HEESTII MAXAA CADOW NAGU WAREEGSAN KOOXDA HEEGAN EE BOLIISKA SOOMAALIYEED

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 янв 2025

Комментарии • 60

  • @wadanistudioofficial6858
    @wadanistudioofficial6858  3 года назад +6

    WAXAAN U MAHADCELINAYNAA DHAMAAN TAAGEERAYAASHA KOOXDA HEEGAN MEELKASTA OO AY JOOGAAN WALAAL SUBSCRIBE. DHEH SI AAD NOOGU SOO BIIRTO

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 года назад +4

    Maasha Allaah, booliska Soomaaliyeed guulaysta. Waan idin jecelnahay, waanan ognahay inad durrufo adag ku shaqaynaysaan. Dadaala oo Rabbi garabsada, insha Allaahu wadanku wuu idiin abaal gudi.

  • @SOMALIMUSICCULTURE
    @SOMALIMUSICCULTURE 9 месяцев назад +1

    Maasha allah Hambalyo hambalyo Kooxda Heegan Ee Poliska
    Heestan Uu Halabuurey Pro Cabdirahman Bayle waa hees aad qiima badan oo qaaliya Aqoonyahan iyo Suugaanyahan illaa Dhaqaalayahan ayuu isku darsadey waan hambalyeeynayaa Pro Beyla
    Hobolada heesta qaadaya caadi maaha cod ayaa illaahay siiyey waa koox aan odhan karo Cod halkan buu ku dhamaadey
    Gabadha ugu Danbeeysa afratan fanaan ayaan ku haystaa oof caleeyk Gabadha ma arag gabadh aan u dhigo oo maanta kooxaha ku jirta She is one 1❤ Hambalyo ayaan leeyahay kooxda oo dhan halkaa ka wada hawsha aad qaranimada u haysaan 🎉

  • @farxaangureey8960
    @farxaangureey8960 3 года назад +3

    M.a kooxda Heegan abidkiin jira oo jooga

  • @farxaangureey8960
    @farxaangureey8960 3 года назад +2

    Taliye Dhabar adeegaada iyo Dadaalka waa mid dhaxal tooyaa Heegan hormariyay hampalyo Taliye🙏🙏

    • @abdoismail9030
      @abdoismail9030 Год назад

      Taliye Dhabar ma waxuu buuxiyey booskii Cabdi Bashiir Indha-buur?

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Месяц назад

    Aad baan u jeclahay k. Heegan mudo Hore ilaa iminka.waliba ilaah ha u naxariistee ab.cabdi Bashir indhabuur

  • @mrabdiwali4889
    @mrabdiwali4889 3 года назад +1

    Maashaa allaah,heegan ,waa sax,waa sax,waa sax,hambalyo,qorax Soo baxday iftiinkeeda calaacal laguma celin karo,wada wada,wada,qore,abdiweli jeego,Nairobi,Kenya,mahadsanid,mahadsanidiin.

  • @abdullahibaa4238
    @abdullahibaa4238 3 года назад +1

    Masha allah horey usocda kooxda heegan keep going

  • @mustafjilacow148
    @mustafjilacow148 3 года назад

    Masha allaah hore u socda ciidanka boliiska soomaaliyeed keep going

  • @mrabdiwali4889
    @mrabdiwali4889 3 года назад +2

    Marka hore,waa hees ku haboon xilligaan,Marka xigta walaalayaal mahad aan la Soo koobi Karin,Marka sadexaad,waxaan ka codsanlahaa qof kasta oo uu ku jiro Dareen aan qayirmi Karin ama aan la badali Karin ee soomaalinimo,inuu heestaan si taxadar leh u dhagaysto,qore,abdiwelijeego,mahadsanid,mahadsanidiin,Nairobi,Kenya.

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 года назад +2

    Mansha Allah somalia is back alow idin dhowr

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    RunEY badanbadan galab wanaagsan as, Nafsadayda ma ihi shaqsad Alxamdulilah YariisEey

  • @farxaangureey8960
    @farxaangureey8960 3 года назад +2

    Waa Hees xambaarzan murti iyo suugaa mugweyn

  • @boqoradaleylo2904
    @boqoradaleylo2904 3 года назад +1

    Masha allah kooxda heegan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    Runeeey Run SaxEEY badanbadan

  • @shukrihassan2144
    @shukrihassan2144 3 года назад +1

    Hambalyo kooxda heegan

  • @HiboMohamedAbdi-j5o
    @HiboMohamedAbdi-j5o 2 месяца назад

    Waaw❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiharun4
    @abdiharun4 Год назад

    Wasiir Bayle hees dhaxal ah iyo maamuul dhexel gal ah buu ka tagay

  • @keyfmohamed6176
    @keyfmohamed6176 3 года назад

    M.a♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💪🌍🇸🇴

  • @feisalborow7490
    @feisalborow7490 3 года назад +1

    Mash allah

  • @abdiyusufabdirahman8625
    @abdiyusufabdirahman8625 Год назад

    XASUUSTII FARAMAAJO❤🧡💛💚💙💜🤎🖤

  • @YusufisaaqmaxamudYusufisaaq
    @YusufisaaqmaxamudYusufisaaq Месяц назад

    Aaaa❤❤

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Год назад

    Fiintaa Ciyaysa Weli !! Hobalada Heegan Ciidan Boliska Somaaliya

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 Год назад

    Shalom ma nihin carab shalom

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    Facyaashay troonEey

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 10 месяцев назад

    Tolaaay oo tolkeey jirye guul somaaliweeeey

  • @cabdulaahigoobe9592
    @cabdulaahigoobe9592 3 года назад

    Horay usocda
    Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul somaliya Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul nabad iyo nolol

