Qamar Suugaani Iyo Deeqsan (Furaha Qalbiga) Official Music Video 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Copyright Protected By Han Films
    Directed: Hersi Abdirizak
    DOP: Abdilaahi Persia
    DOP: Abdi Aziiz Siizo
    Edited: Mataan

Комментарии • 1,7 тыс.

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 5 лет назад +3971

    Inta Heesaha Neceb Oo Qur'aan ka Jecel Like Isaara❤❤❤

  • @suldaanmuhammadmillion7411
    @suldaanmuhammadmillion7411 5 лет назад +1479

    Qaar baa waxay kuleeyihiin inta neceb heesaha ee quraanka jecel like iisaara
    Haday heesaha neceb yihiin maxay halkan kasoo dooneen

  • @cagadahaboficail8139
    @cagadahaboficail8139 5 лет назад +1441

    Gabar somali ban ahay walige ña like ma heliñ waay

  • @idiriskalele4044
    @idiriskalele4044 5 лет назад +933

    Nin reer muqdisho ayan ahay waligey 10 like mahelin nacala sheydhan kuyale😂👍

  • @mr.pinner5648
    @mr.pinner5648 5 лет назад +927

    Inti nabii mahamed racsan like isaraa😚😍😍👇👇

    • @isramahamud7604
      @isramahamud7604 4 года назад +2

      Asc

    • @Ruwaupdi
      @Ruwaupdi 4 года назад +19

      Comments raadis lee nabi muhamed scw hees xun haku sheegin walaaloow plz

    • @abdirisakalto5510
      @abdirisakalto5510 4 года назад +8

      Saas ma aniga like kugu sinaayo hee badowyahow jahilkaa nabiga afkada urka badan noga dhaaf meshan wasaqda ba buuxdana ha noga sheegin

    • @mandeqibrahim9605
      @mandeqibrahim9605 4 года назад +3

      Scw

    • @maxamedukaashcabdule8147
      @maxamedukaashcabdule8147 4 года назад +1

      Fwk

  • @sahraxudhuun6434
    @sahraxudhuun6434 5 лет назад +235

    Inta ila aragtay qamar sugani heesihiisa oodhan inay kaduwanyahay heesaha somalida hadalka waxaan kawadaa codka ilahay haybada usiiyey masha allah keep going hadana qurux ayuu kudarsaday ninkastoo ahayn naag ayaa wax kadhigta ilahow unaxariiso dumarka somalida

    • @romanak2589
      @romanak2589 3 года назад

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @nasromaxamed3670
    @nasromaxamed3670 6 месяцев назад +45

    Inta dawanaysa 2024❤😊like 👍 saara

  • @mavooo2962
    @mavooo2962 5 лет назад +279

    Qamar suugani fans from Mogadishu 🇸🇴❤️

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +167

    XASUUS HEESTANI BARI BAY HAYSATEY TIKTOK'ta 2019😢🖖
    YAA DAWANAYA 23 MARCH 2020🙄👍

    • @abokormaxamed8723
      @abokormaxamed8723 4 года назад +2

      🤚🤚🤚

    • @zaypaayazim1669
      @zaypaayazim1669 4 года назад +3

      😰

    • @cabdizalam8674
      @cabdizalam8674 4 года назад +2

      @@zaypaayazim1669 aniga

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 года назад

      🤣

    • @Rakio618
      @Rakio618 3 года назад

      @AMIIRA ADAN ilahay cimriga haku dhereyo payo iyo cfimadka meel kasta kugu arkaa adi comment ka bixinaayh wlh

  • @eng-fahadabdirisaq8143
    @eng-fahadabdirisaq8143 4 года назад +56

    Hoygi fanka Hargeisa, J Somaliland.
    Deeqsan iyo qamarka.
    Team waqal.

