XB awood ay madaxdeeda ugu aargudo ma leedahay, mise ka hortagi kartaa duulaanka culus ee kuwajahan?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 ноя 2024
  • XB awood ay madaxdeeda ugu aargudo ma leedahay, mise ka hortagi kartaa duulaanka culus ee kuwajahan?
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 46

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey Месяц назад

    Masha alaah

  • @nabadooncolaad2250
    @nabadooncolaad2250 Месяц назад

    Illahay ha badbaadiyo Muslims 😢

  • @cabdallacaraale7531
    @cabdallacaraale7531 Месяц назад

    Alxmdllh waa farxad usoo hooyatay muslimiintii suniga ahaa ee uu xasuuaqay kayaankisa

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf Месяц назад

    Innaa llillaahi wa Inna illayhi Raajicuun illaahay ha Siiyo naxariitii janatul Fardawsa hakawaraabiyo Sheekh Xasan Nasrullaah
    Dhamaan dadka muslimiinta ah allahayaw Rabbiyaw Quwee
    Garabkooda dhamaan dadka muslimiinta ah illaahay ha Gallo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @mukhtaarcali1166
    @mukhtaarcali1166 Месяц назад +1

    Faarah abdukadir waad mahadsantah sxp

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz Месяц назад

    Yahuuda waa laga guulaysan lahaa dowladaha carbeeb qaybo ka mid ah baa garab siinaya yahuuda

  • @khadar917
    @khadar917 Месяц назад +1

    Faarax cabdiqaadir iyo shabakada geylan ku mahadsanidiin wararka aad isha baasheeda marwalba noosoo saartaan

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Месяц назад

    Darood iyo fan maxa Kala haydta

  • @AqbalapbalAqbal
    @AqbalapbalAqbal Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirokiMohamedMoussa
    @AbdirokiMohamedMoussa Месяц назад

    أنا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له حسن نصر الله

  • @AbdifatahArdaale
    @AbdifatahArdaale Месяц назад +2

    Faarah abdukadir

  • @calakasomalia
    @calakasomalia Месяц назад

    Waxaan la yaabey sida ugu fudud ee hogaamiyahooda loogu diley

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii Месяц назад

    Jawaasiska Ku Dhex milmay Kooxdan Wali Wuu Ku Dhex jiraa

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Месяц назад

    xisbulah wax xooga iyo wax ciidana ma haysato tabarna ma leh waayo waxaa la laayay madaxdoodi oo dhan tabardarada xisbulah waxaa ka mida in la dilay ninkii ugu sareeyay xisbiga masuuliyintodu hadii la laayay maxay xoga ama huba ay haysataa ma jirto wax ilaa hada ay qabten oo muqda duqayntedu waa mid aan macno lahayn ilaa hada ma hayno khasare ay gaarsiyen cadawga kufarta yuhuda tabardarada xisbulah waxaa kow ka ah in sirdonka cadawga iyo kuwa jaajuska ah ee dhaxdooda ka shaqaystay ay xal u heli ladahay oo laga dhax adeganayo nidam sirdonba ma laha xataa iiranta ayaan lahayn. mida kale markii dhawr nin la begsaday mayna qadin tilaabo saxitaan oo sirdon mida kale dagaalka duqaymaha waa mid aan samayn lahayn oo aan khasaro badan lahayn hubkay tuurayan sida fulaha oo kale weeyo. gaala ku dhac oo haw haw ah sida fulayga fuluhu meeshu wax ku dhufan ma yaqaano waa hub fulay bartilmaamed ma leh. boqolkiba boqol waxaa ka fiican oo ka istaratijisan xamaas nimankaas waa rag sirtodana waa lagu wareeray hada iyo dan koley khasare ee talo bixintu waxaa weeyo labo xaal gudaha oo ay sifeyan cid kasto cadaw ah qofkay ka shakiyan madafucda yuhuda ay ku tuurayan afka hore haga xire muslin iyo gaal waxa uu doni ha ahaade mida labad intay iska daayan waxa maala yacniga ah ee ay tuuraya ayago dhinacyo badan iska difacaya xooga ugu badan ha saaren talaabiib oo ah meesha talada kufarta halkaa haday hub haystan intay taargadka koobad u ahaato ha dumiyan wax nool halkaa yayna kaga tagin baniaadan daayoo xawanka ku nool xataa ha baqtiyo xitaa ciidu ha gubato. yaysan u muuqan meel la dagi jiray haday taas sameyan way ka adkan yuhud hadii kale carab oo dhan meel ay jogtaba meeshay ku noolan lahad ha aado waa sidaa xalku

