Iga Raali Ahow Steve , Mahadsanid Shiikha Azhar .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 610

  • @Ziizow10
    @Ziizow10 3 года назад +14

    awey dadkii jeclaa rasulkeena scw❤️❤️☝️😔

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 3 года назад +54

    Cidna ma badali karto kitaabka quraanka ee Allah hasoo dajiyay samawaadka ee haku seexdo qof kasta oo muslim ah oo waliba aan ahayn muslimka bugta ah oo bilaa iimaanka ah qof waan ku kalsoonahay Allah iyo rasuulkiisa cidna mabadali kardo sida uu yahay ayuu ahaan donaa ilaa qiyaame insha Allah 🤲🏾🤲🏾

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 года назад +101

    سلاما لمن تحطم قلبه واستمر ابتسامته

  • @xasandheerecqaadir6795
    @xasandheerecqaadir6795 3 года назад +23

    يريدون أن يطفئون نور الله بأفواههم ويأبى الله إلا أن يتم نوره ولو كره الكافرون

  • @nimc_8
    @nimc_8 3 года назад +51

    Allah swt wxuu yidhi:
    إِنَّا نَحْنُ نَزَّلْنَا ٱلذِّكْرَ وَإِنَّا لَهُۥ لَحَٰفِظُونَ
    Annagaa soo dejinay quraanka annagaana dhawri.
    Markaa cid bedeli karta ama horjoogsan karta hadalka ilaahay (quraanka) ma jirto ilaahayna wuula jiraa dadka rumeeyey.😊 wx kale garanmaayo wlhi waan naxy arrinkan markaan maqly ilaahay hanaga qabto mdaxda sidan ah runtii waa ayaan daro wlhi wxani si kastaba qadarta ilaahay baa socotee ilaahay hasoo hanuuniyo ama hanaga qabto 😢💔

  • @guri_kacad8986
    @guri_kacad8986 3 года назад +108

    Waa laga guuleysan doonaa insha allah
    Kufaarta iyo dadaka muslimiinta sheeganaya ee la dagaalamaya islaamka

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 года назад +6

    Imaaraadku awalba faasiqin bay ahaayen, dawladaha islaamka yagaa dumiya, yagaa musliminta isku dira, insha Allah ilaahay baa dhulka la Simi doona, Rabiyoow waxba nagama galine sidii Reer Caad balaayo u soo dir Imaaradka 🤲

  • @sharmaarkemuhammad2968
    @sharmaarkemuhammad2968 3 года назад +27

    صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم (يصبح الرجل مؤمنا ويمسي كافرا ويمسي مؤمنا ويصبح كافرا يبيع دينه بعرض من الدنيا
    اللهم إنا نعوذ بك من الفتن ما ظهر منها وما بطن
    نسأل الله السلامة والعافية وحسن الختام
    اللهم ءامين اللهم تقبل

  • @yb1576
    @yb1576 3 года назад +66

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 года назад +49

    Masha allah shiikhul azhar allaha xafido waa jeclahy waxbadan noo qabty jaamacada 🥰

  • @zaamiya729
    @zaamiya729 3 года назад +11

    Channelka kaliya ee somali ah oo aan dawado wlhi,, thank you so much

    • @jabrafx6112
      @jabrafx6112 3 года назад

      Beenta naga yaree😂

    • @zaamiya729
      @zaamiya729 3 года назад +2

      @@jabrafx6112 Allah knows

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 3 года назад +6

    Cumar inshaar adiga iyo wallalaha kugu xiranbo allaha idin xifdiyo
    wax badan kaa faaiiday mawduucyadaada taariikaha iyo dadka waxtarka leh aad uga hadasho aad u jeclahay

  • @WadnaQabad
    @WadnaQabad 3 года назад +28

    Jamacada Al:Azhar aya usocda si aa wax uga sobarto insha allh mardhow
    Allah iifududeyo 🤲

    • @Rufaifx
      @Rufaifx 3 года назад +1

      I.a

    • @abdimalikaxmed126
      @abdimalikaxmed126 3 года назад

      Wadanke kutlaaa proh

    • @WadnaQabad
      @WadnaQabad 3 года назад

      @@abdimalikaxmed126 Egypt 🇪🇬 Cairo
      Masar qaahira sxb

    • @abdimalikaxmed126
      @abdimalikaxmed126 3 года назад

      @@WadnaQabad mashalah diinta proh sxb iyada ku,anfaceeso somabaraneysid

    • @WadnaQabad
      @WadnaQabad 3 года назад

      @@abdimalikaxmed126 sxb diinta waa barta hada waana sibarn dona insha allh
      Lkn hada diin maaha kuliyada aan kaso baran rabo

