Sheekh shriif waa hogaamiye ku guuleystay kuna guulaysataan kar siyaasada arimaha gudaha Laakin arimaha dibada farmaajo ayaa ku roon ee ma heli karnaa labadooda oo wada shaqeeya
Waa runteee lakin dadkan ma taqaana waxey yihin markas un baa loo ogan waxey yihin reer cawal inteey qabil watan meel gaari mayan @ sheekh sharif waxu hayo ha keeno hadi kale
Shiikh shariif❤❤❤❤❤ all fanaan qaaliya cali dhaanto waa dardaaran yay ❤ ❤❤❤
Guuuul shariif keen dalka
MaaanshaALLaah waa runtii qofkii diinle waaladugaashadaa cali dhaanto Alaylehe fanaan dhaanto
Ina aderkey shiq shariif guul iyo gobanimo
Dalku Shiikh Shariifbuu Ubaahanyahy
Uf balaayo doorta awalba xiisoola yaaal ayaad ahaydeeen
Dhaantadaan. Wali Yaa ila dhageysanaya. Doorashadii kadib. Wllhi. Dhaantadaan. Waan jeclahay
Madaxwene Sheekh Shariif waa hogaamiye daacada waa nabadoon waa mudane kaadi iyo diinba Ilaheey ku manerystay waa geesi Allaha guuleeyo 🥰🥰👍👍❤️🥰💯💯🇸🇴💯💯💯
Waa shiikh uqalma Dallaglio iyodiinta
Masha Allah Dhanto ucsub farxad ciise aniyo qablkyga wankuqansanha
Sh shariif guul
Asc Masha allahi alle ha ku so nabad celiyo Mudana Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Ahmed Shiikh Muse Ciigale guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul alow Madaxweyne markale lagu yirahdo🤲🌹💯❤💖🇸🇴
Well done Cali Dhaanto
Walahi
Waa
Runtaa
Shiiqshariif guul
Shariif guuuuuuul
Somaalaay Dowlad Unbaa Kuligeen Ina Deeqda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mash alah wad asibtay wlhi
M.a laha kugu guleyo shariifka
Msh allah guul guul
Masha alaah
Sheekhu waa nabad-doon lkn xasan sheekh maxamuud ayaan anigu wataa
M.a ali dhaanto
Sheekh shriif waa hogaamiye ku guuleystay kuna guulaysataan kar siyaasada arimaha gudaha
Laakin arimaha dibada farmaajo ayaa ku roon ee ma heli karnaa labadooda oo wada shaqeeya
Oke
M.a mudane madax weyne sharifow guleyso
ILAHAY HAKU GUULEEYO SHARIIF ODEYGA 4 JEER BU DHACAYE odayga ugu shuba tokadan shekha ka ducaysta
M.a
Yes
Waa nin u Qalma dalka iyo dadkana meel gaarsii kara qadka diidanne wax qabad iyo run ma eegaane waa qabiil eeg
Waa runteee lakin dadkan ma taqaana waxey yihin markas un baa loo ogan waxey yihin reer cawal inteey qabil watan meel gaari mayan @ sheekh sharif waxu hayo ha keeno hadi kale
❤❤❤
Masha allah
Masha Allah Alli dhaanto
Cali Dhaan to
No music ku amaan abwan ali
War aliyow meeday sharaftaadii ma tahid fanaan somaaliyeed halkaas meel kasareys ayaan ka filayey.
Shariif marabo lkn codka cali dhaanto
Legend waa kuwata dhaantada sobadi libax
Ali dhaanto
Dunyadiyo haduu geelo meel kadido duqdii koorle walagu daba eryaa warun walhi
Ali hanoo fanin Hawiya sheekh Shariif waa Tuug wakii bada Iibiyay
𝗱𝗮𝗹𝗸𝘂 𝘀𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗶𝗶𝗳 𝗯𝘂𝘂 𝗿𝗮𝗯𝗮𝗮𝗛🥰🤣
Asc♥️♥️♥️♥️😁😁😁😁😁😁♥️♥️🍒🍒😁
sheq sharef 39 cud ayow helay sxb wadhacyay
sas weeye somaaliyeed dowlad nimo ayaa nadeeqta
Dalka farmaja nalka ushiday ee bulshoy hala dorto farmajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️💪
Shariif horuuu wax u qaban lahaa haduu wax qabanayo Hanagu soo dhisin odayga
farmajo 2022_2027 soonoqo markale abo
😏😏🔪
Dalka Farmaajo buu ubaahanyahy
Ali dhanto ciyarte nagadaa, wadanii ayan kumaleynaye balse wad garamarte
Sorry
Abtigaya Ali dhanto maxa ka qaldan mise iskada aya kadilanesa ruxan ruxada ah sharif ma jiro ee waa balayo qofkan abtiga kasar bejkada
Farmaajo guul
Farmajo waa tuug qabiliste nabar iyo naxdiin
Tuug adaa ah nabar iyo naxdin alaha kugusoo tuuro qabali
Sharoof
Moryanta ma hees lo qada
M.a
Sorry