Maxay dawlad-gobaleedyada Soomaaliya uga boodsan yihiin Heshiiska Masar, Dagaal ma lafilan karaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 сен 2024
  • Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 26

  • @youssofalrawhani7652
    @youssofalrawhani7652 13 часов назад +5

    انااختك اليمنيه واعتبرني اختك والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716722163 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خير_÷~=~÷~÷~π~÷~ππ~°°… ...،،،،،،¢€®® ^°¢=^€°_°¢=°_°_^°π_ *' :*&&°^°€^°°€€^_^€^°°°°=°¢,,,,,,,,^°°π¢π^°°€©_©¶^©_°°Xcf€°°… ^^°¶°_°√^√√¢€°

    • @Zakfrezos
      @Zakfrezos 10 часов назад

      I am sorry to hear that but I have a question Where did you get the internet? Why did you copy paste same massage everyday?
      I saw your comment many times and the world today nobody trust anyone.
      May Allah help us

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 13 часов назад +3

    Xaqiiq wllhi ❤

  • @jibeise1
    @jibeise1 11 часов назад +2

    Absolut Waa Sidaas!!!
    Xassan Qof Qabiil Ahaan KU TAAGEERA Ama Waxuun Xil iyo Dhadhamo Maahe?? Qof Somalinimo Ama Islaamnimo Ama Xata Baniaadanimo KU Taageeri Ka IN Uu Jiro Ma u Malaynayo 3 Sababood Dartood

  • @BishaarCilmi-xv1st
    @BishaarCilmi-xv1st 13 часов назад +2

    Tani waa arin walaaceda leh😢😢😢😢😢

  • @أحمدنورعزامالصومال
    @أحمدنورعزامالصومال 12 часов назад +2

    Asc walal cabdulqaadirow ee gabadhan farriinta carabiga soo dirtay walahi sida ka muuqato waa qof aada u durufeysan walaal waxaan ku dhihi lahaa ilaahay aakhira ha kaa awal mariyo janatul firdowsana ha kaa waraabiye walaal gabadhan garab itaag ilaahay janaalka haku barakeeye

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 13 часов назад +1

    Kani waxba ma oga
    Qanuunka uu sheegayaa halkuu kashaqeeya manta dunidan

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 9 часов назад

    Ethiopia farmaajo kale sugeysaa oo u sahlo inta dhiman! dalkaan nabad iyo nolol halagaqabto

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 часов назад

    wa runtis waan kuraacsanahay in dowlada soomaaliya ay wadanka guhadisa dayacday oo ay xooga saarin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 часов назад

    itoobiya iyo masar ba habaxan soomaali iyaga ishagaaninaya oo madhici karto in qofku dhibaateyo gurigisa ee shisheeya amni darada wada

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 11 часов назад

    Baydhabo iyo xuddurba waxa ku dhacaya way galabsadeen waayo 91kii daaroodkii masaakiinta ahaa ee qaxayey ayaa loo adeegsadey markaas bay si xun u laayeen

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 12 часов назад

    Xasan baa ku xiran bulshada kala dilka umada itobiya ayuu ushaqaya camil xaqiiqa

  • @ahmedxassan6986
    @ahmedxassan6986 10 часов назад

    Ninkani xaalada ay Soomaaliya kujirto , iyo wixii sababay si mugle ayuu uuga hadlay ,waxaanse sugayaa xalka iyo sidii loo midaynlahaa aragtida saxda ah ee u adeegaysa midnimada JUMHURIYDA Soomaaliya Soomaaliya

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 12 часов назад

    Badanaa xabashida ayey adoomo uyihiin

  • @xalanefarah5901
    @xalanefarah5901 12 часов назад

    Kan waxuu kamidyahay wareeysiyada ladaawan karo sabadto ah waxuu ku saleeyasan yahay xaqiiq iyo meelo badan aad ka arkeysid somalida dhibka dhex yaala oo eey kala tabanayan waana wareeysiyada xiisaha kuu yeelaya

  • @Hamse_10
    @Hamse_10 13 часов назад

    You are right ethiopia isn't 120 millions..they exaggerate alot .

  • @ahmedgelle3039
    @ahmedgelle3039 10 часов назад

    Haka reebin usc

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 10 часов назад

    BACAAC BACAAC BACAAC

  • @ismailabdiali50
    @ismailabdiali50 11 часов назад

    Ok

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 часов назад

    isaaq horta iyagaba dulmiyay soomaali oo 8 bilood oo toosa xasuuq kuhaysay sool ee runta haloo sheego oo halala xisaabtamo oo yaan loo munaafaqeyn daaliminta idoor

    • @MubYus
      @MubYus 12 часов назад

      Firdowsamusay.zee9gs.
      Guska Iidoorka hadaad aad u jeceshahay waa iska caadi, laaakiin Isaaqu naag edeb daran oo xanaaqsan ma waso, sidaa ula soco.

    • @MubYus
      @MubYus 10 часов назад

      Firdosamuusay-ze9gs.
      Hadaad Guska isaaqa aad u jeceshahay waa iska caadi, lakiin waa in aad siilka 10 jeer soo dhaqdo. Naag xun oo kaadi ka urayso Isaaqu ma waso.

  • @MubYus
    @MubYus 12 часов назад

    Muran buuq iyo qaylo laguma jiri karo, Somaliland badeeda iyadaa leh cida ay rabto ha kula heshiiso.

    • @jeehdinmchannel9684
      @jeehdinmchannel9684 12 часов назад +1

      war jaahilow ethiopia bad ay wax kalasoo degto marabto waatey dhawaan jabuuti bad bilaash ah siisey oo ay diidey.ethiopia waxay tiri xoog & xeelad midkey ahaataba waa inaan helaa bad anigu leeyahay intaso jeer ayuu sheegey abi axmed marka xidhiidhka ganacsi ee aad sheegi muxuu yahay

    • @MubYus
      @MubYus 10 часов назад

      @@jeehdinmchannel9684
      Somaliland iyo Ethiopia dantooda iyagaa aad u yaqaan, adiga waxba kaa waydiin maayaan, adigu taada kuu gaarka ah ku mashquul.