  • @abdallahitoure7426
    @abdallahitoure7426 3 года назад +1

    انانحن نزلنااللذكروانا له لحافون allah ayaa horey ugu dhahay nabi muxamed SCW marka gaal maanta un soo baxay wax kabadli maayo hada kidibna kama badali doona insha allah waxaan ku jirnaa zaman aakhirkii ugu danbeeyay mar aan ku fara afkaana diinta ugu wanagsan horey iyo gadal thnks wll OMAR

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 3 года назад +25

    Stave harvey legend weeeye ilaahey waxan ugu baryan inuu soo hanuuniye diinta islaamka uu qaaato🙏💕

  • @القرانالكريم-خ9ر9ع
    @القرانالكريم-خ9ر9ع 3 года назад +34

    Allaw naga qabo kufaartaan adigaa awood leh yaa rabi yaa allaah

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 3 года назад +3

    Masha Allah waad tawaaducday Cumarow Ilaahay aktiisa maqaam sare haku gaarsiyo.

  • @Hannilacky
    @Hannilacky 3 года назад +6

    Subxanalaah YA RABI naga qabo imardka masibaday wadan iyaga kucali

  • @mohamedyusuf7734
    @mohamedyusuf7734 3 года назад +8

    Masha allh bro, qofku hadduu marba yaqaanno garaabidda ama garowshiyaha waa qof caqli leh 👍👍 keep going bro Omar inshar

  • @Elyasishack
    @Elyasishack 3 года назад +36

    Mashallah ☑🙏

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 3 года назад +6

    Mashallah cumar walaahi
    Waa nin caaqil ah thanks brother

  • @diirieabdullahi5702
    @diirieabdullahi5702 3 года назад +3

    I watch him. He is a great motivational speaker and a man who speaks on issues affecting our lives.
    Please waxaad kasoo hadashaa Illaj Mohamed iyo Nation of Islam. Arin aan aad ula cajabay, fajacna igu reebtay ayay xambaarsanyihiin'e.
    Thanks✋

  • @daahirronaldo6852
    @daahirronaldo6852 3 года назад +11

    Subxaana alaaah
    Ilow diinteena iyo qiyam keena nagu hagaaji

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 3 года назад +1

    War waa yaabee imaaraadka islaanimadii may ka baxeen acuudibillahi waa iga yaabsheen balo idin heshay ilaahee Steven waagii hore Muslim umalayn Jira shiiqa Azhar Alle ha xifdiyo

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj 3 года назад

      wllhi iyaha diinta inagag fiican ayagu waxaso dhan sameeynaya dabcan waa ajaanib kuwa wa aas sameynaya

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 3 года назад +3

    Yess wnkugu raacsanhy inaadan qof iska dhaleecayn khld yaruu galayna buunbuunin sababtuna tahay kaliya inuu kaa caqiido iyo diin duwanyhy kaliya inaad dhahdo mxuu kala ogyhy waa gaale taas ani khladaa u arkaa qof shakhaiyadiisa iyo afcaashiisa ku xukun not wuxuu aaminsanyhy iyo mabaadi'diisa

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 3 года назад +2

    Ustaad: Omar keep up 'Allah with you'.

  • @abdulkadirmohamed8614
    @abdulkadirmohamed8614 3 года назад

    Maasha Allah cumar Ishaar ,adeer Allah ha ku xifdiyo waxii dulmi ah in aad ka fogaato Allah ayaa kugu jecel wax khayr ah ayaad samaysay.Aad ayaan u jecleystay hawraartaadii wanaagsana ee aad ku raali gelinaysay Steve Harvey sababtoo ah waxba kama oga waxaad ku tiri walow aan laftigaygu iyo qof kasta oo muslim ah uusana arintii mideynta diimaha uu arkay wax aad u xun oo in lala dagaalamo ay istaahishay,hadan in aad waxii qalad ah oo ka dhacay in aad Allah dartiis aad u garato oo aad cafis qofkii aad ka gashay aad ka dalbato waa arin muslimnimo ah oo geesinimo leh(well done)

