Yaxye Hafow Hees cusub Soojeed LYRICS 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 сен 2024
  • Waa Heesti Yaxye Hafow Soojeed
    Nagala socda boga socialmediaga
    Instagram Somalifivestars
    Facebook Fivestars
    Snapchat Somalifivestars

Комментарии • 80

  • @yahyeabdiaziz1256
    @yahyeabdiaziz1256 Год назад +1

    Yaaa dawanaya heeska 2023 marki aniga layga reebo dadkYgiiii fankuse bos mayga banaaanyahay mise wan iska dhafa 😆😆🫶💯

  • @mohamudsagaaro8686
    @mohamudsagaaro8686 5 лет назад +1

    Sxb qlia yaxye hafow heestii adunka sxb qlia codka100% ereyada100% laxanka 100% musika 100% cadi mahan matan

  • @zamzamyaray465
    @zamzamyaray465 5 лет назад

    Yaxyahyga cashaqa subaxdii la joogba nafta baan sasabayaya samir baan dugsiya lajankayga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @meysuummohd7710
      @meysuummohd7710 5 лет назад

      afanaan yaxya hafoow ish calaa hees horay usco 😘😘😘😘

  • @abdirahmanahmadmohammed3277
    @abdirahmanahmadmohammed3277 5 лет назад

    wooow zxp igu qaliaya yaxye haafow cod halasiya heesta cadi mahan horo socod wacn

  • @munasaryareofficial9340
    @munasaryareofficial9340 4 года назад

    Yaxya
    Wale
    Cabdi
    Maahin
    Allow
    You
    Barakeey
    Codkaaga
    Aad ayaan uga helaay

  • @raxmoruuxi
    @raxmoruuxi 5 лет назад

    Waaw alfanan yaxye hafow mtankeyga hore u soco

  • @cabdiqanexasan6887
    @cabdiqanexasan6887 5 лет назад

    Al fanaan yaxye haafow sxb sare waad ka baxsatay

  • @moharaa5034
    @moharaa5034 5 лет назад

    Boqortoyo in the house 🙌🏽🙌🏽🙌🏽 yaxye xafow

  • @najadmohamed4909
    @najadmohamed4909 5 лет назад +4

    Codka 100%🌷
    Laxanka 100%
    Musiga 100%
    Yaxye cabdicasis xafow matankayga
    Halka kaga hay🌹🌹
    . Intu dhumar siman yahay suradada okale sahal laguma helikaro
    Hablahad usidataa
    Jacayl baaa isaqoo isaqoo anigu wan sahwiyaya sojeed habenkii huradadan kasalala
    Sablayda oo idil seedaha dhaman igu saratgyoo qalbigu iga sudhan yee
    Kusarbeebi maye kalkaccaylku wasilic samihii dhexdenana waligaa ha Aidan
    Subaxdiii lajogaba lajogaba nafta wan sasabaya samir ban dugsinoo oo wan kusugaya
    Sablayda oo idil sedaha dhaman igu saratagyoo qalbiguu iga suranyeeey suranyeeeeey😭😭😭😭😭😭😭😷

  • @Eid1999
    @Eid1999 Год назад

    Legend mar aan lipia wada joognay soo xasuustay enjoy your time brother 🔥

  • @bashiiromer9134
    @bashiiromer9134 5 лет назад

    Waaa yaxye hafow gul wxn qlia sagaaro kasocda somalifivestars wanidinsaray

  • @ahmedhani1486
    @ahmedhani1486 5 лет назад

    Fanaan waxa la badan la suugay
    Yahye abdicasiis ahmed ayaa dib uu soo roga celiye hore uu soco bro

  • @samriinaabdullahi2357
    @samriinaabdullahi2357 5 лет назад +7

    Qofkii uhorayay ayn ahaay like isaara 🤣🤣

  • @abukarmuse9046
    @abukarmuse9046 5 лет назад +3

    Yaxya hafow car yaa sheegay faananka ayaa isku codka yahiin jokhal ayaan soo xasuusta my bro codkag markan maqalo Laki isaar inta igu raacsan inay jokhal isku cod yahin hore usoco

  • @aishaabdulkadirhassan2521
    @aishaabdulkadirhassan2521 5 лет назад +2

    Yahye haafow codkaga rabbi haku daayo ✅✅✅✅✅✅

  • @hawoluul3006
    @hawoluul3006 5 лет назад

    Alfanaan yaxye haafow hore usoco

  • @saadaqdiinle6614
    @saadaqdiinle6614 5 лет назад

    Horay u isii soco apaapa

  • @saadaqdiinle6614
    @saadaqdiinle6614 5 лет назад

    Apaapa apaapa isha baxaxarka

  • @ademwilsan7136
    @ademwilsan7136 5 лет назад +4

    Matan my brother another mother noolow yaxya hafow horay usoco super Star 2019 🌷🌷🌷🌷🌷🌷

    • @dwaynephoenix4947
      @dwaynephoenix4947 3 года назад

      i guess Im kind of randomly asking but does anybody know a good website to stream new tv shows online ?

