co...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisr...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Комментарии • 185

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 месяца назад +14

    @fartumokusow

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 3 месяца назад +25

    Asc illahow walidkeyen Danbigiisa iyo kii walidkiina u naxariiso adunka iyo akhiraba cafadna sii amin amin yaa rabi

    • @nimoabdi-g5r
      @nimoabdi-g5r 3 месяца назад +1

      Ala hoyaday aya hada ku bilabatay ilahow ii caafi

    • @IkranBihi
      @IkranBihi 3 месяца назад

      Aamiin yaa Allah. Waxaa hooyaday ahun doctor ii sheegay in 2 bilood uga hadhay nolosheeda, umaanse sheegin waayo? Allah leh go'aankaas

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 2 месяца назад +1

      😭😭illahay swt hooyo ha caafiyo caafimad taam ah. Xanuunkana denbi dhaaf hawga dhigo allahuma amiin allahuma amiin. Markay teedi noqoto kelimatu tawxiid illahay swt haku dilo . Allahuma amiin.​@@IkranBihi

    • @IkranBihi
      @IkranBihi 2 месяца назад +1

      @@safiyanuura2954 aamiin yaa Allah jazukalah khayr wllo

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 3 месяца назад +5

    Eedaday oo qof haduu dad anfacay dad anfacday saalaxad ah laakiin xanuunkan baakudhacay waxaan uqaadanay imtixaan Allah , so Allah hacaafiyo iyada iyo islaamkaba

  • @moallim1000
    @moallim1000 3 месяца назад +10

    Gabdhuhu ma wada fiicna xilliga lagu jiro maanta. Allaha noo toosiyo. Fartumo oo kale waa yar tahay. Maanshaa Allaah

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 3 месяца назад +6

    Masha allh waa qof waalidkiis xifdiya kuwaaga sidaas ha kuu xifdiyaan wan jeclahy hooyadeey waxan u ahay ruux ka fakira jecelna inaan noqdo mid ku dadaala ilaa waqtiga uga imaanayo hadaan ka hormarin labo isbuuc ka hor ayn ku iri hooyo iga raali noqo oo i cafi inta aad nooshahay waxay igu jawaabtay waxaa tahay qofka kaliya ee xajka igeenaya ama hadaan dhinto qofka ii xajin doona waxay igu tiri caloolyowga iga daa hoyo mcn ilaa ay igu tiri wan ku cafiyay qofkasta waxan ka codsanayaa inuu waalidkiis daryeelo inta ay nool yihiinna cafis ha weydiistaan hana u raali noqdaan intaad isweydiin la heyd markey dhintaan maxad uga dalban weyday raali ahaansho Iyo cafis ogow hadeysan kaa raali noqon jano waa kaa dheertahay waalidka aan ilaalino meel walba oo aad joogtaan una naxariisano sidii ay ilinta inoga ilaalin jireen
    Alloow janada ugu bishaaree waalidiinten iyo inta muslimka ahba aamiin

  • @kadarahmed9574
    @kadarahmed9574 3 месяца назад +7

    Hooyadaa iĺlaahay cafimad ha siyo aamiin

  • @moallim1000
    @moallim1000 3 месяца назад +6

    Fartumo khayr Allaha ku siiyo. In-shaa-Allaah Janno ayaad helaysaa. Allaha ku xafido. Ha is dhiibin. Duco ayaa kuu sugnaatay. Waxaa mudan tahay in lagugu daydo.. Maanshaa Allaah

  • @Hibo-t7c
    @Hibo-t7c 3 месяца назад +7

    Manshallah waa baari owlaadaada inshallah ka helaaysa duco waa heshay ❤

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 3 месяца назад +9

    الله يشفيها يارب العالمين 🤲

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 3 месяца назад +4

    Maashaa Allah walaashey Allah ku dowro caruurta baari Allah kaaga dhigo.A patient with dementia or Alzheimers no one can imagine how challenging this is, may Allah make you easy.

