Cryptocurrency 2025 sidee lacag uga samayn kartaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 341

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  Месяц назад +50

    🚨 Ballan waa oofin
    Insha Allah waxaan fulin doonaa ballantii ahayd inaan $1,000 courses u dhigma free ku bixin doono markaan gaaro RUclips 200k subscribers. Inkastoo muddadi aan qabtay suurta gal noqon weysay waxaan jecelahay inaan aniga tanaasulo oo cimaamado akhyaarta.
    Hadaba si dadka koorsada helaya u bataan waxaan bixin doonnaa student course oo qiimaheedu yahay $29, taasoo ka dhigan in 35 qof free ku baran doonaan Cryptocurrency.
    Wixi update ah kala socda Telegramka insha Allah.
    t.me/abdishakurhm

    • @axmedcabdi7569
      @axmedcabdi7569 Месяц назад

      Sideen ku heli karnaaa weli lacagtii dul saaran

    • @Worldtast
      @Worldtast Месяц назад +1

      @@AbdishakurHM thanks we are waiting ustaad alle haku barakeeyo

    • @ahmedhaykal2933
      @ahmedhaykal2933 Месяц назад

      Wan Ku sugaynaa ustaad hadii Alle idmoh

    • @Arshe.
      @Arshe. Месяц назад

      Waan kusugaynaa dadka 35 qof ah in ka mid noqdo cryto baranayo❤

    • @Smaxto
      @Smaxto Месяц назад

      @@AbdishakurHM haye ustaad

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  Месяц назад +19

    Akhyaarta abaal kiina ma gudi kari, channel-kaan oo macluumaad laysku dhaafsado, madadaalo, siyaasad iyo qabyaalad aan looga hadlin inaad gaarsiiseen 200k subscribers wax waynaa nooga dhigan tahay, sanad cusub 2025, waxaan rajaynayaa inuu noo noqdo mid khayr qaba

    • @cabduqaadiribraahim758
      @cabduqaadiribraahim758 Месяц назад

      Ustaad kawaran coinka kala ah
      Jeasmy
      Pingu
      SEI
      DOG COIN

    • @Somfox1
      @Somfox1 Месяц назад

      Asc-- Adigoo mahadsan , waxa jirta Cryptoplatforms fara badan .. keeba ugu wanaagsan uguna jaban ee laga gadan karo Crypto marka la eego fee ga , lacagaha ay qaatan Cryptoplatform ma fee kaliyaa mise Bil kasta lacag bay goostaan .. waayo waxa jira qaar badan sida Coinbase, Binance, Trijo, Etore , Gemini.. marka keeba ugu jaban uguna roon ? MAHADSANID

    • @akadirhersi4091
      @akadirhersi4091 Месяц назад

      Xaqiiq ustaad wax badan ayaan kaa faa iidey
      Waanamahad santhy

    • @cusmaanxuseen591
      @cusmaanxuseen591 Месяц назад

      inaan kula xiriiro rabaa ee isoo qabo

  • @ArwaAbdi-q3d
    @ArwaAbdi-q3d Месяц назад +12

    Asbucan dhexdiisa ku soo biirey channel kaga waxan rajayn inuu noqdo channelki ugu horeyey oo noloshayda wx ka badali lahaa adina allah ku barakeyo masha allah

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  Месяц назад +4

      Hal channel ha isku koobin ugu yaraan 5 waa inaa ku xiran tahay

    • @IskutashiGuud
      @IskutashiGuud Месяц назад

      @@AbdishakurHM kalsooni buuxda lagu siiyay adiga kasobax qofka asanba mel isku soo kobenin

    • @shoboorganicproducts8761
      @shoboorganicproducts8761 Месяц назад

      Asc wr wbr si khaas ah malaguu heli karaa Wl numberkaaga
      Majiraan casharo face to face ah oo aad bixiso qofkii ubaahanse maheli karaa

  • @Usaamesports.
    @Usaamesports. Месяц назад +11

    Ustaad balantii 200k ha iloobin❤🎉

  • @Hannahynn327
    @Hannahynn327 Месяц назад +123

    I value your perspective and content.Bitcoin is on its way to breaking records, getting closer to hitting new high prices, showing that it's gaining more value and could go even higher than we've seen before. This could mean great things for people looking to invest, suggesting now might be a good time to get involved before it jumps even higher. It's an exciting moment that could change the game in general...managed to grow a nest egg of around 7.2Biitcoin to a decent 26.4Biitcoin. At the heart of this evolution is Laura Brockman, whose deep understanding of both cryptocurrency and traditional trading has been instrumental. She holistic approach to investment and commitment to staying abreast of market trends make her an invaluable ally in navigating this new era in cryptocurrency investment....

