Ninka kulmiye Siyaasada magaranayo Siyaasadu maaha sida dad badan oo soomali ahi u yaqaanaan laakiin waa waxqabada baahiyaha dadweynaha sidii aad u maamulilahayd ee u soo jiidan lahayd dadka aad codka ka dooneysid
you all probably dont give a damn but does any of you know of a trick to get back into an Instagram account? I somehow lost the password. I would appreciate any tips you can offer me
@@mohamaddiriye4923 Wale adaa midgaan ah midgan reer maaha ninkani waa nin gabooye ah kuna faana isagoo cidna aan kala gaban Adiguse waxad tahey midgan cid ku hoos dhuumanaya
Dooda doodan xigta insha allah waxaan codsan lahaYn mid kamida murashaxinta dawlada hoose iyo xildhibana dawlada hoose mid kamida 🤣hadaad igu racday like sar
Buuni ku sheegan waxa uu inacsiyey ba xisbigan tageero u ahaa akh l like barkhad batuun his personality and the way he talk thanks for the reality speaking.
My idea is: Ninkan buuni si person attacks ayu u hadlaya dood siyasadeed uma hadlayo Lkn ninkan batuun policy oo caadyin wadata ayu keenay miiskaa dooda.
Barkhad well prepared and well spoken with detailed information with factand figures. Buni he is nice guy used to see him but today he wasn't confessing and didn't response to the challenging questions
Ilaahow Dood ma ahayd !! in lays Rifo inyar ba loo Jiray... Barkhadkena❤😜. . Mid aan ku amaaano Weriyaha 'wuxuu beel ahaaan Ka so jeedaa Qabiilka madaxwaynaha .hadana Dooda inuu dhex ka yahay baa muuqata .Maxamed cabdi shekh ilig❤❤❤
labada xisbi ee midna mujaahid dadkan iyo dalka u soo halgamay hogaaminayo midna doqon faqashsta u adeega weligiina dalka xukumi maayaan cadowga dadka ay shilmida ku iibsadeen
Si aqoon iyo daacadnimo leh ayuu uhadlayaa barkhad Jamac Batuun waa good leader ship, miskiinkan kale af qof kaluu buu ku hadlayaa waana lasoo kaliifay.
Inta daawanaysa 2024-ka 👍 isaar
Barkhad jaamac aqoonyahan runtii❤Inta ila aragta inay Buuni soo kalifeen liketa Hupiyal☝️😁
Wanu kula wadan
Ninka kulmiye Siyaasada magaranayo Siyaasadu maaha sida dad badan oo soomali ahi u yaqaanaan laakiin waa waxqabada baahiyaha dadweynaha sidii aad u maamulilahayd ee u soo jiidan lahayd dadka aad codka ka dooneysid
Nin ka KULMIYE waa yara doqon
Anigu dooda inta hore Ayaan dhagaystay(26 minutes ) ooo waxay uekaatay doodii Donal trump iyo jeo bidden. Ooay kadoood wanaagsanaden kamala Haris iyo Mike bence.
Markaa waa yooyootane dood maaha oo wariyihana may ixtiraamin labaduba iyo umada daawanaysa.
That's my opinion.
you all probably dont give a damn but does any of you know of a trick to get back into an Instagram account?