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 3 месяца назад +2

    Abahey xanuun waxaa ku dhacey uu salada iloobey quraankii uu aqrin jirey iyo inuu shaqeeysto firgircoonidii uu lahaa ayuu joojiyey inuu banaan aado wuu diideey laakiin xoogaa wuu noo sheekeen jireey markuu rabo marna hadalka ma jecleen ehlu diinna wuu ahaa saladiina wuu kategey quraankii uu aqrin jireyna wuu joojiyey 9 sano ayaan heyney nareykanka ayaaan kasoo celineey boosaaso ayaan ku heyney markii danbe wuu geeryodey Abe allaha unaxariisto

  • @daahirdugsiga8653
    @daahirdugsiga8653 2 месяца назад +1

    Masha Allah! Fartumo iyo Cabdi- Xaafid Allah ha idin xafido.
    Arin aynu aad uugu baahanahhay ayaad soo gudbiseen.
    Allah ha xafido waalidkeena inagana Horsham ha inoo fududeeyo caalid- adeecnimada.

  • @abdirahmanabdihamiidmuomin9380
    @abdirahmanabdihamiidmuomin9380 3 месяца назад +5

    Alaha kubarkeeyo caruurtaada baari alaha kaaga dhigo qof ku dayasho mudan

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 месяца назад +2

    Timiro! That is beautiful name! In Arabic it is “Nakhla”! I like it

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 3 месяца назад +1

    Ilahay ha caafiyo hooyo talo Ahaan waxan soo jeedin laha hooyo in wadan kedi lagu celiyo wayo Halkan waxba kama faa iideyso ileyn waad uu jeda iney kasi dareyso waxan is keneynin Dawadan tirada badan ee hadba mid cusub lagu tijaabi naayo Abaayo intey hada diyarada ku qaba neyso kaxee haku sii fiirin halkan wayo Galadan wey kula qabsan donaan hoyada Xorna uma Ahaan doontid ee gee wadan kedi hooyo koley kuma soo qasaari Doonto waxay kaso heleysa wax waliba insha Allah 🥰

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 3 месяца назад +1

    Allha siyo cafimad sarecan iyadana allaha la garab galo amiin yarabi

  • @mahamudayshidindhabi4685
    @mahamudayshidindhabi4685 3 месяца назад +1

    Abaayo janadii oosocoto ayaa Kanada kuugu timid allaha kuufududeeyo, ayadana allaha usaqiro xaaladey kujirto. Aamiin.

  • @muxamedmuusemaxamed195
    @muxamedmuusemaxamed195 3 месяца назад +1

    Waxaa jira laba cudur oo dadka aadanaha ku dhaca mid waa cudurkaan hilmaan midna waa gariir aniniga dhaqtar ma aha lkn waxaa ay dadka waawayn 70 sano uu gaaro bay bilaabmaan😊

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 3 месяца назад +1

    Lkn da,deedu meeqa ayey jirtey marka xanuunku ku bilaabay waayo waxa jirta da, qofka ku bilaabato
    Cudurkaas , soomaalidu inta badan takhtar madax ma jiro lkn waxay dhahaan wuu gaboobey ama waxay dhahaan wuu caruuroobay.
    Sax soomaalidu cudurka way isku caayaan

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 3 месяца назад +1

    Qofkii Hooyadiis nooshahay nasiib ayuu leeyahay ilaahey inta dhimatay ha u Naxariiso waalidiinta xanuunsana caafimaad hasiiyo , fartuuney Hooyo ducadeeda ayaa meel ku gaari insha Allah.

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 месяца назад +1

    Alha u gargaaro

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 3 месяца назад +4

    Janadaad ku gelaysaa
    Insha allah

  • @caasha93
    @caasha93 3 месяца назад

    Wlhi waruntiisa aniga ayeba magacaygii ilobeen oo waxay ibixiyeen gabadhi cunuga xanusan haysatey illahow umada xaqa tus

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 3 месяца назад +1

    Allah ya baarik, Jazakallah. Good bless you. I can imagine someone who is looking after Alzeihmer patient at the same time working or have children. Sister it is a rewarding job to look after your parent.