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey Месяц назад

    Asalaamacaleykum

  • @Fays2010
    @Fays2010 Месяц назад

    Xoogga maanta shiico dib u dhigato qiyaamahay la sugaysaa

  • @aydiidabdi214
    @aydiidabdi214 Месяц назад

    Hubka iyo ciidanku waxba ma taraan hadaad xagga sirdoonka ka dhimato waxaad haysataaba aduunbay ku dilayaan

  • @mahadHayan
    @mahadHayan Месяц назад +5

    somalidu waa propogando warkeedu xussbullaahi waa lajabiyey 15 kii sarkaal ee ugu sareeyey waa ladilay maxaad ka buunbuuninaysaa

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 Месяц назад

    Waxay difaacayaan karamda qofkasta ah oo muslina waxaana wajib ingu wada ah inaynu jihadka kaqab qadano

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi6340 Месяц назад

    Dhibaatada muslimko dhan haysata waa inaysan lahayn qalabyada difaaca hawada lug loogama adkaankaro lkn diyaarado ba lagu dhameeyey

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 Месяц назад

    Lidka diyaradaha hadey haysata may iska difaacda

  • @Somfox1
    @Somfox1 Месяц назад +1

    Maadama Diyaaradaha Yuhuudu dilayaan Madaxdooda Suaashu XisbuLaah miyayna Lahayd Hubka Lidka Diyaaradaha?

  • @iishoCandiqadir
    @iishoCandiqadir Месяц назад +6

    Xoogooda ayagoon isticmalin ayey Israel la waregeysaa hadeysan isbadal sameynin waayo madaxdoda badankood waladilay sorry

    • @xurbiyexariif9125
      @xurbiyexariif9125 Месяц назад

      🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CumarsaciidCeleye
    @CumarsaciidCeleye Месяц назад

    gayilan media wll anigu waxaan qaba bariika dhaxe inuu manta xorobay dhiiga shuhadada ee hoogaamiye cismaanciil haniye iyo ka sheekh xasan naasraala ayaa bariga dhaxe ayaa xornimada

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 Месяц назад

    Oo yaa hogaamin doonaa, haddii madaxdiiba lalaayay?

  • @ShukriElmi-pd5ir
    @ShukriElmi-pd5ir Месяц назад

    Haday xoog leedahay may iska celiso yuhuuda madax doodii waa tan Eberka laga dhigay

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli Месяц назад

    🇮🇷iran baa laga dhex adeegta

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Месяц назад

    Anaay hada may wax iska celiyan

  • @sharmaarkeabdisalamhashi589
    @sharmaarkeabdisalamhashi589 Месяц назад +1

    Maxaa hortaagan in Hisbullah iyo Israel ay dhexmaraan dagaal toos ah ?

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Месяц назад

    Qoriga pm ka ahi 47 km ayuu garaa 2 ciidan oo isku dhow ayaa isku adeegsan karaa

  • @Yussuf-y2l
    @Yussuf-y2l Месяц назад

    Carabtu wax ay dunida tusaan ma jiraan

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf Месяц назад

    Benjamin Netanyahu Waa in loogu Aargudaa Xasan Nasrullaah Duqayn Culus hallalla beegsado Insha Allaah

  • @hassandjamila3107
    @hassandjamila3107 Месяц назад

    Maxa helay hadal hub haysato wayaab

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim Месяц назад

    Xisbulaahqoraaljakucadee

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 Месяц назад

    Waxba mataraan haday hub culus heysato maxay u adeegsan waayeen wax loo yareestay malahan

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Месяц назад

    Waxba kama jiraan

  • @FAAIDO-n3h
    @FAAIDO-n3h Месяц назад

    Waxba masamaynkaraan ax waankaxumahay

  • @Fays2010
    @Fays2010 Месяц назад

    Xisbu Israil weeye ee magaca ha dilin.
    Shiico waligeed kama hor iman Yahuudda waayo iyakaaba asaastay

    • @khadar917
      @khadar917 Месяц назад

      Goobaha gumucu is qaniinayo wax suni sheegta ma hawaysan karaan xamaas oo shiico hubeyso marka laga tago?

  • @HassanHadow
    @HassanHadow Месяц назад +1

    Beenaa sheegeesaa sxb maxay iskgaga celin waayeen

  • @cabdilahimahamed6281
    @cabdilahimahamed6281 Месяц назад

    Waar waxkale maad noo sheegtid ninna korkiisa biyo kama hagradee

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 Месяц назад

    Buunbuunin looma baahna , nin madaxdiisii la xasuuqayo maxay tahay awooda uu hagranayo yaab

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 Месяц назад

    Xisbullah in hogaamiyaheda ladilo iyada kadambese wayo marki laga filaye in ee dagalka gasho hadee toos ugali lehed wexe maqanuuni leheed awooda maamulka argagixisada israaiil