    • @Hannahynn327
      @Hannahynn327 Месяц назад

      @LauraBrockman

    • @eleanorolivas
      @eleanorolivas Месяц назад

      One thing I know for certain is crypto is here to stay, the only thing that leaves is the people who don't manage their risk. Manage that, or the market will manage it for you. With the right strategies you will survive.

    • @Ashleyburnell
      @Ashleyburnell Месяц назад

      Thank you for sharing your experience. She’s helped grow my reserve, despite inflation, from $87k to $246k as of today…..Her insights and daily siignals are worth following.

    • @Louisochoa
      @Louisochoa Месяц назад

      Thank you…. I have searched her up Google I think I am satisfied with her experience.

    • @MissKhooYH
      @MissKhooYH Месяц назад

      The market has gone berserk! whether you're a newbie or a veteran trader, everyone needs a sort of coach at some point to thrive forward.

  • @Mr.Ali59
    @Mr.Ali59 Месяц назад +4

    Wow m.a hambalyo hambalyo ustaad wax badan noo faa'iisay🎉❤

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 Месяц назад +1

    Hambalyo Congratulations Eng. Abdishakour Mahadsanid.

  • @abdillahimouhamed
    @abdillahimouhamed Месяц назад

    masha allah. allaha kuubarakeeyo . waad natilmaantay waanad hagaajisay tilmaanta . allaha naliibaano muslimiinta dhamaanteed wad mahadsantahay

  • @abdirahmanalibotan8307
    @abdirahmanalibotan8307 Месяц назад +3

    Allaha kuu barakeeyo hantida ustaad, waxbadan baan kaa faa'iidnay.

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  Месяц назад

      Amin mahadsanid wll

    • @abdirahmanalibotan8307
      @abdirahmanalibotan8307 Месяц назад

      adaa mudan ustaad.
      sidaa loo sameeyo portafolio haddii aad video nooga soo samayso waan kaaga mahadcelineynaa.

  • @AbdullahiIsse-er3bq
    @AbdullahiIsse-er3bq Месяц назад +3

    Maashallaah ustaad,,haka illoobina kalmadaas si isha uga badbaado

  • @sqynz7592
    @sqynz7592 Месяц назад

    Hambalyo 200k adigo wax wax tar ah soo saaraya 🎉🎉

  • @kadirlsse4205
    @kadirlsse4205 Месяц назад +1

    Maash Allah ustaad, Allah maalka iyo cilmiga ku barakeeyo ❤🙏🙏🙏

  • @ayaanmohamed9065
    @ayaanmohamed9065 Месяц назад

    Thank you Eng fadlan 2025 marka faidada dhamaato nalasoo wadaag aan kala baxnee xogaga

  • @Mohamoudyy
    @Mohamoudyy Месяц назад +1

    Mashaalah let’s support all of Somali RUclipsrs

  • @sayidfuadomer1018
    @sayidfuadomer1018 27 дней назад

    Mansha alah hanbalyo 🎉alle haku barakeyo ustaad

  • @nourelmi3577
    @nourelmi3577 Месяц назад +2

    Thank you ustaad ❤

  • @keymaha41
    @keymaha41 Месяц назад +1

    M.a baarakalah ustaad 🎉🎉 congratulatios by theway🎉

  • @Mssmms12
    @Mssmms12 Месяц назад +1

    Masha Allah ilahy ha ku barakeyo walal

  • @sakariyesiciid4867
    @sakariyesiciid4867 14 дней назад

    Mahasanid.ustaad.

  • @Mudanahaweyn
    @Mudanahaweyn Месяц назад +2

    Congratulations bro

  • @abdirazakabdullahi8469
    @abdirazakabdullahi8469 Месяц назад +1

    Aad iyo aad eng. Hambalyo.

  • @Mohaaabdalle
    @Mohaaabdalle Месяц назад +1

    Good point. Thanks for sharing such video.

