Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
100 jeer baan ku ceshceshtay heesta inaba caadi maahan Qaarada afrika ayey heestan qusaysaa Ilaahow nolol igu gaarsii qaarada afrika dadkeeda oo aqliga furfuray 🤲🤲🤲
Qalbi madoowad lee yoosan kugu dhicin wllo 🤣🤣🤣
Dhagayso ayadoo original ka ah, waxaa lahaa AUN Cabdinaasir macalin Saciid, kuguna daree ereyadii AUN abwaankii wadanigii waynaa Maxamuud Tukaale Cismaan iyo laxankii Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir iyo riwayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan sanadku waa 1978
@@ahmednucman4333 anaga mar waliba dhageysanaa qalbiganana wa saafi adu maxad qalbiyood leedahay? Yaa kugu yiri fankaa qalbiga madoobeeya ?
Faniinta sanadi ugu dambeye so baxay cawale Ka dambeye Kuligod wa eber ninkan wa u qiray Wlhi mukhtar tagero buxa u Ahay cawa laga bilabo 👑🇸🇴
Legend Mukhtar Barteedii Ayuu Dhigay Heestan Waxaan Leeyahay Keep Going!!!!.thanks.
Pro codkaaga ayaan ka helay Qofkii igu raacsan
Hees iyo bar runtii❤❤
Wallaahiya waa kutaageersanahay muqtaar sochel ispchal men (1)
Aamiin yaarabiyow
Ilaahay haw naxariisto qabrigana hawnuuro alfanaan cnasir macalin siciid inta garanaysa like saara waxaanu bas wada raacnay 18984 xamar👍
Xasuusin alfanaan cnasir macalin siciid
Heesta cabdinaasir macalin caydiid malahan waxaa iska leh cabdinaasir macalin allah ha unaxriisto waa hobol weyan ah waa ninka heesta badda case iska leh iyo heeso far badan
cabdinasir macalin bacalwaan
Heesta waxaa sameeyay abwaan Maxamed Cali kaariye ka hada qaadayaa na waa koobi
Heestu waa
Muqtar hore usoco bro
Originalkeeda clnasir macalin caydiid erayada abwaan tukaale
Codkaga Music la,anta ayu ku shidanyhy
Very nice song
MIDNA CEESH ISKA DAYACAN AANU DAAL USOO MARIN KAMA HELO DALEEDAHA WAA SIDAAS
Mukhtar Social Hore Usoco Lpx
Cod macan
Keep going bro
Top🌷🌷🌷🙏🙏🙏🌷
Wwwwwww
Waxaa lahaa heesta cabdiqadir macalin siciid
NINA CEESH ISKA DAYACAN MAAHA EE WAA HAADKA SAMADA DUULIYO DIINKUBA USIMAN CALAF MIDNA CEESH ISKA DAYACAN AANU DAAL USOO MARIN KAMA HELO DALEEDAHA
Fadlan heesta fanaankii Qaadi jiray magaciisa sax c/naasir macalin siciid buu ahaaye ma ahyn c/nasir m caydiid
Mahadsanid sxb qaaliya m.saciid waxaan kasoo gaabinay macalin saciid🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Maya c/naasir macalin caydiid baa ku qoran mana aha ee waa c/naasir macalin siciid erayaduna waa maxamuud tukaale cismaan aun laxankuna waa c/kariin faarax qaarey jiir
Mahadsanid wll🙏🏽🙏🏽
?,jlll
100 jeer baan ku ceshceshtay heesta inaba caadi maahan
Qaarada afrika ayey heestan qusaysaa
Ilaahow nolol igu gaarsii qaarada afrika dadkeeda oo aqliga furfuray 🤲🤲🤲
Qalbi madoowad lee yoosan kugu dhicin wllo 🤣🤣🤣
Dhagayso ayadoo original ka ah, waxaa lahaa AUN Cabdinaasir macalin Saciid, kuguna daree ereyadii AUN abwaankii wadanigii waynaa Maxamuud Tukaale Cismaan iyo laxankii Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir iyo riwayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan sanadku waa 1978
@@ahmednucman4333 anaga mar waliba dhageysanaa qalbiganana wa saafi adu maxad qalbiyood leedahay? Yaa kugu yiri fankaa qalbiga madoobeeya ?
Faniinta sanadi ugu dambeye so baxay cawale Ka dambeye
Kuligod wa eber ninkan wa u qiray Wlhi mukhtar tagero buxa u Ahay cawa laga bilabo 👑🇸🇴
Legend Mukhtar Barteedii Ayuu Dhigay Heestan Waxaan Leeyahay Keep Going!!!!.thanks.
Pro codkaaga ayaan ka helay
Qofkii igu raacsan