Samo
Samo
  • Видео 46
  • Просмотров 5 919
Tixda Sawrac By Hal-abuur :- Ibraahim Samadoon
Soosare barnaamijka saxafi :- Raxma Abu-hureerra
Hal-abuur :- Ibraahim Samadoon
Sabadiyo arliga iyo
Soonaha dalkeeniyo
Surin iyo ilaa surin
Halkay sool ku taal iyo
Sanaag koonaheediyo
Saaxil daaqsinkeediyo
Sinta maroodi jeex iyo
Awdal iyo ilaa salal
Marti-soora xamar iyo
Samo badan jigjiga iyo
Sabadii jabuutiyo
Gaarisana saxnaan iyo
Inta sees ku yaala e
Soomaali degan tahay
Soo duub dhamaantood
Sareedaan la jecelahay
Saacadiyo badhaadhaha
In ilaah ku simo oon
Saadaalshay dulucdee
Rabboow samo ku weegaar
Salka haw dhigaan nabad
Просмотров: 5

Видео

Ruuxaan u cuntamin qudhaada Haw cabudhin naftaada
Просмотров 519 часов назад
Ruuxaan u cuntamin qudhaada Walaal haw cabudhin naftaada Saxafi Raxma Abu-hureerra iyo hal-abuur Ibraahim Samadoon
Tixda Hooyo By Hal-abuur Ibraahim Samadoon
Просмотров 202 месяца назад
Video from Ibraahim Samadoon
Hees : Dhabaad iigu wayntahay /Awal Yare "Somaliland"
Просмотров 614 месяца назад
Heesta Dhabaad igu wayntahay Ereyada : Ibraahim Samadoon Codka : Awal Yare Laxanka : Karaar Xareed Muusiga : Zarqawi Ali Camera : Ahmed Jama & A. Jilbacuur Editing : Cabdiqaadir Sako V recording : Mubaarik Qawdhan Soosaarista : Tvga Qaranka Soomaaliland Waxaan si gaara ugu mahad naqayaa Cabdicasiis Xidig & Maxamed Siigaaye,
Sooma yaa ramadaan Awal Yare
Просмотров 135 месяцев назад
Erayadii Ibraahim samadoon laxankii Yuusuf dirir Codkii Awal Yare
Xayaati Bal hoo xurmada caashaqa
Просмотров 619 месяцев назад
Xayaati Bal hoo xurmada caashaqa
Maansada Sawrac By Ibraahim Samadoon
Просмотров 299 месяцев назад
Maansada Sawrac By Ibraahim Samadoon
Maansada Hooyo By Ibraahim Samadoon
Просмотров 129 месяцев назад
Maansada Hooyo By Ibraahim Samadoon
Heesta Quwad baanan helahaynin. Cabdinajiib Birlo
Просмотров 4110 месяцев назад
Heesta Quwad baanan helahaynin. Cabdinajiib Birlo
Maansada Dadnimo By Ibraahim Samadoon
Просмотров 2811 месяцев назад
Maansada Dadnimo By Ibraahim Samadoon
Dubkay iska neceb yihiin By Ibraahim Samadoon
Просмотров 19Год назад
Dubkay iska neceb yihiin By Ibraahim Samadoon
Hees Qiro waan aqbalayaaye\rcodki cabdinaiib birlo erayada ibrahim samadoon
Просмотров 113Год назад
Hees Qiro waan aqbalayaaye\rcodki cabdinaiib birlo erayada ibrahim samadoon
Maansada Sawrac By Ibraahim Samadoon
Просмотров 17Год назад
Maansada Sawrac By Ibraahim Samadoon
Gunta haysku socodsiin By Ibraahim Samadoon
Просмотров 24Год назад
Gunta haysku socodsiin By Ibraahim Samadoon
Dhabaad igu wayntahay Karaar Xareed
Просмотров 102Год назад
Dhabaad igu wayntahay Karaar Xareed
Maansada dardaaran By Ibraahim samadoon
Просмотров 60Год назад
Maansada dardaaran By Ibraahim samadoon
Maansada kalgaceyl By Ibraahim samadoon
Просмотров 42Год назад
Maansada kalgaceyl By Ibraahim samadoon
Iiga yeel mid baashiran by Ibraahim samadoon
Просмотров 32Год назад
Iiga yeel mid baashiran by Ibraahim samadoon
Maansada jinimidab wanaag by Ibraahim Samadoon
Просмотров 81Год назад
Maansada jinimidab wanaag by Ibraahim Samadoon
Tix Baroor Diiqa Aun Abwaan Hadraawi By Mubaarik Cabdi Yuusuf
Просмотров 162 года назад
Tix Baroor Diiqa Aun Abwaan Hadraawi By Mubaarik Cabdi Yuusuf
Hees dhaqan gal luuqda Khaalid Khamkham
Просмотров 1592 года назад
Hees dhaqan gal luuqda Khaalid Khamkham
Heesta Warsan Aamiin Qays
Просмотров 1982 года назад
Heesta Warsan Aamiin Qays
Abwaan Weedhsame Oo Maanso Ku Cabiray Dabkii Suuqa Waaheen Ee Magalada Hargeysa.
Просмотров 1592 года назад
Abwaan Weedhsame Oo Maanso Ku Cabiray Dabkii Suuqa Waaheen Ee Magalada Hargeysa.
Barnaamijka Waxqabadka Musharixiinta
Просмотров 1063 года назад
Barnaamijka Waxqabadka Musharixiinta
Abwaan C/Raxmaan Maxamed Macalin Xasan (BAAS) Iyo Geeraarkiisa GUNAANAD.
Просмотров 3184 года назад
Abwaan C/Raxmaan Maxamed Macalin Xasan (BAAS) Iyo Geeraarkiisa GUNAANAD.
Maanso Cusub Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
Просмотров 2024 года назад
Maanso Cusub Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
Somaliland Waa Guul, Fanaanadda Ikraan Jaamac .
Просмотров 1914 года назад
Somaliland Waa Guul, Fanaanadda Ikraan Jaamac .
Abwaan Gaariye Tariikhdii Iyo Xusuustii Uu Ka Reebay Arooskiisa Iyo Aaska Loo Sameeyay
Просмотров 154 года назад
Abwaan Gaariye Tariikhdii Iyo Xusuustii Uu Ka Reebay Arooskiisa Iyo Aaska Loo Sameeyay
Sooraan Iyo Jawaan Ruwaayad Cusub Coronavirus
Просмотров 2,9 тыс.4 года назад
Sooraan Iyo Jawaan Ruwaayad Cusub Coronavirus

