Sirta Cusub iyo Sagaalka Heshiis ee La Saxiixay | Barnaamijka Wara-wareyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 260

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 28 дней назад +3

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 28 дней назад

      Dalkeenu umadoonayno inuu dariskiisa marna walaladay kuxad gudbo From ethiopia 😂

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 28 дней назад +11

    Xasbuna Allah wanicmal wakiil

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 28 дней назад +8

    💔😭🇸🇴Yaa n'a geleye marxalada Waa kooxda Xasan itoobiya Manta aye u aragtay in aan madax wadanka dafacda laheen oo ay ka faaiidesato💔😭🇸🇴💔

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 28 дней назад +3

    Muuse biixi adduunka waa isbarey ku wad weligoodba ha ciyaane

  • @mohaabdulgadir4590
    @mohaabdulgadir4590 27 дней назад

    Perfect weeye hdlkaa saleebaan somalida baa bedeshey blse Ethiopian ku isma badelin✅️💯💯👌

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 дней назад +2

    Ethiopia 🇪🇹 sowta joogta hiiraan. Baydhabo gedo.bakool

  • @user-ko5ds1qd8u
    @user-ko5ds1qd8u 28 дней назад +7

    Maanta waxaan kusoo noqonay maalinkii guumaystuhu soogalay wallaahi dhalinyarow maanta xal aan kocdoon iyo wax iska dicing ahayn inooma hadhin

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l 28 дней назад

      @@user-ko5ds1qd8u 😭💔 Waa runta walaal 😭💔

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 28 дней назад +1

      Waad ciyeysaaye kan warka ku siinayaa waakii somalinimo hogaanka u gooyey

    • @CbdleSahal
      @CbdleSahal 28 дней назад

      adigu orom ayaatahay yaad uwadaa yaadse ukala wara maysaa ibnu xaranyhow ​@@cumarcali5512

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 28 дней назад +1

      @@cumarcali5512Adiga Dalka Waxba Kuma lihid Maalin Dhow Muse juudan waalaga eryi Somalia ee Orod uraac deeganka Oromia kuseexo Taas hadaa is Adkeesan Beeraha Somalia yaa la idinku fali xabsi yaad mudaneesan Waa inta kula talisay ee ku Raacsan Oromo in heeb lala wadaago xidigiina wuu dhacay beelweynta reer sheikh isxaaq wey iska kiin saarayan kansarka ee Fuleyga Ah Ee Muse Juudan iyo Inta Taagersan kuseexo taas

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 28 дней назад +6

    Waa run SOOMALIKASYOW OGOW ABII AXMED WUXUU RABAAA TAARIIKH AAAN MARNABA JIILASHA DAMBE EE ITOOBIYA AANAY ILAAWIN WAA TAARIIKH UU HOGgaamiye dalkiisa bad u boobay

    • @user-it1pe9ew3l
      @user-it1pe9ew3l 25 дней назад

      Xaashi Waxa Dhacaya Cid Kasta Wax Garada Way Aragtaa Itoobiya Waxa Ku Lifaaqan Doqon Qiimaha Dalkiisa Dadkiisa & Diintisa Ka Doortay Hanguri & Dad Dhawaan Arag Ah Ee Qabiil Ugu Durbaan Tumaya Ka Darane Wa Kuwa Gumaysiga Loo Gacan Galinayo

    • @osmangure6040
      @osmangure6040 24 дня назад

      Inta badan soomalidu waxy ku kooban yihiin local waxayna ogeyn regional
      International iyoglobali weiliba dadka koonfurta soomaliya aad ayey ugu liitaan geografiga guud ahaana soomalida markaa waxy inta badan ka hadlaan ku kooban yihiin lugohoofa hostooda iyo wax aan mmacno lahayn
      Caruur iyo cirrolaba aad ayaannna
      Uga warqabaa qof koonfureed weliba
      Banaadir hirshabelle iyo galmdug
      Bal weydii buuraha woqooyi ee soomaliaya cal gudban iyo cal madow
      Buuraha gacan libaax weydii webiga daawe ee mara suufka iyo uunsi waa g/gedo way kula yaabayan.
      Waa maato soomalidu hadan isla weyn beeb been ah oo aad u aqoon yar.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 28 дней назад +6

    Xasan sheekh wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 28 дней назад +6

    Rabbiyow ihaandad naga dulqaad

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l 28 дней назад +1

      @@user-fx4ec9bi1j Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 28 дней назад +2