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 3 года назад +108

    The one N only Legend omar inzhaar manshalah 😊

  • @ahmedader4283
    @ahmedader4283 3 года назад +22

    Walaahi kenaalkan maalinkaan bartay ilaa maanta wax uun baan kaa faaiida maasha alaah wll horay usoc🥰

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 3 года назад +11

    Xaaladaada badal unta aad isku mash quulineyso xaaladaha dadka ka kale wana xaqiiq manta ayaan badalaya xaladaas 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Mustaqbal-g1g
    @Mustaqbal-g1g 3 года назад +7

    Waan salamaya soo gudbiyaha barnaamijkan ogaansho
    Iyo team ogaansho

  • @nimcobare3452
    @nimcobare3452 3 года назад +7

    "AxadkaN Shartiisa Alle Ha Innaga Wanto"😊

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 3 года назад

    Maasha allaah illaahay ha kula jiro Adduun iyo Aakhiro. Wax badan baan kaa daa,iidney halkaa nooga sii wad Aqoontaada iyo xogogaalnimadaada xaqiiqada ku salaysan, iyo damiirkaaga wacan ee dhan kastaba ah. Mahadsanid.

  • @abdirazakgarad8785
    @abdirazakgarad8785 3 года назад +10

    Channel-kaan 5 sano camal ayaan ku xiranahay. Wax badan ayaan ka faa'iiday oo taariikh iyo cilmi ahba. 👍

  • @abdinuurabshiraliinshaar9027
    @abdinuurabshiraliinshaar9027 3 года назад +1

    Kaduwanashaha dadka kale aad kaduwantahay waa sirta guushaada . Thanks wll

  • @ummuhassanandhussein
    @ummuhassanandhussein 3 года назад

    masha allh aqoon waad ledahaye alle haku siyaadsho ttawaaduca aya halkaas kugarsiiyaye

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 3 года назад +5

    Emotional quotient qofka hadu ka dhisan yahy waxa ciqabaya damiirkiisa inu dadka ku xad gudbana wu iska ilaliya

  • @yb1576
    @yb1576 3 года назад +28

    Subxanalahi wabixamdihi subxanalahil cadiim

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 года назад +1

    wcs mahadsanid wll imaaraatka waa cadowga islaamka loo adeegsado in ay dumayan alle ha naga qabto shartooda

  • @iftiinkanaal7493
    @iftiinkanaal7493 3 года назад +2

    Mahadsanid walaal cumar sababtoo ah qof kasta wax baa iska badalaayo maalin kasyo qafiim iyo xadiith

  • @omarkalif123
    @omarkalif123 3 года назад +16

    Muqaal qimo badan shukran wll

  • @nasiribrahim7899
    @nasiribrahim7899 3 года назад

    قال تعالى(ولن ترضى عنك اليهود ولا النصارى حتى تتبع ملتهم قل إن هدى الله هو الهدى ولئن إتبعت اهواءهم من بعد ما جاءك من العلم ما لك من الله من ولي ولا نصير )

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 3 года назад

    Doorashadii Faransiiska ee u dambaysay ba islaanta cunsurriyadda ah, Imaaraatku waxa uu ku taageeray malaayiin lacag ah, doorashadii kaddib ayaan la soo bandhigay. Ujeedkuna waa in dadka aan islaamka jeclayn sidoo kale aan faro-galinayn boqortooyooyinka taageeraan. Illaahay baa se diinta xiftyay

  • @sakariyealiismail1207
    @sakariyealiismail1207 3 года назад +4

    Ku mahadsanid muuqaalada tayada leh ee aad nala soo wadaagto. Runtii muuqaalkan waxaan ka dareemay inaad tahay qof aqoontu saamayn togan ku yeelatey, kuna dhiiradey inuu qaladkiisii hore saxo waa geesino.

