SAMSAM SHARAF IYO HEESTA RIYO 2018 HD CIID WANAGSAN ERYAL TV

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • CAMERA :IDRIIS DABACASAR,ZAKI MAHDI,FARXAN&BARKHADCAS
    FARSAMADA :BARKHAD CASS
    BORADCASTING:ABDISHAKOUR FARIZ
    DADIHINTI: SAKARIYE SUDAYSI & FADUUMO RIYAAD
    KOOXDA: FANSAN
    © ERYAL TV

Комментарии • 294

  • @afnaanmuusejn3751
    @afnaanmuusejn3751 3 месяца назад +9

    I'm watching 2024😂❤

    • @MuscB
      @MuscB Месяц назад

      2 bil Laga dambeyy 😂

  • @Somalilandkulmiye
    @Somalilandkulmiye 6 лет назад +172

    Heesta hesaha sanad wllhi waan ka helaY anigu intii ka heshaY like isaar

  • @reo9475
    @reo9475 6 лет назад +14

    She is funny
    Sense of humor
    I love her smile ♥️♥️♥️♥️

  • @ahmedeid701
    @ahmedeid701 6 лет назад +63

    Halkeeday dhigtay #like iigu qabta inta taageerta smsm sharaf

  • @asiamohamed3805
    @asiamohamed3805 6 лет назад +21

    KiiYoo SuuD TayLe XiraN Ana Taazh aan WaTo😂😍AroozKi RiYada😂😂
    ZamzaM Cod Bd HyZa 😍

  • @mohaadan1047
    @mohaadan1047 6 лет назад +6

    Gabadha u talentiga badan
    I love the way you performed to the people, so keep goin👍

  • @ritaajcali9472
    @ritaajcali9472 6 лет назад +32

    Tolow ani yaan jeclahay hadana aroos riyo ah maa ku soo xigay hadane waxan sugnaba adoo ubad riyo ku dhalay 😂😂😂😂hestuna tixane ahaato

  • @bintuali8462
    @bintuali8462 6 лет назад +6

    Fanaanimadu waa dhalan gabadhan laba qof ayaa soo raaca bk iyo yurub geenyo 😍.. Fankaa dhiigooda lasocda

  • @habimaxamuud3316
    @habimaxamuud3316 6 лет назад +22

    Waxan Ku tamaniya kiiyo suudh tayle xidhan ana taash wato 👏👏👏👏👏 😂😂😂😂😁 waba ano kale tani. Anaby iga hadlaysan allow nooso dhawee aamiin 💑💑💑💋💋❤❤

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 лет назад +34

    Fariid hestan meshan ku arko wan iska ag fadhista waah waah

    • @iqbalabdi
      @iqbalabdi 6 лет назад +1

      asal dhalad faraxsan sheeko sheeko😂😂😂

  • @anwarmohamoud6396
    @anwarmohamoud6396 6 лет назад +10

    Zamzam sharaf caadi maaha wlahi 😍😍 well done!! Sister

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 лет назад +42

    Waan ka xumahay waayo Fanaanimo Meel laguma Gaadho Nolosha Meesha wanagsan ayaa laga EeGa wall

    • @xamdacabdi8740
      @xamdacabdi8740 6 лет назад

      Wlhi wan Ku tageeraa wxa thay naag ficile oo karti badan zamsam sharaf fananad dhaba

    • @warsannewstv1138
      @warsannewstv1138 6 лет назад

      hhhhh ileen fanka akhiro kuma anfacayso sow maha

  • @amaalaragzan2549
    @amaalaragzan2549 6 лет назад +12

    samsam fanaand jirta hore u soco qli

  • @mustafekamaal3833
    @mustafekamaal3833 6 лет назад +31

    wiilka garanka liidkale sita kihystaaa jaazkiisa intii ila aragty like 😍

  • @guuleedaxmed1696
    @guuleedaxmed1696 3 года назад +1

    Thanks wllshay samsam sharaf ad bankuguw mahad celinayaa

  • @ritwanahmet5835
    @ritwanahmet5835 Год назад +1

    2023.june 28 malin arbaca oo ciida waa malin taarikhiya aniga iyo asxaabtayda ma ilaawi dooono❤