    Asc sikatoo dalka lagu difaaci karo halagu difaaco idinkuna difaaca dalka waad ku mahad santihiin allaah ha idin barakeeyo ❤

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 28 дней назад +3

    Ethiopia 🇪🇹 umahayno.. ee Webigeeda ha iska imaansato

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 28 дней назад +7

    Dalka Allah badbaadsho

  • @IbrahimHabibullah-h9o
    @IbrahimHabibullah-h9o 28 дней назад +4

    شكرا Mahsanid

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o 28 дней назад +1

    Dagaal wayn aya na sugaayo Itoobiya xabad aya na dhextaalo okay

  • @cabdiraxmaan-ef4mq
    @cabdiraxmaan-ef4mq 28 дней назад

    Ethiopia 🇪🇹 guul 💚

  • @user-qf6fe6nk3n
    @user-qf6fe6nk3n 28 дней назад +3

    dalkaan yaa lagu haleen hawiye io daarood haloo taliyo dalkan itoobiyaanka inay masaajidka xaramka bur burinayaan diinta baa sheegtay ........war soomaliyey diinta io masaajidka xaramka yaa looga soo dhicin dhankiina ......yaaa muslimiin

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 28 дней назад +1

      Somalia cid aan labadaa qabiil ahayn weligeed madaxwayne kama noqon, kana noqon mayso. Soomaalinimadu waa been iyo bug, qabiilka ayaa ka muhiimsa. Ha rumaysan Soomaalinimada ninkani sheegayo, wuxuu la qaylinayo waa daaroodnimo oo sidee xukunka Hawiye uga qaadnaa.

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o 28 дней назад

    Hargeyso hala wareeraro si fiican haloo kuleeyo

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 28 дней назад +3

    Halaga hortago damacaaan waalan

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 28 дней назад +3

    Aloow xasan naga qabo

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 28 дней назад

    Subxanallaah wabixamdi Subxanallaahul cadiim

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 28 дней назад +2

    NIN KU YIDHI SINAAN MAYNO ADNA DIID SAREYNTIISA

  • @AbdinoorGarase
    @AbdinoorGarase 28 дней назад +1

    Mar kasta warrarkaagu waxay iga dhamaadaan weli anoo xiisa u haya oo jecel inaad sii wadid, gaar again markaad ka hadlaysid arrimaha Somaliya. Mahadsanid

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 28 дней назад +1

    7:35 hadalkay na yidhaahdaan waa huf iyo been'e
    Nihabaar qabuu wakhtigu kaga habaabaaye😮
    Tani waa xujadii udambaysay ee xaniyaheena lagu xabaadhayo wixii intaa kadambeeya.. waa gidhiishayn.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 28 дней назад +2

    Somaliya waxaaqabsaday dadkui uguliitay somali

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 28 дней назад

    Somali wey dhinteen bari horey

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 28 дней назад +3

    Musiiba, Halaag

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 28 дней назад

    Hassan dalxaraaashe baaa halkaa dhigay Somalia habaaar buuqabaaaa kaasi

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 25 дней назад

    Dadka Soomaaliyeed Waa Eey Dagaallamaayaan, Hadii Kale 100% Adoonsiga Waa Eey Wadar Ogolaanaayaan.

  • @SaadoMaxamed-to2wg
    @SaadoMaxamed-to2wg 28 дней назад +2

    anaga bad nalaguma haysto anaga oomiyirkayagu joogo ayaanu bixinaynaa anagaana leh bada cida aan dan moodo waan siinayaa kiraynayaa adigu aniga haygu mashquuline taada katali qaaqle ibnu qaaqle

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 28 дней назад +1

      Soomaalinimo been been ah ayay wadaan.

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 28 дней назад

      Daba dhilifka wa toogasho wana Lagu soo raadin maalin un ayadoo daba dhilifka social Media laga soo raadin doono wa xaqiiq😒

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 28 дней назад

    Somalia ❤️ 🇸🇴

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 28 дней назад

    Dawlad ku sheegta meesha fadhida ma sidan ayaan ku fiirsaneynaa, war Soomaliyeed aan dalka difaacano nimankan dawlad ku sheega ah Masiirkii Ummadda somaliyeed godbey ku rideen

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 28 дней назад +1

    Turkigu wuxu iskaga gabinayo xasan sheekh buu ogyahay inu munafaq Yahay oo uu dalkisa babinayo muxude Turquie 🇹🇷 kaa qaban dadki laha asaya wadanka