I somehow lost the password. I would appreciate any tips you can offer me
Barkhad Jaamac Batuun inTa iLa Aragta Aqoontiisa like Dhac 👎
MiDgaaNNkaHH
@@mohamaddiriye4923 Jaahil baad tahay
@@mohamaddiriye4923 Wale adaa midgaan ah midgan reer maaha ninkani waa nin gabooye ah kuna faana isagoo cidna aan kala gaban
Adiguse waxad tahey midgan cid ku hoos dhuumanaya
@@mohamaddiriye4923 qabiil qabiil kama wanaagsana Bro,,
Lkn hadayn cadaalada eegno,, dooda buuni waa lagaga badiyey,, waxa ka muuqatana inaanu naftisa ku kalsoonayn,, wadankana aanu xog ogaal u ahayn,,, waxkasta "siyaasad cad hhh ayuunbu ku celcelinaya"
War isma dhaman
Barkhad jamac batuun ma ila qabtaa in uu ka badiyay buuni🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Maya ee Barkhad ayaa badiyaay
Inta ila aragtay buni inbalaha laga rifay like dhac
Barkhad waa nin isku kalsoon inta ila aragtay like sare
Waaa run uu isku kal soonyahay barkhad
Manshallha ilahay haku xafido geesi geesi dhalay barkhad jamca batuun
Dooda doodan xigta insha allah waxaan codsan lahaYn mid kamida murashaxinta dawlada hoose iyo xildhibana dawlada hoose mid kamida 🤣hadaad igu racday like sar
A/kariin A.mooge iyo Solteelko
@@BayliyeChannel wan rajaynayaa daadas
Ma balodhadi la hapeeyay pad ka warysan lhydeen
@@muparikamousa1715 hmmmmm
Apdikariim ahmed mooge Iyo solteco Hala soo Qabto
Buuni ku sheegan waxa uu inacsiyey ba xisbigan tageero u ahaa akh l like barkhad batuun his personality and the way he talk thanks for the reality speaking.
Waad mahadsan tihiin dhamaan Tvga MM somali tv
Solteko iyo c/kariin ahmed mooge labadaas inoo soo qabta
Qodobkaa halagu dhaqaaqo
In laysa soo hor fadhisiyo labaadas nina wan kula qaba wll
Soo qabta
Waa mid lobaahanyahay
Wanu kula qabnaa soo qapo iligaw abti labadaas
Aqoon iyo Karti iyo aftahanimo
Barkhadpaa hantiyay✅✅✅✅✅
Horta barkhad Inuu Xaqiiqada Soo Bandhigay ma cidbaa muran kaga jirtaa????
may wll
Mayee wle
May
My wllahi sxp wa Adke
@@faisayousuf2351 may wlhy, xaqiiqda ayuu ka hadly
Buuniyow adaa ba'ay cawa xilkaa laga qadaya😂
Miskiin laso kalifey😂
Ala Adnan garacsanidaa nio ninka ma dabinbaad u dhigaysa 😂😂😂😂😂
@@hamsehasan4476 myee wlhi ninkani cod kar mha😅😅
Ma aragta muse aya dal dalaya
Waddni Tageero uma Yihii lkn barkhad dood cilimYaYzan ku hdly wlhi Viva BarkHad
Waad iska kaaya taageeri doontaa
Me 2. Ma aaminsani wadani inuu lexo jeclo wadan ka u hayo lkn barkhad is great some how
Waa inaadeerkay buuni lakin waa doqon jaamacada ayaa laga eryay
Ka sii daa haddaba dadbuu dhiigooda raaceeeh😗
@@deeqsuldaan6091 faataabakhlej weeyen nio buuni
Barkhad batuun intii igu raacsan fadlan like saar 👍
Wa miskiin laso kalifay kulahaa😂😂barkhad batuun
Hhh ha wlhi wu ku laydhiyey
🤣🤣😂
Haa walahi waa lasoo kalifay siyaasadaba concepts kama haysto
🤣🤣🤣
