Heesta Hadal ii Daboolna codadka Xuseen Siyaad iyo Safiyo Maxamed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 47

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 года назад +7

    Mashaa allaah xuuseen siyaad iyo macalinkiisa aaden shinbiroleys ❤️💞❤️💞🥰🥰🥰 tageeraa from Canada ,🌹

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +3

    7:30Am 26 March 2023 Ramadan Kariim.
    Raxmaanku haw naxariisto Kuluc iyo Aaminaba.

  • @atamayste4593
    @atamayste4593 2 года назад +3

    Heesto waa top musig inag hagaajiay

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 2 года назад +1

    Safiya waxay ahayd dhalinyaradii sanadkii tegay kasoo baxday tartankii muqdisho is got talent ee magaalada muqdisho weliba waxay ahayd kaalinta kowaad, waxaanay caan ku ahayd heesahii alle haw naxariistee khadra daahir cige

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 2 года назад +5

    MY HANDSOME BROTHER HUSEIN MARKAA HEESEYSID XOOGAA SMILE BOQORKA CODKAA TAHAY From CANADA 🥰🥰🥰

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 2 года назад

      Waa run marba hadii lahesaayo waa inii farxad lamuujiyo. Garsoraha layirahdo shooli ayan malinhore waxan maqlaayay asagoo leh Tartamayaasha maqoslikaraan.Taas aniga aragtodeyda weyilaqaldantahay. Waayo meesha tacsiyo lomaimanine waxaa loimaaday baashaal iyo farxad.

    • @naimabarre7088
      @naimabarre7088 2 года назад

      @@muminochanel5191 sax abayo horta qoftartanku jiro qosol weyn looma baahno lakiin waxysroo smile ah wayo iyagadhanba wey naxsanyihiin FIIGSANYIHIN 🤣🤣🤣🤣😂

  • @AbdisalanMusdhaf
    @AbdisalanMusdhaf Месяц назад

    C/ salaan musdhaf ❤🎉

  • @ClrisaqMaxamed-c1q
    @ClrisaqMaxamed-c1q Месяц назад

    Dadka aan qaren jiray axya hees ❤😂😂🎉😢😮

  • @mohamedahmednourjama1309
    @mohamedahmednourjama1309 2 года назад +3

    Heestaan waxaa wada qaady aun mohamed ahmed kuluc its aamino Abdullahi music 🎶 aad lagu ciyaarey

  • @MuhamdCusman
    @MuhamdCusman 2 года назад +1

    Mise wan da,yaa jaceylka hay dilo 💔💯😭

  • @salmaancade2488
    @salmaancade2488 2 года назад +5

    Sharif bakari sow mahan kaan

  • @feysalxasan9260
    @feysalxasan9260 2 года назад +2

    Waaw labo qof an tageyro ❤❤❤❤🥰

  • @abdinasir7006
    @abdinasir7006 Год назад +1

    Safiya maxamed runtii waa hibadii oo lugaynaysa

  • @sahratakow4482
    @sahratakow4482 2 года назад +1

    Yaasalaam xuseen iyo safiyo waxan jeclan lahaa heestan adinka oo waabariya inaa nashnal tiyatar iskala qaadan cajiib hobalada cusub

  • @MohaFarhann
    @MohaFarhann Год назад

    heesta music geedii bay badaleen

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 2 года назад +2

    Qofka heesaaya hadaad ka hesho codkiisa ma kuu banaantahay in aad tidhaahdo maashaa allaah?????

  • @axmeyxoogsade1504
    @axmeyxoogsade1504 Год назад

    Xareed
    Cod macaan iyo eray kudhaeaaqis fadhiya very clear

  • @muslimoyuusufibraahim4127
    @muslimoyuusufibraahim4127 2 года назад +3

    Saaaaafi cod dahab

  • @aliarab4828
    @aliarab4828 2 года назад

    Musiggaa xoogaa khaldan waxay qayb ka aheyd riwaayaddi ninja Timo xamar ee UU lahaa Abwaanka weyn ee meecaad miiggane rabbi ha u naxariistee

  • @xamdalaaska9446
    @xamdalaaska9446 2 года назад +1

    Safiyo qof cod macaan cajiib

  • @hodanfoodhussein7107
    @hodanfoodhussein7107 2 года назад +2

    astaan naga soo gaara musicadan yaakhey 🤣

  • @abdiwalibahrawi4528
    @abdiwalibahrawi4528 2 года назад

    Meesha musickeeda waaba ebebree ku ciyaarteen heesta

  • @cabdifataaxmaxamed5568
    @cabdifataaxmaxamed5568 Год назад

    Magacacgaiishah

  • @xamdalaaska9446
    @xamdalaaska9446 2 года назад +4

    Wwwwwwwwww

  • @cabdifataaxmaxamed5568
    @cabdifataaxmaxamed5568 Год назад

    Asc

  • @mursalhadhiye3734
    @mursalhadhiye3734 2 года назад

    Woooooow woooooow waxkale

  • @noorabdulleverygood1949
    @noorabdulleverygood1949 2 года назад +1

    Xamar inama caadi maaha

  • @muslimoyuusufibraahim4127
    @muslimoyuusufibraahim4127 2 года назад +1

    Labo fandango oo cajiib ah

  • @ahmedshafi8248
    @ahmedshafi8248 2 года назад +1

    Waaw

  • @khaalidy
    @khaalidy 2 года назад +1

    🥰❤️‍🔥

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 года назад

    SHAKIBA LKN UGU JIRA KUWAN MKSAR AYA LU JIIRA FADLAN HA KIYAMIN DADKA LIVE U HESA AM ISKA DAYA

  • @mukhtaryusuf4836
    @mukhtaryusuf4836 2 года назад

    M.a

  • @DayaxDayax-uo6xx
    @DayaxDayax-uo6xx 3 месяца назад +1

    Car deals KKK to get bas galaxy lacag ilyaas maxerken ukunta and then okay

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 2 года назад

    Okay

    • @halimahersi7924
      @halimahersi7924 2 года назад

      But gabadha astur a oo cidaha ha ka siiba waad haleyseen wadaadiiye

  • @hirgalconnect4997
    @hirgalconnect4997 2 года назад

    waxaad moodaa in safiyo af foorteembo gashay

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 года назад

    FANKI NOOLA HALA SOO CELIYO HALA KALO BAXE BACLAYAASHA PLAYBACK SHACABKA WA NACEEN RUUNTI!

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 2 года назад

    Gabar kasto sidey u asturan tahay markey fanaanad noqoto maxey isku qaawisaa? Miyaaney heesi karin iyadoo Asturan.

  • @DayaxDayax-uo6xx
    @DayaxDayax-uo6xx 4 месяца назад

    Cade Maddox cade Maddox a new phone number V's Jawab haqiiqo afimaadkey uyeesh aabeomar galab safe travels safari park intarekin camiro used 21 qalnfurka 24 diyaarad mashup jump hawenka sabti used diyaarad mashup ARB

  • @mohamudyusuf9597
    @mohamudyusuf9597 2 года назад

    NINKA ORGANKA BARASHO BADAN BUU U BAAHAN YAHAY INDHO ADEEGA ISKA DAA

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 года назад +1

    Music is totally wrong. Base alta, guitar 🎸 iyo drum 🥁 muuqda ma leh

  • @muslimoyuusufibraahim4127
    @muslimoyuusufibraahim4127 2 года назад

    Wwwwwwwwww