  • @cabdiraxmaan7988
    @cabdiraxmaan7988 3 года назад +2

    Mahiim waaye in dulmiga laga fogaado ereygaan dulmi xasuus qoto dheer ayuu igu leeyahay wuxuu isoo xasuusiyaa siduu aabahey u dulmiyey nolosheena aniga iyo walaalahey marwalbo wuxuu isku dayaa inuu na dulmiyo aaqiro ayaan ka xisaabsanaa xaqeyga 😢😢😢😭😭😭

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 года назад +2

    Shirqoolo badan ayeey maleegayan gaaldani, waxaan uga guleysan karnaa, inaan dinteena barano, ilaahyna isku xirno,
    Marwalbana weydiisano inuu dhagartooda jabiyo, anagana xaqa uu nawaafajiyo,
    *Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen*

  • @omarabdi4076
    @omarabdi4076 3 года назад

    Mahadsanid wll wax weyn baan kaa faaiidey illahy ha ku xagido sami

  • @Aqoonbille
    @Aqoonbille 3 года назад +2

    mansha Allah mahadsanid ustaad omar ishar waa dulmiga waa wax la iska ilaaliyo in taad awoodo🥰🖐

  • @abdulahijimale315
    @abdulahijimale315 3 года назад +2

    mashallah runti waxad ka mid tahay kanalada gacan ku tiriska ah een is leeyahay wax un baa ka faaideysa .
    ilaah haku barakeeyo mr.inshaar malin walba si mutadawac nimo ah ayaaf nooga jaahil bixisaa topic gaar ah .mahadsanid ustad

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 3 года назад +38

    Well done Cumar always right time ⏲ 👏!!

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 3 года назад

    Wlhi waxan maqli jirey Siiba Aabhey mcn inu dhihi jirey asi dadkale isla fadhiyo "imaaraadkas sidaas udhisan wey burburi doonaan"
    Waa sax hadana wadadii burburki aye heyaan hadeeba diinti Allah aye rabaan ine burburiyan subxana Allah

  • @jaguar.youtube4754
    @jaguar.youtube4754 3 года назад +1

    Alaha.Kaa.abaal.SiiiYO.
    Saad.Noo.so.gudbiso.
    Muuqaalo.nagu.sugaya.
    Imaaanka.khaaliskaa..
    MCALIN.OMER.INZHAAAR.👑👑👑💓💓💓

  • @WaranSport
    @WaranSport 3 года назад +21

    Legend Omar Inshar ninka kaliye codkisu ka cansan yhy only kaftan
    Ustaad 😅🤣🤣🤎

    • @qadarqayas3212
      @qadarqayas3212 3 года назад +2

      Ma adigaaba aragtay mo.fami dadweynaha

    • @WaranSport
      @WaranSport 3 года назад +1

      @@qadarqayas3212 hhhh ma arag lkn shekadu halkay jgtay ha dhafin 🙂😂

    • @qadarqayas3212
      @qadarqayas3212 3 года назад +2

      @@WaranSport ok wll

  • @faumamhussein2887
    @faumamhussein2887 2 года назад +1

    Mansha Allah ina adheer wadku mahad santhy

  • @نعمنريدوجهالله
    @نعمنريدوجهالله 3 года назад +12

    ‏اللهم احفظ الدين ‏الإسلام 🤲🏽

  • @haaruunmaxamuud4748
    @haaruunmaxamuud4748 3 года назад

    Aac sxb cumar hadii aan kahadlo arinka imaaraadka waamunaafiqiin inahallaah waa lahalaagi waxaana halaagaayo xaqkha eey umlimiinta kagalaayaan

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Год назад

    Subxanalaah 😢 imaaraadka miyaa sidaas udhaqmaayo dib ufiiri yaa ustaadi cumar inshaar

  • @sagalalihussein9413
    @sagalalihussein9413 3 года назад

    Mahadsanid wll cumar .runti hadalkaga wax iiga baxey mahadsanid markle 💯

  • @keysewarmahaye4418
    @keysewarmahaye4418 3 года назад

    Jzkallah Sheekh cumar ishaar waxbadan baan wallee kaafaaiiday

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 3 года назад

    Kaalay adigu dubai ayuu soo booqday ha ka dhigin ee koobka aduunka ee soo socda martida gaalada imanaysa ee uu ka mid yahay barnaamij kasii diyaari intaasa muhiima walal 2022 Doha👍

  • @xaamudxasan1056
    @xaamudxasan1056 3 года назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @cabdisalanxiiray2439
    @cabdisalanxiiray2439 3 года назад

    Masha allah wllky Omar ishar
    Cilmiga.caqlig iyo caafimadkaaba alle haku siyaadsho

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely6699 3 года назад

    Qof xikmad Allah siiyay bad tahay wll Cumarow Allah yaxfadak wa jazakallah khayr 👍✅❤️ m

