HEES ITOOBIYA LOOGU JAWAABAY SAYLAC CAGTA SAARI MEYSIDE KAN SOO SOCDOOW JOOG FARIINTA HARGEYSA ..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Abdiqani Samaale✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔

Комментарии • 175

  • @tarekadn4166
    @tarekadn4166 3 месяца назад +6

    Somalia guul inshallah from your blood brothers Djibouti

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 месяца назад +20

    HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴 196O JUNE SOMALIA 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @tuhemame
    @tuhemame 3 месяца назад +11

    Guul guul somalia from Djbouti

  • @tuhemame
    @tuhemame 3 месяца назад +4

    Guul iyo gobanimo somalia from walalihina Djbouti❤

  • @MohamedAhmed-ks3fv
    @MohamedAhmed-ks3fv Месяц назад

    Really Wonderful Song 🎵 ❤️ Support from Brotherhood Country Djibouti 🇩🇯 💙 ❤️

  • @ikramali7344
    @ikramali7344 3 месяца назад +4

    Dhul soomali leeday in aad saxar kaqaadaaa kaa sun iyo boog 👍👍👍💜💜💜💜💜

  • @MohamedAhmed-ks3fv
    @MohamedAhmed-ks3fv Месяц назад

    Beautiful Song , Voice and Rythm ! Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯

  • @suraya536
    @suraya536 3 месяца назад +4

    Hambalyo Hambalyo gobta seylac vivo Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴awdal jir o jog❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamed-ig6hj
    @Mohamed-ig6hj 3 месяца назад +2

    Bravo and well done
    It is a wonderful song .
    Congratulation for happy Independence Day.
    God bless you all.
    Thank you for our nationalistic
    Feeling.

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 3 месяца назад +4

    somalia guul goba nimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hambalyo hambalyyo 26 juni cadow ka illahay ha na kaqabto aamiin yaarabi guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalmohaz921
    @amalmohaz921 3 месяца назад +4

    Guul soomaali in shaa Allah..
    Weli waad nooshijiin......

  • @ALI-em3me
    @ALI-em3me 3 месяца назад +8

    Masha Allah cagta sari meyside ninka so socdow stop Allahayow somali xafid gacanti sareysa ka dhig cisi iyo sharaf sii amiin ya rabi

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 3 месяца назад +12

    🎉 cakta sari meyside qofka so socdow jook yes

  • @AsliZeinab
    @AsliZeinab 3 месяца назад +7

    Habalyo🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 3 месяца назад +11

    Hambalyo soomaali weyn.Kasocoto/from:Soomaali galbed dir dhabe iyoleyse sitti.

    • @dahirnoor4202
      @dahirnoor4202 3 месяца назад

      Afar afar guul

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 месяца назад +2

      Usheeg cadawga sitti iyo mooyale iyo badaba helimaysiin badana waa intaanu noolnahay Jinsiyadaydu waa somali❤❤❤❤ . From somali galbeed

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 месяца назад

      ​@@dahirnoor4202Afar is the latest terrorism in the east affrica

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 3 месяца назад +6

    Hambalyo ❤Somalia ❤❤ 😊😂🎉 happy 🇸🇴❤️🇸🇴😻🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 3 месяца назад +1

    Walaaheene jijkjiga cadee mahadsanit ❤❤

  • @Sabrina-zf1rh
    @Sabrina-zf1rh 3 месяца назад +5

    Cagta saari meyside ninka soo socdow JOOG!!! Guul SOMALIA

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 месяца назад +7

    HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO MAAANTA 196O JUNE 25 MADE SOMALIA 🇸🇴 ♥️ GUUUUUL OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 3 месяца назад +3

    HEESTA NOO SOO QORA AAN KU CELCELINEE WAQOOYI IYO KOONFUR WAA SOOMAALIA ALLOW DHOWR AMIIN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 месяца назад +4

