GANACSIGA DROPSHIPPING QAABKA UU SHAQEEYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Salaam Guys
    Dropshipping waa ganacsi qaab online loo sameeyo, Runtii lacag fiicane kasoo gali karto hadii aad bilowdo. Hadaba vidoe gan waxan kugu tusayaa qaababka aad u bilaabi kartid iyo waxa laga baahan yahay .
    Subscribe Guys
    thanks

Комментарии • 71

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  3 года назад +10

    Kuso biir Telegram Group kan cusub aan sameeyey fadlan t.me/gellebashir

  • @araweloomer1488
    @araweloomer1488 Год назад +9

    Amarka Ilahay youtubarada somalida midkan wax ka Fahma wa Geele bashir un walah alle haku barakeyo walal ❤😊

  • @abshirhaaji9039
    @abshirhaaji9039 Месяц назад

    Productigu maqalab sawir eh ba mise waa wax caadi ah ee meel kuu yaalo oo lagaa soo raad sanaayo bal wax ifahnsii bal macalin

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 3 года назад +3

    Wllky waxan Rabaa inan samaysto you tube maxaad igu latalin lahayd qalab fiican oon wax kusoo gudbiyo.

  • @salaadismaaciil8694
    @salaadismaaciil8694 2 месяца назад

    Ilaahay amarkii 2 sano kadib ayaan daawanaya muuqaalkan Bashir geelow maleedahay meel lagaala sok xiriiro kulay dunidu meeshey maanta joogto laba sano kahor majoogtee

  • @amiirashirre4853
    @amiirashirre4853 3 года назад +3

    Asc wll sidethy waxan raba inan kulaso xiro
    Marka halke kala soxiriri kara 🥰

  • @mohamedhusseinkunciil3043
    @mohamedhusseinkunciil3043 2 года назад

    Waa idinku soo birày wliba wax badan baa faaiday thanks ustaad

  • @Bahdoonmedianews
    @Bahdoonmedianews 3 года назад +2

    Ila malintaa aad furtay channelkan wan ku xiranahy waadna ku mahadsan tahy cilmigaa nala wadaagto ustaad.
    Waxan jeclaanlahaa inaad isbarbar dhig noogu sameeso Amazon fba iyo dropshiping ka kan ku fican.

  • @m.yariisoowchannel9314
    @m.yariisoowchannel9314 3 года назад +3

    ARDAY ISKU XIR USTAADOW OO MEEL AAN ISKU ARAGNO NOO SAMEE TELEGRAM XITAA SII SAME

  • @abdulrahmanmohamoudomar8121
    @abdulrahmanmohamoudomar8121 Год назад

    Drop shipping waa xaaraam sida culumadu leeyihiin ee iska ilaaliya dhalinyaro . 20jir xaaraan haku bilaabin wax kle halal ah baa ka badan.

  • @foryourrelax6457
    @foryourrelax6457 3 года назад +3

    Sxb gelle Bashir
    Forget drop shipping business, waa laga gudbay hadda.
    Xagga diintana kuma wanaagsana sxb.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 года назад +1

      Waa runtaa sxb , lkn kali information ban dhalinyarada usoo gudbinayey

    • @how9125
      @how9125 3 года назад

      Wax laga baxay majiro bro

    • @gurmadqaran2246
      @gurmadqaran2246 11 дней назад

      𝙎𝙞𝙙𝙖 𝙡𝙤𝙤𝙜𝙖 𝙜𝙪𝙙𝙗𝙖𝙮.. 𝙄𝙮𝙤 𝙝𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙖 𝙖𝙖𝙙𝙖𝙮..
      𝙈𝙖𝙣𝙤𝙤 𝙛𝙖𝙖'𝙞𝙞𝙙𝙚𝙮𝙣 𝙠𝙖𝙧𝙚𝙮𝙨𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙡𝙖𝙖𝙡𝙤...

  • @ruquyayuusuf4971
    @ruquyayuusuf4971 Год назад +1

    Xaraan cune ha noqon wll, Dropshipping waa xaraan saxiib , inta aad ganacsi bilaabin is waydiin xaraan iyo xalaal ?

  • @mohamedarab1319
    @mohamedarab1319 3 года назад +2

    Masha allah mahadsanid sxb

  • @Casmicarafaad
    @Casmicarafaad 3 года назад +2

    Gelow dropshipping xalal ma,ahan wll kaliya hal midbuu xalal kunoqon karaa wana inaad macmillka ushegtaa Inadan lahayn alabta qiimaha kuu dulsarana ogaysisaa markas buu kuu xalalobin mgrty

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 года назад

      Wey jritaa sxb arinkas.

    • @premhassan5828
      @premhassan5828 3 года назад

      AMA aad alaabtii mulkisid/ka soo gadid bakhaarka kadib aad sii gadid adigu xalaal

    • @Casmicarafaad
      @Casmicarafaad 3 года назад

      @@premhassan5828 wll hadad alabta horay ulahayd waa cadi lkn alaab aadan lahayn markii lagaa gato aad soo gadaysid oo aadan ushegin customerka tas weye tan aan banaanayn

  • @FaatiHassan
    @FaatiHassan 4 месяца назад

    Legend

  • @xafsahabdullahiabukar5504
    @xafsahabdullahiabukar5504 3 года назад +1

    Wll clipclaps ma application run ahaa oo lacag laga samen karo ama majiran application videos laga dawado oo ku pay garenayo mahadsanid 🙏🏿

