Soonka 10ka Bisha carafo in la xiriiriyo Nabiga kama sugna Sh Xassaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • BOOQO Qalaafe Media Official Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato . Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
    Ku Dhufo Halkaan 👉 / @qalaafemediaofficial

Комментарии • 52

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. 4 месяца назад +13

    Maa shaa Allah, Allaha barakeeyo sheekh aad u aqoon badan, oo xaqa aan la gaban, Allaha ku xafido

  • @HirowAadan
    @HirowAadan 4 месяца назад

    Mashaa Allah shekh xassaan xuseen Allah xakobarkeeyo aamiin

  • @SalaadSheikh
    @SalaadSheikh 4 месяца назад

    أسد السنة حفظك الله من كيد الأعداء

  • @AbdirahmanAhmed-hd8up
    @AbdirahmanAhmed-hd8up 4 месяца назад +2

    جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @caishokhalif4180
    @caishokhalif4180 4 месяца назад +1

    Xabiibii ya RASULLULAH ❤❤

  • @HirowAadan
    @HirowAadan 4 месяца назад

    Scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @KhalidMankey-wm2ji
    @KhalidMankey-wm2ji 4 месяца назад

    بارك الله

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 4 месяца назад

    Allah swc haku barakeyo sheikh

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 4 месяца назад +2

    Scw scw scw

  • @shukrisheik4403
    @shukrisheik4403 4 месяца назад +1

    Scw scw scw scw

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 4 месяца назад +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @kaabeabdi7549
    @kaabeabdi7549 4 месяца назад

    jazaakallahh libaaax

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 4 месяца назад +1

    Maansha allh

  • @ahmedaden9303
    @ahmedaden9303 4 месяца назад

    Mashaa Allah ❤❤

  • @nashmaamaxamed21
    @nashmaamaxamed21 4 месяца назад

    Scw

  • @abdullahiahmedhassan4397
    @abdullahiahmedhassan4397 4 месяца назад +1

    12:00

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 4 месяца назад +6

    Sheekhow Daliil haloo keeno in Soonka aan laxiriirin karin. Billaahi Calaykum waxaan ubaahnayn in Shaki lagaliyo yaan Shaki lagalinin. Nabiga Salallaahu calayhi wasallam ma diidin in lasoomo oo manahyinin, marka maxaa keenaya hadaladaan kale. Dad badan baa sooma Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha u aqbalo. Allaahumma aamiin. Soonka waa lala samayn karaa cibaadada kale hadey Qur'aan akhris tahay iyo hadey dikri tahay iyo hadey in lashaqeysto tahay. Soonka waa Cibaado Mucjizo ah oo qofka kudadaala uu yahay qof Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa Xifdiyay. Midda kale dadku isku Awood iyo isku iimaan ma'ahan. Soonka sunaha waa Cibaado, waa Caafimaad, waa Dambi dhaaf. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kabaqa umadda Cibaadadeeda yaan lagu dirin oo lanacsiinin, SUBXAANALLAAH.
    أللهم ردنا إليك ردا جميلا.

    • @abdirahmanmahdi2066
      @abdirahmanmahdi2066 4 месяца назад +1

      Hadalka dhamayso cinwaanka ha akhrine

    • @islamicvideos6396
      @islamicvideos6396 4 месяца назад +1

      Malin walbo oo jumca hadan soomo cibaado jaceyl mey noqoni mise bidco?

    • @abul-banaa2114
      @abul-banaa2114 4 месяца назад

      Walal warka kasug sheekha iskumeel unbaad uwadaane. Midakale soonka in laxiriiriyo wax diiday mataqaanid miyaa soonabiga nnkh mareebin soomudahriga.

    • @XuseenAlasta
      @XuseenAlasta 4 месяца назад

      ​@@islamicvideos6396Bidco cad ayey noqonaysaa waliba tusaale fcn waaye
      Inshardi laga dhigo lee la diiday ee ha soomina lama dhihin

    • @basrahaji8863
      @basrahaji8863 4 месяца назад

      ​@@islamicvideos6396jimcaha kaligii lama soomo

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 4 месяца назад

    Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @AbdirisakAhmed-g3i
    @AbdirisakAhmed-g3i 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abu_saalim2002
    @Abu_saalim2002 4 месяца назад +2

    Asc wllo xuseenow adigu xld kwrn sdthy midda kale sh xaaladiisa nooga waran wllo ardeyda sheekha baanu nahay wxn ku faraxnaa xaaladiisa in aan wax uun ku ogaano fadlan inooga waran midaas!!

    • @SheikhMohamed.
      @SheikhMohamed. 4 месяца назад +1

      Sheekha wuu fcnyhy. Ducada u badiya 10kan iyo wixii ka dambeeya..

    • @qalaafemediaofficial
      @qalaafemediaofficial  4 месяца назад +3

      Wcs alx akhii wuu fiicanyahay

    • @CaliFarax-qz8nc
      @CaliFarax-qz8nc 3 месяца назад

      Miyu xanasanayay walal​@@SheikhMohamed.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 4 месяца назад

    Shiiqo jooji caamo

  • @hawasharif3055
    @hawasharif3055 4 месяца назад

    8:51

  • @islamicvideos6396
    @islamicvideos6396 4 месяца назад

    ❤❤

  • @AbuYasir2023
    @AbuYasir2023 4 месяца назад

    Sanad kasto dhul hijjah sagaalka hore waan soomaa inshaa Allah

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 4 месяца назад

      In Sha ALLAAH
      Waa goorma maalinta 9-ka ee la soomo walaal ?
      Jimcaha miya mise sabtida ?
      Iidana ma Sabti mise Axadda ?
      Mahadsanid

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 4 месяца назад

    Shiikhu waa nin caqli badan wuxuu yiri nebi maxamed scw oo 9kaa beri soomey car keena nebi maxamed scw hal xaj ayuu xajiyey wuxuuna ahaa xajkii 10aad

    • @SheikhMohamed.
      @SheikhMohamed. 4 месяца назад

      Xata 10 sano oo madiino joogay sheeg mar uu 9bari soomay oo xiriiriye,..Infta uu xajiye yaa isweydiiue, xaaji maba soomo xata carafo,

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan7110 4 месяца назад +1

    Dhageyta wakaa

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 4 месяца назад

    Csw ,ok

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 4 месяца назад +1

    Hadalka o duuduub ah Sonka ugu fican uguna fudud,wa malin dhaaf u soon. Ku beeg maalinta carafa inad soman tahay.

    • @Fatumahirsi76
      @Fatumahirsi76 4 месяца назад +1

      Hhhhhh waa iikoow 10 kaan maalin oo shuhba lagalinaayo

  • @ahmedabdi3784
    @ahmedabdi3784 4 месяца назад

    Daliil diidaayana ma jiro

  • @mohamedsabriye4547
    @mohamedsabriye4547 4 месяца назад

    Cibaadada dadka yaan loo urinin ama lanacsiinin ee kheerka hala daayo la jiifiyaa banaan la joojiyaa banaan.