Abdikariim mooge iyO BarKhad Batuun waa dhaLinta Hada soo KaCay ee dalka MeeL gaadhsiin Kara WLhie Haddii Layga qorayo..👏💥
Walahi cac baad ku hadlaysa afmiishaarinti wala suuliyey
@@mustafegadari5099 tuug bad tihiin oromoy ilma choper😂👈
😂😂😂😂
Cilmigu waa aduunyo dhamaystiran. Hore u soco barkhadow
2024 yaa dawanaya 😂
Ani😂😂😂
Aqoonta ba la isku dhaafye wle barkhad gacan bn ku tagye cawa
Meesha nio buuni been buu la soo shir tagee meesha cay lagama rapee ragga lama horyimaadoH adigoo cago baruuraH
Ma Muuse loo bixiyey Xisbigu Kulmiye ileen ma soo qaadayo Kulmiye ?? annagu haddan H love xisbiga Waddani watana hadda kkkk like sare h/love
Badhaciska.jooji
Barkhad jamac batuun
Sunta ka ilmaysiisa kulmiye 😂😂
صراحة
Mrkii hore waxan ahaa taageero kulmiye ah mudane muuse biixina fartayda ayan ugu codeeyay wnan ka qoomamaynayaa
Barkhad dartii ayan wlhi ugu codayn doonaa wadani waayo aqoontii iyo baahiyaadkii qaranka wuu garanayaa dhaqaalaha iyo kaabayaasha qaranka sida lo hagaajinaayo iyo wxa aynu ku horu maraynaba waa uu garanayaa barkhad hayb iyo qabayl maaha nin lagu raacaayo ee aqoontiisa ayanu ku raacaynaa
#viva wadani incha allah💯☝️
Barkhad batuun nin jira dalka waa lagu dulmanyahy
Buuni waye kalifeen wlhi
Caqli Madhan iyo Calool Buuran Ayuu Meesha La Yimi Afhayeenka Kulmiye.
Barkhad Waad Ka Guuleystay Wlee👏👏
Wllhi waa Aqoonyahan Barkhad jamac batuun
Kan kaLe way soo kalifeeen
Geesi la iskama dhigee waloo dhasha
Barkhadna waa geesi inta igu taacsan like dhac kusii 👍
Reer kulmiye Barkhad batuun Ha ibsadaan👏👏👏
🤣🤣🤣🤣🤣 maxay u iibsanayaan ma neef xoolaaba barkhad xisbigiisi haduu joogaye
Barkhad ma alab suuq taala
Xoolo ba tahay barkhd ma alaabaa wan nin aqoontiisa meel ku maray
Xoola thy hore ayuu taa u diday ee war kale ma haysaa😏
Hooyada waas
Kulmiye Kan Qolof Weenka Qalbi Caruurka ah
Intee Soo dirsan lahayeen in Ajakis so dirsadaan
Baa dhaantay ✌🏾👀 Wadani 4Evea 👏🏻👏🏻👏🏻
Aqoontii oo hadlaysa Barkhad Jaamac Batuun . Keep going forward. 🤗🤗🤗
Waa inaadeerky cay ayaa lagaga eryey Amoud university 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from borama
@@apdirahmansuldaan8020 keeba laga eryay camuud
Maxamed cabdi iLiG allE haku daaYo oo cimri dherer haku ziiYo wllky
Kalsoonida la izku dhaafay nina niyad bu u fadhiyaa nina camera da ayuu ka baqayaa 😂
Wlhi runta ayaa ka hadashy sxb 🤣🤣
Haahahhahah buuni le cabsnyaaa
hhhhhhhhh waruntaa
Buuni "madaxda qarankaad caydaa"
Barkhad " madxda qarankee la caaya waa ayo"
Buuni " soo baro"😂😂
Iga wle ninkani waa xaalad kle🤣
comment yada loo bahan yahay waa kuwan walle bro somali people in this tech world waa badaw ( Hadaan si kle uu odhan) 😂😂🤞🏼
Waa inaaderkay wuu akhlaaqada xunyahy camuud
Wàa laga eryay walhi 🇸🇴
My idea is: Ninkan buuni si person attacks ayu u hadlaya dood siyasadeed uma hadlayo
Lkn ninkan batuun policy oo caadyin wadata ayu keenay miiskaa dooda.