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 3 месяца назад +1

    Mashallah ilahey haku faduudeyo hooyo caafimad ilahey ha siiyo ❤Inashallah

  • @AyaanMohammed-es2bt
    @AyaanMohammed-es2bt 3 месяца назад +2

    Aniga.aabahay ayuu helay xanuunkani wuu.ugeeryoodey.ilaahay.hawnaxariisto

    • @leylaahmed8967
      @leylaahmed8967 3 месяца назад

      Allaah u naxariisto walaalo ma qurbuhu joogay mequu jiray marki lagu arkay

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 2 месяца назад

      Asmiin

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Dadka illahay jecelyahay wuu. Ibtileeyaa kooda fiicnaa khayrbuu ukordhiyaa. Kooda lunsanaana hidaayad bay u tahay

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 3 месяца назад

    Cabdixaafid mahaddsanid wacyigelinta aad noo soo gudbisey.

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 2 месяца назад

    ManshaAllah Tabarakalah Allah Do caysan Cadill Macilo Adigana Abdixqfodo Allah Haka ajar siyadiyo tabitan warka wax ku olka ah wllo ee ad dadkaga uu so gudbiso

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 Месяц назад

    Alaaah haku cafiyo cafimad dagdag taam inshalaaah hooya mcn dhibka alaaah haku barakeyo ❤❤❤❤

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 3 месяца назад +3

    Fartuun guulayso

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 2 месяца назад

    Abaayo Allaha kuu caafiyo hooyo mcn adigana ajar Allaha kaa siiyo daryeelka hooyo aad u sameyneysid

  • @suban974
    @suban974 3 месяца назад +1

    😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️ I love hooyo macan Allaha unaxaristo walid keena adun iyo aqiro ❤

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 3 месяца назад +3

    MashaAllah tabarakaAllah❤

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 месяца назад

    Hoyadeey ayaad moodaa in ay ka sheekeyneyso Hooyadeey Allah ha u naxariistee.waa cudurka ilowshaha laakiin hooyadeey wax walbo wey hilmaantey ilaa hal wax waana (quraanka intii ay xafidsaneyd).

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 месяца назад

    Waanadeeyda waxa waaye 15jir ayeey u noqdaan waxa keliya ay xusuustaan waa yaraantoodii.

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 3 месяца назад

    Subxaanallaah ma cudur aa cibaado kaa reebtay suuraddeey sheegtay in muslinka cudurrada loo Kala duway oo kaan dukan laguma ridaayo😮

  • @gagaa7649
    @gagaa7649 3 месяца назад

    Ax ax gadhas xuxus dheer ayaye igalysay Allah haku caweyo walalo Allah baa ka abalmaren wajidher samir ad kusedho Allah hakuseyo

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 3 месяца назад +1

    Maanshaa Allah, Fartun,walaalo jizakum Allah.walaalo aniga hooyaday ayaa saas noqotay two years ago, Marka waxaan dareemayaa, walaalo sidaas ayaa nagu dhacday.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 месяца назад

    Abaayo..Baariyad..Ayaa..Tahay.Ku.SoCo..Caawinaada..Hooyo

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 3 месяца назад +1

    Hooya dulli ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Illahay qofka damiirka leh masuul haynooga dhigo

  • @leilaahmed484
    @leilaahmed484 3 месяца назад +1

    😭😭😭😭 walaahi aabahey allaha u naxariisto ayaa sidaa maamada ahaa.
    Illaahey ha caafiyo maamada ❤

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 3 месяца назад

    waa been in eey dadku dhahaan dadka tukadaa Kuma dhaco, hooyaday wax walba waa iloowday laakiin queaanka weey awrineeysaa,

  • @hilalali981
    @hilalali981 2 месяца назад

    Thanks Abdixafid ayeeyday ayaa sida ayayd mana anan garanaynin 2021 ayeey gariyotay iyado cmal ilmo hada dhashay ah

  • @shukrituurane9079
    @shukrituurane9079 3 месяца назад

    Asc walalkey waa mahadsan tahay shaqad bulshad u hayso gabadh waa fahmah kar aslaamo qaban u shaqeyn jirey dadka waxa lugu waciya galen kar in ay isku dayan waltariya ahan ul shaqayan dadka familkood marka arkan naxariisa galeydo