  • @lacasojigjigaawi4209
    @lacasojigjigaawi4209 5 лет назад +27

    Dhashii jigjiga ahay dawlad deeganka. Horay usocda dhashii hargaysaay Hooyada fanka somaliyeed aabihi fankuna wa borama iyo hoygi cilmigu ✌️💯❣️. Hooyada somali muqdisho salaan kal iyo laaba nabad waarta hooyada somaliyeed muqdisho ❤️😭💯

    • @hamzejamac1271
      @hamzejamac1271 Год назад

      Jigjiga +borama ❤

    • @sacdiyocabdikariim9588
      @sacdiyocabdikariim9588 Год назад

      Muqdisho+hargeysa+jigjiga+boorama❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maankamediaproduction4741
    @maankamediaproduction4741 4 года назад +121

    1: cod labadooda qurux
    2: music qurux badan
    3: meel qurux badan
    4: best dance
    5: heesta iigu saameynta badan sanadkan waa tan
    6: 100 joor waan Ku soo ceshtay

  • @alishabbe7932
    @alishabbe7932 5 лет назад +145

    Alla meesha deqsan kajogto ugbaad aragsan baa ku fcneed inta ila mid ah liketa dhac dhac iku sii

  • @user-br5nh1ox7w
    @user-br5nh1ox7w 5 лет назад +44

    Waah waah dalkyga lga helaa abti waxaso xadarada💚💬❤😍✌💪

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 года назад +14

    Isaaaqnimo
    Fanku geedbuuu inoogu xidhan yahay 😍😍😍😍😍
    Duriyadaii alle iga beeray like djac kusiiiya

  • @malikaabdi8150
    @malikaabdi8150 4 года назад +31

    Qamar sugaani cood gaar ah ayu leyahy oo ka duwn fananinta kale ❤❤ horey u soco wll

  • @faadumomaxamed88
    @faadumomaxamed88 5 лет назад +129

    Qamar sudani mucjisda fanka inaa tahay kuu qiray pro wlhi ❤❤❤

  • @shadiaisse9780
    @shadiaisse9780 5 лет назад +377

    Heeta inta status iyo TikTok ku soo argtay like isaar😂😄😅😍🙏

  • @sancho_8
    @sancho_8 3 месяца назад +27

    Who is here 2024😂❤

  • @somaaaliweyn3757
    @somaaaliweyn3757 5 лет назад +532

    Inta hestaaan tiktok kuso aragtay sidayda like ta isara

  • @apdiaziizhilwa3063
    @apdiaziizhilwa3063 Год назад +17

    inta dawanaysa wixii 2023 ka danbeya like kuqabta🤣

  • @abdikadirraage6941
    @abdikadirraage6941 5 лет назад +374

    inta jiif ku daawaneeso like ii saar

  • @marwogul6796
    @marwogul6796 4 года назад +17

    Qamar sugani mucjisda fanka thy wlhi Hesahaga kuwa somalida waba ka duwanyihin keep going bro

  • @aymanlovemadrid3771
    @aymanlovemadrid3771 3 года назад +58

    Hdaa 2021 dhaGeysaneyso like isaar😂

  • @abdullahmohamedraphina
    @abdullahmohamedraphina 3 месяца назад +15

    Team 15/5/2024 idin meeh😂😂

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 5 лет назад +629

    Inta jecel inuu fanku dhamaan baabo. Oo ay fanaaniinta dhamaan madarsado laqoro farta taaga kadib si ay noo tukiyaan hadhow😂😂😂😂😂😂

    • @puyolhamze3522
      @puyolhamze3522 5 лет назад +2

      😂😂😂😂😂

    • @mustafedouglas8
      @mustafedouglas8 5 лет назад +2

      Zakariye mouse farh Zakariye mouse farah hhhhh

    • @abumazlaxnk9211
      @abumazlaxnk9211 5 лет назад +1

      @@mustafedouglas8 🤣🤣🤣🤣🤣 fanku ha baab.o ayaanu leenhy

    • @msm4142
      @msm4142 5 лет назад +2

      👌

    • @kattysom4285
      @kattysom4285 5 лет назад

      😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @johnwick2458
    @johnwick2458 5 лет назад +12

