dharbaxo waji ka waji falenbo lii caato rag iska dhicis 😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall  Год назад +252

    ruclips.net/video/ctyvXtj8Bb8/видео.html faleenbo waa uu u qalbaa in SUBSCRIB lo saro plz prank ahan ugu yaca wa kas youtubkisa

    • @zup-barrow8120
      @zup-barrow8120 Год назад +2

      😂😂😂😂 afsoomaali qal qal ah

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 Год назад +16

      Walaal Lii caato waxankugula talinayaa marka ad dib udhacayso hadii madar kaa dhaqaqo walaahi gidaarkaad ku dhacaysaa ee ciyaartan iska daa .. inta igu raacsan liketa ha ila dhafina

    • @amalbintuali1715
      @amalbintuali1715 Год назад +3

      Mqqdar😊

    • @apdulaziizathlastube3817
      @apdulaziizathlastube3817 Год назад +2

      Ninkan waa xoolo isagoo qof weyn ah yaabaysa suda u sheekaynayo supxanalaah dameer😂

    • @idilhassan8353
      @idilhassan8353 Год назад +3

      Liicaato cayarta mad fahmin dhabanka ka garacaysa asna madaxa waxa lala wareera dharbaxshada dhafoorka ama madaxa kaga dhacdo balse tan daanka xanun unba dareemiye ma dawakhaysid

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Год назад +274

    nabiga ku sali wllo scw

  • @neymarskillis9246
    @neymarskillis9246 Год назад +113

    Ciyartan waa halis dhib na way kayni karta marka ayada dhan iskadaya wllky liicato fan 💯💯🙏

    • @laboratoireblocd944
      @laboratoireblocd944 Год назад

      WAXANI WAA ENTERTAINMENT MAAHA XAQIIQ

    • @fardowsamusse3179
      @fardowsamusse3179 Год назад

      2udnueiw2g😂❤tkg😁🙂😣😴😭😭😳🤡🤡😷🤬🤧💣💋👄💜💙💗💙🗨👖👕🧤🕳👓🕶🧥🧦👗👜🛍🎒👞👠🎎🎈🎑🎀🎊🎇🎃🎐🎉🏀⚾️⚽️🏅🥉🥇🎍🎎🏸🏌️‍♀️🏂🏑🏈🌎🏕🏜❤🏖❤🏤🏤❤🏛❤🏡❤🏟❤🏞❤🏨❤🏝🏦🏥🏣🏢🔈🔊📣🎚🎹🎹☎️📲🥁🥁🎺🎻🎛🔇📢🎶🎶🎶🎷🚼🚾🛂🛃🛄🛅🚸⛔🚫🚳🚭🚯🚱⚠️🚷

  • @Buurdibi
    @Buurdibi Год назад +254

    Team Lii Caato Hadaan Nahay Ciyaartan Kama Bixi Karno🤣🤣🤣🤣

  • @AbdirahmanAbdalla-xp9up
    @AbdirahmanAbdalla-xp9up Год назад +117

    Systemka dhan ayee ka qaldeen maskiinka isagoo online ah ayee offline ka dhigeen😂😂😂

  • @ilhaan_sweet
    @ilhaan_sweet Год назад +60

    Ku sali nabiygayna muxamad scw 😊❤❤❤❤❤❤qofkii alle yaqaano ❤like ii taabo😢😢😢😢😢

  • @saadaqabuukar8544
    @saadaqabuukar8544 Год назад +127

    Walahi bilahi talahi love ku saar

  • @muztaphe-muktar
    @muztaphe-muktar Год назад +75

    dhiig la aanta iga daayo itaageer kulaha liiiil is funny😂😂😂😂😂😂

  • @salmamohamed3976
    @salmamohamed3976 Год назад +14

    Welcome back my little brother we miss you🎉🎉🎉😂😂😂❤

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618 Год назад +48

    lii cato qof oo ku lamid maa ladheeshad qofkaan woo culusyahay madha caayo😂😂😂waa halis saan iska dhaaf cafimaadka uma ruuno dhagta ayaa ku baqeso❤❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +37

    Four legends always licato come back and falembo and madar another's levels program's 👍♥️💯💪😍❤❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Год назад +3

    lii caato big legend walahi bilahi waa geesi shub ah rag rag dhalay wan ku wataa geep going lii