  • @Hibo-t7c
    @Hibo-t7c 3 месяца назад +2

    Fartuun kuusoow Manshallah abaayo ♥️♥️♥️

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 3 месяца назад

    Fartumo waa gabar og waxa ey ka hadleyso, waxaan rejeynayaa in dad badani ka faaiidi doonaan. Allaha kaa siiyo ajer iyo xanaad sida ku dayashada fiican leh ee aad hooyadaa oo jiran u xanaaneysid. Adiga iyo aulaadaadana caafimaad, cimri dheer iyo cibaado wanaagsan illahey ha idin siyo.

  • @Ikraandhibane1
    @Ikraandhibane1 3 месяца назад

    Ha geynin meelaha dadka waa weyn haddii kale adiga ayaa ilmahaaga ki geynaayo waxaa sameysaa hooyo ducada Ka qaado

  • @nimco9305
    @nimco9305 3 месяца назад +1

    Fartun hoyo allah no cafiyo adigana rabi ha ku fududeyo.

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 3 месяца назад

    Waxan dhi laha gabadhan hoyada ku hayso gurigada adaba nasib leh somaliya ha iska gayn mesha wayelkana ha geyn abayo nasi bad ledahay allahana kugu asturo adiga iyo ilmahada iyagana ku abel gudaya inshlaah

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 3 месяца назад +1

    Xanunkaas magaciisu waxa ladhaha seheymer wadamada carabta ad ayu ugubadanyah wuxu kudhacaa dadka da,da ah ee an helin hawa badalka eeguryaha un kujira

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 3 месяца назад +1

    Mashaa Allaah Gabadh qeemo badan Allaah ha xiiftiyo Aamiin❤❤❤

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 месяца назад

    Fadlan ha celin hooyadaa waa iga talo walaasheey.

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 2 месяца назад

    Ilh hakaa xifdiyo waxaa tahy boqorad abaayo

  • @YacinAhmed-hi4ez
    @YacinAhmed-hi4ez 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤ merci coussin.

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 3 месяца назад +1

    Masha Allah fartuun ilaahay ha ku xifdiyo baari baad tahay hooyo sida aad ugu dadaalayso rabbi awlaadada ha kuu galiyo janadaadi baad ka shaqayanso maran ha iska geenin meela sidaa u gu dadaal somali cudurka iyo dhibtada bay isku cayaan waxan waa qadar waa loo qoray allxamdullilaah cabdi xafiid mahadsani si fiican baad uga hadsha arimaha bulshada

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 месяца назад

    35 years gabadh jirta ayuu ku dhacay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 месяца назад +1

    Mnsha allah ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin, salaan sare somali british Tv

  • @doog880
    @doog880 3 месяца назад +5

    Masha allah abaayo wad nasiib badantahee ducadeedii oo dhan baa kugu dhan hooyo waa qaali waa adunyo micno ma leh

  • @abdisamedibrahim6046
    @abdisamedibrahim6046 3 месяца назад +2

    Masha Allah hoyaadas illahy ha garab galo

  • @KhadijaOsman-in7dz
    @KhadijaOsman-in7dz 3 месяца назад +2

    Amina ay Allah ❤❤❤❤❤❤🤲🤲

  • @hawohared2814
    @hawohared2814 3 месяца назад +1

    Waalidkeen ilaahay ha udanbidhaafo

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud 3 месяца назад +1

    Masha Allah tabaarakallaah waa gabadh waalid adeec ah ❤️❤️❤️🙏

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 3 месяца назад +1

    Rabiyoow caafi maamada oo maskaxdeeda u soo celi Amiin

  • @ifrahabdihussein9991
    @ifrahabdihussein9991 3 месяца назад +3

    Mansha allaah

  • @axmadyare
    @axmadyare 3 месяца назад

    Quf walbo oo muraad leh waxaa sameeysiin istigfaarta walaal quranka ayaa lugu sheegayay fadliga istigfaarta. Qaxaa sameeysaa youtube ku qor fadliga istigfaarta waxaa arkeeysaa qisooyin badan. Ilaahey caafimaat hana wala siiyo

