Daawo Oromadii Oo Maanta La Tarxiilay Xuduuda Itoobiya oo laga Gudbiyay,&Arin Naxdin leh oo Dhacay..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 36

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 12 дней назад +1

    Absolutely

  • @mahdimohamed6695
    @mahdimohamed6695 12 дней назад +2

    Waa sax yaan la dulmin laakiin dalkoodii si nabad ah haloogu celiyo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 12 дней назад +1

    asc masha allah 🤲❤ waa guusha oo puntland ey garteey cidanka dalka hoyaada somaliya xorendoona dalka insha allah guul iyo gobanimo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴 🔥💪🔥☝❤✅💯💙👏

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 12 дней назад

    Mashallah shacab ILBAX AH reer Puntland …waxaan aad ula yaabaa sida SHACABKA Puntland uga horreeyaan dawladda… mashallah waa DAD ILBAX OO GARANAYA inay waddanka leeyihiin oo ilaashaanaya dawladdiina waaba huruddaa….respect respect respect Reer shacabka Puntland 🙏🏽🙏🏽

  • @awicawillcawil8419
    @awicawillcawil8419 12 дней назад +1

    waaa sax ❤❤

  • @MawliidAlk
    @MawliidAlk 12 дней назад +1

    Oromo waa xaasid ka soomalida

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 12 дней назад +1

    💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @maleikoyonis274
    @maleikoyonis274 12 дней назад

    Asc machaallah ano cisse djabuuti ah wan ku taguera sida weyan xaqu

  • @sudihersi9028
    @sudihersi9028 12 дней назад

    Waa sax dulmi Allaah maogala

  • @IbrahimXasan-y8s
    @IbrahimXasan-y8s 12 дней назад

    Waad mahadsantahay

  • @UbahJaamac-h5n
    @UbahJaamac-h5n 12 дней назад

    Daacish no puntland guuuuul puntland guuuuul

  • @chibanyaal2835
    @chibanyaal2835 12 дней назад

    Guul somslia puntland

  • @maleikoyonis274
    @maleikoyonis274 12 дней назад

    Ha guleysato melkasta o somaali jogto

  • @awicawillcawil8419
    @awicawillcawil8419 12 дней назад

    waaaa saaax

  • @MaxamadwaliBashiir
    @MaxamadwaliBashiir 12 дней назад

    haa war eelayda waan garwaayay ee maa saasbaa

  • @CarisaqXaaji
    @CarisaqXaaji 12 дней назад

    Wlle dawlada puntland waa inew dhaliyarada xiraan

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 12 дней назад +2

    Bidhaan dadka dhahayo Eelayda iyo Jareer ha la tarxiilo ma ah reer Puntland waa dad rabo sumcada Puntland wax u dhimaan waa Hawiye iyo xooga yar oo Dhulbahante ah.

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 12 дней назад

    Ugaadeenkii. Itoobiya. Ma. Laguday. Raafka

  • @MaxamedYare-xe4ik
    @MaxamedYare-xe4ik 12 дней назад

    Waa Al shabaab

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 12 дней назад

    Tarxiila nijaasta urta badan anagaba dhul oromo ma ku nolaan karno ayaga maxaay inogu dhexnool yahiin

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 12 дней назад

    Adeer ciyaalkaan alictisaam
    Ayaa usha udhiibtay. Iyagaana duubaya wadagaal daacish
    U xilsaaratay alictisaam
    Alwahaabiyo
    Waana lasooqabandoonaa cidii
    Duubtay. Dadka somalida aflagaadaynaya. Waadad
    Khaldan waa runtaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 дней назад

    War ileen oramadu puntland wayba uso guurtay xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 12 дней назад

    Daalinyahow daacishtu waxay ubadanyihiin eelay waatuugsanayiin markay nooyimaadeen eelay waasoomli nabadgelyada buntlaan adigu buntilan baad cadaoow

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 12 дней назад

    Bidhanow hadad raxeyween rabtin waa luguu soo raraa raxey waa shabab iyagaa nabad gelyo xumidza ka shaqeeyo waxba ka xumaanin dhul bey leeyihiin ha u laabteen wax miskiin la yiraahdo ma jirto

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 дней назад

    jareeta iyo raxanweyn wa argagixso ee iyagana hala raafo dee dhulbay leeyihine ha aaden oo laga saaro puntland

  • @fmg63772
    @fmg63772 12 дней назад

    Asc horta somaliyey inlasaaro itobiyanka waa sax lkn dadkan reer koonfur galbeed in lala hadlo ayay ubaahan yihiin puntiland waa wadankoodi lkn uba naxariistaan umada ku soodhawaysay gurigooda waxan wax badan shacab masaakiin hooyooyin ah oo ka cabanayo oo warato ah malin anoo iska socda aya waxan arkay wiilal tukan waxa la isku cadeeyo gada oo canug yar oo laamiga gees kisa gaari gacan moos ku gadaysa ayay leeyihiin nin askari ah ka kaci meesha gabadhan wuxuu yiri agtiina ma fadido meshana idinma dhawo waylamurmeen maxan lacag kugu siinay ayay dhehen iyagii oo hadlayo ayuu katagay wan u galay waxan iri canugtan idiinma dhawa ee iska daaya allaah majeclo sidan iimay jawabin malin danbe ayan solabtay meeshiina canugtii wan ka wayay faras magaalihii iyaga mahee cidkale uma ogola meesha nabad ayay ku heleen waa in ay allaah ku shukriyan dadka muwaadininta.ahna ay dhibka ka dayan asc

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 дней назад

    raxanweyn wainay kabaxan puntland dee iyaga iyaga argagixiso ah oo soo dhoweya oo weliba buulo eelay bay kuso degan ee raafa dee munaafaqnimo looma baahna

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 дней назад

    daa shacabka puntland hagaraacen ajaanibta iyaguba way qarxiyane maxa loogu naxaya

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 12 дней назад

    Wiilasha wax garacaya abayaashood ayaa la laayayw

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 12 дней назад

    War caruurtu filim bay dhigayaan wax fahan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 дней назад

    War naga aamus ajaanibta qarayada dadka reer puntland kuleynaysa miyad unaxaysa War horta raga soomaliyed caadifada dumarkay leeyihin waxa dhulka loogu soo duulay uufff

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 12 дней назад

    Oromadu. Madaacishbaa

  • @museosman8296
    @museosman8296 12 дней назад

    Oromadu waa daacish hala raafo

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 12 дней назад

    Hala saaro washakhda

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 12 дней назад

    Maxay tahay gaariga dusha ka furan shabaqle aan laga bixi karin keena

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 12 дней назад

    🇪🇹👎