    Guul Somalia, Guul Somalia, Guul Somalia. Insha Alaah. Amiin Amiin Amiin

  • @munafarahisman2166
    @munafarahisman2166 3 месяца назад +3

    Mashaa.allah.guul.somalia.weyn.allow.somalia.midey.meel.jogan.yarabi❤❤❤❤❤

  • @FatumoAhmedMuhamed
    @FatumoAhmedMuhamed 3 месяца назад +5

    Guuuuuuul Somalia ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 месяца назад +4

    Bismilah hambalyo hambalyo 26juun❤😂😂sannadka kiisakale soomali mida insha Allah

  • @mohamedibrow6597
    @mohamedibrow6597 3 месяца назад

    War iigu salaama xaaws luul fanaanadeydii kana mid ahayd macalimiinteydii heegan

  • @MouktarHassan-sh2gh
    @MouktarHassan-sh2gh 3 месяца назад +3

    Somalia 🇩🇯❤️🇸🇴 hill wall

  • @OldSomLyrics
    @OldSomLyrics 3 месяца назад +7

    Wali iSMA lahayn Xamarba hees noocana laga qaadaya,.... Hargeysa tii aad maqlaysay ba laga qaaadaya

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 3 месяца назад

    Qadaadweyn before waan ka haynaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 месяца назад +4

    Somaaliya Guuuuuuuul guuuuul 🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 3 месяца назад +1

    Maasha allah guul soomaaliweyna ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @halimamohamed4926
    @halimamohamed4926 3 месяца назад +2

    Mashaa alaah somaliya hanolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qamarmuse6857
    @qamarmuse6857 3 месяца назад +2

    VIVA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘🤲🤲

  • @beshirahmed3041
    @beshirahmed3041 3 месяца назад +9

    Guuul somali ween xaraan inuusan cag sareen 🎉

  • @maryanhassan6580
    @maryanhassan6580 3 месяца назад +1

    guuuuuuuuuuuuuul guuuuuul somaliwayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MaxamadXuseen-ev9cq
    @MaxamadXuseen-ev9cq 3 месяца назад

    ❤❤❤❤ mashalaha wall soomaaliyzed

  • @m.abaadirbaanaamin7864
    @m.abaadirbaanaamin7864 3 месяца назад +4

    Waxa kaso jeda somaland VIVA FIFA SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 3 месяца назад +2

    SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH GUUUUL GUUUUL❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @ardocabdulaahi-zg6cj
    @ardocabdulaahi-zg6cj 3 месяца назад

    Cagta saari mayside joog ninka soo socdow joog Guuuul guuuuuul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Princesszoya-p2k
    @Princesszoya-p2k 3 месяца назад

    Walah ani wan yabanahay soomli caadi maha hobyo qaado hargaysana wan ku diidnay please bal I fahansiiyo

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 3 месяца назад +2

    Tani Jawaab Waa Dhaaftay!🙆‍♂️😂🤣
    Ma Banaadir Baa Rabibaa
    Boqraye Cid U Baahataba,
    Bada Iyo Bariga !
    Beec Looma Rabo !
    Macdantiyo Biyaha !
    Boob Looma Rabo !
    Wadankeena Bilan !🇸🇴
    Bahdil Looma Rabo !
    Cawaalo Babaday !
    Booto Looma Rabo !
    Beesha Caalamkana !
    Buuq Looma Rabo !🤣

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 3 месяца назад +6

    Guuuuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedabdi197
    @mohamedabdi197 3 месяца назад

    Samaliya guul ❤❤❤

  • @SahroAhmed-fg5cw
    @SahroAhmed-fg5cw 3 месяца назад

    Hambalyo❤❤❤❤❤❤somali went Masha alla

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 3 месяца назад +2

    💪🏽💪🏽Saylac and Lughaye💪🏽💪🏽💪🏽🤩🤩🤩🤩🤩🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🏆🏆🏆🏆🏆🏆