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 2 месяца назад

    My father have a dementia

  • @Amalali-bj7di
    @Amalali-bj7di 2 месяца назад

    Sax waaaye abaya ❤️❤️

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 месяца назад

    @fartumokusow

  • @AxmedDhiiqey12
    @AxmedDhiiqey12 3 месяца назад +7

    Mash. Allh
    Eodo

  • @HalimoLuul
    @HalimoLuul 2 месяца назад

    Maxa kena xanunkaa

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 3 месяца назад

    Allaha cafiyo

  • @Yusro557
    @Yusro557 3 месяца назад

    Cudurkan in qofku xasuusta beelo daawo maleyahay? Mise daawo malahan?

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 3 месяца назад

    allaha cafiyo

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 месяца назад +2

    Ilaahow.xiska.hanaga.qaadin

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 3 месяца назад

    Subhanallah sister macaan may Allah make it easy for you Ameen and may Allah bless you. Sister you are doing good job maa Shaa Allah ❤

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 3 месяца назад

    Allah kuufududeeyo Fartuun
    Mama Timiro waangaranayaa
    Caafimaad taamah Allah siiyo
    Waxaan ahaan jirnay daris
    Reer m/kuusow Allah kuufududeeyo Aamiin Aamiin

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 3 месяца назад +1

    Masha Allah fartuun iyo maama timiro❤

  • @aniwaaye7759
    @aniwaaye7759 3 месяца назад

    Mahadsanid inaad buuggaan qortay wll Fartuno, umaddeennana aqriska waxay ka jecelyihiin maqalka, maqalkiina noogu sii dartay.
    Waxaa la yiri ( Libi madaaqo, lagamana daaqo), mararka qaar adigoo waalidkaa saas ula tacaalaysid oo ku faraxsan aa kuwii kula dhashay aadan ka ammaan helayn, oo ismooda inay kaaga fiicnaan lahaayeen heysmadeeda, mana rabaan inay haayaane ogow, kaliya comment negatief ah unbay meesha la taaganyihiin, xataa hadday kugu soo booqanlahaayeen wax dhanbay ahaan lahayd.

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 3 месяца назад

    Thank you verry much fortune i appreciate your sincere advice keep going hooyo Allaha caafiyo in sha Allah

  • @doog880
    @doog880 3 месяца назад +2

    Geesiyad janadeedi u shaqeysatey

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 месяца назад

    Asc subxaanalaah wllo allaah hakuucaafiyo hooyo macaan ajirnahakaasiiyo usamir hooyo janaatkugali inshaa allaah

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 месяца назад +1

    Maasha Allah wll

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 3 месяца назад

    Ascwrwb xanuunkas wax ueg ayaan hooyaday kuarkay intaynolayd hooyo wayxanuunsatay walaqalay qalitan wakhtidheer qatay qalitankii kadib waxankuarkay inaywaxilowdo tusaale habenbadhkii wayiska kacaysa markadtirahdo hooyo xagee usocota waxay odhanaysa ma aragtidmiyaa alabtaydii inaybananka taalo ilaa Ansaro ma ogola kibakaygii ilmahaga qaday dahabkaygii adaqatay wamalintay igunaxdinbadnayd waxan uun islahay dawoyinka xusustii bedelay ilahay haunaxariisto walidinteen intanola alehainocaafiyo ilahay hakulagarabgalo

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 3 месяца назад

    Anigaba hoyadey ba xasusta kaduntay illahow nagu astur walidinteen

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 месяца назад

    Allaha idin xafido, Ahlu Janno ayaa tahay dadaalka aad u sameysay Hooyo macaan , mida kale Fartu waxay ahayn isku Xaafad iyo isku fasal 5 sanno Mgaalada Baidoa Janaay waxay ka ahayd No.1 Fasalka, Masha Allah,

  • @ifraaxmaxamed980
    @ifraaxmaxamed980 3 месяца назад

    Wax xaqlagu guleyay maha inad magac kuradiso hoyo dhamina way wanagsantay markay waqtigashana hakasheken adu naftada kumaweli