  • @BurhanMedia-v2w
    @BurhanMedia-v2w Месяц назад +1

    Hambalyo Ustaad 200k Subscribe keep going

  • @HussenYare
    @HussenYare 25 дней назад

    Insha aklah

  • @khadarmurjaanadan6101
    @khadarmurjaanadan6101 Месяц назад

    My best friend thank you 🎉

  • @mattanismail
    @mattanismail Месяц назад +1

    Hore u soco ustaad 🎉❤

  • @mohshakar3142
    @mohshakar3142 Месяц назад

    Mahadsanid sxb qof qalbi wacan tahay

  • @ayaanmohamed9065
    @ayaanmohamed9065 Месяц назад

    Masha Allah tabarakallah

  • @Smaxto
    @Smaxto Месяц назад +1

    Hambalyo hambalyo ustaad 200k subiscribers 🔥🔥🔥

  • @wadaniwali3275
    @wadaniwali3275 Месяц назад +1

    20000🎉Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo ustaad

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi Месяц назад

    Masha allaah ustaad allaha ku barakeeyo

  • @Mohamed10-v7o
    @Mohamed10-v7o Месяц назад +2

    Aad iyo aad

  • @hassanabdilahi1116
    @hassanabdilahi1116 Месяц назад

    Eng Abdishakur Horumar wacan Saaxiib

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow Месяц назад +1

    Masha Allah,🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden9877 Месяц назад +1