    Erayada.100.laxanka.100.musiga.100.duubista.100.heesta.100 mahadsanidin haan films❤

  • @xamzemuniir8411
    @xamzemuniir8411 4 года назад +34

    Walaalayaal nin Ethiopian ah ayaanu tartamaynaa muujiya awooda somalinimo

  • @N9TMUHAMMED
    @N9TMUHAMMED 6 месяцев назад +164

    From 15/2/2024😂😂

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 4 года назад +13

    Dawoy quruxdadu hedhe wa qaniyo
    Darta qalbigayga masiin qof kalee❤

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 года назад +44

    2M.8 ayy amazing 🔥
    2020 ya ila dawanaya guys 🙋‍♀️❤

  • @ayn-m266
    @ayn-m266 5 лет назад +26

    Oyyyyyyyy deeeqsan
    Intaasa iga gdan😍
    Mrkd qososhapa meel baa i qabawda ❤😫💜

  • @nuurcaynush6173
    @nuurcaynush6173 5 лет назад +56

    From muqdisho the original somali
    Singers are from somaliland wish you the best👌👌👌

  • @user-cj6ne9jt5b
    @user-cj6ne9jt5b 4 месяца назад +1

    Heesraan hadii music dib loo farsameeyo qamar iyo deeqsan dib ay ugu celiyaan heestaan viral ayey noqonee oo aduun ka ah xaqiiqda qamar heestaan ha ku laabto laxanka merha sida ay ufadhiyaan anaa yaabay...hadii
    Dance 🕺 cusub na loo sameeyo walhi heestaan top level

  • @amaalxuseen2561
    @amaalxuseen2561 5 лет назад +235

    Aar qumanow meelba iqabowda markaad like isaarto 😂😂😂

  • @Lajooy17
    @Lajooy17 Месяц назад +2

    Inta sooraa diday 2024 like saaraa😂😂

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 5 лет назад +56

    Weewe Heesan LA Arago LA Maqal Qamar Ft Deeqsan Han Films Abdirizak Oo Alaapo Aan La arag Laso Baxay❤ Waxba Lagama Qaban Karro

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 4 года назад +1

    Wax laga xumado waxa ah qof alle ku xasuusiya kuna idhi hees dhagaysigeeda, quraanka alle ka wacan inaad ugu jawaabto hadalo deef-qaaf ah oo adigu mxd mesha kasoo dontay iyo IWM ujedada ka raac.........

    • @queenaliyah2676
      @queenaliyah2676 4 года назад

      Adigu halkan maxaad ka soo dontay wll alle iyo camalkiisa anguba wanu jclnahay

  • @husseinmoallimsuleiman5175
    @husseinmoallimsuleiman5175 5 лет назад +2

    Qamar suugani waa fanana aqli badan xabadaan afkeeda wuu iska qariyay meel mugdi ah uu heesta kula soo qaaday wuxuu ugu dhagin shiina cusub 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂 inta ila aragtay like ta ila dhafa

    • @akae5153
      @akae5153 5 лет назад +2

      Xusni ka xusni ilaahay ka cabso oo jooji dulmiga dadka

    • @mshottahjustla1292
      @mshottahjustla1292 5 лет назад +2

      Xusni ka xusni ilhy abuurtisa waxna ha ka shegin bila adamka qof dhaamystiran ma jire xiiishod wll

  • @Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc
    @Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc 6 месяцев назад +7

    Inti dawineyso 2024 wixii ka deyneyo 😂😂😂😂😂

    • @isruush4252
      @isruush4252 6 месяцев назад

      Heestan lagama maqnan karo 😂😂

  • @user-qf5ze7wc7h
    @user-qf5ze7wc7h 2 месяца назад +3

    Gabdh rer jigjiga ahay waligayna 10 like man helin😂😂😂

  • @AxlaamAadam-zp5gk
    @AxlaamAadam-zp5gk 3 месяца назад +6

    From 7/6/2024❤😅

  • @AhmedSomaliTV
    @AhmedSomaliTV 5 лет назад +15

    Heestan muddo ayaan sugayey! Nice work Han Films.