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o 28 дней назад

    Aabe Siyad Barre wuu saxsanaa markuu kuwaan xasuuqayi waxbuu ku ogaa

  • @user-cd7xf9wc2w
    @user-cd7xf9wc2w 28 дней назад +1

    Axmad aalamiito oo dh buur jooga s xaashi wadani somaaliyeed baad tahay halkaa ka wad daagaalka

  • @mohamedmusemohamed607
    @mohamedmusemohamed607 27 дней назад

    Hoyadaa shusheg

  • @Raxmo-r9w
    @Raxmo-r9w 28 дней назад

    Dalka soomaaliyo waxaa maa.ula mooryaan calooshood u shaqeysata ah
    Ee aan waxay wadaniyadu tahay iyo qiimaheeda waxba ka ogayne ,
    Illaahoow dalka noo bad baadi Aamiin
    Dadkiisane is jevleysii Aamiin
    Si ay dalkooda u bad baad sadaan yaa rabi.

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 28 дней назад

    Dowladdi soo dhexgashana layiraahdo kadhexbax aniga shaatigeyga kugargortami maayee??

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 28 дней назад

    Khaaaaatumo bad male khaaaatumo bad male

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 28 дней назад +1

    Anaga waxay Nala tahay in Somalia Ka horayso aqoonsiga etheopia badalkii aanu barri iyo badba wax Ka mid ah u saxeexilahayn etheopia

  • @user-xd2hq9vq1e
    @user-xd2hq9vq1e 28 дней назад

    Itoobiyaanku Jileec baydareem Ee Dowlada Soomaaliya Hajoojiyo Daba o rodka Dadka Shisheeye Oo qodho Dayarta Soomaaliyeed Anga sheeye Nama Difaaci kareee

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 28 дней назад

    Kkkk.
    Xaashiyoow aniga ayaa boos aan lahaa, laygu qabsaday, qajajac badan ka dib, odayaashii waxaa ay go' aamiyeen, in naloo kala qaybiyo.

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 28 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂 benala tugaa CBB CBB kher lama maqalan afar dakad yaa saxiixay 😂😂😂😂😂

  • @mrabdisalaam2938
    @mrabdisalaam2938 28 дней назад +1

    Somalia siyaasiiin daacada ma haysat8o oo maamulika somalilamd. Calalka miyaan caabidaa adigu maamul wanaag halagaa arko marka hore .... hadii xasan gado xitaa aad aamuali lahayd

  • @snw9257
    @snw9257 28 дней назад +2

    Anigu waxan arka ethiopia hadi ay bad nagarabto maxa inaga inoo diidan in aan raadino dhulka Somali galbbed? Ilen qaniyo qaniya ka fujiise..

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 28 дней назад

      Halkuu Soomaalidii ku kacsanayd (Isaaq) kala heshiin lahaa waa kii Siyaad Barre ka doorbiday Mengiste u saxeexay 1987 Ogadenia ee Jabuuti dilaalka ka ahayd. Dhulkaa dooddiisu waa dhamaatay waa Itoobiya

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 28 дней назад

    bismillah asc abiy wuxu doonayaa taariikhda itobiya in uu halkaa kagalo inaguna keena taariikhda halkuu kagalay xasan sh doorasho dambo ee dalkena xaq umalahan in uu isku soo sharaxo iyo in uu hada talada wadanka xataa siihayo nacaladu kugu dhacday turki maxa lagu eedeeynaa turki wuxu arkay iney iyagu rabaan waxan dareemaa in uu turkiga ka gaabsaday waxba yaan dadka labo wajiile lagu eedeeyn lkn ow aboorow badda Somalia 🇸🇴 ❤❤❤bal isku day in aad adigu saxiido nacaladbaa kugu taal

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 26 дней назад

    Somaliland Ban Ahay 😂 Somalida Waa Noocadow ❤❤❤❤❤ Ethiopia and Somaliland. Guul 🎉🎉❤❤❤

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 28 дней назад

    Dad shatikoda lagu haysto

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 28 дней назад

    Waa beenaalihii Qurjiile

  • @KayseCabdi-p3l
    @KayseCabdi-p3l 28 дней назад

    Saloon run sheegtay

  • @adamcade4698
    @adamcade4698 28 дней назад +2

    Hashi waxaa tahay wadani suxufi dhab ah aad ayaa u mahadsan tahay waxay doneysa in somalida isku dirto ee horaa waxaa loo yiri libaax kaasii jeeda ha isku soo jeedin qof ku dhici karaa ma jiro in ethiopia bad u saxiixi karto majirto taas meel ku qor ...