Комментарии

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 5 дней назад

    Salka noolasha gobanimo

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 6 дней назад

    aamiin aamin abwan

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 6 дней назад

    ma koota qalbigaagu hadba kaadh lagu qaato

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 6 дней назад

    ma kiraa qalbigaagu hadba kii ladan qaato

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 7 дней назад

    haw cabdhin naftaada

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 10 дней назад

    saw waad jabtay ilaa 2012 bariga wan ku garanaya mid yaroo qalqaliyad aheyd laakiin imaad aqoon aniga kk

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 29 дней назад

    hablahaygu gobweeyaan abwan ibraahim samadoon

  • @AyanleCismaan-s5i
    @AyanleCismaan-s5i 2 месяца назад

    abwaankayga samadoon

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 2 месяца назад

    waan kula joogaa zhp

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 2 месяца назад

    yaa salaam abwankayga ibraahim samadoon tixdan wan la qiirooday zhp

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 4 месяца назад

    ciida aan ku dhaato iyo waxaad tahay dhaxal awoow abwaan waan ka hayaa heestan

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 4 месяца назад

    abwankayga ibraahim samadoon

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 4 месяца назад

    abwaan sanadkan waxaa ugu shidan heestadan iyo hees kale oon ku arkayay tiktok cid qadaysa ma saxi