WaaR NiNkan BuuNi Waysoo dhiibeene WaaR HaLoo SheeGo CiDa Qortay BuuGa KuLmiYe 😂😂😂 inta aragta in lagu daadiyey like 👍👍👍
Barkhad batuun illaahaY qolkuugumaso xidho waaa duco reer kulmiYe ku ducaYstaan Waar wuxu xaarami sanaa garYo gardaraba waaku wataa abti 🙏
Haduu manta madax weyne isku soo sharraxo shuruud la,aan ugu codaynlahaa barkhad
Barkhad well prepared and well spoken with detailed information with factand figures.
Buni he is nice guy used to see him but today he wasn't confessing and didn't response to the challenging questions
Kkkkk baratikoolkii soomaalida buuni wuu ka baxay hora loo yidhi nin qolofweyn oo qacli leh lama arag
Miyaad soomali ku hadasho maxaa ku kallifey
Xasuuqii Ugu Waynaa 10:1🤣B.J.Batuun Waa Hadalkar Wlhie❤✌
Waa miskiin lasoo kalifey been maaha barkhad inu madaxweynaha sadaha danbe noqdo ayan rajeynya✋
Barkhad batuunWaa miskiin lasoo kalifay kulahaa🤣🤣🤣👍anoo isle dheh buu dhahay wlhi batuun maskax iyo cilmibuu isku darsaday
2 sano faakihaysigii ma marfish lagu qayilay noqotay qaranimadii
kalsoonida batuun hadaan ugu codayn waayo xisbi kastuu galo ka mid baan ahay wadani ha maamusho dalka
Talow yartani maanta ma nooshahay iyo wacdaraha barkhad dhigay👏🏻👌
Marna badu Aabahaa dynamic makusookalifay xerawad baatabay
Sac bay keeneen😅😅 buuni wa sac wlle
Hhhhhh wlhi waa sac wuxu ilayn gacanban u tahey cawa batuun wlh✊✊✊✊
Wadani's debate based on facts and figures
Plz msha allh u dhaah barkhad
Masha Allah
Masha allah
Mashlh tabaraka Allah ilhy isha haka hayo
Madaxweynaha mustaqbalka dhaw ee dalka Barkhad Jama Batuun aqoonyahan dhan walba ka dhamaystiran✌💯❣
Allow ka dhig
Buuni siyaasada ma fahmayee
Koofeer ha loo furo nio😂🎈🙏💯
War ninka hala sii daadagin 😂😂😂
Haatan raysle dheh
🤣😂😂
😂😂😂😂wlhi waa runta
😂😂😂 wlhi wa runta
🤣🤣🤣🤣istqfrlh
Hhhh qosol iguma hadhin cawa😂😂😂😂barkhad batuun wa aftahan wlhi Muuze biixi Mesha afhayeen kuma haya xisibigi wu ceebayay kani
Wey so kalifeen miskinkane dood markad galeyso walaso diyarsada waxyabaha ad qabateeen barkhad wa hogamiye ruuxiye halaga hadho
Macnaha ruuxi ma garanaysid!
