Xogta Soomaaligii Kenya Badbaadiyey | Inqilaabkii Kenya 1982

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июн 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 43

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs Месяц назад +5

    Sxb qali wallh very nice please nosokurdi

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 27 дней назад +2

    Inay manta somalida kenya ku raaxaysato Nairobi ninkan u sabab ahaa

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 25 дней назад +1

    Aad buu u caqli badnaa

  • @abdinuislan5203
    @abdinuislan5203 Месяц назад +4

    War book xagen kahelayna fadlan nalawadag hadda garaysid wax kale hakimashqulinine

    • @maxamedilkacase7179
      @maxamedilkacase7179 27 дней назад +1

      Waxay ku xidhan tahay halka aad joogto. Hargeysa iyo Muqdisho way yaallaan intaan ogahay.

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 27 дней назад

      ​@@maxamedilkacase7179 asagoo pdf ah

    • @abdinuislan5203
      @abdinuislan5203 22 дня назад +1

      Garowe ban joga makahelaya

  • @Fardowsaxaniif-zh7cg
    @Fardowsaxaniif-zh7cg 22 дня назад +1

    sirdoonka xisbulah muqal kaso same walal

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 26 дней назад

    Moi-yga uu badbaadiyey waakii ugu xumaa madaxda kenya

  • @abdinuislan5203
    @abdinuislan5203 Месяц назад +2

    Booga xage lagahelaya macalin

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST Месяц назад

      Buuggan waxa uu yaallaa maktabadaha Hargeysa ee buugta lagu iibiyo.

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 27 дней назад

    Bookaan oo pdf ah halkee ka helaa

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 29 дней назад +1

    Moi soomalida wuxuu ugu bedalay inuu dowaladood jabiyo dadkood gunaado.

  • @user-wz9ip3uw1g
    @user-wz9ip3uw1g 27 дней назад

    Geesi bu ahaa lkn waxa ka maqnayd fikrada ahayd inuu asagu meesha qabsado ..oo uu xukumo

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 27 дней назад

      Waa laga hor Iman lahaa , kenya waxay nabad u tahay waa kas

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Месяц назад +1

    Comments ka argagixiso iyo laangab cabaad bey afka furteen tolow maxay tabanayaan?
    Guul Geesi General Maxamud Barow wiil absame

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Месяц назад

    😊 kkhh

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 29 дней назад +2

    Who dares wins

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 29 дней назад +1

      He who dares wins.

    • @nyumbakumi5675
      @nyumbakumi5675 26 дней назад +1

      Been waaye wax uu badbaadiyay malaha....Waa sheeko Somali....😂😂😂 5000 oo dagoodi ayuu meel kugubay!!!

    • @DaahirMuuse-ol4wm
      @DaahirMuuse-ol4wm 23 дня назад

      😅😅😊
      😊​@@faisalmohamedabdulla3600

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 28 дней назад

    Kani somali sax ah ma ahan ee waa dawadhilif u shaqeeya kuukuuyada gumeysiga madow ee magac somali ha siinin ninkaasi anaga kuukuuyada iyo keyna madow maxaa naga galay anaga hadeeynu nahay ummada soomaaliyed waxaa ina quseeya walaaladeyna soomaaliyed ee gumeysiga ku jira ee NFD in aan xoreeyno taasaa sax ah walaal ee fadlan qof noocaasi ah mar kale ha inoo soo qaadanin ninkaasi dawadhilif ahe taariikhda ummada soomaaliyed kuma jiro ee waa qof kuukuuyo ah weeye walaal mahadsanid

    • @osmanaden5879
      @osmanaden5879 27 дней назад

      Adiga mad horta Somalia xoreysid,

    • @osmanaden5879
      @osmanaden5879 27 дней назад

      Wad iskatiri saxib, General Mahamud oo hal eh hadii Somalia joogo manta Somalia sidan uma kala dadsanateen qabil iyo quran lagu ma daqmen. General Mahamud is our hero.

