MAASHAA ALLAAH HEESTAAN ABWAANKII SAMEEYAY WUU U FIIRSADAY WAXA KA SOCDO SOOMAALIYA OO WAQTI KU HABOON AYUU SOO SAARAY. ABWAANKA FIKRADA FIICAN ALLAHA KUU SIYAADIYO AYAAN LEENAHAY INSHAA ALAAH
Qoraalka aad meesha kuqoran Iyo erayada aad qaadaysan Ima lah wayo xasan iyo xamse xnun mahad ba ku dhacay bad so qorteen lkn nacayb xasan xamse iyo mada ba ku dhacay waye kadir wll
Heesta waa iga gadanthy lkn sida loo jilaayo qofka baahiyaha gaarka ah qaba waa ila qalad sbbtoo ah wxa jira dad si sax ah ula xnnsan xnnkaan wxayna muujinaysaa in lagu nacaayo 😢
Waa isla fiican yihiin lakiiin dal an mucaaradka Laheyn see u egyahay. Dunida seddaxaad bal eeg sida looga fakaro lacag ban biixinaa ii caaya dadka siyaasiinta eeg Soo horjeeda xataa wadamada kaaladda kama dhacdo
Muuqaalka Heesta wuxuu gaf ku yahay dadka Xanuunada qaba. Waa loo gafay dhibanayaashii 😭. Afeef: Dhaliisheydu ma quseeyso ereyada heesta ee waa muuqaalka uun.
Hawiye cabursan hees ay ku tageren xasan gurgurte yey waxa u dhinta an adinka ahayn saa waxa u barkaca ku riday oo ka calcala baraha bulashada waa hawiye dhibka u idin gesto mar walbo somalida kale inlama qabto sida ola socoda mida kale qofka aad ku raystan ama dowalad dhaba idin qabta oo aad u oydan ama somaliya hogamin jiray ama lo bahanyahay waa nin Darood ismacil aha hawiye ohinta daya adkeysta intu nin darood idin so micinayo saa hees hal dollar baa nafta idin geysaysay adinko urka ka gubanaye xamse waa nin darood ismacil xisabta ku darsada isku halenta badan iska daya 😂😂lafo abeeso hoos bey ka xariran 😂😂😂
MAASHAA ALLAAH HEESTAAN ABWAANKII SAMEEYAY WUU U FIIRSADAY WAXA KA SOCDO SOOMAALIYA OO WAQTI KU HABOON AYUU SOO SAARAY. ABWAANKA FIKRADA FIICAN ALLAHA KUU SIYAADIYO AYAAN LEENAHAY INSHAA ALAAH
Naceyb Hasan iyo Hamse ,Xanuun Mahadbaa ku nacay waa iga gadan tahay heesta. Nacabkoow Xanuun u dhinta. Heestaan abwaanka alifay waa saaxiibkeey Qaali ah aabihiis. Allah xifdiyo
Nabiga ku saliya [ scw scw scw scw scw scw ]🩶🩶🩶❤️❤️❤️💙💙💙🩵🩵🩵🤎🤎🤎🤎♥️♥️♥️
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
Yessss🤟🤟🤟🤟🤟🤟
Waa hees tabaneyso xaqiiqda runta ah 💯
Nacayb xasan iyo xamse io xanuun mahad baa ku dhacay another level 💯 👌 2:27
Waw waaaaw 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰Qarankeenu Ha waaro kooxdayna noolaada
Inta nadaba diidan naceyb xasan iyo xamza iyo xanuun mahad baa ku dhacay
Meel ayaa la saarey Aloow nabada umadeyda u kordhi aamiin aamiin
Naceeb xasan io xamse xanuun mahad baa ku dhacay yasalaaam madax weyne xasan shiiq dal xureeye ❤❤❤❤❤
6:53 Xumaantaa Qabyaaladiyoo Intiii Xil Ku Howlaneyd Xasarad Kicintana Jecleyd nacayb xasan iyo xamziyo xanuun mahad baa ku dhacay Kooris Waa Waali Xarfaaneey 😂❤
I think iney tahay xin not xil
@@rawdaabdirahman5591 Maybe it's because I listened once thank you xil maahan waa xin👍
Jah hestan waxa dawanaya 30/7/2023 inta iga dambeyso love ii saara❤😊
Viva Hasan iyo Hamse xanuun Mahadbaa ku nacay 😂
Hees iyo bar waaye🖐️🙏🇸🇴❤️
Guuuuuuuuuuuul Badbaado qaran team
Hees xaqiiqda mucaridka karun shegaysa ader namaqaldaysin we love madaxdeena maanta
Mashaallah Mashaallah kooxda badbaado qaran