  • @hassankeeyeditor8815
    @hassankeeyeditor8815 3 года назад +7

    Adigoo kale ayaa looga baahan yahay RUclips waxaan kugu xiranahay mudo ka badan 3 sano waxaana filayaa inuusan I dhaafin muuqaaladaada mana dareemin inaad qof aad si shakhsi ah wax uga sheegayso mahadsanid walaal cumar waxaan markhaati ka ahay inaad umadda aad wanaagga la doonayso

  • @maxamedismaaciil6694
    @maxamedismaaciil6694 3 года назад +6

    masha allah omer inshaar muqaltabiye fiiro dheer🥰🥰🥰

  • @diraysxeeb3290
    @diraysxeeb3290 3 года назад

    Mansha Allah wll Alle ha kuu barakeego caqliga Waana Sifaha Qofka wngsn in uu ka Garaabo khaladkiisa

  • @yahyehusseinshire2684
    @yahyehusseinshire2684 3 года назад

    xaqiiq i beleive inaan wax badan nolasha dhapta ah kaa faaidey respect ku HaaYnaa

  • @synthiawerner8442
    @synthiawerner8442 3 года назад

    Mahadsanid bro waanoo faaidesay allah kufaaideeyo

  • @aweysmuqtaar1408
    @aweysmuqtaar1408 3 года назад +4

    Allh Cimrig noo dheereyo Aamin 🤲🤲🤲

  • @keydkasuugaanta
    @keydkasuugaanta 3 года назад

    wa ka xumahay in dowladihii carabta ee laga filayay iney islaamka ilaaliyaan ay duulaan cad ku hayaan islaamka iyo muslimiinta,

  • @Cinema.88
    @Cinema.88 3 года назад

    Nice vid bro greetings f Egypt to all thank u for sharing that

  • @hiboabdulrixmandugsiye8611
    @hiboabdulrixmandugsiye8611 3 года назад

    Macha allah
    Ale Aku xafido form djibouti 🇩🇯

  • @inantanr5215
    @inantanr5215 3 года назад +4

    Khaladkaga in aad garato waa muhum, well done!

  • @asmaelmi8401
    @asmaelmi8401 3 года назад

    Imaradkiba burburay hadaad maqashan ha yabina hanaka nixina waayo alle ayaa burburiyay allow naga qabo dadkan islamka isku shegaya islamka dhabta ahna ladagalamaya yaa rabii adaa awood aad ku qabto lehe nagaqabo amiin amiinta raciya islamow

    • @fiazali5734
      @fiazali5734 3 года назад

      Cidna burbur urajeyn maayo burburka dhibkiisa somali ayaa araktey

  • @mohamedabdirashid43
    @mohamedabdirashid43 3 года назад +2

    4.5k views omar inshaar saxib another level 40 daqiiqo in aad ku gaarto sxb Allah haku dhowro

  • @Juujanah
    @Juujanah 3 года назад +2

    Mahadsanid Ustaad. 💯

  • @ckariimgcnkcrbd8445
    @ckariimgcnkcrbd8445 3 года назад +1

    Realy ogaabsho wa ninka an ugu jeclahay youtuberada somalidaaaa

  • @أمةالله-ج6ر
    @أمةالله-ج6ر 3 года назад +14

    اللهم صل على محمد وآل محمد عدد ما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون

    • @hakim6395
      @hakim6395 3 года назад

      ma shiiciyad ayaad tahay ?

  • @qosoliyomaad598
    @qosoliyomaad598 3 года назад +1

    Laab lakaca iyo caadifaduba ma fiicna Muuqaalo badan ood caadifac iyo dagdag Ka buuxo ayd MarMarka qaar Dadka Aad Horkeedtaa
    wd fiicanthay sida quruxda badan leh eed Umada Somaliyeed wax aad ugu soo gudbisid

  • @ibrahimyare1162
    @ibrahimyare1162 3 года назад +3

    ما شاء الله
    Got bless you my brother

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 года назад

    Emaraadku Lacagtay ku kibreen, Subxaanalllaaah, daalimiin igadheh

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 3 года назад

    Walaahi waa run wlo dulmiga alle ayaaa naftiisa ka xarimay

  • @maryanhassan5007
    @maryanhassan5007 3 года назад +9

    ماشاء لله اخي عمر

  • @mohacadde521
    @mohacadde521 3 года назад

    Sxp waa ku mahadsan maadaama aad ogaatay qaladkaaga blse maxasuusataa videoga diinta ibraahimiyada xiliga aad ka hadleesay waxaa ku soo darty sheikh aanan wax lug ku laheen buun buunida diinta cusub oo ah sheikh jafri waxn kaa rajeena asna inaad raali galiso thanks pro

