OGAADA XITAA TURKY WAAN U BAAHANNAHAY, TURKY WEEY MAGA CAAWISAY BADDA KENYA SOO HAWAYSATAY OOY SOO JEEXATAY XUDUUD JEENKEEDA AH OO INTERNATIONALLY RECOGNISED AAN AHAYN. POLITICS IS A GAME , LET US PLAY. WE NEED BOTH TURKY AND EGYPT. COME ON.
Xasan sh wa in uu raacaa Masar, maanta Egypt ayey danta ku jirtaa, laakiin Xasan ayaa ku ciyaaray waayoo wuxuu xiriir la sameeyey Eritareya ,& Masarba wuuna 2 wajiileyey, taasina waxay dumineysaa xiriirka Somali & dalalka uu heshiishka la galay wuu ku ciyaaray, ka noqaan leenahay, haddii uu xasan uu ku adkeysoto waa in laga qaadaa talkabo xilka looga qaadayo
Inkasta o an tariikh wanaagsan an la’lwadaagnay Masar hadana maanta masaarida wa dal ku tiirsan kaalamada Mareykanka iyo isra’iil o ay hada muuqato in ay israa’iil shirqool siyaasadeed u maleegeyso Masar sidaas darteed waxaan Doranaynaa TURKEY, Masar’na waxaan la’yeelaneynaa xiriirka iskaashi e dhinacyada difaaca iyo ganacsiga laakiin marnaba iskuma haleyn karno SAMAR’IDA 🙏.
Danta somalida waxay kujirta Alle inaan u laabano aan midowno aan wax iska celino Ragan aad kahad leyso waa asaageen anagana maxaa naga dhigay kuwa daciif ah oo ayaga un is xasuuqa io isku naxariisan aan midoobin oo shuubo camal ah subxan Allah.
Yaan isu dhiibnaa hadal ma aha. Soomaaliya waxaa udhimanaya oo difaaci kara waa soomaali. Soomaalinimadii laga tago oo dowladii ay noqoto mid qoys kaliya u adeegeysa oo soomaalidii aan liisla raadin kadibna la yiraahdo yaa na difaacaya waa caqli yari.
Ac Salaan kadib waxaan jecleystay labo erey aan ka iraahdo Yurkey iyo Masar yaan xagooda aadnaa. 1: hadii aan nahay soomaaliya waxaan Masar kala sheqeyneynaa denteeda oo ah dagaalka itoobiya ee webiga niilka iyo danteena oo ha in aan ka difaacano bad iyo beriba itoobiya ka difaacano inaga oo kaashaneyna Masar iyo wadanka Eratareeya turkey kadiina in itoobiya loo ogolaado wax kasta oo badeena itoobiya soo gaarsiin kara. 2: turkey waxaan kala sheqeyneynaa danaha soomaaliya iyo turkiga haday tahay ganacsi wixii aan ka ahayn itoobiya wax sii. Waxaan intaa ku deri lahaa in aad ila soo xiriitaan si aan war intaan ka badan idiin ku dhiibo. Wa billaahi atowfiikh
Umdunyaa masar nacdali kugudhacday e anaga masar taariikh ma wadaagno xoriyadiina wey diideen xoriyadii soomalia liibiya ayey u codayeen in la xoreeyo somaliya israiil baa u codaysay abaalna somali kama helin
Masar haddii ay waxtarayaan Gaza ayay wax tari lahaayeen, ee danteeda bay kaa dhex aragtay. Sidoo kale turkigu dantiisuu wataa marka annagaa lanaga rabaa inaan danteenna ilaashanno kuna dabaysanno labadaba.
Sida aad la socotaan masar iyadoo israiil deris la ah ayay falastiin u hilin ka,yihiin,sidaa awgeed nasar la iskuma hallayn karo, oo yahuudday saaxiib la tagay.