  • @samjemal6734
    @samjemal6734 Год назад +23

    Wlh rifariga lil cato waa legend❤😂😂

  • @fadumomaxamuudyuusuf642
    @fadumomaxamuudyuusuf642 Год назад +6

    liicato waxaas cml mardanbe hasameynin Neerfahaaga haku ciyaarin 😢😢 Dadka sameeyo xitaa wadreemee waa kuwa aa aqli laheen Gaalana ubadan 🌼Illaahey haku xafido wll

  • @user-gp9cl7up8o
    @user-gp9cl7up8o Год назад +23

    Lii caato kulahaa ISAAQA GEESIYAAL BAAN KU OGAAYE😂

  • @user-co6om6bt1r
    @user-co6om6bt1r Год назад +19

    Kabtan baara u balamiya faleenbo😂😂😂 talow licaato ma noolyahay😂😂

  • @Ramlo275
    @Ramlo275 Год назад +38

    War madaxa jugtaas halis bay u tahay ee caafimaadkiina u naxa yuusan nervous idinku dhicine 🥺😢😭😭

  • @cawilbashiir9433
    @cawilbashiir9433 Год назад +22

    Lii caato nabar xaq daro alle ha kaaga dhigo😂😂😂😂😂

  • @Hali396
    @Hali396 Год назад +4

    Lii iyo hanad wey isku imaadeen ugu danbeyn saaxiibo waqtiga kala seegay ..sa,id ayaan ufaraxsanahy hunter iyo seygana soo qabta wllo wn uxiisay sxipadii Malaysia.....😊

  • @xaabsadePoY-qt1sy
    @xaabsadePoY-qt1sy Год назад +77

    Best challange ever I have been waiting 😂😂

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial Год назад +11

    Team Lii Caato RunTa Ma Isku ShegNo Challenge Kama Baxneee 😂😂😂😂😂

  • @anisomaxamed37
    @anisomaxamed37 Год назад +19

    Lii cato funny waye wlh isago naf ah 😂😂

  • @fadilarirache4530
    @fadilarirache4530 Год назад +10

    Meilleurs comédien 🎉🎉 Madar iyo licatoo😂😂😂😂

  • @kaafimnur5698
    @kaafimnur5698 Год назад +48

    🤣🤣🤣 Qosol dartiis 22:45pm habenimo waye aniga dham dhidid 😅😅

    • @ApdyPhatahh
      @ApdyPhatahh Год назад

      Somalia saas u kulal lagendnow😅

  • @HuubiMohamed
    @HuubiMohamed Год назад +5

    Team baba Bilyaan ismujiyaa challenge anlayabiii yahuuu war wxan dimisha lii catoo ii qufkan iskufac maba ahaaa eaa😂😂😂😂😂 rag niman kudimana😂😂

  • @naziriahaji4477
    @naziriahaji4477 Год назад +15

    Omg bahashu way kulushahy dharbaxda kuwad an is modyba 😢😂😂😂😂😂😂😂qofku uku horeyay 🎉

    • @Mire_joodax
      @Mire_joodax Год назад

      Aderow dharbaxshadaaan caadi wayabeee eating umalaynooyaaa wllh😅😅😅😅😅

    • @naziriahaji4477
      @naziriahaji4477 Год назад

      @@Mire_joodax ar wll xasisanidana 😂😂😂

  • @Abwaanka433
    @Abwaanka433 Год назад +20

    War waxaan challenge maahan wlhi waa Nervous qade 😂😂😂

  • @nezmaupdi77
    @nezmaupdi77 Год назад +3

    Wrya liiyow nacasyow😥xanuun bad ka qaadih jugtaas madaxaga & dhagaahaga mr danbeh ha soo sameyninah challengkigaas madar legend zxpkah iLaalih

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa Год назад +8

    Liicaato zxp nabar xaqdaro ah allaha kaga dhigo next game ka danbe isoo adkey 😂😂

  • @CabdilahiMahamud-wi3zs
    @CabdilahiMahamud-wi3zs Год назад +2

    Bay ciyayr ciyr bay uga ar jarteen falembo legend😅😅😅

  • @mahdamahda3069
    @mahdamahda3069 Год назад +4

    Waa dhintey wallhi 😂team lii Caato isn’t easy 😂😂😂😂😅

  • @nastehoadan406
    @nastehoadan406 Год назад +6

    Wllhi cawa saan uquslaayi wxn Soo xasuusatay xuseen beebe video ee maleeshiya liicaato funny waaya abowe came back lii cawa farxadenii Soo noqtay anigu kolkaad RUclips ka fareesaty nacay lkn anigu naftigeygu came back isleeyahy liicaato❤🙏 😂😂