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 6 лет назад +12

    Maftuuux my classmate ilaa wakhtiga schoolka daaqadaha ayuu garaaaci jiray wlee

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 6 лет назад +29

    Wiilka garanka cadnka iyo buluga isugujira wata jaskiisu caadimaha kahelay musigu lahysty intkle iska bodbodayan smsm😚👉

    • @nacoummohammet4267
      @nacoummohammet4267 6 лет назад

      Hamda Amoun naa aamu yareeY😂😂😂

    • @user-vl7lp6uo5f
      @user-vl7lp6uo5f 6 лет назад

      Nacoum Mohammet ayode yad notqn dadka walidka leegafka halaglin walaxishoda xishod eedo😂

    • @engzaedabdalla9308
      @engzaedabdalla9308 6 лет назад

      U fiirsashasada jooji zxb

    • @qalbidejiya5479
      @qalbidejiya5479 6 лет назад +1

      Hamda Amoun runtaaaa

    • @axmednuur7587
      @axmednuur7587 6 лет назад +1

      Guduudo carwo wllo kaa hadad ku haysato qof matahid😘😘😘😘😘😘😘

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 лет назад +4

    #Qamar_Sugaaani wlhi laga yaab waa fanaan mcal abwaan xatta laxanka isaga ayaa saarta .......
    Zamzam sharaf inaad fanka heerka ugu sareeya ka gaadhi doonto tartankii aad qofka 1aad uun baxaysay ayàn ogaaa.........

  • @wljoker9313
    @wljoker9313 4 года назад +2

    Zamzam sharaf wlee ilaaahy furfurnaan buu ku manaystay masha Allah 🤗😍

  • @saymudiinofficial
    @saymudiinofficial 6 лет назад +35

    zamzamtu caadi maaha hda waa wilkiiye hadad aragto comontiga

    • @istaromar4882
      @istaromar4882 6 лет назад +1

      horaa loo soconaya channe hhhhhhh Sam Sam inaba caadi maahan codka aaaba kahele Ila firiya iyo dheesha wwwwww inanto wey shidan tahy like ha dhafina

    • @saymudiinofficial
      @saymudiinofficial 6 лет назад

      Istar Omar
      sow maad arag waaba wax lagu tabcay

    • @istaromar4882
      @istaromar4882 6 лет назад

      horaa loo soconaya channel haaa wll waaan arke eeee happy bigeed Mcn aya iska jecelhy

  • @zuuzaanilkacas1391
    @zuuzaanilkacas1391 6 лет назад +3

    Samsam wlahy fananad qliya
    Heesta100%
    Stylka 100%
    Codka 100%
    Ciyaarta100%

  • @kayfabdi9097
    @kayfabdi9097 6 лет назад +30

    Naagtan ciyaarteeda iyo Actionkeedan ka helaaa naag ku waayey naag samsamey😗

  • @hajaraahajaraa4166
    @hajaraahajaraa4166 6 лет назад +1

    Masha allah fananadan wan iska jeclahay vidiokasto eyku jirto Wn dawada best fananad

  • @amiishaahmed5975
    @amiishaahmed5975 4 года назад +7

    Yaa ila dawanaya 2020 😂

    • @nosirohmed9151
      @nosirohmed9151 2 года назад

      2022 ban daawnaaya huno

    • @abdiibro7611
      @abdiibro7611 2 года назад

      @@nosirohmed9151 aniguna waxan dawanay 2022 lambrkg

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 3 месяца назад +1

    Tolow yaa Ila dawanaya 2024

  • @hargeysaawiboy7644
    @hargeysaawiboy7644 6 лет назад +5

    Fanaanad wada actiona cod mcn hadana 👏👏👏👏👏👍

  • @Hasla.wabi.tore.0
    @Hasla.wabi.tore.0 Год назад +1

    Talow ya ila dawanaya 2023

  • @nastexofaarax6309
    @nastexofaarax6309 6 лет назад +2

    zamzam shŕáf wlaaahi heestaaada wayiga dhex baxday 😍😍💗💗💜

  • @mohedizze7641
    @mohedizze7641 6 лет назад +8

    Fanaanda stageka Waa qof wada shaxshax ah hore usoco Zamzam

  • @khalilabdalle9996
    @khalilabdalle9996 6 лет назад +4

    Arooskii Riyada hhhh wn qoslay Tollahi Intii Tash u xidhi lahayd like

  • @axmedzaki7804
    @axmedzaki7804 2 года назад +1

    2022/5/28 xasuusnimo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Месяц назад