  • @abdisalamosman3087
    @abdisalamosman3087 5 лет назад

    Woow hanaan jira

  • @qamarmuhyadinali727
    @qamarmuhyadinali727 5 лет назад

    Wwww My Bro Hafa ka hafa

  • @abdisalamosman3087
    @abdisalamosman3087 5 лет назад

    Cadowgaa ha jabo zxb qaali

  • @maniishalove8983
    @maniishalove8983 5 лет назад

    Esh calaa hees

  • @anabhussienjimale6326
    @anabhussienjimale6326 5 лет назад

    Yaxye c/casiis axmad nuur
    Fanaankeena full respect Libaax
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wanaajinaftaada2918
    @wanaajinaftaada2918 4 года назад

    M.s pro cade wllkeey iga ween hore usoco keep going pro ♥️💯

  • @israabdi690
    @israabdi690 5 лет назад +1

    Fanaan qaali ah full respect my brother yaxye hafw hory usoco cadwga u nolw 😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @istarindhojacyl5595
    @istarindhojacyl5595 5 лет назад +1

    Yaxya hafow fanan qaliya horay usoco matan hadi qalbiga jacyl ka suranyhy like sar💘

  • @nasteehohassan2561
    @nasteehohassan2561 5 лет назад +1

    Halka fanaan an tagero 💓💫💓

  • @fivestars2652
    @fivestars2652 5 лет назад

    Heeestii qarniga

  • @ruunaxmed7371
    @ruunaxmed7371 5 лет назад

    Fanan an kufaaano yaxye nolow

  • @aishaabdulkadirhassan2521
    @aishaabdulkadirhassan2521 5 лет назад

    Yaxye haafow fanan jira cod ereyo macan hormar wcn fankayga ✅✅✅

  • @samriinaabdullahi2357
    @samriinaabdullahi2357 5 лет назад +1

    Al fanaan Yaxye Hafow wad ka baxaty hees darenkeda wadada Xaqiiqda horay usoco fanaan qaliya😘

  • @abdisalamosman3087
    @abdisalamosman3087 5 лет назад

    Markasta taageerahaga ayaan nahay

  • @sharmarkefowzi5254
    @sharmarkefowzi5254 5 лет назад

    Guuul iyo gobanimo al fanan yahye haafow kuwa kale oo badan banu ka sugayna bro 💯

  • @samatalisosmanqafaal6073
    @samatalisosmanqafaal6073 5 лет назад

    Cod kan waxaa hubaala in cod fanaan yahay koley waxaa hubaala inuu hafow banaanka yaalo taageerayaashaada NO1 baan ahay hope inaan kulano boqortooyo

  • @samiirodahir5925
    @samiirodahir5925 5 лет назад

    Kalay iska arag mai Jeexaygii Yaxye Salbuuko horay u soco❤👑

  • @abdirahmanabdulahi4526
    @abdirahmanabdulahi4526 5 лет назад

    Heees snadka caadi maahan

  • @nimcamohiyadin5084
    @nimcamohiyadin5084 5 лет назад

    masha allh my fanaan kena aan ku fano guul my alpo❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👈

  • @abdirahmaanqandhe433
    @abdirahmaanqandhe433 5 лет назад

    The one and only Al fanaan yaxya hafow and ather song so keep going sxb hes kala kacsan one love😍😍15/1/2019 haila dhafin like

  • @richgangdj1351
    @richgangdj1351 5 лет назад

    Masul sare keep going yaxye hafow salbukadii ku dhashey cun

  • @ilyaasyare5959
    @ilyaasyare5959 5 лет назад

    Soowjeed hbnkii hurdadaa ka salalaa horay u soco big legend 😍❤️✌️

  • @munamohamud4577
    @munamohamud4577 5 лет назад

    Al fanan yaxye hafow 👌💋💖💖💖💖

  • @mustafehiira9276
    @mustafehiira9276 5 лет назад

    Al fanan yaxya hafow horay usoco

  • @abdimux8014
    @abdimux8014 5 лет назад

    the one and only yaxye haafo fananka Belgium eey ku faanto
    ma bro keep going

  • @ahmedyare7880
    @ahmedyare7880 5 лет назад

    Best fanan yaxya hre usco sxb qaaliyaa

  • @zamiirabdullahizanyare4971
    @zamiirabdullahizanyare4971 5 лет назад

    Yaxye xafaw in the hose
    Horey usoco sxb qali 👏👏
    Somali five star ⭐️ one love ❤️
    ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @hudasalax1929
    @hudasalax1929 5 лет назад