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Год назад +6

    Falermbo 😂😂😂 waa garac mid xoog wayn ugu Yeedha part two🤏🙏🙏🙏

  • @maandeeq4981
    @maandeeq4981 Год назад +3

    Liicaato hno qof kula level ah mad la ciyartid wlhi saan uqoslaye wan furay😂😂

  • @samihasaid4271
    @samihasaid4271 Год назад +6

    Alla madarow ku jecliyaa xamar anoo ka maqan kusoo aaday alla ciil badanaa 🥰❤❤❤

  • @ibracosmetics
    @ibracosmetics Год назад +3

    The first Ani waye bro pink mi poi liicatoH from baydhabo jano 🇦🇿❣️💪

  • @zaprinaahmed1155
    @zaprinaahmed1155 Год назад +4

    Gamekan halis waye 😂😂 liicato tabartiisa maha lol this so funny 😆

  • @bahjadahir8512
    @bahjadahir8512 Год назад +36

    Tana saaxiiptinimo laga dhahaa madar naxariistiyo qofa ❤

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 Год назад +16

    Inta snpchat boqorda kaso argtey wa idin salamay😂😂

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад

    Liicaato kind 🤴🤍☑☑☑😍😍👑👑👑👑👑👑😇😇😇😇😇😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥 another level ahyn wlhy 😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉 alxmdulilaah hhhhhhhhhhhhhhh naag ah ragga somaaliyda casharka dhiigna wlhy 2023 forever up wacaadka ino xeerahn mafantn liicaato legend my pro😊😊😊😊

  • @nafisaabdulle150
    @nafisaabdulle150 Год назад +8

    Viva liicato HG is no easy ❤❤❤❤

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 Год назад +2

      quruxey qabiil waa laga fcnhy ee marka somalinimo naga bdn somali hanolaato 🇸🇴💪

  • @hanihassan5772
    @hanihassan5772 Год назад +12

    tabta u duulayo lii aya qosol igu dishay balaq😄😄😁😁😁

  • @hawocali5155
    @hawocali5155 Год назад +9

    😂😂😂😂😂 san u qoslayy wlhy xamilaa anhy ilmaha caloosha ku jira xitaaa wuu igaracayaa qosol dartiiii

    • @bedraibraahim1460
      @bedraibraahim1460 Год назад +1

      𝘏𝘩𝘩 𝘰𝘰 𝘯𝘰𝘴𝘩𝘦𝘨 𝘺𝘢𝘬𝘶𝘥𝘩𝘩𝘺 😂

    • @sadiaabdisadiaabdi6430
      @sadiaabdisadiaabdi6430 Год назад

      @@bedraibraahim1460 inaad KaxuntaHy waa MacquuL huno

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Год назад +1

    SCW WAAR ILAAHAY KA XIISHODA DHABANKANA WAA XAARAN IN LA ISKA DHIIRBAXO DHEGAHA MASKAXDA WAAR ILAAHAY KA XIISHODA HA KULULATO HAA QAABOBATO KHATARTEDEY LEEDAHAY XIISHODA OO NIMCADA ILAAHAY HAA LAGAXIISHODO

  • @zamzamahmed9889
    @zamzamahmed9889 Год назад +5

    Alaa hoogay wxn challenge lama dhihii karee 😂😂 dagaaal update ah weeyeh😢😂😂

  • @mahamedyarehasan5379
    @mahamedyarehasan5379 Год назад +2

    Lil caata solabtay mana qoslin been deh 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zhako4275
    @zhako4275 Год назад +8

    Video gani wuxu u qalma 100k like Iyo 1m views ah 😅😅😅

  • @happyxurmoofficial11
    @happyxurmoofficial11 Год назад +6

    Maskiin asagoo online ah bey offline kadhigeen team lii cato ciyaarta waa lagu khiyaamey 😂😂😂

  • @hodancawil8253
    @hodancawil8253 Год назад +7

    Saa uqoslay wlhy waayahaan uma qoslin madar iyo libaan beerkaa ixanujisen ❤

  • @mukhtaraxmed3190
    @mukhtaraxmed3190 Год назад +2

    😂😂😂😂 kan faleembo lajira ninka oo wareeray soo istaajinaa xataa lagama yeelayo camal😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +4