SOMALIA WAA INEY TURKY U GO' DAA. NON INEEY HADHA 2DA GEED JECEL AYSAN NOQON. OUR PRESIDENTS WAA INUU U SHEEGAA IN CAAWINAADA EGYPT EEY ALWAYS WELCONE TAHAY, TUTKIGANA WUXUU NAGA CELIYEY KUNYA IYI ETHIOPIA ooBADAHEENA SOO WEERray, NON INAAN ILOWNO. MR XASAN SHEEKHOOW ADIGAA BA XUKUMEE, OGOOW ONAAN NAHAY DOELAD GAAJO AH OO CUSUB. U SHEEG IN AANMATWALBA U BAAHANNAHAY BOTH TURKU AND EGYPT. 😅 FRANCE WAA KUWA NACRON QAABILAY SI UU BAFAHAYAGA U MAAMUSHO. PLEASE. PRESIDENT XASANOOW NOO SOO IIBI HUB FIRST Y TIME AAN DALHLI HELLNP PLEASE. PLEASE PLEASE. WE HAVE RESPECT GOR BOTH TURKY AND EGYPT... SAAS U SHEEG. WAA KABAXAY. SACIID. M ELMI.
Masar faa iido maleh dagaal kii baar leef in taan u hiilinay ayay kii 77 nagu Xumay say waxa ay doonaysana waa In aanu itoobiya ka difaacno marka Dad aan taariikhda wax ka hayn baad tihiin ee masar waxbo ha taageerina Ee somaliyeey dantiina garta
somalia waa Dall horha horta waa in aan intaas fahanaa Turkigu ma hors istaagikaro waa in aan u sheegi karnataka wax Naga dhaceeyo in LA helo sixyaasi isku Wadekar Turkiya iyo Masar waxayna ku imaankartaa siyaabo badan oo halkaan aanan soo koobikarin
turkey midowga europe inaa gelin aa loo qaatay wadamadii galay weeku qasaareen 1- italy 2- greeck 3- spain europe intee ku biirin dhaqaalahooda wuu kacsanaa wadamada diiday midowga europe inee ku biiraan 1-finland 2- norway dhaqaalahoodana isma bedalin turkey haduu ku biiri lahaa europe somalia ma caawineen sababtoo ah sharci aa u degsan midowga europe oo ah in lagu heshiiyaa meesha la caawinaayo iyo meesha ciidan loo diraayo laakiin hada cid uu kala tashanayao majirto
Taariikhdu cadaalad bay rabtaa!!! Ninkaan dhinac ayuu jiraa.. 1. Somali inay itoobiyaan hilib caydhiin barto Turikidaa sabab u aheed 2. Markii lasoo jabiyay Somalida waxay ku dhacday amiradii Somalida oo ka amar goostay khilafada sidan maqlay 3. Markuu gumaystuhu imaday Africa ee khilafada lajabiyay Somalidu maysan u habesnen qaab maamul ee waxay ahayen beelo xoolo dhaqato ah oo ciidan habaysan laheen 4. Markii xoriyada laqaatay 60kii Somaligalbed in itoobiya qaadato Masar heshiis bay kula gashay badalka wabiga Nile. Marka anoon midna cadow u arag oo aan u arko 2bo dal Muslim ah walaalo nahay Hadana taariikhdu cadaalad bay rabtaa wayna qorantahay ee maaha wax qofkastaa suu rabo uleexsan karo...
Maashaa allaahu mahadsanidiin 2 khabiir qaraabo iyo baroow ❤❤❤
Turkiga axmaaro watta MARABNO
100 % Egypt 🇪🇬 ❤️ 💙 our Brother's and Sister's
Somalia 🇸🇴 and Egypt 🇪🇬
Brother's and Sister's
SXB WHY TURKY UGU DARI WAYSEY
. NO WAY. TURKY IYO EGYPT 2 DABA WEEY. A CAAWIYAAN... NO WAY.
Masar . Aya . Dan .
Nogu . Jirda . Tariq .iyo. asal .