  • @zakaaricumar1354
    @zakaaricumar1354 5 лет назад +52

    Nin reer baladwein ahay walibo Abdalle samotalis eh wali ma helin 100 like kala kiciya imbooyaal iyo imbooyaal

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 лет назад +2

      😂😂😂 Waxad shegayso Ma garanaayo lkn like waa Ku saray Somali ahaan wllo

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 года назад +2

    Kol kad qoso shaba mel ba i qa wowda hah wan ka helay oooh keep legends 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 года назад +8

    Inta igu raacsan in REER #SOMALILAND SOMALIDA kle meel kasta kaga horayso ila aragteen🙏🙏🙏🙏✍✍✍✍🦁🦁❤❤❤❤❤❤

  • @Khaledabib
    @Khaledabib 5 лет назад +5

    Quraanka iyo Nabiga Yaan like lagu Raadsan, Masaajida Ha la Galo.......

  • @abdirahmanm6177
    @abdirahmanm6177 5 лет назад +9

    Wadnaha qufushoo furaha qabsaday 2019 music laxanka, muqalka dhesha intaba wan ka helay 2020 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇳🇴🇳🇴🇳🇴🇳🇴🇳🇴🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇴🇳🇴🇳🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇪😃🙄😚😚💎💎💎

  • @Faraxsanfaceedkaroon
    @Faraxsanfaceedkaroon 5 лет назад +27

    Heestaan hadii aad adna henna kasoo aragtay like igu qabo reer my dhiigeyga

  • @updizhakoirpazher3558
    @updizhakoirpazher3558 5 лет назад +40

    Inta qamar stylekiiza ka heshay like izaara

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 года назад +20

    2019November ya dawan🤣😂
    Diyaarada Duzheeda BAA ku dhageysan✈

    • @mahadqoote3333
      @mahadqoote3333 4 года назад +1

      Hoyadaa was been badan xagee ka heshay Wi-Fi economy class baa raceeysaa diyaarad baan hees ku daawadaa na leedahay warka caalyada ah naga dhaaf

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 года назад

      @@mahadqoote3333 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @suldaanismaciil7113
      @suldaanismaciil7113 4 года назад +2

      @@mahadqoote3333 bisinka mxa gabadha hooyaded ku geyay download hday u tahy way dhagaysan karta nin ragi dumarka ma caye is qabo bal hda dulufow

    • @ilyaasaxmes4361
      @ilyaasaxmes4361 3 года назад

      @@suldaanismaciil7113 commentiga siday uqortay

  • @ismahanadan4600
    @ismahanadan4600 4 года назад +4

    Qac dan saw saw saw xiisuhu ima qaadin intasa iga gadan iyo sdu u dhelayo qamar👏❤🔥😂

  • @Omar_pod
    @Omar_pod 4 года назад +48

    Best song ever ever.
    Qamar Suugaani can't stop shining and making something beautiful

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 лет назад +9

    Mashallha Qamar sugaanni iyo deaaqsan qurux song 🇸🇴 😍😍😍🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹😎😎😎😎😗😗😗

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +1

      Naaa maradaaa buluuga ah nagadaaaaa

  • @ashenafidesalegn8489
    @ashenafidesalegn8489 3 года назад +86

    I am Ethiopian& I dont know the meaning of this song but I love it, somali music is fine for me

  • @cdd7872
    @cdd7872 4 года назад +113

    😎Inta Heestan dip U xusuustaY oo DaawataY like Ha ila Dhaafina🔥

  • @apdiazizmaxamuud8663
    @apdiazizmaxamuud8663 4 года назад +9

    Inta jecel quranka like saara❤

  • @abdifatahmohamed9920
    @abdifatahmohamed9920 4 года назад +30

    This tune it’s going off all day long no way qamar suugani killed this track Carry on Mr 😝