  • @maryanali3253
    @maryanali3253 3 года назад

    Masha allah wll aadbaad umahadsantahay barnamijyadada faidadaleh iyo dhiiri galintaada guul ayankurajeynaa insha allaah 👍👍👍

  • @abdikadirali2492
    @abdikadirali2492 3 года назад

    Muuqaalka waan dhammaystay.... Waxaana ka fahmay inaanu jirin qofaan khalad ka dhacayn sidoo kale khaladkaasna la saxi karo sidaad yeeshayba iyo arimo kale... Qaar ka mida daawadayaasha faallooyinkooda waxay u egtahay inaanayba muwduuca fahmin..

  • @ibraahimisteelo5645
    @ibraahimisteelo5645 2 года назад

    M.a youtupe ka sameyso uun maaha balse waa inaad ku soo gufbisa wax aad muhiim u ah sida cumar inshaar kusoco cumar wll waana kula socdaa allaha ku xiftiyoh

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 года назад

    Thanks bro wax badan ayanka fa,day🙌

  • @kcjama1792
    @kcjama1792 3 года назад

    Asc
    Aad Ayn u jecelhy Soo gud bintada Alle cafimaad ka iyo cimriga haku dheereyo walal. Lkn waxn hadalkaga ka dhadhan saday xooga in fikirkaga wax iska badaleen kuguma raacin rali galinta Marka hore ayd ka Ra,I ficnayd

    • @kcjama1792
      @kcjama1792 3 года назад

      Waxn ka codsan lahaa fadlan
      Inad ino soo celiso barnaamajyo diinta iyo taarikhda islamka

  • @shukricabdulqadir8159
    @shukricabdulqadir8159 3 года назад +16

    Masha Allah 🥰😍❤🥰😍❤

  • @aminasheikh2591
    @aminasheikh2591 3 года назад +5

    The one N only big brother tnks

  • @TafsiirTV
    @TafsiirTV 3 года назад +1

    aad ayaan kuugu farxay inaad is garatay waxaan kuu aqoonsaday Gentleman maxaa yeelay qofka dhaha shalay waan qaldanaa ha la iga raali ahaado waxay ku tuseysaa qaan gaarnimo caqli iyo xigmad ilaahey siiyay, waxaan kaloo jeclaan lahaa inaad dib u fiiriso barnamij aad mar ka sameysay jinka iyo Ruqya insha Allah. Ma Qaldame Waa ILAAH Jazaakallah

  • @abdullahiabdulkadir397
    @abdullahiabdulkadir397 3 года назад +1

    Masul hadii aad qof wax ka sheegayso haku xeel dheeraan hadii aad faaninaysana haku xeel dheeraan hada steve sidad hada uga hadashay iyo muuqaalkaagii hore waa kaaf iyo kala dheeri fadlan iska ilaali caadifada

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal 3 года назад

    وإن جاءكم فتسقط بنأ فتبينوا
    Dabcan ninka gaalka ah ayaan uga jeedaa
    Walaal Cumar waan ka helaa dhiiragalin tiisa runtii

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 3 года назад

    Nabbi ibrahim wax uu aha muslim ee gaal ama jahud ma ahay.manta haddi ay noolan lahayen kuuli nabbiyadu nabbi maxamed scw ayay ahan laha hogamiye kun feylilahayen dhaman nabbiyadu.

  • @ozackmusic
    @ozackmusic 3 года назад +1

    Jaybta aad kaga hadashay sucuudiga faragalinta diinta muslimka ay ku hayaan ibadan baan ufiirsaday waxyaalo badana aan ka arkayay Mahadsanid wll

  • @ismailali3501
    @ismailali3501 3 года назад +2

    Ustaad guuleyso indhaha ayaad noo furtay

  • @engismail5043
    @engismail5043 3 года назад +1

    Alle cilmiga iyo caqliga hakuu barakeeyo wll

  • @hamzaabdi1848
    @hamzaabdi1848 3 года назад

    Alle ha zoo hanuuniyo Steve uduceeya in Alle zoo hanuuniyo

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 года назад +2

    Brothers in humanity doesnt mean brothers in religion, in religion it depends what the individual believes regarding the existence of almighty god and the explanation of their lord.