Ah . 😘🇪🇬 i love
Egabti❤
Turki iyo Masar labadaduba danohooda ayeey Somalia u yimaadeen. Aduunku maanta dahooda ayeey eegtaan, islaanimo iyo xiriir hore ma shaqeeyso.
Masar ayaa Dan nogu jirta wlhi somalia 🇸🇴 Egypt 🇪🇬 ♥️
OGAADA XITAA TURKY WAAN U BAAHANNAHAY, TURKY WEEY MAGA CAAWISAY BADDA KENYA SOO HAWAYSATAY OOY SOO JEEXATAY XUDUUD JEENKEEDA AH OO INTERNATIONALLY RECOGNISED AAN AHAYN.
POLITICS IS A GAME , LET US PLAY. WE NEED BOTH TURKY AND EGYPT. COME ON.
Masarida ❤❤❤
Itoobiya marabno waa cadow Turkiga axmaaro ayuu adeeggaya
Turki aniga waan ka shakisanaay wlhi cid aan alle ahayn oo la amini karo ma aqaan
.turki.iyo.itoobiya.alle.ayaan.kamagan.galnay.shartooda.gunimada.soomaali.ey.larabaan.ayaga.alle.haku.celiyo.turki.waa.munaafaq.laba.wajiile.ah.masar.waligeed.cadaw.nooma.soo.raacin.rabbi.yoow.cadawgeena.duleey
FALAAN QAYNTIINA WAA FALAAN QAYN ILMOOD WAXAAD KA DHOGTWEN
JASIIRAD AAN LA KALA XIGIN OO AWAMO KALA BOOBAYAAN
🇸🇴🇹🇷🇪🇬 Isku meel ayay wax u wadaan. Egypt🇪🇬 heshiis iskaashi difaaca oo Itoobiya in BADDA soo galin ayaa naga dhexeeya. Turkigs 🇹🇷 mid dhaqaale( Kheyraadka Shidaalka) iyo tobobarka ciidanka badda Somalia 🇸🇴 ayaan kula jirnaa iyo ka FAA'IDAYSIGA GANACSI ee Itoobiya. Guul DAL XOREEYE, guul DAN QARAN 👍🇸🇴
Turkigu haduu itoobiya la safanyahay ma rabno masar ayaan rabnaa hadaanu nahay shacabka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Amxaaro iyo Turki ma rabno,waa caddawga dalkeenna iyo dadkeenna.
Xasan shiikh ma dhaga beelay.
Soomaaliyeey sidee Tihiine Masar walalahood REER Gaza gargar sinmayane, adiga maxay ku tarayane, Turkey Masar Marabno Daantu waa Ciidaamada XOOGA Soomaliyeed oo la weyneyo, Somalidu Shisheye Jeecla Bisinka isla xiishoda carab naf maleh. Thanks
WAAD Hirdaysaan Turki iyo masar iyo hindi kumanaan sano ay xiriir nala lahaayeen
Somalia 🇸🇴 waxa ufican masar . 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬
Waad mahadsantihiin 💯💯 doodyar oo muhiim ah masha allah
Madaxbuur turkey 🇹🇷
Masarida
Turki asagoo dantiisa ayuu si cad nooga hiiley oo qof waliba si buuxda u arkayo. Masar baa somaliya u fiican 100%
ILAAHAY HABAABIIYO YUHUUD &NASAARA
Maxad dhihi rabtay 😂
ILAAHEY ha idin Barakeeyo oo ha idin xafido if iyo Aakhiro
WALAALAYAAL, A/AZIZ BARROW iyo Aqoonyahan XASAN ABDULLAHI, Khayr Farabadan ban idin rajeenaya, xagaas kawada GuuuuuuuL ku Noolaada❤
Asc. Suxufi barrow waad mahadsan tahay adiga iyo xasan qaraabo
Masar.ayaauwacan
Turkey iyo masar midnaba nafnooma hayaan waa in anaga danaheena iyo xeebaheena aan ilaashano madax kusheega 10 hadal ookala nooca kuhadlaayo aqliyeeshaan
Ha iloobin Saqaawadiin wuxuu a,haa Siyaasi Masri ah oo ururkii Syl ka taari jiray Xoriyada oo Wakiil ka a,haa Masar.