    Lii wixi ku heley la yabey😂
    Madar wa wada dhiig bal ega inanka yar kulaha😂

  • @siciidaadan2312
    @siciidaadan2312 Год назад +1

    wraa lii caato labo mar ayaad sigatay maad ciyaarta isaga baxdid legenow mise oohin ayaad ciil uQabtaa bro ilaahey ha kuxifdiyo😪😪😪😪

  • @AishaAbdi-qv7gk
    @AishaAbdi-qv7gk Год назад +6

    Caawa anaa u horeeya abti 😢

  • @user-yi9sk9zt2r
    @user-yi9sk9zt2r Год назад

    Waaa fuuuray 😂😂😂😂 wllhi tellkeyga maxaa uheysan waaye 😂😂😂 jah h.g oo dhanba geesi ah lii caato lagend

  • @amxaar
    @amxaar Год назад +4

    Walaahi. Saan uqosley. Lii caato waa funy. Kkkkk.Kkkkkkkk

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Год назад +2

    😂😂😂😂😭😂😂 team liiicato is no't easy🤘😎😂😂

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Год назад +6

    🤣🤣🤣🤣🤣 inaba caadi mahan! Ciyaartan wan dawada waxaa dhelan dadka cadanka waa ciyaar wali ah!
    Koley ani ma dheleyn😂
    Lii Caato funny wayo! dhamaantin wan idin tagera horay u socda👍

  • @mustafe983
    @mustafe983 Год назад +2

    12:45 dareen kiisa laga waray sanaya waar faleembo aaa 😂😂

  • @deeqoluul5198
    @deeqoluul5198 Год назад +8

    War ciyaartaan iskadaaya neyrfaha ha istirininee😂

  • @zoyaaalpi
    @zoyaaalpi Год назад +4

    Allaa qosol iguma harsin 😅😅😅😅😂😂😂 niyow licato ninkkaan wax kaweeen ukeeen😂😂😂😂😂😂

  • @user-bu1hk4dg6n
    @user-bu1hk4dg6n Год назад +7

    Liicato wixii ku heley ayaa yableh🤣

  • @calimawliid-cp6ln
    @calimawliid-cp6ln Год назад +1

    Xaazkiisi sidee dareemyzaa talaw😮

  • @daahiridiris797
    @daahiridiris797 Год назад +3

    صل على النبي محمد ❤

  • @ayaandaahir7986
    @ayaandaahir7986 Год назад +2

    Wllhie billaahi daacada u qoslay 😂 liicaato funny 😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Год назад +3

    Team lii hadaa nahy waanala khiyaamy ciyarta kamanaan bixin 🤣🤣

  • @AhmednorAbdimohamed
    @AhmednorAbdimohamed Год назад

    Team Lii Caato maydka naga jiirta🤣🤣🤣🤣🤣🤣 from team faleenbo🖐

  • @suhassan937
    @suhassan937 Год назад +4

    Ax cawa Wan qoslay I rid kulaha Lee ma Nola 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Madar ba mesha qosol ka dhigay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FardawsFardaws
    @FardawsFardaws Год назад +1

    Pllz noo soo badiya😩🤣🤣

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Год назад +5

    War ma waalatay maa madar la dheeshid 😂 faleenbana hanad omar ku deesid wlh waa halis saan xanuuno halisa aa laga qaadaa😢

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Год назад +2

    Liicaato funny baa tahay ina adeer ninka waxbo kaama qaadayee keep going 🤣🤣🤣🤣❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️

  • @sagalmahamed8613
    @sagalmahamed8613 Год назад +3

    Lii caato wlhi qosal iga dhamady😂😂

  • @umuilhan9948
    @umuilhan9948 Год назад

    Wlhi madar markan arko qosol ba I qabta hda xanaaq sanahy xita aad bn u qosla thank u madar ruwayadii sixirka bn aad ugu qoslaa

  • @realmadrid7950
    @realmadrid7950 Год назад +3

    KIBIR BDANAA OO TAMAR YARAAA😂😂😂😂

  • @DacadKulmie
    @DacadKulmie Год назад

    Lii Adan Ali sxboow ciyaartaan mar danbe ha dheelin caafiaad ahaan xata idin ma fiicno bro