  • @user-ee7cb6eg8j
    @user-ee7cb6eg8j 27 дней назад +1

    Asc umadda somaliyed gar ahan horufadhi. Media magacaygu wa ugaas shiikhxasan ojoga.mudug anigu.yabaye ya.igajawaba ujedka madaxda somaliya atobiya maka.baqayan mise anfac.baysiso wa. Afwax.cunay xishod

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 28 дней назад

    Shalay baadtalo xumayd mantana waad orotxuntahay anaga kolba ha isagukaanqadqadina wadamo ragilaha hagaagsaden oyilaashade waxan idikarabna xuduudihi Somaliyo aylahayd 1991 because you did this

  • @abdibashiir3748
    @abdibashiir3748 28 дней назад

    SOMALIDA AYAA SBADASHAY .SOMALIDA HADA JOOGTANA AYAA AH KUWA ISBADALAY

  • @abdifatahabdirahman6635
    @abdifatahabdirahman6635 28 дней назад

    Car ha sheego heshiiskii ADEERKII FARMAAJO

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 28 дней назад +1

      Heshiiskii farmaajo dhul lacalaamad saday kuma jirin, military pace kuma jirin, dakado xuduudka kuyaalo lama soo hadal qaadin sida Barbara iyo saylac, intaas markii la isku geeyo waxay cadayn u tahay ma adan fahmin waxa maanta la isku hayo kaliya qabyaalad iyo qurun baadka fikiraysaa👈

    • @user-yq5dg9mv6n
      @user-yq5dg9mv6n 28 дней назад +1

      Heshiiskaad sheegaysaa waaka twitterka yaale so akhriso!

    • @abdi.jama1771
      @abdi.jama1771 28 дней назад

      Belo idin farmaajoysay hooyada baa xabashi wasaya adna farmaajad lasoo ordaysa dicifyahow

  • @abdifahabdi2758
    @abdifahabdi2758 28 дней назад

    Reer bow yaa kule 😢😢😢😢😢

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 28 дней назад +1

    Sheekadaan sooma eka siday is raail juqabsatay dalka iyo dadka falastiin

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 28 дней назад +3

    Subxana Allah

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 28 дней назад

    Madaxweyne xasan sheekh waxaa heesta nafsigii ciidamadii somaliyeed o kale direy o maanta difaaci la heed badda iyo beriga

  • @mohamoudjeesto
    @mohamoudjeesto 28 дней назад

    Asc waan kusalaamay haash waadkumahadsantahay sidaadwararka runta ah aada usoobadhigaysid wasiir fiq haduuyir itoobiy damaceedu waa kuqabso kuqadimayside balse waxayka aragtay dowalad somaliy katalisa oo madaxwaynakayahay xasn shiikh oo aana mawadiniin ahayna

  • @RamlaAden-xi9vw
    @RamlaAden-xi9vw 28 дней назад

    Ilahow naga qabo cadowga

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 28 дней назад

    Khaatumo wa in ay warsangali ku qabsataa bada ku qasimaysee kkkkkkkkk

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 25 дней назад

    فلیعیش اثوبیا

  • @jamalahmadbadani3890
    @jamalahmadbadani3890 28 дней назад

    Asc aduun tana mana sugaysay walee kacdon uunba loga bixi karaa ee dhalin yaroy kaca

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 дней назад

    Afweyne suuli ku bakhtiyey ehelu naarkii quraanka ilaahay beeniyey

  • @qaalielmi2272
    @qaalielmi2272 28 дней назад

    ANIGA WAXEEY ILA TAHAY IN SOMALI WEYN EEY ISKU TASHATO OO WADANKA LAGA DIFAACO CADAWGA AAN U NAXEYN DAD IYO DALBA. MAHADSANID XASHI XAASHI

  • @FARAHTUTORIAL
    @FARAHTUTORIAL 28 дней назад

    Sagaalka hishiis farmaajo ayee ka heystaa ethiopia

  • @FarxaanAxmed-jf5vq
    @FarxaanAxmed-jf5vq 28 дней назад

    Aniga waxay Ila tahay in xasan shiikh maxamuud si cad loogu sheego inuu isu diyaariyo nolol ciriiri badan asaga iyo ehelkiisaba hadii ceebtaasi dhacdo sababtoo ah xasan ma xishoodo ee waa baqaa

  • @Yazinsadiq
    @Yazinsadiq 28 дней назад

    Halgamaa Suleiman xashi maahee cidkaleba mahayo

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 28 дней назад

    Yaa labeeyey oo liibaanay?