Saqawadiin?? Kala baro magacyada iyo tariikdaada. Saqawadiin wuxuu ahaa aas aasihii SYL Somali ah qabiil ahaan Tunni, Kamaludiin wuxuu ahaa Masri oo ka cawinaa somalida xaga xoriyada
ASC walaal mahasanid howshaad haysid turkey iyo Ethiopia midna dan nooga jirto
Turkiga harascina masara haraacina dantiina raaca labadaba waan eryilaa anigu
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤
Abdi_Aziz.Magaca Ethiopia majirin taarikhi ahaan horay,Eng.&Franc.ayaa amhaaro soo raray keenayna Adiss ababa & in ay qabsato herar oo ahayd caasimada musl. geeska afrika.
Dowladi Cusmaaniyadi Gumaysi bay ahayd wata waaki dhulka somaliyed ka baxeen cidamadi cusmaniyinti kadib Amxaaro dhulka somaliyed so qaashay wana la dagalanay Turkey Naf maleh Masar naf maleh iyaduna naga dhaafa isku TASHO SOOMAALIYEY.
Turki
💯 % 🇪🇬
Kuwaan mayaqqaaniin Turkish iyo Samalia wixii kadhexeeyay waqtigii adka oo labaabiinaayeey samali iyo jirikaakeeda geeska Africa. Sidaas waxaa ka dhexeeynjiray halgan runtii jihaadkaas oo aysan masar aysan utarin Samali Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Wabillahi Tawfiiq
Xasan sh wa in uu raacaa Masar, maanta Egypt ayey danta ku jirtaa, laakiin Xasan ayaa ku ciyaaray waayoo wuxuu xiriir la sameeyey Eritareya ,& Masarba wuuna 2 wajiileyey, taasina waxay dumineysaa xiriirka Somali & dalalka uu heshiishka la galay wuu ku ciyaaray, ka noqaan leenahay, haddii uu xasan uu ku adkeysoto waa in laga qaadaa talkabo xilka looga qaadayo
Midna Kuma jirto reer galbeedka ayaa mudan in gacan saar lala yeesho
ADIGOO. DAAROOD. AH. NINKALE. OO. DAAROOD. AH. HAWIYE. AYAAT. U. HESHIISEEN
Waa munafiqiin
War Turki Waa Najis Aan La Aaminikarin, Teedakale Ahmed Gurey Iyagaa Jabiyay!
HADI DANTA SOMALIYED LAFIFIRIYO IYO WAQTIGA LAGUJIRO MASAR MA LA AMINI KARO TURKEY IYO SOMALIA WAA IN DANHODA AY KA RACDAN
Ergaygii kamaaluddiin saalax kasokow taageeradii dagaalkii 1964kii Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ugu waaweyn waana taariikh fac weyn iyo wada dhalasho
France iyo Turkiga, waxa ay wadaan danaha Isra-il. Alle mahad le, munafaqada turkiga banaanka ayay timid.
Ciidamada turkigu malaheyn ee carab ayey ahaayeen lkn maamulka ayaaturkigu hogaaminayey
Turkiga waa dowladda shidaalka somaliya noo soo sari rabrto carabna waa dowladaha diidan in shidaalka somaliya la soo saaro.
Barow sxb shisheyah danten kuma jirato markasato
Barow adeer shaki ku ma jiro somali waxay dan ugu jirta Turkey
Adeer waa run masarida inta karaankeeda ah waa na tageertay turkigu waxiisa waa masaalah hase ahatee inaga iyo ethopia uma sini waayo waa 120 milyan kor u dhaafay turkiga wuxuu janjeeraa maslaxadiisa waxaanse filyaa hada u soo leexdo somalya saba dhaqaale oo xaga patrolka.TURKIGA wuxuna ka mid ayuu ahaa ciidanka ka qeybgalay1993 ee mareykanku hogaminayay .
