Maansada Dadnimo By Ibraahim Samadoon

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Daayin baa qabiilkana
    Dul ahaan ka uumoo
    Dadku faracyo weeyoo
    Danbi maaha taasiye
    Daacuunku waa qiil
    Dulmi lagu banaystoo
    Qabyaaladi u darantee
    Yaanay galin dubaaqiyo
    Dahnigaaga waligaa
    Digashada ka dheeroow

Комментарии • 1