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
Mbb mooryaaanta baraha bulshada
Hassan tuuug Somalia god dheerbuuu ku riday
Naceb hassan hamze xnuun mahad baa ku dhacay 👊🏼
Heessti qarniga xanuun mahad ba ku dhacay cbb 😂😂😂
Anigu inkastoon nabad iyo nolool tageersana hadan heestan waa hees macaan❤❤❤❤❤❤❤❤
Madaxdda in la dhaliilo waa caadi Xilkaaba dhaliil leh, ee kooxdaan caadi maaha iyo heestaba miraha-laxanka waa 100,100. Woof
❤kudhacayeey Xanuun Mahadbaa-dhacay❤😅 Hanoolaado Prem minester Xamasa Xayyi❤❤
Maasha alaah hees iyo bar
Naceyb xasan iyo xamziyo xanuun mahad baa ku dhacay.
Jiliinka kooxda hido wuu iga gadan yahy😂
Mashallah ❤❤❤
Hestii waa top waliba inanta udanbeysa codba kularan mashaalah .
Heesta caadi ma aha waa heestii qarniga
Xanuun mahad baa ku dhacay cbb😂😂
Waaaw heesta Sanadka❤❤❤
Guul xasan iyo xamza from mauritius 🇲🇺
Hhhhhhh 🤣 khawaarij iyo CBB 😀
Wlhi kuwaan arkay xanuun mahad baa ku dhacay
Heestan waa heesta sanadka 100%
Ovvvv Hestan waqtigeeda ayaba hada ah nacayb io xanuun xasan ba ku dhcy😂
Xanuun mahad baa kudhacy wllhi walideda wadato
😂😂 idin ku dhac waan ba idinka nasaneee 😂wadani ahay qaraxa ayaa noo keeni jiray alx allow adaa na dhafiyay
Xanun mahad baa ku dhacy
Cajiib markaan abwaan tahey umada lama kala geeyo ee waa laysu soo dhoweyaa ogow soori way dhamaaaa laakiim soomaalinimadu madhamaato
Hees iyo badh❤
Walahi benmahan xanuun mahad bakudhacay😂
Waaw❤
Ninka matalaaya nacayibka siduu u matalaayo baaba cajiiba.Hees aad u sarayisa👏👏👏
Xanuun mahadbaa ku dhacay
Wow ❤ tani waa run
Xamse xasan mahad allow no daa cimriga usiyaadi
Gabdha u danbeeysa mansha Alah cod qurxoon bee leedahay waan ka helay.😊
Yes yes yes right
Wow, another hit.waa runtiin thank you guys
Qoraalka aad meesha kuqoran
Iyo erayada aad qaadaysan
Ima lah wayo xasan iyo xamse xnun mahad ba ku dhacay bad so qorteen lkn nacayb xasan xamse iyo mada ba ku dhacay waye kadir wll
Abwaan daahir Cabdule calasow ereyo iga gadan
Naceb xassn iyo xamse xanunu mahad kudace
Waaw👌👍❤️
Asagaa XIRIIR lalahaa argagisada IgA jooji lacag ayey ka helaan AAWEY sanad islama dhaafeynoo
Balcad ku taga baabuur
Xamar fan mayaalo😂😂😂😂
2:17 soon
😁😁😁😁👍👍👍
After 1m like
Heesta waa iga gadanthy lkn sida loo jilaayo qofka baahiyaha gaarka ah qaba waa ila qalad sbbtoo ah wxa jira dad si sax ah ula xnnsan xnnkaan wxayna muujinaysaa in lagu nacaayo 😢
Exactly waa ku qalad iyo xad gudub dadka baahiyaha gaarka ah qabo 😭😭😭
Hhh dadka baahiyaha gaarka qabo ma ahan waa jilayaa ninkaas muqaalka bilawgiisa fiiri waa fiican yahay
Waxii lagu nacay ayeey qabaan.Yaahuu
❤️👍❤️👍❤️🇸🇴♥️🥰🥰😊😊
❤❤❤❤❤
Waaba hees cajiip ah tan
CBB lives matter😂😂😂
Waa isla fiican yihiin lakiiin dal an mucaaradka Laheyn see u egyahay. Dunida seddaxaad bal eeg sida looga fakaro lacag ban biixinaa ii caaya dadka siyaasiinta eeg Soo horjeeda xataa wadamada kaaladda kama dhacdo
Xasan iyo Mahad maxaa looga xanuunsana xoolihii umada ayeey xaabsadeenbey oo wadankiibeey xaalufiyeenbe
Heesta waxaa macna tiray afgobaadsi la'aanta iyo sheegidda magacyada madaxda, ku sii dar ninkaan xanuunka jilayo, waayo dad waxaa jira baahyo gaar qaba oo xaalad adag oo run ah ku jira oo qaabkaan u eg.