Turky Dan umahayaan cunsuriyiinta hana daayaan
Yurub ayagaa ubaahan in uu kusoo biiro waayo yurub ayadaa ruushka kabaqayso reer galbeedkane orduqaan in la af ganbiyo ayrabeen maanta turkiga waa libax banaanka taagan. Maadaama uu helay teknologi ayagaa ubahan .
Turkigu wuxu Raba inu somaliya wax uqabto isni waxkaqabsado lakiin Masaru talked waa xintanka itobiya oo kaliya
Inkasta o an tariikh wanaagsan an la’lwadaagnay Masar hadana maanta masaarida wa dal ku tiirsan kaalamada Mareykanka iyo isra’iil o ay hada muuqato in ay israa’iil shirqool siyaasadeed u maleegeyso Masar sidaas darteed waxaan Doranaynaa TURKEY, Masar’na waxaan la’yeelaneynaa xiriirka iskaashi e dhinacyada difaaca iyo ganacsiga laakiin marnaba iskuma haleyn karno SAMAR’IDA 🙏.
Danta somalida waxay kujirta Alle inaan u laabano aan midowno aan wax iska celino Ragan aad kahad leyso waa asaageen anagana maxaa naga dhigay kuwa daciif ah oo ayaga un is xasuuqa io isku naxariisan aan midoobin oo shuubo camal ah subxan Allah.
1960 waxaa garbtaagnaah dowladii ugu horeeysay masar weey nacaabisay balse somali waa inay danteeda fiirisa
Nnin.geel.lajooga.ayaan.ahay.hayeesheeh.waxaan.qabaah.in.aay.mudlaata.leedshay.masar.sabab.waxbakkaamarabto..laakiin.odaga.waalabadhicna
masar iyo turkiga wa laba dal o muslim ah labada waxay dana gar ah ay kaliyihin somalia
War danta dalka masaarida ayeey ku jirtaa. Turkiga wuu na khiyaameeyay ethiopia ayuuna wataa. Annagu turkiga iyo ethiopia mid ayeey noo yihiin. Turkiga isagoo hantideenii iyo baddi batroolki heysta ayuu nagu tilmaamay dal cmasaakiin ah .oo isagu uu kaalmeeyo halka ethiopiana uu ku tilmaamay dal gani ah oo aay saaxiibo yihiin. War turkiga waddanka ha nooga baxaan umaba baahnin.
Yaan isu dhiibnaa hadal ma aha. Soomaaliya waxaa udhimanaya oo difaaci kara waa soomaali. Soomaalinimadii laga tago oo dowladii ay noqoto mid qoys kaliya u adeegeysa oo soomaalidii aan liisla raadin kadibna la yiraahdo yaa na difaacaya waa caqli yari.
Ac
Salaan kadib waxaan jecleystay labo erey aan ka iraahdo Yurkey iyo Masar yaan xagooda aadnaa.
1: hadii aan nahay soomaaliya waxaan Masar kala sheqeyneynaa denteeda oo ah dagaalka itoobiya ee webiga niilka iyo danteena oo ha in aan ka difaacano bad iyo beriba itoobiya ka difaacano inaga oo kaashaneyna Masar iyo wadanka Eratareeya turkey kadiina in itoobiya loo ogolaado wax kasta oo badeena itoobiya soo gaarsiin kara.
2: turkey waxaan kala sheqeyneynaa danaha soomaaliya iyo turkiga haday tahay ganacsi wixii aan ka ahayn itoobiya wax sii.
Waxaan intaa ku deri lahaa in aad ila soo xiriitaan si aan war intaan ka badan idiin ku dhiibo.
