MAAYIR MOOGE OO DHISAYA BIYO MAREEN CUSUB SUUQA HOOSE EE HARGEISA 2025

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 39

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 2 дня назад +10

    Ilahay raali haka ahado mayar mooge ifiyaha casimada gulayso cadowga hajabo❤

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 дня назад +5

    Mayar mooge iftiin u soo baxay soomaaliland jiro joog mayar ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День назад

    Illahay haku barakeeyo Mr Mooge cadawgu ah jabbo illahay idiinkii.

  • @ApdixakiinHassan
    @ApdixakiinHassan 2 дня назад +2

    Mr mooge geesi qaran ❤❤❤

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День назад

    Maasha Allah wadaani ha dhabta

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 День назад

    Guul weeye maanshaa allaah

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 День назад

    Hargeisa oo maalinba sii talabsanaysa. Waa inoo farxad Somali oo dhan.

  • @abdirizakAfyare
    @abdirizakAfyare День назад

    mayarka alle ha barakeeye uu dadaalay isaga iyo golihisuba.. talo ahan dooxu xaga uu kaga darayo biyo mareenkani waa in kor looga qaada si aanu biyaha doxa ugu so celin oo ayna isku dhac u samayn.

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 День назад

    ماشاءالله الى الامام ماير

  • @AliHassan-gp3xk
    @AliHassan-gp3xk День назад

    Biyo mareenkaasi kow magalada ayuu safety uyey oo uu biyihii dhaafinayaa Marka labaad shaqo abuur buu dadka uyey oo dad muruq maal ah baa shaqo kahelaya oo dhaqaalo kasoo gelayaa Marka saddexaad lacagta si malaayac ah ubixi jirtay oon dadka faa,Ido ulahayn baa umadii dib ugu noqonaysa magaaladiina qurxinaysa waan a wax fiican haddii arinkan lajoogteeyo

  • @Hornscope
    @Hornscope День назад

    Yaa ka ilaalinaya inay xashiishka ku ridaan biyo mareenka

  • @AliAhmed-d5d6p
    @AliAhmed-d5d6p 9 часов назад

    26 juun down mayar mooge cadowgii ha jabo😂😂😂😂😂

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 День назад

    Baritone eega way xidhmaysaa

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 10 часов назад

    Quustay waayey talo iyo nasteexo midna cidii hada kadib iitimaada waa cid igu dayday xoog

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r День назад

    Mooge wax dhisimaye wuuba duminaya ee golahoo dhan aya amanta leh

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День назад

    Is it sewage or under water? please.

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  День назад

      Both, partially sewage and the other part is under water passage.

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 10 часов назад

    Waxan si cad ujoojay waxkasta oo cidkale na dhexmara hada soomaalind dhexdeeda cid aan ahayn ameerika

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 День назад

    Muxuu dhisay soo God ayuu qadaya bildhan Hal mitir

    • @johnyou4036
      @johnyou4036 День назад +1

      Gudkaas aad sheegtay, waa taariikhda somaliland jirtay markii ugu horeysay ee la'qodo illaa Ingiriiskiill xataa Somalia iyo somaliland intey jirtay midna ma qodin.. Indhihii caafimaaad qaba ayaa arkay tarka umada.

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День назад

    We need a sewage system if we can afford, god bless Mr Mooge you are a great man, don’t listen those are dumbers and naive.

  • @Arawelo-u2v
    @Arawelo-u2v День назад

    Asc walalo lambarkaga watsapp maleh miyaa plz xagee kala so xiriraaa iso jawaab

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  День назад

      Wms wll Halkan igala soo xidhiidh 0634766996

  • @micadnuurhello6216
    @micadnuurhello6216 2 дня назад

    Ninkani waa Toosh wuxuu ku Qabatay dadkii wax cuni jiray jasaa kalaah kolay kuwaasi aad dhex joogto Qabiil baa dhex maree

  • @abdit8270
    @abdit8270 День назад

    Mooge hadalka badan iyo cadowga gudahaa lay yaqaan raali gelin haka bixiyo.....ha xakameeyo afkiisa ...islaanbaa waxa la yidhi inanteedii waxay raacday nin ay kala hanweyneed.. markaasay afaray tirisay...waxay tidhi waan kuu han weynaa ee waxaan kaa hunguri jabay markuu hoolif kula tegay😮

    • @khalidjiheeye3809
      @khalidjiheeye3809 День назад

      Dee wa runti sow reerkiisa kuma tidhaahdan wa cadawe cirka gala

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 День назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ME.LANDER
      @ME.LANDER День назад +1

      Cadowgii ha jabo Mayor Mooge ishood wilig yaaaahuuuu!!!😮😮😮

    • @khalidjiheeye3809
      @khalidjiheeye3809 День назад

      @@ME.LANDERaaamiin

  • @samiraa4535
    @samiraa4535 2 дня назад

    Tuug yaa ku aminaya

    • @ApdixakiinHassan
      @ApdixakiinHassan 2 дня назад +1

      Yaa Aminaad kaaga bahan siilow

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 2 дня назад

      Siilkaaga ka adkow adi

    • @CADNANCabdi-v9h
      @CADNANCabdi-v9h 2 дня назад

      @@samiraa4535 ka sheeke siilkaga qadhmuun ma rabo mayarkuye😂

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il День назад

      Solteeko tuug ah 🤣🤣🤣

    • @maryam-cd3gt
      @maryam-cd3gt День назад +2

      qofku hadaan cabsi ilaahay ku jirin wax kasta wuu iska qora. Subhna Allah. Ilaahay baa hargeisa u soo diray Mayor Mooge

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 День назад

    Aqoon uma laha iyo xirfad sure 😂😂😂😂

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 День назад +1

      Aduu ma u leedahay

    • @ME.LANDER
      @ME.LANDER День назад

      Xaaaaaaaassiidd hoooooh 😮😮