Dadka sociale media baroorta la fadhiyo reer ooyaaye waxba looma reeban 😂😂😂😂😂
Kooxda hido new waabari fanaaniin cod halaasi ah leh iyo waxaa isugu tagay abwaano qiimo
hadhow yaanan maqalin heesta deyn baanu ku qaadnay
Dad wadaxanuunsanbaa heesaya
Qac baa yerte wale😂
Muuqaalka Heesta wuxuu gaf ku yahay dadka Xanuunada qaba. Waa loo gafay dhibanayaashii 😭. Afeef: Dhaliisheydu ma quseeyso ereyada heesta ee waa muuqaalka uun.
2 mnit
5.41minit
And 6.49
Waa inta ugu mc heesta
Xasan Xoogsade, Marxuum iyo mahad kawaanle😂😂😂😂😂😂
Naceyb xasan xamse xanun mahad ba kgu dhcy
Yuusan ku xoogin quruxeey 😂
Xanun Hassan Iyo hamze , mahad kudacay
Hawiye cabursan hees ay ku tageren xasan gurgurte yey waxa u dhinta an adinka ahayn saa waxa u barkaca ku riday oo ka calcala baraha bulashada waa hawiye dhibka u idin gesto mar walbo somalida kale inlama qabto sida ola socoda mida kale qofka aad ku raystan ama dowalad dhaba idin qabta oo aad u oydan ama somaliya hogamin jiray ama lo bahanyahay waa nin Darood ismacil aha hawiye ohinta daya adkeysta intu nin darood idin so micinayo saa hees hal dollar baa nafta idin geysaysay adinko urka ka gubanaye xamse waa nin darood ismacil xisabta ku darsada isku halenta badan iska daya 😂😂lafo abeeso hoos bey ka xariran 😂😂😂
Sxb
Hassan Sheikh iyo Mahad Salad
Waa labo tug, Ikraan Tahliil ku maqan tahay
🤣🤣🤣
Macnaha sugaanta hadad garanaysan waxan shaarac lamiina so istagteen,
Inad qof tageerta, qofna kaso hor jensataa, waa caado so jireena,
Balse waxa foolxumo ah inad habar iyo murti xumo sharac laso istagtaan.
Midka is qalqalocinaya waxan alle ugu baryayaa inu darensiiyo nimcada alle siiyay ee uu ka been sheegayo inu garansiiyo.
Mayee wxaa saxnaa kuwii baraf iyo balaayo lasoo istaageesay jidadka😂😂
Cbb qac aa ka yeertay wlhi heesta waxaay ka hadlee xaqiiqda aad ku sugan tahiin tuug yahay maffiyada ah kkkkkkkkk
Damjadid idin ka maser farmajo idin ku dhacay
Ķkkkk
Waxa maser farmajo barales la ah wa la og yahay damjadid bosatif barales cudur farmajo ku dhacay ya rabo horta
Beri haka soo qaylina xassan iyo xamse😂😂😂Somaliya wax ku howlan baaba iska yar xamarna waataa ololaysa hiiran iyo shabeele warkooda waa hayna
Soo habaartan hee dadka naceebka haaya ka mid tahaye
Xanun Hassan ba kudacay 🤣
Hees iyo badh ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