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 5 лет назад +16

    Heestaan TikTok ee ka shidanatahay Anbo xagaa ku soo arkay inta ila mid ah like isaar👍

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar7928 5 лет назад +10

    Hees iyo muuqal diyaarsan horey usocda 🔥🔥🔥🔥

  • @marwaan2257
    @marwaan2257 5 лет назад +25

    Hoyga fanka marka.lagu leeyahay ciyaar mood

  • @5starchannel974
    @5starchannel974 5 лет назад +24

    I like the last part of this songs ,absolutely beauty

  • @maryaniitappelove6779
    @maryaniitappelove6779 5 лет назад +13

    meeshaan wxaa loo imaaday in reaction looga bixiyo waxaa daawaty lkn wxaa joogo dad like raadis facebooka lee ku ekeeya yqy uf

  • @veronica-pe7mj
    @veronica-pe7mj 4 года назад +1

    Hesta iyo quranka kala dorta ama quranka ama hesaha aniga quranka karimka inta racsan like isaara💛💛

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 5 лет назад +53

    Heestaan intii dhib umartay inoo helo gacanta taaga😂😂😭

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 5 лет назад +2

      Ma'aha inaad dhib umarto raadinteeda
      Dhagayso waxay leeyihiin oo marka RUclips ka raadi It's simple

    • @maria.safarow7619
      @maria.safarow7619 4 года назад

      Kkk

  • @mohmetahmet7094
    @mohmetahmet7094 5 лет назад +14

    Inta heestan ku haysta like isaar

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 лет назад +7

    Nyc job HAN FILMS QAMARKA DEEQSAN MAFTUUX Abwaan amiin smaadon

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 лет назад

      Mubaarik Sleban wll subscribe igu caawi

  • @kiigeabdikadir8193
    @kiigeabdikadir8193 5 лет назад +8

    Waaw suber cadi mahan qamar suudan 💋💋waan jeceladay heesta

  • @housseinhaajitanzaani4788
    @housseinhaajitanzaani4788 4 года назад +6

    Qamar sugaani iyo deeqa fanaanin somaliyeed nooollow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +2

      Ader soomaalaaa la wasaa baa lagaa yidhi fanaaniin s lander ah weeyee

  • @LondonCity24
    @LondonCity24 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤Big love to my Somali people. Proud Somali here ❤

  • @nuurdashka8432
    @nuurdashka8432 5 лет назад +5

    inta Qof ila aragty codka MCN Deeqsan like isara

  • @mohag6538
    @mohag6538 4 года назад +18

    Inta quman ba u qalisan thay 🥰 SAmira❤️
    Marka qosasho 😁 niyada I qabowda !!!🔥 5M

  • @aminbashe4006
    @aminbashe4006 5 лет назад +34

    HEES SIDAN OKALE AH MARKAD ARAGTO LIKEDA HAYLA DHAFIN 😀😀

  • @amuunali6280
    @amuunali6280 4 года назад +4

    Ninkaan jaaz baan udaayay
    Io cod allaha barakeeye💋❤

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 4 года назад +3

    Qamar Zuugaani Fananka Faninta Eryady 😍😍😍👍

  • @cumarmaxamed6911
    @cumarmaxamed6911 10 месяцев назад +2

    Inta ila midka ah kasuuu ceshado like isoo dhig

  • @Hasan_mattaan
    @Hasan_mattaan 5 лет назад +525

    Like iyo subscribe isoo DheHa
    hadad I AraGraY CommentskyGa😄

  • @leloqalib1575
    @leloqalib1575 5 лет назад +1

    Wwwwwwww horay u soco mcnto deeqsan inta ka heshay like ta ha ila dhafin

  • @abdullahsulub7104
    @abdullahsulub7104 4 года назад +8

    inta xappi kena jecel like sare😍😍😍😍😘❤❤❤❤❤💗💗💋💋💘

    • @ayaankayse1538
      @ayaankayse1538 4 года назад +1

      Waall nabiga ha Lenin meshan uraysa

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 года назад +1

    Waxaan la yaabanahey dadka in ey heesta dhageestaan kadibne saan ku dhahaayo like iisaar hadii Heesaha necbantahay iyo qur,aanka jeceshahay wallhi dameerka ka fiican😱🤫🤪🤪

