@@abdallamohamed9956 allaha ku caafiyo isbaar B vitamin hadu kugu yaryahay iyo vitamina kale ayaa keen karo calaamadahaas. Dhiig la aanta wadna garaac aye leedahay dr ka aad in shaa Allah. Dhafarkana iska daa cunto qudaar iyo fruit ubadantahay cun. Jimicsi samey soco maaliba walbo.
Asc Shiiq Marka Ugu Horeyso Wan Ku Salamay Aniga Waxan Isku Arkay 1 Wadno Garac said ah 2 walwal Badan 3 cabsi Badan oo waxan is Dhahaa Hadda ayaa Dhiman Rabtaa Misa Waxan is Dhahaa Dadkan Maxee u Shaqeysanayan Koley Weyba Dhiman Rabanee 4 Inaan Wax ilabo Yacni Xasuus Dhan Ma Lihi Hadda Mesha Wax Dhigo Wan Ilabaa Oo Cabar Kadib so Xasusanaa 5 wahsi Yacni Waxan Rabaa Inaan wax Qabsado So Ma ahn Waxan Dhahaa Hadhow Misa Biri Qabso biri na Waxan Dhahaa Biri Dambe Qabso 6 aniga Dhan Waan Dhamaday Waxan Noqday Qof Cato Ah Walipa Said Ah Runtii Wan Yabanahy 7 Marka Aan Quran Aqristo Oo Mesha Ii Xanuneyso Aan Mariyo Wan Ficnanaa Walal Hadda Qoralka Aad Dhameysatay Iso Duceey inuu alle ii cafiyo🤲🤲
Asc shekhow iso jwb khyr alla ku siiye aniga 15 sano wa xanunsana jirkygane meel ii nabad qabta malhan lugaha io madaxa iyo dhagaha iyo indhaha iyo carabka iyo hadalka oo igu xirme & dhabarka weybta dambe xanunkygane subaxdii ayu u badan yahe marka hurdada kaso koco lugah daciif aye inoqden wax aana kona horey ii tuuraa merne gadaal sido kale wxa leyahy cabsi badan iyo walwal jogto ah io dadka oo aan nacay sido qarow hurdada ba leyahy o dad ba iceyrsan marna biyo aya ku hafan marne ano lumay ba arkaya marne dad familka oo dhinty pls and pls iso jwb Ilaahy haku barakeye 😢😢😢
Akhi caydrus xanunkayga wan aqoon la,ahay diinta shaki iiga jiro maskaxdyda dhan si kale alle magaciisa markan maqlo sidii Inan horay umaqlin cml ila yahau guriga wan dhibsadaa wax alle ugafaya ayaa qalbigayga heesto pls iso jawab akhii😢
Fadlan like iyo share waxay inoo tahay dhiiri galintaada hanagala bakhiilin wll 🙏 🙏
Ustaad gabar iga xanunsan mudo sand ah mrka calamadaheeda waxaa ka mid ah in caloosha adeeg mrne didibr indhaha dhan caad wax ka saaranyihin cml Sido kle luagaha dhan gariir dhabrka xnaun garbaha ilaa gacnta gariir
Asc sheeqa sacudi carabi goormaa imaanesa ISO sheeeg
@@UmmuAyman-gr1vmore😢😢😢 28:27 😮
Asc
Sacudi ma jogta mise jawaab
Ilaahay ha ku garab istaago cayduruusow waligaa adiga iyo intaad jeceshahay, muraadkiina Rabbi ha idin siiyo ❤
طيب الله انفاسك ❤
والله يجزاك الخير حفظك الله فالدنيا والآخرة شيخ
MashaAllah ilaxey haku barakeyo sheikh cayidurus
JISAAKALAA QEYR SHIIQ CAYDURUS ❤❤❤🎉🎉🎉
Maashaa allah ☪️ ♥️ 🙏 ❤️
Mashlaah ilahy cadowgaga ceel haku rido sheekh caydaruus wan ku jecelahy nabad ku imo hargeisa inshalaah
Amiin hun sheikh caydaruus Illahay haku xafido
Shiikh alle hakuliibano aakhiro iyo aduunkaba cadawgana hakaaqabto
Shukrn shiq cedarus quransho cml jirka hose o dhan iga socoto ilahey ha iga saro adina wano dadashy janatul fardowso acla kugu duceye❤
Masha Allah shiekh caydarus allaha ku xafido guulayso Aduun iyo Aakhiraba , juhdiga iyo dadalka😢 ماشاءالله جزاك الله خيرا وحسن الله إليك
AS SALAM ALAYKUM BISMIALLAH AAMIN ALLAH AKBAR AAMIN
