DEG DEG Kacdoonkii KDS oo laga hor tagay & DFS oo Talaabo qaaday, Dalalka kacdoonkaan ka dhacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 23

  • @IlyaasIlyaas-b9i
    @IlyaasIlyaas-b9i 2 месяца назад +1

    Kacdoonkaan waa mid dalka loogaga saaraayo oromada sirdoonka ah ee itoopiya

  • @AhmedAdan-fd3bo
    @AhmedAdan-fd3bo 2 месяца назад +1

    As I'm Mahamed Adan my comment to Suldaanka Media TV

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 месяца назад +2

    Nin bahane weeye

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 месяца назад +2

    Xasan shiekh ha dhaco

  • @SahroFarah-iw9nn
    @SahroFarah-iw9nn 2 месяца назад

    Absolutely waxaan nahay dhalinyada somaliyed,ayaaladhahaa KDS manadonayno malcuminta,moryaanta,jaajuusiinta,ushaqeeyah cadawga dadkeena iyo dalkeenaba absolutely waqtigiini udhamaday,qabqabmayaasha ushaqeeysh cadawga dalkena ee dhunta kaliya wax kamaqlah madonsyno absolutely

  • @BashirAfeey
    @BashirAfeey 2 месяца назад

    Dalim

  • @AishaMohametAdem
    @AishaMohametAdem 2 месяца назад

    Warmiyaanad maqal kacdoonkii bluga EE sool 2023dii EE sool EE guusha Ku danbeeyey

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 2 месяца назад +1

    Asc kuwani dowlado ma aha ee waa dabadhilifyo ee hala rido dhamaan maamul goboleedyadana hala ride dhamaan dabadhilifyada dalka qaribay ee dhameeyay dadka

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 месяца назад +1

      Scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw ❤🎉 scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 месяца назад +1

      Scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw 🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw ❤️🎉❤🎉🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw 🥰 scwscwscw scwscw scwsscwscw 🎉

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 месяца назад

    Bulshadan oo la daala dhacayso noolasha yaan la wareerinin, Kacdoon waxaa sameeya qof quraacday Cashadiisa meel ku og oo qarax ka baqeynin

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve 2 месяца назад +1

    Scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw 🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw 🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw u❤

  • @IlyaasIlyaas-b9i
    @IlyaasIlyaas-b9i 2 месяца назад

    Dhalinyaradaan weey xamaasadeeysan yihiin waxaana gadaalkariixaayo siyaasiyiinta mucaarad ka ah waxaana muuqato ineey yihiin qeelodhaan waayareey 2017 iyo 2016 dii xiligii xukunka xasan shiiq taasina weey cadahay ineey kadanbeeyaan saamileeyda siyaasada qaasatan beesha daarood😊

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 месяца назад +1

    BEEN BAAD SHEGTAY DHALIN YARA HAWIYE AYAA FAHMAY BEEN DAAROOD DOWLADA WAAN DIFACEENA
    VIVA HAWIYE

    • @aminaqali7767
      @aminaqali7767 2 месяца назад

      Itoobiyan aya taxay. Hawiye ma tixid. Wad sheeganeysa

  • @AishaMohametAdem
    @AishaMohametAdem 2 месяца назад

    Kacdoonada dhalin yarada lagama hortegi karee hadaalin weyna Ku saxan yihiin ciyaalku markay la eego xaaladan dalku Ku jirto hada

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 месяца назад

    Banaanbaxaan midsoconaayo maaha waafadhil

  • @mbadi818
    @mbadi818 2 месяца назад

    Waryaa waxaan ku maleenaaye jaahil. Laakiin waxaa u egtahaay nin wax yaqzano

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 месяца назад

    dowlada wada tuugo ah shacabka baahi iyo bahdil lagu haayo ganacsiga waxey ku wareejoyeen kenya dhulkeena hoyo dhaqaalo ma laha

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 2 месяца назад

    WAR MAGALADA GAAJO CID CIDKALE AHAAH USHUBIKARTO MAJIRTO GAAAAJO LACAG LA AAN WAAJIRTAA 25 CIDKUSIIHEYSO MAJIRTO SITIMAAN HADAAY SAAN AHAATO GURYAHA LESKUGALAA

  • @AishaMohametAdem
    @AishaMohametAdem 2 месяца назад

    Warmiyaanad maqal kacdoonkii bluga EE sool 2023dii EE sool EE guusha Ku danbeeyey