Wa sax fikirkagu Iran waxay samaysan doontaa isberkeeda waayo wa khubaro dhinac sayniska ku hor martay Xamaas inay Al yasiin105 samaysay asagoon ogayn inuu asalka qorigasu ahaa baasuke2/RPJ2 kwrn Iran maanta iga qor Iran farsamooyin badan ayay ku dari doontaa INSHAA ALLAAH islaamku ha gumaysto
Allaahu akbar
Guul Iran
.very nice
❤😂🎉😢😮😊asc maashacal
❤❤❤❤❤
Gaylan midiya asalaamacaleykum masha alaah
Guul Iran wa loobahan yahay in wadamada islaamku Awood yeeshaan sida Iran oo kale
Duqon nimadis kulaha hewel fantastic 😂😂😂😂
Walaac dheh
Good news mac sokor
Asc tabin wacan ku mahadsanid 😂❤🎉😢
GUURMAAD BAAY UBAHANAYAAN
IIraan Allaha xafido waayo Dalka Yuhudda Iyaga Xutiyinta Xamass Muqawamada Iraq Xisbullahi Dhamaan Gesiyada u jilib dhigay Huwanta Gumeystayasha Ingriska Germanka kuwi Yuhudda Solay hilibkooda iyagoo nool Franciska Munafaqyada lahaystayasha Carapta Malgaliya Yuhudda si matida Falastine loo isir sifeyo in ladifaco Beitul Maqdis codkooda oo kaliya.
Ninkani cod malaha
Isaga dartii ma dawado 😢
Codkaga waa hooseeya sxb
Asc ❤
Aar ama sida faarah abdu qaadir
Nin cod kara noqo ama meesha iskaga tag
Su 57
Xusbulah waa laa khiyamay🤔
Shiico bilaa imaan, waxba is jama celinkarto
Adiga waxba kaagama baahna ragaasi helyeyeeyada ahi.
Asc Gaylen jimce wanagsan
Coodki mee maxa
Si cadowga islaamka ee reer galbeedka maraykan iyo Israel ay u han jabiyaan kibirkoda
Subscribed Gaylan Media
Suuriya iyada waxa ka cusub soo gudbiya saaxiibayaal.
Codkaaga wuu hooseeyaa
GUUUL LORIYAAQO SUKHAY
Codkaaga wuu gaaban yahay
Cod majiro
Wariyanimada miyad nagu baranysaa 😮
Iran weli dagaalku masaameyn weli waayo awood bey uleedahy
100 diyaaradood oo midiiba tahay lacagteedu 54 milon oo dollar WAA 5.00.000 MILON 500 oo malyan somaliya 10 sano ee soosocda waa ku filnan lahayd🤣🤣🤣😃😃
Please 🙏 qofkasto o qoraal keyga arko I kala kiciya channel
Qiimaha diyarada su35 waa 55milyon+55milyon caymiskeda=110milyon sidokale isberkeda hubkayku dagalanto wadanki samaysankarin caymis wukagalikara hadikale waxadhicikarta xili adubahantahay inaad waydo ama dalabkahoreyo qiimuhu markas wuxugarikara 130 ilaa 140milyon wana arinta wadamada khaliijka logaiibiyo diyaradaha 200milyon waxafiican wadanku hadiiba diyarada uuhelo inuwaxakale odhan isagusamaysto isberka iyo hubkaba
Wa sax fikirkagu Iran waxay samaysan doontaa isberkeeda waayo wa khubaro dhinac sayniska ku hor martay Xamaas inay Al yasiin105 samaysay asagoon ogayn inuu asalka qorigasu ahaa baasuke2/RPJ2 kwrn Iran maanta iga qor Iran farsamooyin badan ayay ku dari doontaa
INSHAA ALLAAH islaamku ha gumaysto
Iiraan jaanis fiican bay kaheahy dagalka yukrayn waayo ruushku waxbadan oo uu had a siinayo iiran ma uusan siiyen hadiiba uusan regalbeedka kixumaynaynin
Codka ayaa kaa xun walllo xumow
Bahal cod xun