Mansha allah jazakallahu kheyr sheikh wanku cafimadey aduun iyo akhiraba alle haku liibaniyo 🥰🥰🥰🥰
Asc waan ku faa idnay ruqiyooyinka Allaah haku xifdiyo dambigaaga Allaah ha dhaafo iyo kii waa lidkaaga
Asalamu Caleykum
Sheekh Caydaruus
Hargeysa ayaan kugu arkee
5 Cadho markaan kuu Imiba Lug baa leyga qabtay oo waaba fadhiistey
Alhamdullilah waa socdaa imika laakiin weli waa bukaa
Qaarka dambe iyo madaxaa iigu daran
Allah heyga dulqaado Aniga Iyo K Inta buktaba
Adigana Allah khayr ha ku siiyo
iyo Wiilasha kula shaqeeyaba
Allah ha idin barakeeyo
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Masha Alllahh❤❤❤❤❤❤ it help meeeeee alot. Masha Alllah😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shokran sheekh guulyso idam alle labada daaroodba
Masha alhhh shekh jasaklaahu khyr ilahaaey hakubarakeeyo aduunka dhib ku.a tuso akhirana ilahey dhibaatoyin kuma tuso❤
Ilahay khayr badan Ayaan kuu waydiinaynaa sh caydaruus
Shukran sheikh cudurus 😊
Maasha allah tabaarakallah ❤
❤❤❤❤ masha Allah thank you so much may Allah protect you
Barakalah sheikh❤
Allah haku xifdiyo shekh caydurus
Manshallah may God protect you
I always pray for you...❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
جزاك الله خير يا شيخنا🙏🏼🙏🏼
Madhallah❤
Lugaha iyo gacmaha Aya I gariirayo ilahayow Nagu wada caafi😢
Vitamin B inu kugu yaryaha laga yaaba isa soo baar
@@FabulousIl wll ani aad udhididay gacmaha iyo lugaha iyo wadanaha aad ii garacmaay
@@abdallamohamed9956 allaha ku caafiyo isbaar B vitamin hadu kugu yaryahay iyo vitamina kale ayaa keen karo calaamadahaas. Dhiig la aanta wadna garaac aye leedahay dr ka aad in shaa Allah. Dhafarkana iska daa cunto qudaar iyo fruit ubadantahay cun. Jimicsi samey soco maaliba walbo.
Sheikh jasakalah kheer ❤
Ya rabi sheydanka cashaqa I dhibey ya allah kugubo iga sara awoda ya allah wan kugu dacyey
Miski aswadka isticmaal
Wll
@@HalimoMuhumad-dl6tj wan isticmala waxan igama tarayo abayo afi maku fcntey
Masha allah shekh allaha ku xafido ❤
Maansha allaah sh caydaruus alla ha ku darajeeyo insha allaah.😢
Sh goormaad sland imanaysaa hadii alle yodhaa.
Masha Allah 👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Masha allaah❤
اللهم امييين🙏🏼🙏🏼
Aamiin yaa rabi
❤❤❤Masha Allah jasakallah khayr sh
Sheikh jasakalhu qeyr sheikh caydaruus qof uurle catarka miskiga ma isticmali kartaa iyo xabagsowdo
Sheik jinka lasocusponeseya mhaa lugusameya nin sihirw naftaa nokeni eh mhaa liskiga ciliyaaa isheik sheik
Masha ala❤
Shukran sh allah hanoo kaa xifdiyo adiyo ehelkaaga allow cimrigaaga dheeeree sharoo dhan kaa xijaab aakhira firdows aclaa ku gee maxaa noo dadaashay ❤
Mashallh Allah sh caydaruu Allah darajeeyo allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc Shiiq Marka Ugu Horeyso Wan Ku Salamay Aniga Waxan Isku Arkay
1 Wadno Garac said ah
2 walwal Badan
3 cabsi Badan oo waxan is Dhahaa Hadda ayaa Dhiman Rabtaa Misa Waxan is Dhahaa Dadkan Maxee u Shaqeysanayan Koley Weyba Dhiman Rabanee
4 Inaan Wax ilabo Yacni Xasuus Dhan Ma Lihi Hadda Mesha Wax Dhigo Wan Ilabaa Oo Cabar Kadib so Xasusanaa
5 wahsi Yacni Waxan Rabaa Inaan wax Qabsado So Ma ahn Waxan Dhahaa Hadhow Misa Biri Qabso biri na Waxan Dhahaa Biri Dambe Qabso