Barkhad moronkii wadani ayuu hayaa
Maansha ALLAA afku kuma go.o sidaa ayaa loo doodaa barkhad aqoon yahan weeye wuu soo lug ay kan kulmiye
@@Aw88-c1r ٦
Barkhad batuum waa Aqoon yahan aad u sareeya Khibradna u hayaa ❤❤❤❤😊😊😊😊😊❤❤❤
WAXAAN KA COD SANAYAA🙏🙏 DAADIHIYAHA BAR NAAMIJKA DOODA 🌹 MR ILIG🌹 IN UU MIISKA INOO SOO FADHIISIYO
🌾MAAYIRKA SOLTELKO 🌾 IYO 🌾MUSHARAX C/ KARIIN AXMED MOOGE 🌾
CIDA IGU RAACDAY
LIKE SAARA 👍👍👍👍👍
waar cabdikariin uma qalmo inuu soltelko ladoodee inaga daa
@@abdiqaniaxmed6703 c/ kariin wuxuu ku had layaa codka shacabka
sol tekana afka xukuumada
wll
SOLTELKO WAA TUUG WAYN NIKAASI MASOO NOQONAYO EE MAXAA LAGALA MURMAYAA HARGAYSI MAYIR CUSUB AYAY UBAAHAN TAHAY
Parkhad patuun viva porama 😍 🙏🏻
Barkhad batuun alle haku xiftiyo walal Aftahan alle afka wanaagsan hibo uuga dhigay😘😘
Wariyaha waxd mooda inu dagaalki 3aad aduunka kala hayo😂😂😂😂mujaahid baad thy wariye iligow
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
KKKKKK
Garac😂😂😂
أضحكتني والله
Beeen ma ahan wlhi bismillah maskiinka wuu xiiqay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Cilmi la aantu waa dhib wlhi buuni waa lasoo klifey qeyley kaga goadag😅😅🙆♂️🙆♂️🙆♂️😅😅😅
Wlhi Way Soo Kalifeen Subxanalah Aqoon La.aani Waa Dood La.aan hhhhhhh
Raha way zoo kalifen😂😂
😂
Beerka icasaadaY barkhad mu lasaa iro subaxanallah waa lakala tagay orodna maaha buuni way so kalifeen 😂😂
umalayn maayo walaashay. ee ninkani wuxuu ka hadlayaa waxaanay caamadu fahmi karayn
Somalidaa wxy odhan jirTey "inTaanad geed ka tagin garTadaa la sii akhrisTaa, buuni waa la soo tuurey uun oo buudhi madhan baa laga soo kireeyey "😀😀😀😀
Siyaasada macalinkeeda Barkhad batuun 👏👏👏👏👏👏
Ninkan ankara ayaan ku arkay waa nin aqoontu biyo dhigtay oo degan inyar hadaad dhugatana wax bada baad ka faaidaysaa Barkhad batuun keep going
Barkhad batuun Nin aqoon yahan aftahana ah nin karmeed buuni waxa ku dhacay baan layabay
Adiga calanka kudaba yaala Looga baahna Meesha Dawladiina la dooda Idinkaba xaqiinii Waa Lacunay
Wadani Afhayeeyn Adag Aqoonyahan ah ayey heysataaa, waana Qofka kaliya aan arkay soomaaliland ugu aqoon badan dhanka siyaasada #Aqoontu waa Iftiin Markii La lahaaa waakanaaa #Caku Barkhad Madaxweyne in aad noqotaaa Mudan tahay wlhi♥️✍📖
Viva wadani meshan warkle ma yaale🙋♀️💪❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Barkhad batuun waa speaker person waxanu ka hadlay xiqiiqda waxay qabatay xukumadu ma jirto wuxu ku meraysanaya abdinasir cayda madaxda ayaad shahaado ku sidata waa marku runta taabto ayu cay iyo wxaan mesha oolin ka shekeynaya (barkhad batuun 👍👍👍👍👍👍👍👍ninka wan tagersanahy)
Buuga waxqabadka ee kulmiye baa buuni lafdhuun gashay ku noqotay wlhi tashuush buu ku furay 😂😂😂
🤣🤣
Really wlhi, ka dooda ka xumeyayba wa buuga xusbigisa.
😂😂😂😂
Mubarik siciid Awadan Exactly wlhi
Barkhad jama batuun sunta ka cabaajiza ina biixi dameer iyo xisbiga kulmiye. Haddaa daawaneyso 2021 likta dhac ku sii!!.
Still watching after 5 months and Viva Barkhad Batuun😁🤞😂
💃😂🤞
Same😅
After 20+k🤐 voted him.