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 4 месяца назад

    abwaan ibraahim samadoon iyo fanaankiisa awal yare hees qaaliya qaranka usoo wada

  • @garyaqandaakir
    @garyaqandaakir 7 месяцев назад

    Hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤ Love you mom

  • @garyaqandaakir
    @garyaqandaakir 7 месяцев назад

    Wahwha e shacala Apwaan Ibrahim samadoon ku soco inader qali inta iyo inkabadanba ❤❤❤🎉🎉

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 8 месяцев назад

    abwaan ibrahim samadoon wan ka hayaa

  • @mohamedkahin5431
    @mohamedkahin5431 9 месяцев назад

    aun macsalin gaariye

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 11 месяцев назад

    abwaankayga ibraahim samadoon heestani way iga gadantahay walahi waan kaa haynaa abwaan

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 11 месяцев назад

    abwan ibrahim samadoon keep going

  • @abdirahmanguleid3747
    @abdirahmanguleid3747 Год назад

    abwaan sare , ibrahmin samadoon

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 Год назад

    war abwan heesta kamila nagasoo daa

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 Год назад

    Waw abwan ibrahim samadoon waa sida aad shegtay gobanimadu

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 Год назад

    wareer heesti qarniga

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 Год назад

    Maansada abwaan halkeedad dhigtay ilaa imika markaan dhagaysto waan qosla marna waxay ka hadlaysaa xaqiiqa jirta abwaan Ibraahim Samadoon guulayso oo gaadh halkaad u socotay iyo hankaaga himiladaada alle hakula garab galo walalkay

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 Год назад

    Abwan ibrahim samadon sugan culus iyo cod macan

  • @sultanupdilahi5850
    @sultanupdilahi5850 Год назад

    Abwaan samadoon

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 Год назад

    waaw abwaan

  • @mustafeahmed6872
    @mustafeahmed6872 Год назад

    waaw waar waa runtaa saahiib abwaan ibraahim samadoon

  • @ubaxsiciid7415
    @ubaxsiciid7415 2 года назад

    Ale codka ha kuu siyaadzho wlloh❤😍

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    Walaahi awal ibnu xalaal arab ibnu xalaal muuse ibnu xalaal ayuub ibnu xalaal axmed ibnu xalaal Cibrian ibnu xalaal toljecle ibnu xalaal sanbuur I bnu xalaal ibnu xaaraan garxajis ibnu xaaraan garxajis waa garka ku xeji maanta cadowga somaliland walaahi waa beesha garxajis waa ibnu xaaraan garxajis

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    Isaaq waxaa ku jira hal cadow waa al Ibnu xaaraan garxajis hooyadii wase ibnu xaaraan garxajis waa ibnu xaaraan garxajis ibnu xaaraan garxajis hooyadii wase garxajis

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    Cadowga somaliland waa habaryoonis Cadowga somaliland waa ibnu xaaraan garxajis waa xaarane garka ku xeji waa xaarane garka ku xaji ibnu xaaraan garxajis cirka ayaad rabtaa in aad aoo rido ka waran ibnu xaaraan garxajis ka waran cabirka siilka hooyadaa ibnu xaaraan garxajis garka ku xeji waa ibnu xaaraan la hubo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    Waa taas habaryoonis wixii ay hore u tiriyeen wey dafireen waa beesha habaryoonis ilaahey ha duleeyo habaryoonis ilaahey ha duleeyo habaryoonis

  • @hamselucky8968
    @hamselucky8968 2 года назад

    Waaw halkeedu dhigay

  • @abdihakemchanel8972
    @abdihakemchanel8972 4 года назад

    masha allah janalkayagii iyo buurayagii bilicd iyo quruxda lahaa

  • @hamseabdilaahi4562
    @hamseabdilaahi4562 4 года назад

    ilaahay ha u naxariisto Abwaan Gaariye

  • @mohamedaden6812
    @mohamedaden6812 4 года назад

    Sooraan caafimaad dheer alle ha siiyo waxa markasta u cabiraa waaqica jira