    I'm watching 5/8/2024 habeen isniina Ooy salaasi soo galayso😮😂😂❤

  • @hanaanfaysal3542
    @hanaanfaysal3542 6 лет назад +5

    Fananad an tagero samsam sharf nolow queen dumur

  • @mahadmed6768
    @mahadmed6768 4 года назад +2

    Mashallah walashey ebee haku dayoo codkaga

  • @sinduurasomali977
    @sinduurasomali977 6 лет назад +2

    ana taash aan watoo
    aroosna utaaba galay
    walahi hees buuxda waaye

  • @hargeysaawiboy7644
    @hargeysaawiboy7644 6 лет назад +1

    Samsam sharaf fanaanad weyn best singer now

  • @gacmoofficiall1383
    @gacmoofficiall1383 4 года назад +1

    Qamar suugaani keep going Abwan laxmeyste fanan

  • @maxmedaxmed5739
    @maxmedaxmed5739 5 лет назад +5

    Alle dartii baan ku jeclahay wllo fadlan hadaad aragtay qoraalkayga iigu caawi subscribe 😍😍 iyo Like I love you wllo

  • @kingmozalath3748
    @kingmozalath3748 6 лет назад +14

    Woooooooow keep going sister inta taagersan like ta igu qabo 😍❤️😘💘👏

  • @khalidchannel1382
    @khalidchannel1382 5 лет назад +1

    Mansha allaah wad shidan tahy Samsam sharan dookhayga nice

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 6 лет назад +3

    cod shacni bay haysta ..........like baan ku haya

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 6 лет назад +2

    Zam zam sharaf axya hees hore u soco

  • @maryamakiin7333
    @maryamakiin7333 6 лет назад +63

    Aroos na maxu taraa walal gabar nimada aya wanagsan why aroska ilmo ayan imanayo nin somali ilmaha kula korinayo adiga kaligaaga aya ku rafadayo walhi wax barta gabdhow wax barta ka dib gursada wa qasaaro adiga iska guurso u gursado qiimo isku yela gabdhow waa iga tallo

    • @zaamiyamouse9373
      @zaamiyamouse9373 6 лет назад

      Maryama Kiin really sis long live hUpAaL waxa ka horaysa inad riyadaada rumeyso noloshada ka guul gaadho intaad nin xabsi u gelin sida weye

    • @maryamakiin7333
      @maryamakiin7333 6 лет назад +1

      Naciima Muuse Wa sidaa xabsi kali nimo aya dhanto in nolosha guul laga gaaro ilaa aad shaqeysato aqliga kala bar ku yahay aya wanagsan midkan donto ka dambeyo farta aad adigu ugu yeeran karto

    • @zaamiyamouse9373
      @zaamiyamouse9373 6 лет назад

      Maryama Kiin ha wlshy wa muhiiim inad aqoon yeelata inta aanad dhisma qoysku degdegin

    • @sacadahmedmuhumed4787
      @sacadahmedmuhumed4787 6 лет назад

      ilaa waligaa ma qaraxaad ku sexan wax kaa macaneya manad donayn hhhhhhh maryama kiin

    • @nasrimohamed4867
      @nasrimohamed4867 6 лет назад +1

      Wlh abayoy runtaa wayee

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 4 года назад +1

    Kiyoo suudh Tayle xidhin Ana aan 👫💑
    Taasha watoo Aroos no taba galay
    Aya daawanay 2👌19