    Eshcalaa heees

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 лет назад +1

    Alfanaan wah wah haafow allow idaa lipaax hore usoco

  • @abdishakurgaldile9115
    @abdishakurgaldile9115 5 лет назад

    Waaaaaw hees jirta hore usoco bro hafow

  • @abdimuhiyadiin8723
    @abdimuhiyadiin8723 5 лет назад

    👌😉legend yahye haafow 🙏👍

  • @abdisalamosman3087
    @abdisalamosman3087 5 лет назад

    Fanaan aan kufaano noolow zxb qaali

    • @halimasacdiyo5326
      @halimasacdiyo5326 5 лет назад

      Waaw mnsha alh wllky yaxye kip goin bro nin qaalia

  • @faduuslife6748
    @faduuslife6748 5 лет назад

    Hooray u socda

  • @abuukarcabdiwahaab9340
    @abuukarcabdiwahaab9340 5 лет назад

    Www yaxye hafow my pro horay usoco hees aan caadi ahayn

  • @mugadishuxamar7616
    @mugadishuxamar7616 5 лет назад

    Yahya c/caziiz Ahmed hafoow walaal Kay wow igu dambeen bom bom keep going bro

  • @abdullahicirfe7986
    @abdullahicirfe7986 5 лет назад

    Apaapa qaali Yaxye cabdicasiis Axmed Hafoow apaapa qaali kal iyo laab apaapa

  • @fatumaahmed3782
    @fatumaahmed3782 5 лет назад

    Hor mar wacan walalkay

  • @amaranjama7213
    @amaranjama7213 5 лет назад

    All fanan yaxaye hafow💋💋💋💋❤❤❤😘😘😘👄👄👄😍😍💖💖💖❣❣❣💝💝💝🙏🙏🙏🙏

  • @hassanmohamudali4612
    @hassanmohamudali4612 5 лет назад

    Yaxye hafoow salan sare sxb

  • @nacimaaddani908
    @nacimaaddani908 5 лет назад

    😍😍😘😘😘😗😗

  • @FOESisters
    @FOESisters 5 лет назад

    💙💙

  • @zinidinzidane1953
    @zinidinzidane1953 5 лет назад

    Hees iyo badh xafow horay usoco bro🙏🙏

  • @No-lh1rk
    @No-lh1rk 5 лет назад

    Assal waan ka helay👊 heesta keep going bro

  • @qalanjoluul2061
    @qalanjoluul2061 5 лет назад

    Fanankeyga ❤💋💕

  • @wizzshagga302
    @wizzshagga302 5 лет назад

    Boqortooyo my zxp igu qaali hees shidan pilla calayk

  • @saadaqdiinle6614
    @saadaqdiinle6614 5 лет назад

    Sxb qaali

  • @sakariyeshiingis9190
    @sakariyeshiingis9190 5 лет назад

    Keep going wllk

  • @faadumomohamed238
    @faadumomohamed238 5 лет назад

    Www nice bro

  • @abuukarcabdiwahaab9340
    @abuukarcabdiwahaab9340 5 лет назад

    Inta dumar ka siman yahay suradad oo kale sahal laguma heli karo hablahad usidata kuma wayo fanankena

  • @abukarmuse9046
    @abukarmuse9046 5 лет назад

    Yaxya hafow sxp fanan jira waad tahy lakin waxb kam hayo Ma waxad noqotay faananki shilnku reebay heeso badin ayaan ka sugay my bro

  • @fadumoali6230
    @fadumoali6230 5 лет назад

    💯👌🏻keep going broo🔥🥀

  • @faduuslife6748
    @faduuslife6748 5 лет назад

    TEAM SALBUKOO 🔥

  • @ahmeddaud5551
    @ahmeddaud5551 5 лет назад +1

    💪💪💪👍👍👍👍👏👌👈

  • @qamarmuhyadinali727
    @qamarmuhyadinali727 5 лет назад

    ww My bro Axyaa Cod Qabob Cml Salbuko Hdl Aan ka Dhaxlay

  • @aaminabdullai3013
    @aaminabdullai3013 5 лет назад

    🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