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 месяца назад +1

    Gul iyo Gobonimo 🌷 Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤🇸🇴♥️💯👌🌷👌🇸🇴SOMALIA 🇸🇴 CADOWGA HAJABO SOMALIA 🇸🇴 SOMALI BALEH GUL IYO GOBONIMO ❤MIDNIMO ❤🎉

  • @siradm
    @siradm 3 месяца назад

    Waxan arkaa Baxsanteenni casrigan Caasho kiin, iyo Aamina Macow, iyo inta ii muuqatta ee cadawga daallan energy u haysa waa salaamayaa

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 3 месяца назад

    Guul somali wayn

  • @MahadTahliil-i8k
    @MahadTahliil-i8k 3 месяца назад

    Axsan heeegan Wana daweeyseen

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 3 месяца назад +3

    EESHCALAA HEES CADOWGA QALBADA KA JABINAYSO FANAANIiNTA SOMALIA DIFAACAAYO JIRA OO JOOGA JANADANA ALLAHA IDIN GALIYO AAMIIN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gjama9511
    @gjama9511 3 месяца назад +6

    Hawiye Walee Kuwan i wadawlad Rasmi ah !! wadanidhaartay Hawiye ) jir oo jooga Yaa Hawiye iyo Digil iyo Midhifle!!

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад

      Bacow hawiye dad ka wasa yu ku ku wasin dawada ka ila sho mosqol dalay

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 3 месяца назад +2

    ❤️Shanta Soomaaliyeed🇸🇴❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️🏆🔐🥨🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝❤️

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 3 месяца назад +1

    💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡🤍❤️🫡Cadaw habaqleeyo!!!

  • @ahmadsugemacalinabdi
    @ahmadsugemacalinabdi 3 месяца назад +1

    WOW nice 👍

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 месяца назад +2

    Qiiro Japan, oohinta yaxaaska, Ethiopian koonfurta jooga cagta iyo canshuurta kaa qaada usheeg, masoo socdee ee haduu kula joogaa koonfur

    • @AhmeAhmed-s1b
      @AhmeAhmed-s1b 3 месяца назад +2

      Markeey is qabsato rasaasta oon eryeeyno AMXAARADU KABAHEY GACNA KU QABSAN

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 3 месяца назад

    FADUMO AHMED DHILO XABASHI JECEL ANAGA NA BARYEYSO BAX DOQONYAHAY🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamiilojamiilomaxamed3054
    @jamiilojamiilomaxamed3054 3 месяца назад

    Guul soomaali ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Faadumoaadamibraahim-lv3ty
    @Faadumoaadamibraahim-lv3ty 3 месяца назад +1

    Soomaali guuuuuuuul

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 3 месяца назад

    Oo ma hooyadiin baa leh. Cag baad tidhiye waa lagu galgalan

  • @ibrahimifrah8759
    @ibrahimifrah8759 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Guul.iyo.goobanimo. soomaliya

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 3 месяца назад

    👍❤️👌mashallah

  • @fe8445
    @fe8445 3 месяца назад

    I ❤ Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @RoodaAxmed-m2g
    @RoodaAxmed-m2g 3 месяца назад

    HamBalyo HamBalyo HamBalyo soomalinimo waligiin jooga jooga ❤❤❤

  • @fatxiali8858
    @fatxiali8858 3 месяца назад

    Dadkeyga ❤❤❤

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 месяца назад

    Bal aaneegno cida guulaysata muuse iyo xasan shacabkii waawareeree

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 3 месяца назад +1

    Sheeko kale keena
    Waxan yaa midhaha u sameeyey

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 3 месяца назад +1

    Ninka soo sodaw joog

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 3 месяца назад

    Qadaad wayn bilaa xikmad. Talow saylac ma hooyadood baaa leh 😂😂😂😂😂

  • @SafoYusuf-ut5ml
    @SafoYusuf-ut5ml 3 месяца назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul soomaaliya