6 aniga Dhan Waan Dhamaday Waxan Noqday Qof Cato Ah Walipa Said Ah Runtii Wan Yabanahy
7 Marka Aan Quran Aqristo Oo Mesha Ii Xanuneyso Aan Mariyo Wan Ficnanaa
Walal Hadda Qoralka Aad Dhameysatay Iso Duceey inuu alle ii cafiyo🤲🤲
Caymunaas weyee adigaa quraan badan aakhriso
Masha allah
Mashallah ❤
Mash allh❤❤❤❤
Sheikh jiinka dhibatabadan ayu iku haya wlh😢😢😢😢😢
Allh haka dul qado wll dukhan aqriso
Iyo towxidka
@@ilhanmuhumed-vb8yx Amin hn
@@AyanSamirali amin amin wllshy
Amiiin yaa Allah
Dembigaaga. Iyokawaalidkaana alle.kadhaafo
Masha allah ❤❤❤❤
Jacka allah khair
Masha allah
Ilahow icaafi 😢😢😢😢
Amiin apyoh ilahey cafimad an cudur Ka dambeyn hanawada siiyo
@@FaayFaay-h7g aamiin mcnto dhamanteen
Amiin abayo@@FaayFaay-h7g
Allh Haku cafiyo wll baqara aqri
M. A
Sheikh Caydaruus Quran sara rabnaa Nairobi ayaa jognaa intee laga soo xariira adoo mahadsanid
Qeyr Allah haku siiyo
Iso duceya wllyal
Miskul abyad kawaran mala isticmaali karaa sheekh
Shugran ❤❤
Mash Allah
❤❤❤❤❤
Mashallaah
Hargysa goormad imnysa
Asc wll caydaruus
Intee lagaala soo xiriiri karaa wll
Sheekh inato joga
Sheekh jin ayaa dhibay amiga tagayaa
Shiikh caydurus aniga waxa igu jira jin yuhuda mudo dheer nolosha igu dhibay hada marka quraanka dhagysanayey wax iga xog wayn baa maskxada iyo jirka iga haystay xita waxaba an ka qabsan karin qof walaba igu dira xita ilmo yar oon dhawan dhalay marka dhagystay quraanka waxan dareemy oohin iyo inaa qayliyo an rabo lkn marka dhamystay quranka xoga fudyd dareemay
Wll allh Haku cafiyo tan kale baqara dhageso dir towxidka badso
Wll
Asc shekhow iso jwb khyr alla ku siiye aniga 15 sano wa xanunsana jirkygane meel ii nabad qabta malhan lugaha io madaxa iyo dhagaha iyo indhaha iyo carabka iyo hadalka oo igu xirme & dhabarka weybta dambe xanunkygane subaxdii ayu u badan yahe marka hurdada kaso koco lugah daciif aye inoqden wax aana kona horey ii tuuraa merne gadaal sido kale wxa leyahy cabsi badan iyo walwal jogto ah io dadka oo aan nacay sido qarow hurdada ba leyahy o dad ba iceyrsan marna biyo aya ku hafan marne ano lumay ba arkaya marne dad familka oo dhinty pls and pls iso jwb Ilaahy haku barakeye 😢😢😢
Iscilaaji
Mxa sameya huuno😢@@farhiaosman1161
Allh cafimd sarecn Haku siyo ee baqara daa im
Shiikh ruuxa isguh isha iskaga dhacday mxh lgu garan karaah ?
Sheeq Nairobi xarun Maku leedahay?
Xafiiska sheikha nairobi wuu joogaa 0713 330809 balan kaqabso
Akhi caydrus xanunkayga wan aqoon la,ahay diinta shaki iiga jiro maskaxdyda dhan si kale alle magaciisa markan maqlo sidii Inan horay umaqlin cml ila yahau guriga wan dhibsadaa wax alle ugafaya ayaa qalbigayga heesto pls iso jawab akhii😢
Waa jinka yahuuda
@@sheikhcaydaruus jizakalaah akhii aniga quraanka alle wan aminsanhy hadna xanunka wuxuu IGA dhigay qof quraanka la yaban oo kle jimanka yahuuda miyaa leh sheikh
Laa ilaaha ilalaahu waxdahuulaashariika lahuu lahulmulku walahulxamdu wahuwa calaakuli shey in qadiir ,,wll ducadaas ku celceli
lost my ears while i hade down to bad icoludnot listening. .
😅😅😅
English is Englishing and shytan correcting grammar😊
Masha allah