FADHIGII GOLAHA AMAANKA EE XALAY OO MARYO DHIIG LEH LAKALA FURTAY + SUURIYA + QASA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 40

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  10 часов назад +10

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @maryanali6192
      @maryanali6192 8 часов назад

      l
      l
      l
      L
      l
      l
      lll
      L
      l
      l
      L
      LL
      l
      l
      l
      l
      l
      LL
      L
      LL
      l
      l
      l
      L
      l
      l
      l
      l
      l
      l
      l
      l
      L
      l
      l
      l
      l
      Ll

    • @abdirahmanhussain9831
      @abdirahmanhussain9831 4 часа назад

      Asc wr wbr bacda salaan wariye fadlan ha adeegsan erayada gaaladu dadka muslimiinta u deegsadaan mucaaridka suurya waa dad xaq u dirira dalkoodi laga barakiciyay oo waliba suni ah ha u hadlin sidii saxaafada reer galbeedka shiicada sida loogu hiilinayo waad aragtaa mahadsanid

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 часов назад +2

    Ilaahey Ha jabiyo yahuud iyo America Reer galbeed dhulka Alaha Alaha la gooyo

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 10 часов назад +3

    Maashaa ALLAAH ILAAHAW qalbigooda argagax kurid

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 часов назад +2

    Guul xuuti reer Yemen 🇾🇪

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 9 часов назад +1

    🥺..🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 часов назад +4

    Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 9 часов назад +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 часов назад +1

    Guul. Suni reer Syria 🇸🇾

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 7 часов назад +1

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 8 часов назад +1

    Asc 👍 H B N🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 8 часов назад

    Viva Somalia

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 4 часа назад

    rabi jàbi oo baabi burburi guuldaro hoog iyo halaag ku rid kufaarta baadiliinta ah ee yuhuuda maraykan iyo reer galbedka rabi ciqaab kufarta mid daran rabi reer falastiin kuwii awoda u sheegtay u awood shego adaa awood leh rabi way burburiyen gasa ee burburi adaa burburin Kara yaa rabi yuhuud iyo maraykan dukum iyo dakum ka yeel aamiin yaa alaah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 часов назад

    Asc mowliid subax wanaagsan

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y 10 часов назад

    Asc waan jeclahay inay qaza kujir wararka aduunka markas inta ay kaheyaan xornimo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 8 часов назад

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 8 часов назад

    The first duty of man who lives under occupation is resistance to resist is to be free,,,,, so long live resistance in all it's forms!

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 часов назад

    Suniyiinta ma. Aho. Argagxisio. Waa. Dad dhulkooda joogo

  • @NasserGoorad
    @NasserGoorad 2 часа назад

    Asc

  • @MACALINFADUMO
    @MACALINFADUMO 10 часов назад

    Guuleysta suniyiinta

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 часов назад

    Ilaahoow I islaamka VVV bogooda burcad. Isku mari

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 8 часов назад

    Scww

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 часов назад

    Scw scw scw scw scw scw scw. Scw scw. Scw scw scw scw

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 3 часа назад

    Waxa fadhiga golaha amanka si cad uga soo baxay in dalka suuriya ayisku dilayaan mareynka iyo ruushka ama NATO iyo warso.

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 8 часов назад

    And do not become weak in seeking the people. If you are suffering..for they are suffering as you are suffering, and you hope from god what they do not hope for ,and god is all-knowing all-wise

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 6 часов назад

    Islaamkaalahaguleeyosxb

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 10 часов назад

    Soomaaliya madaxdeediibaa shicibkooda hantidoodii dhacayee maxay halkaa ka tari karaan ama wixii ku qaylyi jiray marka la codaynaayo ee lacagta bixi odhan jiray umbaa ku qaylyi doonee

  • @abubakarwassuga
    @abubakarwassuga 8 часов назад

    ASc w w Ruushka walaguyaqan marka hore dagaal layirahad xerag dabcin marka dambe dhabarka Laga jebiya maxasuusta cidamadi ukareyn eegalay gudaha wadanka maxa kudhacay ugu dambeynti aniga in aan guuleysan annago ah dadka suniga by Abubakar

  • @maryanmohamed3558
    @maryanmohamed3558 8 часов назад

    Sida somalia,libiya iyo suudan oo kale amey jabhado ukala qeybsaman kooxdan sunniga oo doneysa iney bashaar xukunka ka tuuraan oo this dheereyd ka dhacda suriya Ilaahow u gargar suriya iyo falastiin iyo muslimiinta oo dhan

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 8 часов назад

    Waxaas dhan waa meel eber israel american ayaa cadawad wadaan muslim naceeb ayaa ka buuxa amrrican ka waa cadowgeena american waayo waxay ogaladeen mantada in la laayo

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y 9 часов назад

    Marnaba madhici karto sida ansunaha illahay kabaranay inay israail iska nabad qabto caruurta iyo dadka borimagaydada ah reer falastiin dhiigooda dhulka kudaatay iyo gaa jada silica iyo bara kaca dhaxanta iyo hubka aynan wali aduuun yadu u isticmaalin dad shacab ajay 14 bilod ay ku duqayn hayaan iyada o maraykaku yayaqsiga ku taa geerayaan

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 8 часов назад

    هم يريدون تحرير منزلهم قبل ان تحرير منزل جيرانهم
    كفاكم نفاق و تدليس....
    هولاء لم يزعمو انهم يريدون تحرير فلسطين كما زعم الشيعة كدب وزور مثل قول المقبور حسن هزمه الله
    تحرير فلسطين يبدا من سوريا

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 2 часа назад

    Golaha qarammada dulloobay!.
    Waxa heelka joogaa
    Waa habardugaag iyo
    Habarduunyo weeyoon
    Weligood heshiin karin.
    Wuxuu yidhi abwaan hore.
    "Nin ku yidhi sinnaan mayno
    Adna diid sarrayntiisa
    Sidka waa wadaagtaane
    Ma sagaashan baa tiisu".
    Meel aan codkaagu ka soconayn sii joogisteedu waa nacasnimo.