  • @nasragarrett8866
    @nasragarrett8866 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 3 месяца назад

    iidoor inay u hanqal taagaan saylac inay amxaro siiyaan waxa keenay dekedi berbera aya xasan usaxeexay in imaaraad lasiiyo

  • @fartunabdulle6226
    @fartunabdulle6226 3 месяца назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @abdillahimako
      @abdillahimako 3 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedYusufmoumin
    @AhmedYusufmoumin 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraElmi-m6m
    @sahraElmi-m6m 3 месяца назад +2

    hadaabad xortay ood xoog hayso xalane mee?
    Markaad madax banaani hesho ila soo hadal hadana habaalaha qodo iyadaa shaqo kuugu filane

  • @IfrahMohamed-o7x
    @IfrahMohamed-o7x 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Samiya106
    @Samiya106 3 месяца назад +1

    Naseeb dero Ethiopia iya doo soo gadhin Somalia baa is delaysa-

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 3 месяца назад +1

    Wada howlahan oo kale oo yaan baddiina laqaadan somaalida somaaliyaay , Ethiopia anagaa hadda gacan ugu jirna iddinna gacanta Ethiopia hasoo galina waa cadaw e markii aanu nahay ogadenia baddaas lasheegayo oo Ethiopia oo haatan lajoogo nalooga arrimiyo oo lagayaabo inay maciishada iyo ad adayga hadda jira wax badan nooga badali lahayd hadana bad somaalida xorta ahi leedahay intay Axmaaro, tigria,Oromo IWM quudan lahaayeen waxaan door bidayaa maciishadu hadday doonto hanagusii kacdo baddaas waa in Ethiopia lagala dagaalamaa

  • @duqbilow
    @duqbilow 3 месяца назад

    CIIDANKA POLICE KA SOMALIYEED

  • @Faadumoaadamibraahim-lv3ty
    @Faadumoaadamibraahim-lv3ty 3 месяца назад

    alla yacizak somaalia

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 месяца назад +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    If you hate Somali flag🇸🇴👌 what can you do to Somali people 🤔 waa ineey u guraan xabashiida dhulkoda SNM Somali Diid, I am very proud to be a Somalian Guul 5 Somaliyed Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 3 месяца назад

      😂adeer somaliland dhulkeeda xabashi ma joogee 😂
      sowka dhulkiina gedo bay iyo bakool jubaland kor ugu kaaja amxaarka aad sheegi…yaa jaahil
      Magaca somali ma abahaba bixiya cawaan fooqal cawaan….
      xormuudka magaca somali iyo shan karooni waa somaliland
      Viva somaliland ❤ cadowgaa walee ma ciil baxo 💪🏾

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад

      Adiga ya tahay oromo jacelka waley ina ka bsxdo dulbhante somaliya ka saray amaxaro jacelhay wa tariq waye

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 3 месяца назад

    Waaw

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 3 месяца назад +1

    Amxaarka sowka kuilaalinaya

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 3 месяца назад

      Jkkkkk 😂lacag ayuu qaataa yuu ilaaliyaa ma somali ayaa la ilaalinkaraa halo joogo orommo uraaye axmaro injireey😅🇸🇴💪👌🏿

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад +1

    Ismoog

  • @FartuunAbdirisak
    @FartuunAbdirisak 3 месяца назад

    Cagta sarimayside ninka so socdow joog 💙🤍💙

  • @somahmed123
    @somahmed123 3 месяца назад +1

    😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉 somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 👌 ✨ somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 👌 ✨ 💖 🇸🇴

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 месяца назад

    Ma dadkii lahaa laba xamar dhexdood dhul maxaa ku yaal cajiib 😂😂😂😂 ayaa saylac ka hadlayaa

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 3 месяца назад

    Waxaan

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 3 месяца назад

    oo horta naag meel candhada ruxaysaa saylac cid mow diidi kartaa iyaduse ma imaan kartaa waa maya meelahaas hayska qayl qayliso sida eyga

  • @IfrahMohamed-o7x
    @IfrahMohamed-o7x 3 месяца назад

    3:44

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 3 месяца назад +1

    😂😂😂 😂 oo sowka idinla jooga ee idin ilaaliya 😂😂😂😂
    Ma soo socdee gedo iyo dhulkiina bay iyo bakool buu joogaa 🤣🤣🤣 weli dad ka caqli xun

  • @MubYus
    @MubYus 3 месяца назад

    Habar Xamar canbuulo iyo muufo ku cunta, Saylac waxba kama gelin mana taqaano.