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 6 лет назад +1

    Fanaanad sare zamzam sharaf iga gadatay koleey ani 😚😚

  • @zulthanview3262
    @zulthanview3262 6 лет назад

    Zexeex riyadey wx ka tapatey
    Fanad jirta zamzam Go forward 😍😍😍😍😍😍

  • @nimcocismaan9492
    @nimcocismaan9492 6 лет назад +1

    gabadha garamad lidliidka gazhan izteelkedan ka helay inti ka hezhay like dhaha

  • @amalmohamet2916
    @amalmohamet2916 6 лет назад

    Walee cod wad haysaa hore u soco sxb 😍😍😍😍😍😚😚😚

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 лет назад +1

    Qamar sugaani .abwaan iyo fanaan asal dheh

  • @mandeeqnuramndqzmd1073
    @mandeeqnuramndqzmd1073 4 года назад

    Esh calaa hez wlhii intii kuhyzta heztan like zar 🌷

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 5 лет назад +3

    Samsam dahir sxb kal furan 👏👂👌❤❤

  • @janalesalah3450
    @janalesalah3450 6 лет назад

    Samsam shraf qlidii rer Borama nasab nimadeeni wykaa muuqata qli horw soco fifa Borama cadey😍😍

  • @abdirahmanmoh6382
    @abdirahmanmoh6382 4 года назад +1

    Eida soon wlhy wxan ahaa viewz gii uguh horeyey

  • @m.o.b.f1847
    @m.o.b.f1847 3 года назад

    Wallin Wasa heestii heesaha recente 🥰🥰🥰🥰🥰❤️💜💖🖤🤍💓💚🤎💕💚💞💕🤍💓❣️🖤🤍💕🖤🤎💞💞

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 6 лет назад +1

    Hhhh Zanzam maanta RIYO GUUR FULL RESPECT WLHI HHHH ISKA RIYOO ILAHAY HAKUU SAHLO

  • @dhagojirde8278
    @dhagojirde8278 2 года назад

    Aniga yaa ila daawanaya 2022

  • @ahmedabdulle7304
    @ahmedabdulle7304 6 лет назад +5

    Mursal Faladagan aa u sameya heestan

  • @abdiqanigaacir3690
    @abdiqanigaacir3690 6 лет назад +2

    Or oradkaagaaba dhaama samsamey heesta esh calaaa samsam macal qosol

  • @adnaanhariiralsharaabi1524
    @adnaanhariiralsharaabi1524 6 лет назад +2

    alleylehee WaA inaan taash kuu xidhaaaaa

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 5 лет назад

    music hargiesa waxa ugu haysa maftuux cadceed iyo axmed wale furinle waaa music degan runtii happy musuis

  • @jannoomer5738
    @jannoomer5738 6 лет назад

    Kiiyooo suudh Tay leh xidhan
    Ana taash aan watoo aroos noo taabo galay
    Waah waah wararkaasaa imara

  • @bashiira-rahmaan5319
    @bashiira-rahmaan5319 6 лет назад

    zam zam zharaf fanaanada Qarniga Ku wataa😍

  • @abdirahmanabdirashid2577
    @abdirahmanabdirashid2577 6 лет назад +3

    Najma nashad ayaan ciyaarteda ka helay inta ila aragtay

    • @apdirhmanahmed316
      @apdirhmanahmed316 6 лет назад +1

      haawaankulaarkaa😂😁😁😀😂😁😀😀😍😘😎😘😍😘😘😘🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋💑💏💪👌✋👏👐✊👉👈💪👏