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 28 дней назад

    Waa fool xumo tii uguxumeyd

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 28 дней назад +1

    Arintaan aaan is qabayn

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 28 дней назад +1

    Khaatumo bad male

  • @mohameddubad6227
    @mohameddubad6227 28 дней назад

    Beena waaska ugu wayn soomaaliya waa adiga. Guul somaliland❤❤❤❤

    • @user-yq5dg9mv6n
      @user-yq5dg9mv6n 28 дней назад

      Somaliland guul lomadiidana lakiin Ethiopia aynu iska celino maceeba? Oo dhul iyo badtona yaaynan iskasiin.

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 28 дней назад

    Waxay aniga ila tahay in aan wax dhul ah iyo bad toona lagala hadlin Ethiopia oon ahayn dhulka ay inaga jaysato somali galbeed

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 28 дней назад

    Dowlada Soomaaliya way dadaalaysaa, dalka in ladhiso, la maalgaliyo, dadka la heshiisiiyo wadamada dariskana lala heshiiyo si wadanka uga baxo dhul yaalka iyo burburka.
    Idaacadaha waan dhageesanay sharciyada caalamigana waa la wada aqriyaa. Fadlan dadka cuquushooda xushmee ilmo wax uma sheegtidee.

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 28 дней назад

    HAWIYE IYO DAAROOD SOMALILAND HA ICTIRAAFAAN 1977 ISAAQ BAA HALKAAS GAADHEY

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 дней назад

    Shuubo daarood qaxooti cabaad iyo calaacal weynaa hadhaagii faqashta qaxootigii afweyne badda ma shuubadii ku xaartay baa leh

  • @jamalabdi303
    @jamalabdi303 28 дней назад

    Dee waxy ila thy in isha laga eega uun
    Waayo dadku wali may bislaan.

  • @hodaney.getsmart
    @hodaney.getsmart 28 дней назад

    Waxay aniga ila tahay in la bilabo kiiskii ogadeenya lagu soo celin lahaa lana bilabo olole iyo # tagyo Ogadeenya ah lagu baraarujiyo dhalinyarada in hawshaas la bilabo

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 27 дней назад

    DADKII DAGAALA MAAYA WAXAYA AHAAYE DADKA.SOMALILAND CABAADA KA DAAYE ITOOBIYA AYAA NAGA XIGATA XAMAR

  • @MohamedCali-h4s
    @MohamedCali-h4s 28 дней назад

    Aduunka majiraa wadan ogol ama u dulqaadankara in wadan kale yiraahdo dhulkaagaan qayb karabaa. waana mida larabo caalamka hortooda lagaga doodo waayo waa su'aasha cid waliba ka garaabi karto 8:35

  • @MustafeSaiid
    @MustafeSaiid 28 дней назад +2

    Kan laftarkisaan bada somaliland nacayb darteed uga hadlaya

    • @mohammedabdul5923
      @mohammedabdul5923 28 дней назад +1

      Xoyadaadu fu meysi ugeey khain yhow

    • @CbdleSahal
      @CbdleSahal 28 дней назад

      somaliland wx layira majirto ee jabhad ayaa idin haysta SNMtu iyadaa xabashi lagashay qandaraas nacayb na sal uga dhigay iney reer kan iidoor kiisa yar iyo kiisa waynba lagu abaabiyo soomali ayaa diyaarado idinku xasuuqdey qabiil hebel riyo inaad rumay sateen ayeey idin latahay balse wxaad ka dhaxashaan wxba hanga siin caalaacalna yaanu idinka imaan SNMtu sow mhn makhaayda hadey dad kooda horumarinayaan kaniisaad uma ay dhiseen silaanyo ayuu ahaa kii idiin dhisay gob hadaa tihiin galaad nici lahaydeen yeela wuu ilaawaa layeela se ma'ilaawo itoobiya waa kuwii ay la dirirayeen 1977 adoo dhul soomaali udaga lamaya haka sarto kuwii oo badaadi keen kula dadkoodan khasab kugu la soo dajinaaya halka adiga xumaa soomali kaga jirto itoobiyana dhulkaagi ayeey si raqiisa dhiba any ka marin shaqsiyaad afka ugu buixinaya hora looyiri nin baahani gob mhn