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 3 месяца назад +1

      Kkkkk😂 canbuul mufo kkkk waan ku soo korinay laakiin waan idin jecelnahay ogaada marabi inaad dhibtootaan

    • @mohamedalihassan6724
      @mohamedalihassan6724 3 месяца назад

      ​@@fowziamulaha9638 saylac waa dhul somaliyeed from boorama 😢

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 3 месяца назад +1

    SOOMALILAND WAA MAAMUL GOBALEED KA TIRSAN SOOMAALIA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 месяца назад +2

    Somaliland guul

    • @abdituuhe6251
      @abdituuhe6251 Месяц назад

      Futooy yoolku waa kaasareeyaa

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 Месяц назад +1

      Afkey idinkaga hadhey hadaa airportkiinii Ethiopia qabsatey sdigaa futada kaa jiraa caqliga, af ka nool itaal baranbaro, noo kaalaya aan sidii siyaad bare futada idinka laadnee

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 3 месяца назад

    ❤❤❤🇫🇲👏👏👏👏👏🤩🤩🤩🤩

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 3 месяца назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺👍👍👍👍👍👍👍SOOMAAALLLIIAAA HA NOOLAATO

  • @munirassad804
    @munirassad804 3 месяца назад

    ✊️✊️✊️👊👊👊👊👊🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 3 месяца назад

    Beeni dameer mawado guushu waa Somaliland cadawna barbar buu uwada dhici ee yara suga . Guul Guul iyo gobanimo iyo cadawoo aan jiri dooni 💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🥲💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡🦶cadawna 🦶hoosteeda💪💪💪💪💪

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 3 месяца назад

    GARAWE IYO XAMAR SOO TUUGSADA ISAAQOW XABASHI QAAD OOGA IIBSADA WAAD SIXRANTIHIIN IDOOR DABA CAYUUN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @saynabolad993
    @saynabolad993 3 месяца назад

    ❤😂

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 3 месяца назад +3

    Seylac Soomaaliland baa leh Xasana ma xaraashi karo ee Xabaalayaasha haray ha iska qufto

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 3 месяца назад

      Zaylac ciise iyo samaroon baaleh Iidoor qudhmis Gaalka baarada wey orodoo aad

    • @Omar-m8j2e
      @Omar-m8j2e 3 месяца назад

      ​inshalah waa la idinka xoraynayaan dhawan walahi anoo lughaya jooga iyaan idhi kuwan snm hadeed waa u dhamatay jabuti waxaa jooga hogaamiye cali baxar ,gadabuursi iyo ciise(mamasan ) waa heshiyen hadeed

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад +1

    Oo futadiinay ilaaliyaan oo xamar taasaa 10,000 oo ciidan Ethiopian ahi joogaane 20,000 oo kalena baydhaba, jawhar, kismaayo iwm.

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 3 месяца назад

      Kkkk walahi kalay adiga imaaw arag sideey u cabsanaayaan waa dooli ayaga iyo adonta jogto masaakiin galad ayeey lacag Ka qaatan ha soo Baxo Nin rag eh 24saac ma jogayaan hada somaliya wax joogo waa cawaan Sida xasan shiikh musa biixi iyo waxii la mid eh dadkii weey daaween 33sano dagaal qabiil oo aan dhamaaneeni isaaq dhulbahnte darod isma rabo hawiye isma rabo waa cawaan dadka wax halabaro