Walee kumaanaanu qasaarin 😎💯
Me tooo🤣💖💖💖💖💖
Waar wlhi ana kamida 6 months dhan xagan ku maqnaa maan daawado bal🤔
Wadani taagero buuxa idin ahy viva barkhad batuuun👍👍
Barkhad nin aqoonyahanah weyey si cilmiyeysan buu uhadlayah
Exactly 👍
Really
Barkhad waa runtiisa xukuumadan muusane wax ay qabatey ma jirto ee ayaan hadal leysku daalin
Barkhad Batuun wax ka muqaata Hadalkisaa Aqoon iyo Dood caad lkn waxa ka muqaata Buuni Muraan iyo ceeb aan cadayn lahayn
Ilaahow Dood ma ahayd !! in lays Rifo inyar ba loo Jiray...
Barkhadkena❤😜.
.
Mid aan ku amaaano Weriyaha 'wuxuu beel ahaaan Ka so jeedaa Qabiilka madaxwaynaha .hadana Dooda inuu dhex ka yahay baa muuqata .Maxamed cabdi shekh ilig❤❤❤
Waxey astaan u tahey
Labada xisbi ee midna jaahilku heysto midna aqoon yahanku afhayeenaduna nimankaasey matalaan askari ga iyo Dr ciro Barkhad baatun aqoon yahan 👍
Dahabo123 cadowga somaliland ee xaarmaajo lacagta ka soo qaato ayaa jaahilni dabada dhigta ah.
waa xaqiiqo taazi wllo dahabo
labada xisbi ee midna mujaahid dadkan iyo dalka u soo halgamay hogaaminayo midna doqon faqashsta u adeega weligiina dalka xukumi maayaan cadowga dadka ay shilmida ku iibsadeen
Dahabo muse will come again weather you like it or not
Mashallah barkhad a leader well spoken and smart educated Mashallah
Waa miskiin wey soo kalifeen😅😅😂 waar Garacan maxay rahan kala soo dooneen😅
Waa mizkiiN La zoo kaLifaY____😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣 BarkHad jaamac Batuun wlhei Waa hadaL YiQaaN La izmaH caaziYeeH
Nacazkan lasoo diray eee laxaydaa, nin qayrki ah oo doodi kaga adkaaday ayuu raysle iyo wx kula meeraysanayaa
nin sida dumarka uceytamana kanan arkey
Time jaridu wa Shaqo la baro laguna shaqeysto.
Barkhad batuun Aqoontu waY ka muuqata.
wa zero wisdom
Buuni iyo wariyuhu waxba isma dhaamaan!!
wariye bilaa xirfad ah.
Kkkkk miskiin la soo dhibay kkkkkkkk
Barkhad jamac batun afdahan Qaranku upahnyahay🥰
Waxaad leeyahay maxamed cabdi ilig waad mahadsantay ee no so xul doodaha noocan oo kale ah
Ma ninka cunuhu cadaaday soduu 40 joro ukala celinayay wa samirkiiyo soconaya
Dooda inta dib u dawanaysa 2023 😂😂
DOOD yaqaan Barkhad Jaamac Batuun
Barkhad batuun Dood wanaagsan ayuu soo bandhigay xaqiiqana ku dhisan. ❤
Barkhad jaamac baatun,geesi aftahana,aqoon iyo haybad rabi siiyey hore usoco wll😍
Wax kalepa waa zheke buuni zida loo dodo hala zoo paro ilen nagtizi lama hadlayeh
Barkhad nin jiraH💋😍
Sunta kulmiye kaga ilmaysiisa barkhad batuun
Si aqoon iyo daacadnimo leh ayuu uhadlayaa barkhad Jamac Batuun waa good leader ship, miskiinkan kale af qof kaluu buu ku hadlayaa waana lasoo kaliifay.
yaa illahal caalm wlhi Barakahda Odyga Hilfuhu u aasay ar inder il iyo ishaaraba wa jirtaaye discount😅😅
Barkhad jamac batuun aqoonayahan sare🥰🥰🥰🥰🥰💋💯
Barkhad Batuun Waa nin Hawl kara dalku Ragsu ubh yhy Rahan Lasoo khaldyna ixtiraam Dadka Aqoonta kugudhama ha lidin Tima jarhu waa xirfad✊✊
wariyaha wadawakhay wariye dadaalkasii wad oo siidul qaado insha allh
Barkhad Batuun aqoonyaHaN aftan iyo wax garad buxa weeye keep going
BARKHAD:هاتو برهانكم.......