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 6 месяцев назад

    Saxibtey anga qora tarqida mariska joe and m ali

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 6 месяцев назад

    Xamar nahay hargey9sa wa wllo bixi dila no isaq

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 3 года назад +2

    Wewewe 🥰 🥰 🥰 🥰 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏅🥇🏅🥇🥇🥇🥇🏆👌👌👌👌👌👌👌

  • @mahadfaqid7194
    @mahadfaqid7194 3 года назад +1

    Guul badeena

    • @mahadfaqid7194
      @mahadfaqid7194 3 года назад +1

      Dowlada soomaliya faftiga reysalwasaare kuxigeenku hogaaminayo

    • @mahadfaqid7194
      @mahadfaqid7194 3 года назад +1

      Guulguulsomaaliya guul

  • @98bbb
    @98bbb Год назад

  • @shamisaxmed5915
    @shamisaxmed5915 2 года назад

    Kkkkk😭😭😭👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙌💪💪💪💪💪💪💪👈👈💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏👏👏👏👍👌👍👍👍👍👍👍👍

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 11 часов назад

    heesaha iyo caydaba xasan wuu ku raaxeytaa mar haduusan maqleyn xildhibaanada oon xilka dhiib laheyn ama umad sida shuubta kale banaanka u soo baxda oo leh dooni maeyno xasan sheekh dooni meyno ee ama dhiga magaca hooyadij fadaraalka ama shacabka soo bixiya si ay idiinku daydaan xamar dhibaato weyn ayaa hesata baahi iyo barakicin intaad heysaana beelcaalam oo idin dhex galeysa ma jirto

  • @suleekhaxasan2164
    @suleekhaxasan2164 2 года назад

    Walee heeso macsi.ah.ayaan.guul.lagu.gaarin.ilaahay.utobafkeena.oodiintiina.ku.toosanada.cidwalba.waad.ka.adkaan.doontaan

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm Месяц назад

    Waa xukun doon

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm Месяц назад

    Waxba maxasuusato maantana ma rashiyaan ayaa maantana ku caawinaya uqsumu bilaahi hadaadan bixin xabad ayaad ku baxaysaa adigu saldhigyo iyo lacagtii jiifoo jaq waar waxaasi way soo dhamaaden ciidanka somaliya ayaa ku filan amniga dalka alshabaab ayaa timi waa dad somaliyeed oo mabda qaldan aaminsan anagaa wadahadal iyo dhaqan celin u samayndoona wax sidaa u fog masha

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    Qadarinbadan

  • @calibulshaawimusic7388
    @calibulshaawimusic7388 3 года назад +2

    Maxaa cadow
    Nagu wareegsan
    Hees iyo kooxda
    Police ka somaliyed
    Guul kooxda qaranka
    Heegan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    Noloshayda heeryashan bay i jogtaba Noloshaydu

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    Familyyy Systems farac Soo dhawoow badanbadan QatraayEEy QaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey Noocyadey ugu QiimobadanEEy WELDOOOOOOWN soo dhawoow soo imaw YariisEey

  • @AhmedAlamito
    @AhmedAlamito 6 месяцев назад

    Waxdhanbaan hees wadani ah

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 26 дней назад

    Weligaa ma aragtay muslim wanaagsan

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 26 дней назад

    Hadii soomaligu yahay carab muxuu u noqon waayey afkiisa hooyo af carabi

  • @CabdiRahman-ig2hm
    @CabdiRahman-ig2hm 7 месяцев назад

    1111

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 26 дней назад

    Dameeraha is moodey fardahu yihiin beenalayaan kow eyda carabta waxaa kow ka ah xasan sheek maxamuud iyo eyda keentay isaga kuwa kuwa keenay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    Horseedad horjoogto liska boolaysanaya jilafato meeqojeer

  • @Abdirage-zq1mg
    @Abdirage-zq1mg 2 месяца назад

    Hello Mr dictator muse bihi alxaaraami ogow dhuumashada qaar ee dhabarku muuqdaa waa dhib iyo hadimo doorashadii hore ayaad ku nabadgashay ee xaaraanta ahayd tii aad boobtay dee saaka muuse dee saaka tani waataad ku dhiman lahayd waar hoy muusow hadaad nabadqabtaa ee iska tag hada muusow sidaadii ayaad ooyi markaad laba ifiso dhagahaaga ay dhinac marto hada markaasaad Hadal Kala kaana bilawdaa ilayn fulay fulay dhalay ayaad tahay magaca ilaahay xataa cid ku difaacda malihid samaha dhinac joogso hadaa is tidhaa mantana boob dacawo halkay macal ku baratay ayey macaluul ugu bakhtigaa maydkaaga xabaashiisa ayaa halkaa ka qodan Ayaan umalaynayaa