Anaga Meytada Qabuuraha kalama bixi jirin dadkana Guryahooda kuma dumin jirin" Cabdinuur

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 янв 2025

Комментарии • 20

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 часа назад +1

    Beesha caalamka ayaa Xildhibaan nadda qofka ay rabaan soo bxo doorta ayey dhahaan

  • @maxamedcabdiqani6132
    @maxamedcabdiqani6132 8 часов назад +2

    Wiilka Reer Aw Xasan Cabdinuur Libaax Aftahan Waaye.

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan 9 часов назад +3

    Xasan waa tuug waa beenale waa tuug allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin mahadsenid

  • @Limitless_enjoyablegames
    @Limitless_enjoyablegames Час назад

    Beeeen Laqorey 😂😂😂

  • @abdullahifarah5023
    @abdullahifarah5023 3 часа назад

    War aaway qubiurihii ladhijira if iyo aqiro maxaa kaladoway kuwaas iyo kuwaan war aawaybadi laga gaday kanya sow ma aha kii ibay cabdiraxman cabdi shakuur warsama

  • @AbdiwalimohomedNoorey
    @AbdiwalimohomedNoorey 7 часов назад

    Muqdisho miya

  • @IsmailAhmed-p9v
    @IsmailAhmed-p9v 3 часа назад

    Dadka adikaa ugu leta qabyaladana kudhaqmo

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 2 часа назад

    Mid meeshan kamuuqda OO istaafkiisi kabaha lagu aasay ayaa uriyaaqay markii uu wiilkan yar yiri inaga WAXAA naga nabadgalay dadki dhintay .
    OO haday kaafakan waayan kuwa nool OO nolashii kaqaaday kuwa dhintay miyaad Kanixi leyd.
    Kkkkk

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 3 часа назад

    NASIBKA KUSIYEY INAN JOGIN MESHA KA HADLEYSID ABAHA WEYDI BAN DHIHI LAHA YA BILABAY QABUURO L QUFO

  • @omarmohamedibrahim6567
    @omarmohamedibrahim6567 8 часов назад

    Waa sax idinka qaburaha dadka kala bixin lkn kuwa nool ayad dishen oo ad xabale wadared ku dirren ayagoo kabahoda wata

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 3 часа назад

    HA ILOPINA AMA DADKI HORE WEYDIYA QABUURO LA FAGO WAXAA BILABAY ALAHA UNAXARISTE M.SIYAD BARE. WAXUNA AHA QABURIHI JANARAL DAUUD CABDILE ALAHA UNAXARISTO AMA DHEH QABURIHI SIINAAY HADBA SAD UTAQANID LOMA FASAXIN DADKI DADKODU AY KU AASNAYEEN QABURAHAS HADAY AHAYD JENARALO AHACAB KALE KULI WAXANA LAGA DHISAY GURYAHA LOYAQANO XAMAR BILE S.XASUUSTU WEY KAWEYNTAHAY.34. SANO SAS DARTED XASAN SHEKH HAKA DHIGINA INU ASAGU YAHAY KI BILABAY QUFISTA QABU

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 8 часов назад +1

    Asc madexweyne maxamed siyaad bare waa Qodi jiray Qabuuraha id iyo Aaqiro sinaay meelbadan ayy ka bixiyey Asaa xafado laga dhigay .waxaad u xoogweyntihiin Dalxureeye .xasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiin

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 7 часов назад

      Adna waad qodi miyaa😂😂

    • @abdialifarah4173
      @abdialifarah4173 7 часов назад

      Dalka uu xureeyay xasan waa kee ma dhulka ay leeyihiin ethiopia ayaa la siiyay

    • @TechSiyaad
      @TechSiyaad 4 часа назад

      hadalada dalxoreeye ayaa yaab leh.. kkkk.. dal xoreeye waa kee dalkaasi uu xoreeyey..

  • @saladdhanged14
    @saladdhanged14 8 часов назад

    Dowlada hala taageero hana lala shaqeeyo madaxdana yaa loo gafin ee hadeey qaldamaan haloo Nasteexeeyo sidaas ayaa sunno ah

    • @abcbc4008
      @abcbc4008 6 часов назад +1

      @@saladdhanged14 asc masha Allah waxaad tahay muwadan dhab ah oo cuqdad Qabin masha Allah.Qaar ayaa dhahaayo intow xureyey dadkaas waa dad jiran ee Allah ha cafiyo Amiin yaa Rabi Ma Arkaan in Baabur lagu tago gobolada oo dhan lsgana reystay Qaraxii badnaa iyo dadkii guryahooda lagu werari jiray ilaalo masakiin ah ee wardiyo u ahaa cadiraxmaan Cabdishakuur farmaajo ku dugay kabahodii xasbunAllah wanicmalwakiil kuli xaadidiin xasdaayo dalxureye cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.Dalxureeye guul iyo gobonimo Allah ha siiyo Amiin yaa Rabi

  • @abdullahifarah5023
    @abdullahifarah5023 3 часа назад

    War aaway qubiurihii ladhijira if iyo aqiro maxaa kaladoway kuwaas iyo kuwaan war aawaybadi laga gaday kanya sow ma aha kii ibay cabdiraxman cabdi shakuur warsama