Wa billaahi atowfiikh
2daa ba wax Dan ah nooma hayaan ee dantooda ayey wataan
Turkigu danahiisuu badbaadsadaaye somali dan uu uhayp majirto
Tariq Hore wax laguma dhisi Karo lakin durufta hadda ah aya Munim ah in wax lagu dhiso
Somali horta iyadu ha heshiiso is barbaryaaca ha joojiso wixii siyaasad ah ee arimaha dibaada ha looga danbeyo dawladadhexe
Waa laba daneeyste laakiin waxaa fulaysan masaarida oo hadii uu xaalku xumaado aan iska eryi karnaa laakiin turki waa naato xag jira oo macangag ah ordugaan hadii uu keesha ka baxana waa alloow na soo aruuri kkkkl
MAXAA KEENEY GOR GORTANKA CIR,DHUL,BAD,
Masar la iskuma haleyn karo, Turkiga heshiis adag shuruudo la socdaan halagula macaamilo, waa awood dhexe oo jirta maanta bariga dhexe iyo africa.
Umdunyaa masar nacdali kugudhacday e anaga masar taariikh ma wadaagno xoriyadiina wey diideen xoriyadii soomalia liibiya ayey u codayeen in la xoreeyo somaliya israiil baa u codaysay abaalna somali kama helin
Faa'iidada dhabtaa waa Masar,saaxada Afrika,Saaxadda Carabta si kastaba.
Soomaaliya waa Massar.
Hada Turkiga wxaad moodaa inuu Itoobiya badeena nagula shuraakeeyo siduu danihiisa ugu fushado wuxuu isleyhay badaan Somali kabadan isaga dantiisuu fiirsaday lkn anaka nalaka rabaa inaan danteen halkey kujirto iyo mustaqbalkeeno kafekerno
Waayo maanta xoor ayaanahay sida dabeesha lkn Markaan Itoobiya soodhaweysano badeena wax kasiino ama ka kireyno intuba waa isla mide waana wadan aan deris nahay hadey tahay deked ganacsi oo somali gacanta kuhayso oo Somali maamuleyso xabad shaqaalo oromo ah la ogoleyn sidaa haduu heshiisku yahay waa laqaadankaraa sida imikaba Djibouti & Berbera kula macaamisho haa lkn taas wax kaduban oo ayada umadax banaan tahay mish ma uul macquul mahin ciidankaa badee lasameystay ee millions lagaarsiiyay mindidii laguugu qalilahaa luguuma qarinaa dibidaasey taalaa odaygaan calooshii ushaqeystaha ah Somali dhibkeedow kashaqeynayaa naxar buu rabaa inuu nagaliyo afyixaas nagurido diidnay Itoobiya bad uma hayno badeena iib ma ahan kiro ma ahan bye bye Ethiopia bye bye Ethiopia
Masar ayeey Dan noogu jirta
Masar waxba nooma hayso.
Ethiopia ayaa ugu adkaatay mashruuca biyo xireenka ee ay isku khilaafsanaayeen.
Hadii ay cid wax u tarayaan Palastinian ayey wax u tari la haayeen.
Turkida ayaa la qaataa, inkastoo cidkasta teeda wadato.
Masar haddii ay waxtarayaan Gaza ayay wax tari lahaayeen, ee danteeda bay kaa dhex aragtay. Sidoo kale turkigu dantiisuu wataa marka annagaa lanaga rabaa inaan danteenna ilaashanno kuna dabaysanno labadaba.
Soomaalida maanta joogta weey ka gudbeen casrigii jaahiliga ee lamarin habaabin jirey 2025🎉
Haddii maanta Turki la iska qaban, soomaaliya meel fog baa laga raadin doonaa
Adan sicid oo joga jabuuti hadan tuurkiga ayey dani ugu jirta somalia
RUNTI TURKI IYO ETHIOPIA LABADAW INOOMA FIICNO WAXA XAL NOO EH INAAW ANAGU HESHIINO GANATA IS QABSANO AAN IS CAFINNO MARKAS AYA DHULKEENA IYO BADEENA DIFAACAN KARNAA WABILLAHI TOWFIIQ
Sida aad la socotaan masar iyadoo israiil deris la ah ayay falastiin u hilin ka,yihiin,sidaa awgeed nasar la iskuma hallayn karo, oo yahuudday saaxiib la tagay.