  • @abdulmajidmustaphahies284
    @abdulmajidmustaphahies284 5 лет назад +23

    reer waqooyi yaa ku gaadhi kara fanka

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад

      Reer waqoooyoo dhan maaahee waa reer isaaq boqortoYo waxkasta nalaguma gaadho

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад

      @Vitta Bella K awdal iyo somaliland xagaad ukala wadaaaa

  • @nashaadmaxamad9151
    @nashaadmaxamad9151 4 года назад +1

    Inta nabi maxamed racsan like ii saaraa 👇👇

  • @sundusali1540
    @sundusali1540 4 года назад +13

    This song never get old ❤️🔥🔥👏👏 who is here still listening January 2 🥰

  • @user-ib8en1qs9h
    @user-ib8en1qs9h 3 месяца назад

    Qamar sudani mucjisda fantastic inaa tahay kuu qiray Pro wlhi❤❤❤

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 4 года назад +13

    Waxay uqalmaan boqorada codka ee 2019 cid kuheysato malaha

  • @dekadhol6691
    @dekadhol6691 5 лет назад

    Inta gaman baad u qaaliaantoo
    Adaa qandaraas KU qaatay bagoo
    Wadanaha qofushoo furaha garsade cabdiyoow quruxdaadu wa qaniyoo qalbiga ma siin qof kale 😍😍😍

  • @luqmanahmed3191
    @luqmanahmed3191 4 года назад +9

    Nice 👍🏽 one guys keep it rocking 🇸🇴

  • @abdirahmanking882
    @abdirahmanking882 4 года назад +11

    Heeestan Runtii Waa Dope😍🥰🔥💯

  • @ahmedmuhidin5644
    @ahmedmuhidin5644 4 года назад +3

    Wadnaha qofashow furaha qarsaday ❤️🇸🇴

  • @abdirizakgaafuun709
    @abdirizakgaafuun709 4 года назад +1

    War nio dadkaani way waalan yihiin QUR'AANKII KARIIMKA AHAA IO SALIGII NEBIGA BAY LIKE ku raadinayaan war wllayaal liketa saa laguma helo ee quraanka io saliga ciyaarta ka daaya liketiin dhacdaye

  • @walidmohamed2949
    @walidmohamed2949 5 лет назад +21

    Heestan waygaracaty lkn waxaan idinku nacay like uunbad radinaysan 👊🏾

  • @faafintadiinta812
    @faafintadiinta812 4 года назад +2

    Aad io suugaani suugaantaada ayaa la dhacney kep going😘🇸🇴❤👈

  • @tayomasmas
    @tayomasmas 4 года назад +9

    This is really Awesome Song Loved 😘😘😘♥️♥️♥️

  • @mariekarter2041
    @mariekarter2041 5 лет назад +5

    Qamar sugani kaa nxy wxy kuu gaysten reer hargeisa 😓😥

  • @KaahaSheeqAdan
    @KaahaSheeqAdan 2 месяца назад +4

    Still watching 2025😂

  • @gacmoofficiall1383
    @gacmoofficiall1383 4 года назад +1

    Qamar suugaani mucjisada fanka 👑☝️

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 лет назад +12

    The best song one love reer Somaliland I'm from puntland

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 4 года назад +1

    Hadii aat fiir satay dafiradka qamar sugaani gabadha oo uruyey oo dib hees taan uso boqatay like wall

  • @samiiryare8704
    @samiiryare8704 4 года назад +6

    labada fanan hargesa ka tageero wow legend tihiin kep goin

  • @qanciyemedia6328
    @qanciyemedia6328 5 лет назад +2

    Qamar suugaani inu fanaan yahay ma muran baa ku jiro