DEG DEG; Mareexaan iyo Ogaadeen oo dagaal kudhaxmari rabo Gedo, Ahmed Madobe oo wacad kumaray inuu..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 янв 2025

Комментарии • 12

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 Год назад +2

    War wanaag san baad kü hadashay Allah haku xifdhyo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад +1

    Illaahow Ree Sade midee biraxmatika

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Год назад +2

    Hadalka nabadoonku waa mid qiimabadan.

  • @shaybaaraxmed245
    @shaybaaraxmed245 5 месяцев назад

    mashalsh.
    alloow..mider
    .
    dadkayaga.
    mareexan99w..
    isku...tashada..
    idiinka....madax...san..majiaan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Год назад +1

    Waa nasiibdaro in cinwaan nuucaan ah ka jiro soomaaliya dagaal waa waxa ugu liita.

  • @sad0mar101
    @sad0mar101 Год назад

    Cayda waa waxaad adduun iyo aakhiraba ku seegteen awoowgiin la gubyee

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 Год назад

    Beesha sade wuxuu u dhigmaa beesha kablalax beesha kablalax deegaanada uu deganyahay khilaaf kama jiraan laakiin sade maxay u dhamaysanla'yihiin khilaafyada dhexdooda ah sedow joojiya mashquulka dhexdiina ah aad dusha ka saaraysaan beelaha kale , axmed madoobe waa nin ehlu diin ah nin ehlu diin ah ninkaloo lagu badelanayo ma jiraan ilaa diinta islaamka kor ka noqonayso howshana waa sidaa dejiya bahasha oo cadowga islaamka yuu soomaali oo islaam ah ka faa'idaysan,

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Год назад

      Axmed Madoobe iyo kuwa badan ee masuuliin sheeganayo
      Waxay u adeega cadowga shisheeye
      umada Soomaaliyeed Allaha dhaafiyo

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Год назад

    Warbero fashan xoolo qabilka leyahay dhaqdaa bayac mushtar samaysta waxbarashada ku dadala hadad bad idin madaxbanan juqurafigina ku jiro have idinka fogaatee dhusta deked hadaydan lahayne dalag aburta warshado lagu sameeyo a dhista waxsosar sameeya xoolaha qabilka Marka hore kabilabay askunkooda dadwaynuhu ha bixiyen xoolo nin waliba tamartii kadibusameeya meel degana iyo dad haya ooxananeeya iyo dadka masulka iyga isku celiya mudo labor sano ah isku celiya iyaga tarmaya waxbadan andacaya dhalinyarad u guriga no gacan qabsina u sameeya is ku tashaday daroodoow danihiinana racsan Somali ilaa ay idin bahato kabaxay warkooda Amana siiyawadankiinanaa isku furtay idinku kala dhex bayac mushtar a heshiiyay daroodoow hadii dagalka sool dhamada garadada iyoboqorada harti ha tashadeen daroodna Gogol heshiisina ha dhex dhigeen watalo wa and iga qato tolkayow

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 Год назад

      Aad baan fikirkaaga usoo dhaweynayaa ina adeer aniga oo nin absame ah oo daarooda ilaahayow beesha sade midee WAX kasta oo dagaal looga baaqsan karo lasameeyo