  • @shortcut9599
    @shortcut9599 Год назад +13

    Iam number one🎉🎉

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 Год назад +1

    Welcome back legend

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 Год назад +6

    wlhi madar iyo liicato se daacada ayey iga qosliyaan 😅

  • @ceynisalaad3561
    @ceynisalaad3561 Год назад +1

    Alla ba ayeeey war wiilki yaraaa sodigii Naga jajabiyay faleembo😭😫😂😂😂😂😂Liiii manooola😫😭😂

    • @maryamaruun9686
      @maryamaruun9686 Год назад

      Asigaa soo joog lka wayy so jiifaa lka helay

  • @mohamedbashiir7680
    @mohamedbashiir7680 Год назад +1

    Wlle nabar xaqdaro alahah kaaga dhigo

  • @mariamosmanhussein9631
    @mariamosmanhussein9631 Год назад +19

    Fariin caafimaad fadlan inta aadan xaarin dhuus😂

  • @aboubakermag1226
    @aboubakermag1226 Год назад

    Lil Cato gacalaw nin rageed batahay walahi Wan ku wata niyaw keep going

  • @muztaphe-muktar
    @muztaphe-muktar Год назад +9

    nin aan kibir laheen liil cato❤❤😂

  • @hamsemohamad1249
    @hamsemohamad1249 Год назад +1

    Liicato dharbaxadi shalay tole buu ka jaraneyey falembo wacel wye wlh 😅😅😅😅

  • @kd2528
    @kd2528 Год назад +6

    Lii caato Nin adag maaha sagaal dhoocil uula Soo korey😂

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 Год назад

    I like your acting’s good acting guys don’t hurt Yourself’sI know Still is a prank this game only play Western damn Peoples So be good each of you have a nice day and have a nice game..,

  • @ayaanayana-fb7xo
    @ayaanayana-fb7xo Год назад +3

    Suux soo kac hadan dhac 😂😂😂funny liicaato wax wln😂😂

  • @nazriincabdilaahi9615
    @nazriincabdilaahi9615 Год назад

    Madar Mohamed ayaanle dhiigii oo qofa legend🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣

  • @iqrosheikhcllaahi5289
    @iqrosheikhcllaahi5289 Год назад +8

    Waxaan Ciyaar ma ahan wllo😢

  • @calikeeyeew5436
    @calikeeyeew5436 Год назад

    Wlhi ciyaar adeg waayo
    Lii nin adeg ayaa tahay bro
    Waane qiratey inaa guuleysatey
    Falempo

  • @amiir23
    @amiir23 Год назад +4

    FALEEMBO🇸🇴
    LII CAATO🇩🇯
    MADAR💚🤍❤️
    LEGENDS

  • @AjeyqalbiQalbi-ry8km
    @AjeyqalbiQalbi-ry8km 10 месяцев назад

    Lii sxb koofidah iskadaa taliye timaha dishaaa I aamin

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 Год назад +4

    Caadi isku dilaysaaane😂😂waxan ciyaar maaha

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Год назад

    Inanka yar xabadii ugu horeysay ayuu dhiishka dhaqaajiyey ,walee somali caqli laguma oga sameeya waa lasameeyaaye arinkoodu ma dhaafo ,wax cusub inay layimaadaana warkiisaba daa

  • @qaaliosman6555
    @qaaliosman6555 Год назад +4

    Falembo is not easy 😂😂😂

  • @maryanmuxudin5869
    @maryanmuxudin5869 Год назад +2

    Ala waan dhintey iga sograa😂😂😂 sidaan uqoslaaye waan owey m.x igestey😂

  • @abdirisaakaden6653
    @abdirisaakaden6653 Год назад +3

    Ya acelinosa aa😂😂😂😂

  • @guuledissa2395
    @guuledissa2395 Год назад

    Asc wax yaalaha oo koobi ah ma iska deeysaan ee la yimaada fikradadiini 😊😊😊😊😂😂😂

  • @user-fr2xv8pi6k
    @user-fr2xv8pi6k Год назад +4

    Sumaya manacday liicaato oo maaceshatid 😂😂😂

  • @tayochannel6003
    @tayochannel6003 Год назад +2

    Madal VS falenbo big game 😂 kaasi soo sameey

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 Год назад +1

    Liilcaato come back samee sxb anaa faro sibidh xamaal daashadey amaah kugu siineya from hargeisa 😂😂😂😂

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 Год назад

      Faro kuli dashaday miyad udhibaysa ninka😂