  • @mahdimahdi6337
    @mahdimahdi6337 5 лет назад

    Bravo ZamZam Sharaf

  • @adnaanhariiralsharaabi1524
    @adnaanhariiralsharaabi1524 6 лет назад +2

    zamzamteyda caashaqa wallee qosol qosol iigu dhaafi meysid

  • @aaminyuusuf4987
    @aaminyuusuf4987 6 лет назад

    samsameey ilaahy hakugusoo dhakhsdo alle kuu kuqory bid kula jila jacylka

  • @saciidonuur7099
    @saciidonuur7099 6 лет назад +2

    nolow walshey zamzam Quruxey

  • @jacksan3654
    @jacksan3654 6 лет назад +2

    HEESTA HEESAHA KU JIRA SXP SAMSAM WAAD JIRTAA

  • @caafimaadkoriyeofficial9140
    @caafimaadkoriyeofficial9140 6 лет назад +1

    Cakuye taasoo runaan
    Ku rayn lahaabay tidhaa
    ❤❤❤

  • @abdikaniali6720
    @abdikaniali6720 6 лет назад

    BRaVo 👏 adIga ayaa ah RiyO socda✌❤😘

  • @dheemanaluulaanzal6955
    @dheemanaluulaanzal6955 6 лет назад +1

    Sharfy naga tuntay zxpy

  • @NU-ig7bl
    @NU-ig7bl 5 лет назад

    Samsam sharaf my fav

  • @saciidonuur7099
    @saciidonuur7099 6 лет назад +2

    zamzam sharaf wan kugu heystaa walhi adiga iyo ciyaartaada

  • @mustafekamaal3833
    @mustafekamaal3833 6 лет назад

    abwaan mcal fanaan
    qamar suugani
    wiil zhidan igah dheh

  • @hiigsiofficial3163
    @hiigsiofficial3163 6 лет назад +7

    ileeen zamzam sharaf wee gaaaban tahay inta igu raacsan like igu qabto

  • @cabdiraxmangurey7502
    @cabdiraxmangurey7502 2 года назад

    Yaa ila dawanayo 2022 🤣

  • @sadaamkhaliif9602
    @sadaamkhaliif9602 5 лет назад

    Wlhi heestani anay igu socotaaye idinkuna lake ta iibadiya asxaabty anoo arosan riyooday hadii uumagacaygu yahay suusaan siman

  • @ubaxmuxumed8427
    @ubaxmuxumed8427 6 лет назад

    best song

  • @mahadabdiali5555
    @mahadabdiali5555 3 года назад

    Mahad Ciid mubaarik

  • @sahraabdi7229
    @sahraabdi7229 6 лет назад

    zamzam fanaanad aan taageero😍😍😍

  • @shamsoabdi4193
    @shamsoabdi4193 6 лет назад

    Nice song zamzam

  • @gudoonabdi5400
    @gudoonabdi5400 6 лет назад +1

    woooow samsam sharaf guul

  • @halime7356
    @halime7356 6 лет назад +1

    Woow

  • @landaali6296
    @landaali6296 6 лет назад

    Samsam Daahir Ilove you

  • @salmaziman1136
    @salmaziman1136 2 года назад

    2022 yaa ila daawanaya 🤭🤣

  • @jimcalehfarah8305
    @jimcalehfarah8305 6 лет назад +1

    HAMDA AMUUN IGA QOSLISAY WACADLAH
    KEEBAA JAAS GARANAAYA

  • @carboosheyare5301
    @carboosheyare5301 6 лет назад +1

    Inta zamzam sharaf taageerta like ha i saaran

  • @SadoAbdisamad
    @SadoAbdisamad Месяц назад

    ❤❤❤❤❤😊

  • @dayaxstudio7165
    @dayaxstudio7165 6 лет назад

    Heestu Weey macaantahay lkin waxaa ka dhiman DJ wacan oo hagaajiya beey ubaahantay

  • @aasiyacumer3252
    @aasiyacumer3252 5 лет назад

    MashA allah

  • @suhaibashraf1563
    @suhaibashraf1563 6 лет назад

    Zam zam wllHi waa qof xadaRiYa 💯

  • @aydarusabdi6638
    @aydarusabdi6638 6 лет назад

    Aroooooskii riyada inanti raiyada Ana wan sugaya Sam Sam caday

  • @fartunhasan6491
    @fartunhasan6491 5 лет назад +2

    😍😍😍

  • @AbdiweliaAbdicasiis
    @AbdiweliaAbdicasiis Месяц назад

    7/8/2024 ❤❤ habeen khamiisa

  • @najahmohamed3538
    @najahmohamed3538 6 лет назад +3

    Riyda dad badan qalday😢😂

  • @abdulwahabmahad5717
    @abdulwahabmahad5717 6 лет назад +2

    WAX NOOL IGA DHEH.

  • @apdohkaniatam51
    @apdohkaniatam51 6 лет назад

    Hore usoco zamzam sharaf

  • @aleezabth2173
    @aleezabth2173 6 лет назад +1

    samsam sharaf qof jirta

  • @asmaboos9552
    @asmaboos9552 5 лет назад

    Taswiirtiisa qalpiga kutaal yarka aantaboo😎🤗😍♥️