Trump waa imiid Ethiopia 🇪🇹 la jirha waxaa ku dhawaaqay isbaldhiiin weyn
turki inta aanuu kaa tegin ayaa laga tagaa hada waxaa laga yaabaa inuu mar kale inuu nooga tago gumaystaha reer galbeedka marka hal il ha lagula joogo
Danta somaliya turkiga ayey ku jittaa waayo turkiga waa dawlad wayn oo muslim ah,lkn masar waa dawlad ay israel iyo maraykanka ku shaqaystaan ,dooni mayno masar ,iyagoo deris la ah falastiiniyiinta waad arkaysaa inay go,aansadeen inay gaajo ugu dhintaan iyagoo deris ah marka masar waxba iima tari karto maanta
SOMALIA WAA INEY TURKY U GO' DAA. NON INEEY HADHA 2DA GEED JECEL AYSAN NOQON. OUR PRESIDENTS WAA INUU U SHEEGAA IN CAAWINAADA EGYPT EEY ALWAYS WELCONE TAHAY, TUTKIGANA WUXUU NAGA CELIYEY KUNYA IYI ETHIOPIA ooBADAHEENA SOO WEERray, NON INAAN ILOWNO.
MR XASAN SHEEKHOOW ADIGAA BA XUKUMEE, OGOOW ONAAN NAHAY DOELAD GAAJO AH OO CUSUB. U SHEEG IN AANMATWALBA U BAAHANNAHAY BOTH TURKU AND EGYPT. 😅
FRANCE WAA KUWA NACRON QAABILAY SI UU BAFAHAYAGA U MAAMUSHO. PLEASE. PRESIDENT XASANOOW NOO SOO IIBI HUB FIRST Y
TIME AAN DALHLI HELLNP
PLEASE. PLEASE PLEASE.
WE HAVE RESPECT GOR BOTH TURKY AND EGYPT... SAAS U SHEEG.
WAA KABAXAY. SACIID. M ELMI.
C/di.casiis ? Waxaad Leedihiin Soomaaliya Wa Laysu Haystaa Balse? Soomaali Qaran & Sharaf Diyaar Ma Utahay Mise Waa Dad Dalkooda Dayacay
Anigu Waxan U Arkaa Soomaali Inay Taariiq Mugdiya Sii Galayso Sababna Ay Iyadu U Tahay
Masaarida ayay ku jirtaa maanta
Hal maalina ayaa turkigu somaliya usoo gurmaday abaar darteed. Masarna kumanaan sano
Horta mazar waa khasab inaan xiriir milatari ogaada turkigu haday dagaalo noqoto nooma hiilikaro ogaada lkn masar waa laysku halaykaraa
Tukrigu dantisubu wada dan anlenahay ma wado heshiska Ethiopia haduna jojin dalkaba wanka eryayna
Turgiga ŵonaga saftay
Somaaliya waxa u dan ah turkiga waayo masar falastiin ayey cadowga yuhuuda lacag kaga qaadataa in ladilo muslinka
barrow show umada cadowgeda yanan lo amanin turki waa dal calmaniyin mahan dal islam somaliyana isxan ma oga maqna isagi ayaba badi bixiyey
marwalba waxaa lafiiriyaa maslaxadaada waqtigaa lajoogo cida ay ku jirto iyodo weliba la fiirinayo siyaasada caalamka waxa ay ka qabankarto cidaas ayaa la doorta
masar xilligii Husni mubaarak Ethiopia ayeey naga doorteen sisina waxa uu u adeega israael
Massar iyo turkiga markii la is barbar dhigo iyado midkasta uu dantiisa garka ah wato hadane inagu hadaan Somali nahay waxaa Dani noogu jirta massar maxaa yelay turkigu itoobiyan ayuu wataa lakiin massaridu waa cadawga itoobiya mana rabno axmaaro
Masar faa iido maleh dagaal kii baar leef in taan u hiilinay ayay kii 77 nagu
Xumay say waxa ay doonaysana waa