    • @Hassan-lx5kj
      @Hassan-lx5kj 26 дней назад

      @@osmanaden5879 walaal aniga meeyl fuk ayaan ka hadlayaa ee qabiil qabiil Kama hadlaayo hadaad fahmeyso waxa aan ka hadlaayo mida kale aniga qabiil qabiil ma hori ayaan ka gudbay aniga isirka soomaaliga ayaa hal reer oo yar u aqaanaa ee aduunka ka jira maanta hadaba waa run musiibo waa inagu dhacday oo dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyedba taasi waa sax walaal lkn inshallaha waa laga bixi doonaa marka ilaahey yiraahdo waxaana musiibo inagu ah maanta kuwa isku sheeyga siyaasinta soomaalida culumada qaar ganacsatada qaar iyo oday dhaqameeydka intaasi ayaa dhibta inagu ah inshallaha mardhow waan iska xoreeyn doonaa kuwaasi howshaasina waana ku jirnaa aniga iyo dhaliyaro faraha badan oo soomaali ah ilaahey naxriistiisa Kama quusan anaga wali mida kale aniga kuukuuyada iyo xawashida carabta reer galbeeydka ugu weeyn yahay USA yahuuda yurub iyo waxii soo raaca ee cadow ku ah dalkeyna somalia iyo isirka ummada soomaaliyed aniga waan necbahay kuwaasi hadaba aniga ilaahey iyo ummada soomaaliyed iyo dalkeyna hooyo ee soomaalia oo kaliya jaclahay oo kaliya cidii anaga hadeeynu nahay ummada soomaaliyed ee ina sharfa ayaan sharfeeynaa sidaasi wax u arak walaal ee meeyl fok wax ku fiiri inshallaha ee mahadsanid inshallaha

  • @abdinuislan5203
    @abdinuislan5203 Месяц назад +3

    Ibadan banradinayey adomahadsan hala ishego

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 28 дней назад +1

    naarta allah ku fogeeyo ruufyaanka

    • @abdirashidhussein3029
      @abdirashidhussein3029 27 дней назад

      Soo reebo. Qof Muslim ah in ad qaabka uhabarto wa mid adiga kugu soo labaneyso. Miyad Aqon uledahay?

  • @bulxanguuni4659
    @bulxanguuni4659 Месяц назад +2

    Neef yuu ahaa adoon ah maxaa ka galay

    • @abdirashidhussein3029
      @abdirashidhussein3029 27 дней назад

      Adigo iyo rerkaaga oo kabaha afka kusita ka so cararay wadankaagi.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 29 дней назад

    WAA WADAAD JANARAL MAXAMUD HAJI MAXAMAD DHOWAN WUUNOOLAA CIMRIGIISA ALLAHA DHEEREEYEE WAA REER GARISA JANARAL MAXAMUD

    • @osmanaden5879
      @osmanaden5879 27 дней назад

      Amiin Ya Rabi, aduun iyo akherabo Allah an ubarinaa General Mahamud. He is our Hero.

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 Месяц назад +3

    Bilaa damiir laawe ayuu ahaa.

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад

    Nin caqli badan ayuu ahaa ninkas siyaad bare xasud nimo mise soomali jacaaylka ayaa ku badnaa

  • @drmohamoudhassan
    @drmohamoudhassan Месяц назад +3

    Adoon adoon dhalay buu ahaa bal maxaa ka galay 😡🤬 kenya isagoo Somalia 🇸🇴 ayuu cadow u shaqeyn jiray ceeb iyo foolxumo ku dhamayso noloshada duli yahow

    • @user-hq2in3km6d
      @user-hq2in3km6d Месяц назад

      Mxad karabta hadii uu kategi laha somalide Kenya Aya urafaadi laheyd

    • @fabrigasdufff9295
      @fabrigasdufff9295 Месяц назад

      Weer Somalia xagagto iniguow hawiyow iyo marexan aya Somalia wax u qawani lahdii hin

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan Месяц назад +1

      @@user-hq2in3km6d wall waad saxan tahay taas wax fcn weeye lkn waaba qalad somalida NFD dagta iney kenya u shaqeeyan sababtoo ah dhulku waa dhul somaliyeed ilaahay cadowga hanaga qabto sharkay maleegayan

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 27 дней назад

      Doqon baa tahay , dhulkisa waa u nabad hadda , asiga nabad ayuu ku noolyahay

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 27 дней назад

      ​@@drmohamoudhassan waa ay raaceen , lama xumeeya ayaka iyo diintooda ba