    • @Queen65908
      @Queen65908 3 года назад +1

      Haa wll appka lacag laga sameya waa run

  • @user-vm2zt6sc1w
    @user-vm2zt6sc1w 2 месяца назад

    Plz meel kaag soo xiriro isheeg

  • @m.yariisoowchannel9314
    @m.yariisoowchannel9314 3 года назад +1

    Telegram Group noo samee ustaad Tnkle WEB GAAN CUSUB ARADAY HADA WEB KU JIRTA CALAG KLE MAA LAGA RABAA MISE WEE SOO GUURAA YAAN

  • @mohamedarab1319
    @mohamedarab1319 3 года назад +1

    Waxa kala oo talo naga siisaa lacag intee leeg lagu bilaaba

    • @abdihakimali9789
      @abdihakimali9789 3 года назад

      ilaa 2k zxp 1k aad ku bilawayso 1k backup ah

  • @Almalmine
    @Almalmine 2 месяца назад

    Sytem kasi sidu ushaqynyo video noga so same wll

  • @naturescenerychannel6208
    @naturescenerychannel6208 3 года назад +1

    Shukrn feels

  • @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL
    @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL 3 года назад +1

    Asc usted wxn ka cod sanyna sida loo sameyo application ganacsi sida Alibaba iyo amezon cml sida loo samyo na tus fdlan🙏🥰😍❤

  • @maher_mehmudsabriye9959
    @maher_mehmudsabriye9959 3 года назад

    puppy town payment proof games somali ka hadli waan waayay ee iga in niga soo warbixi waa codsi insha Allah

  • @mohaandi9780
    @mohaandi9780 2 года назад

    asc sxp geele bashir waxan raba coursadii clik banki inan gato marka xagee kala soo xirir dhow marna waan kula soo hadlay

  • @yusufcodey
    @yusufcodey 3 года назад +1

    Sxp mana walaysaa nio 🤔😏

  • @daacadchannel4856
    @daacadchannel4856 7 месяцев назад

    Geelow zaxib ano Somalia joogo qaabke dropshiping u sameya like address qofka ugu xera Ali express

  • @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL
    @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL 3 года назад

    Sida loo samyo website ganacsi nku soo biiri usted

  • @cabdullaahimaxamed6220
    @cabdullaahimaxamed6220 3 года назад

    Sxb nabarkaaga whats apka ma isiin kartaa waxaan rabaa inaa kaa wareesto barnaMijyadaan clip kale xitaa masajkaaga soo qoray sxb

  • @mahadyasiin6584
    @mahadyasiin6584 8 месяцев назад

    Qof somali joogo alaabta side logu geeya marka

  • @Sports.News.Highlights
    @Sports.News.Highlights Год назад

    mudane codkaada vedio kastaa wuu hooseeyaa

  • @Dek-Osman
    @Dek-Osman 3 года назад +1

    Sxb sida website loo sameeyo no fa'ide

  • @MEDAWA
    @MEDAWA 3 года назад +1

    Sxb telegram group noo samee wll

  • @m.yariisoowchannel9314
    @m.yariisoowchannel9314 3 года назад

    WEB KAAGA CUSUB ? KII HORE AYAAN GATAY OO WAAN KULA JOOGAA WEB KAAN KLE AMAAN KUBIIRI KARAA TNKLE INSTIGRAM LEE MAA LAGAALA XIRIIRI KARAA ? MAHEESTO INSTIGRAM EE MEEL KLE NOO SAMEE

  • @hamsehaaji6938
    @hamsehaaji6938 3 года назад

    Wax dadka manfac u leh inaad uso gudbisan jecelaan laha mahaddanid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 года назад

      Dad bey waxna anfac u yihiin wll oo su’aalo badan iga so weydiiyey shaqadan

  • @wadadatoosan
    @wadadatoosan 3 года назад +1

    Casharadaan soo Badi wll

  • @upliftmee
    @upliftmee 3 года назад

    You can't sell something that you don't possess

  • @upliftmee
    @upliftmee 3 года назад +1

    Drop shipping is not halal bro

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 года назад +1

      Haa wll wn ogahey, kaliyah information dhalinyarada siineyey

    • @upliftmee
      @upliftmee 3 года назад

      @@GelleBashir ok my bro try to give halal information so u won't be accused of miss leading ppl

    • @ilhaamilhaam8854
      @ilhaamilhaam8854 3 года назад

      Hadanu xalaalba ahayn mxad nogaso gudbin brother

    • @bull.run.1
      @bull.run.1 Год назад

      @@GelleBashir xaran sidu kuyehe

  • @yahyemohamed8860
    @yahyemohamed8860 3 года назад +1

    Waad mahadsan tahay

  • @bushback
    @bushback Год назад

    Wow 10:04

  • @SOMProduction
    @SOMProduction 3 года назад +1

    Community Guidelines strikes. Warning
    sxp hadii lagugu qabto hal mar maxa dhib eh ay kuu keni karta mhsnd

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 года назад

      Digniin weeye tan , wax dhib ah kuma keeneyso lkn digniin labaad ma Lehid oo hadii lagagu qabto markale strike 🪧 ba kugu dhacayo oo hal week wx video ah maso dhigi kartid wll .
      Lkn tan koowaad waa cadi bro

    • @SOMProduction
      @SOMProduction 3 года назад

      @@GelleBashir mhsnd wllo

  • @Damadel_0
    @Damadel_0 Год назад

    Asc maclin waxan raba ina question kuweydhiyo xage kala soxarira macln

  • @mohamedbashir1274
    @mohamedbashir1274 Год назад

    Legend