In aanu itoobiya ka difaacno marka
Dad aan taariikhda wax ka hayn baad tihiin ee masar waxbo ha taageerina
Ee somaliyeey dantiina garta
somalia waa Dall horha horta waa in aan intaas fahanaa Turkigu ma hors istaagikaro waa in aan u sheegi karnataka wax Naga dhaceeyo in LA helo sixyaasi isku Wadekar Turkiya iyo Masar waxayna ku imaankartaa siyaabo badan oo halkaan aanan soo koobikarin
Asc somalia waxaa u fiican siyaasad ahaan inay raacaan masar turkigu wuxuu si cad ula socdaa ethoipia
Dantiisuu watay turkigu haduu kucaawiyay midakale gaajadu xagay idinka raacday waxaa laydinka siiyay khayraadkiinii meelwalba waataalaa
Somalidu maxey dhulka ka maqan ugu gorgortami la'yihiin, haddiiba bad la siinayo, maa dhul lagasoo ceshado
turkey midowga europe inaa gelin aa loo qaatay wadamadii galay weeku qasaareen 1- italy 2- greeck 3- spain europe intee ku biirin dhaqaalahooda wuu kacsanaa wadamada diiday midowga europe inee ku biiraan 1-finland 2- norway dhaqaalahoodana isma bedalin turkey haduu ku biiri lahaa europe somalia ma caawineen sababtoo ah sharci aa u degsan midowga europe oo ah in lagu heshiiyaa meesha la caawinaayo iyo meesha ciidan loo diraayo laakiin hada cid uu kala tashanayao majirto
Taariikhdu cadaalad bay rabtaa!!!
Ninkaan dhinac ayuu jiraa..
1. Somali inay itoobiyaan hilib caydhiin barto Turikidaa sabab u aheed
2. Markii lasoo jabiyay Somalida waxay ku dhacday amiradii Somalida oo ka amar goostay khilafada sidan maqlay
3. Markuu gumaystuhu imaday Africa ee khilafada lajabiyay Somalidu maysan u habesnen qaab maamul ee waxay ahayen beelo xoolo dhaqato ah oo ciidan habaysan laheen
4. Markii xoriyada laqaatay 60kii Somaligalbed in itoobiya qaadato Masar heshiis bay kula gashay badalka wabiga Nile.
Marka anoon midna cadow u arag oo aan u arko 2bo dal Muslim ah walaalo nahay
Hadana taariikhdu cadaalad bay rabtaa wayna qorantahay ee maaha wax qofkastaa suu rabo uleexsan karo...
Ethiopia maya
Turkey haa masar haa
Masar ayaa daacad ah lkn turkiga itobiyo ayuu wax lawadaa
Soomaaliya haddii aan u kala dooro Turkiye iyo Masar, waxaan u doori lahaa TURKIYE waayo? waxaan lugooyo ahayn kamay faa'idin Masar ilaa dagaalkii Soomaaliya ay la gashay Itoobiya. Wakhtigii burburkii Soomaaliyana waxay ahayd wadamadii wehelinayey Maraykanka sidii loo burburin lahaa waxaana arimahaa uga wakiil ahaa ninkii wakhtigaa haystay jimciyada quruumaha ka dhaxaysa ee la odhan jiray butrus qaali. Turkiye waxaan aan wanaag ahayn iyo caawin uu ufidiyo Soomaaliya mooyee wax dhib ah uma gaysan Soomaali.
Somaali masar iyo turki iska daa ee anaga aan isku tashano
Somali meel ufiican malahan mar african mar carab mar wax kale yaahuuu