BUUNI: quuranka illahy dad ayuu kula hadlayee adiga kugulamu hadleyn
ANIGA:la xawla wala quwata illaa billah
Wariyaha kulahaa isba waa Bilaa aadam 🤣
😂😂😂
Nacaskan nacasku dhalay ee buuni lagu sheegayo wlhi tolkii wuu ceebeeyay anagana hadaanu samaroon nahay nama matalo xitaa sida loo hadlo ma garanayo wlhi wuu ceebeeyay gobolkii aqoonta ma kaasaa kulmiye afhayeen u ah ceebay tacaal wlhi waa adduunyo inay wada doodaan baaba khalada barkhad batuun iyo jaahilkan jaahilku dhalay.
Wllhi wllo qofku haduu mayal adag leeyahay isma bad badaleen ninkan ucid baa iska eriday ee uu kalifan yahay wll
@@abdikaniebrahim6418 runtii reerka wuu ceebeeyay
Wlhi wa lasoo kalifay
Reerka samaroon la yidhaah iyo cidii kasoo jeeda wan ixtiraama runtii waa dad aqoon iyo hadal aqooned ku hadla ismana laheyn laxdana kasoo baxdey reerka alle karaameyey lknze cid wlpa doqon waa laga helayaaye iskaga duul qaata dad sharaf leh baad tihiine
Bro nin jahili cidna maaha inagu waxaynu wadanaa kolba kii caqli iyo aqoon isku darsatay sida batuun
Ninkan KulmiYe af Hayeenka u ah naftiisa inaanu udoodi karin ayaan aaminsanaHyba😁😁
Buuni mar qudha xisbiga kulmiya muu odhan talow xisbigii ma muise biixi ayaa loo bixiyay.
Muuse biixi ayaa ku suntan!!
Muuse shaqadda siiyey
Waxanu zugnaapa waa dooda zotelko iyo abdi karin ahmed mooge✋💯
Buuni sida dumarka ayuu wajiga leeyahay kkkkkkkkkkkk
BUUNI wuu ba'aY
Muuze aYaa baaczanaaYa iLaa XAMAR😂
🤣🤣
😅😅😅😅😅
SiYasad aHaan Xisbiga KulmiYe AYaan Tageera Lkn Shaqsi aHaan BarKHad BaTuun aYaan JecelaHy Hadal AdaYgiza IYo Geesinimadiza Alle HaKu SHarfo NacaZ Hadal Kaso YeedHaY Adi Wax Kuma YeeLi Karee ♥️👏👏
Dee inaader haddii aanu buuqin miyuu iska aamuusa haddaanu jawaab hayn waa inuu boodhka isku qariyaa😂😂
Hhhhhhhh ha wlhi
😂😂😂😂
Hhhhhhhh
Anba taasaan samyn lahyn waa xirfad la isu difaaco
Hhhhhhhhh
Nice video
Kulmiye In Aan Wxba Dalka Uqaban Way Muuqata Gar Iyo Gardaraba
benale
Mustaphe Dek haa wllo
Wadani miyaa hadu imaado wax ku qaban😅
Haaa waa sax
Mustaqbalka Magarankaro Lkn Xukuumada Hadda Jirtaa Waddanka wxba Umuu Qaban
Walee waalagu laydhiyay kulmiye inta ila aragtay like dhac
Buuni waxba lama joogo wlhy waa laso kalifay bila aqoon an waxba isla hayna
Barkhad batuun waa aqoon yahan waliba geesiya ❤️🙏
Ma adeera runtaan ka hadlaynaa walahi wa la so kalifay
Inuu geesi yahey gurmad argtey😂
Anu tageero uma ihi waddani balse dood cilmiyaysan ayuu barkhad la yimi go forward ☝🏻