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 28 дней назад

    Koonfurta soomaaliya sida aydanteeda u eegaso ayay Soomaalilana u eegasaa danteeda markaa dantayada cidinooyeedhinmayso Soomaaliland guuuul

    • @user-yq5dg9mv6n
      @user-yq5dg9mv6n 28 дней назад

      Somaliland guul lakiin Ethiopia,ka aynu iska celino taama iskuraacsanahay?

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 28 дней назад

    Guul somaliland
    Adiga wariye qabiiliste illaahay ha ku caafiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 28 дней назад

    Waayaab iyo lama arga waxan ka soda Soomaaliya alow noohiili !

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 28 дней назад

    Wadankan Soomaaliya Xasan sheekh Maxamood ayaa Madaxweyne u ah waa ayaan daro , dalkeena waa loo yabaa

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 дней назад

    SSC waa PRANK state dhulmahante tuulada laascaanod ku eekaada 😂😂

  • @Memahaco
    @Memahaco 28 дней назад

    Xalku waa in Somalia aqoonsato Somaliland Ka dibna heshiis difaac ha lagasho Somaliland oo ha iska dhaafaan masaarida iyo turkida waxba Ku soo kordhin maayaane .

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 28 дней назад

    Gudunyahay imaad goyseene badhkaybaa kulajira meesha wll dawlada somaliya wadanka kamataliso ee waa meel kala gogoday oo ay inba cidi maasho

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 27 дней назад

    Itobiya waysaxantay waayo waxay raadsaneysaa Danaheeda wayna kusaxantahay, lkn ninka ubahaan in nolsha laguqabto waa caloshi ushaqeeste Xassan maxamud

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 28 дней назад

    Sbbta Etiopia Lafaristy somali wa dokhon Talis ximo 77dii wy ogthy

  • @JaamacXoosh-nj4hy
    @JaamacXoosh-nj4hy 28 дней назад

    Halo mido bo difacis ta dalka lakin dee ya ina ho gaminaya salebanow adan ku way diye

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 28 дней назад

    Baddeydoo la igu qabsaday, haddana aan wada hadal ka galo, waxa igu khasbay waa walaalahay iyo ku wariye ah sidaadoo kale, ee cadowga ku garab siinaya inuu dhulkeya damac ka galo. Dadka waan iska dhicin lahaayee, toll beelay garaad xume ila dhashay ayaa iga hiiliye.

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 28 дней назад

    Hadal kale ma yaal Hawiye dalka ama difaac ama iska wareeji xilka intaad qabriyada faagayseen ayaa wadankii lala wareegaye.

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 28 дней назад

    DHULBANTE WAA NIN MUQUROFAD MADHAN SITA IN WAX LAGU RIDO MOOYE FIKIR DHAQAALE IMA LEH DAAROODISIM MADAX MARAY

  • @YussufSomali
    @YussufSomali 28 дней назад +1

    Waxanu nahay dad udhexeeye hogaamin ama dawladnimo tii ugu xumayd iyo shacab wax lagu qiyaaso aan la aqoon ,
    Madax xanuun baan kaqaadnay xogaha aan helano yaa mar dhaqdhaqaaq inoo bilaaba

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 25 дней назад

    Anaga ethiopia cadow noima aha waxaa cadow nooah faqashta neceb jiritaankayaga ee dhiigayaga uhamuumaysa hadaanu gacanta faqashta marlabaad ku dhacno waa hubaal qofkaliyi naga hadhimaayo taasna geeribaanu ka xignaa

  • @XabiiboAxmadey
    @XabiiboAxmadey 28 дней назад

    Itoobiyanka waxay iskadhigayaan israaiilta Afrika 20klm oo keliya marabto waqooyiga oodhan iney lawareegto ayey rabtaa ee haliskadhiciyo soomaaliyey

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 28 дней назад

    Xalku waa fudud yahay: Xasan shiikh ha aqoonsado Somaliland, Itoobiya meesha way ka baxaysaa markaa. Ka dibna waxay noqon 2 dal oo walaalo ah oo isu furan oo is kaashada sida dalalka khaliijka ee halka qabiil dego, ama Maraykan iyo Canada.