  • @MADINOMUXIDIIN
    @MADINOMUXIDIIN 3 месяца назад

    Abayo mcn allaha ha kuu caafiyo hooyo mcn anigana hooydey macan aa sidaas iika xanuunsan allaha ii caafiyo 😭😭😭😭

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 3 месяца назад

    Rag ku sheega Maryooley ayaa silicaa baday ummaddii, dalkii maatadii ,Haweenkii iyo sharaftii isirka soomaaliyeed.
    Istaqfurallah intaan qaran aan ku faano doonay.
    waxaan lee yahay Haweenka soomaaliyeedow anagaa halkaa isin dhignay.
    Inay gabadhihii soonaaliyeed shanta qaaradoodba ka ooyaan.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 месяца назад

    What a great programme today MASHALLAH 👏🏽 Very informative.

  • @abdirahmanmohamed7519
    @abdirahmanmohamed7519 3 месяца назад

    Manshallah tabarakalaah gabadhan ilaahay baa jecel hooyadeed siday u haysato janadiba soo donatay Alaah haku xafido walaal hooyana ilaahay cafimaad. hasiyo inshalla

  • @CabduqadirCusman-wy3gv
    @CabduqadirCusman-wy3gv 3 месяца назад

    Cadi xaafidow adigana kheyr allah haku siiyee gadha fariintaas ugudbi in uu khey iyo caafimad kujiraa laga yaabaa fartuuna nagusalaan byby

  • @mohamedibrow6597
    @mohamedibrow6597 3 месяца назад

    Xikmadaha kujira marka qof muslima la imtixaamo waxaa ugu horreya in ay kuwa ka ag dhow iney qadarta ALLE ku dhacday ruuxa dhiban, inaad xasuusatid siduu kuugu nimceeyey, ayna kaaga kororto cabdidiisa, mahdintiisa iyo badinta cibaadadiisa. Ee Rabbi xaqa hanagu toosiyo oo hanaga dhigo adoomo ku sugan jidka uu raaliga ka yahay. Aamiin

  • @salithasiad3511
    @salithasiad3511 3 месяца назад

    Asc aniga hooyadey ayaa lanool modo dheer hada waxa eeygaartey ideysan waxba liqikarin oo soondo sankalagasiiyo waxkasto oo lasiina allxamdulilah calakuli xaal

  • @abdulganinoor
    @abdulganinoor 3 месяца назад

    Runta waxbaa ku darsan lahaa. I have 8 years of experience waana dareemayaa. Waxaan jeclaan lahaa in aan comment ka bixiyo xaga sharciga ee canada dadka eeysan ogeen. Labada ma'am adana Allah u fudeeyo.

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 3 месяца назад

    Anaga hadey nahaysataa eedaday ayuu nagaga dhacay hada cuntadii dhan wey joojisey mareycan bay ka timi alx hada xamar beynu ku haynaa

  • @Sahro-qw6yd
    @Sahro-qw6yd 3 месяца назад

    Asc dadkeena soomaliyeed inteena badan diinta ismaalka waxaan kanahay albiitare oo aan kawado kumadhaqano diinta waayo waxaa xasuustaa maalin niman kasoobaxay masaajid ayaan agmarayey masjida nin curyaana oo gurguuranaya ayaa ninkale kudhagay lugihii dadbadan way kuqoslayeen xanuunkaan waxaa qaba ayeeyday waxayna ahayd xaafidu quraan

  • @fahima6186
    @fahima6186 3 месяца назад

    Allaha ugar gaaro hooyadaa iyo dadka dhibban oo dhan😢🙏🙏 teeda kale Timiro magacaada waan jeclahay hooyadeey mcn ayaa ladhihi jiray AUN😢Somali waa dad aan aqoon laheyn intooda badan hadana dhaqan xun😢 marka hadaladaas negative ka haubixin❤

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 3 месяца назад

    Asc wllo Samir ale hagu irsaaqo wllo waa janadaadi ee hayso hooyo macaan alow dhowr waliba halkaad joogtid