    Ka badan ayaad u qalantaa Ugaas, Hambalyo sanad cusub iyo goal cusub 300K🎉

  • @AbdiraxmaanHamud
    @AbdiraxmaanHamud Месяц назад +1

    Ustaad guulayso markasta ❤

  • @miski.abdiaziz114
    @miski.abdiaziz114 11 дней назад

    Mhadsanis walal

  • @Worldtast
    @Worldtast Месяц назад +1

    Hanbalyo Hanbalyo ustaad and maansha allaah

  • @mohmedsanyare4402
    @mohmedsanyare4402 Месяц назад +1

    Eng. thank you 👍

  • @shucaybali7991
    @shucaybali7991 Месяц назад

    mahadsanid ustaad 🙏🙏

  • @amiinabukar8955
    @amiinabukar8955 Месяц назад

    Ustaad mahdsanid casharadaan o klee nooso badi
    Thanks my role model

  • @maxamudosman5154
    @maxamudosman5154 Месяц назад

    Ustaad ❤

  • @MedAli-i5h
    @MedAli-i5h 29 дней назад

    Merci beaucoup frère

  • @HECNOCK10
    @HECNOCK10 Месяц назад +2

    First ❤ Congratulations sxb

  • @AbdullahiSuleimaan
    @AbdullahiSuleimaan Месяц назад +1

    thank you ustaad waxaa nala wadagtay xog muhiima allaha ku sharfo

  • @huyhuydachannel6585
    @huyhuydachannel6585 Месяц назад +2

    200k congratulations course free

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  Месяц назад

      Waqtigi koorsada free lagu ballsmay waa dhacay

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 Месяц назад

    Hambalyo Eng Cabdishakur

  • @caynaancaafi4881
    @caynaancaafi4881 Месяц назад +1

    Kugu macaashnay legend ❤❤❤😊

  • @AbdimalikAbdulaahi
    @AbdimalikAbdulaahi Месяц назад +2

    Ustadaw waa kukalakacday m........a guud horumar wacan

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  Месяц назад

      Mahadsanid ilaahay hanoo rumeeyo riyada

  • @dayaxabdale9071
    @dayaxabdale9071 Месяц назад +1

    Hambalyo eng🎉🎉🎉🎉

  • @abdirashidmuhumed1828
    @abdirashidmuhumed1828 Месяц назад

    Congratulations ustaad istaas iyo in kabadan wad u qalantaa

  • @TravelandMore-gn4xg
    @TravelandMore-gn4xg Месяц назад +1

    Guul wacan brother

  • @huzeenbloembloem659
    @huzeenbloembloem659 Месяц назад +1

    Thanks ustaad

  • @sidynasser-rk3wd
    @sidynasser-rk3wd Месяц назад +1

    Masha Allah

  • @Sedaxlecaag
    @Sedaxlecaag Месяц назад +1

    201k🎉

  • @Muuyuu-bt5tn
    @Muuyuu-bt5tn Месяц назад +2

    Hampalyo Hampalyo Hampalyo ❤
    Eng.horay usoco wax badan kaa faaiday

  • @AhmednuurCarab-gh2kg
    @AhmednuurCarab-gh2kg Месяц назад +2

    Hambalyo sxb sare

  • @abdalla_samiir
    @abdalla_samiir Месяц назад +1

    Hambalyo zxb 🎉

  • @MuxamedAmiin-q2f
    @MuxamedAmiin-q2f Месяц назад +1

    ustaDii hanbalyo 🎉

  • @XamseCabdillahi-g6c
    @XamseCabdillahi-g6c Месяц назад +1

    Hamblyo ✊

  • @HeroBoy27
    @HeroBoy27 Месяц назад +2

    well ustaad dhiira galin fcn inoo tahy mahadsanid

  • @ahmedjimcale1740
    @ahmedjimcale1740 Месяц назад

    Insh allh inaa kamid noqdo rajaynaa maadama aan aad u daneynaayo jeclahy neh

  • @Cryptoairdop0
    @Cryptoairdop0 Месяц назад

    Hambalyo ustad❤🎉

  • @Maher_somali
    @Maher_somali Месяц назад

    insha Allah okay diyaar waaye insha Allah ku sugaynaaa

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 Месяц назад

    Congrats 🎉 ustaaad 200k blse sidee u samysn karaa protofilloi

  • @cabdulwaaxidaxmedcaad5619
    @cabdulwaaxidaxmedcaad5619 Месяц назад

    Mahadsanid saxib update ka aad nasiiyo ku mahadsanid

  • @mohamoudsulaimantimocade3334
    @mohamoudsulaimantimocade3334 Месяц назад

    Usdaad mahadsanid, dadka fre e ku qaadaneyso igu dar usdaad ❤

  • @KingzakariyexassanCumar
    @KingzakariyexassanCumar Месяц назад +1

    Hmblyo 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XasanDaacad-d3j
    @XasanDaacad-d3j Месяц назад +1

    Mashaballh ustaad guulayso

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Месяц назад

    good video bro thanks 4 sharing

  • @Xaawimuxudiin77
    @Xaawimuxudiin77 Месяц назад +1

    Hampaliyo ustad ❤

  • @Daheeye
    @Daheeye 13 дней назад

    thank you bro noo so badi subscribe iyo wax ka bdn wa u qalanta. kaamana hayno balantii wali 206 ka bdk aya maraysa

  • @zainabmilaano2011
    @zainabmilaano2011 Месяц назад

    Ardaydaada Queu ugu jiraa✍✍

  • @MaxamedNuur-vr9wj
    @MaxamedNuur-vr9wj Месяц назад

    Waa kujira markan insha allah👍

  • @GuuleedAxmad-tl8zy
    @GuuleedAxmad-tl8zy Месяц назад +1

    Hamblyo

  • @laytalkhadar341
    @laytalkhadar341 Месяц назад +1

    Keep going brother

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 Месяц назад

    Hambalyo soo daaday respect

  • @ahmedkhaliif1398
    @ahmedkhaliif1398 Месяц назад +1

    Hambalyo eng

  • @mohamedhaamud353
    @mohamedhaamud353 Месяц назад +1

    Hambalyo ustaad

  • @DQQ15
    @DQQ15 Месяц назад +1

    Mabrook is walaalkeey

  • @AxmaddeeqMacalin
    @AxmaddeeqMacalin Месяц назад +2

    Hambalyo

  • @Ahmedkaabe1
    @Ahmedkaabe1 Месяц назад +1

    Ustaad Hambalyo

  • @SalaadCismaan12
    @SalaadCismaan12 Месяц назад

    HAMBALYO SXP🎉

  • @NajaxdahircaliNajaxdahircali
    @NajaxdahircaliNajaxdahircali Месяц назад

    Xageen kaala soo xidhiidhaa ustaad

  • @Inspirationvideo800
    @Inspirationvideo800 Месяц назад +1

    Hambalyo walakay.

  • @harshad1607
    @harshad1607 Месяц назад +1

    good job 🎉

  • @ahmedgudcur4962
    @ahmedgudcur4962 Месяц назад +1

    Hambalyo macalin

  • @abdulqadiryousuf8137
    @abdulqadiryousuf8137 Месяц назад

    Mahadsanid Ustad. Waxaan jeclaan lahaa inaad naga caawiso sida portfolio bianace loogu xirto coinmarketcap si aan ula soconno faa'iido iyo khasaarhaba.

  • @huyhuydachannel6585
    @huyhuydachannel6585 Месяц назад

    Ustaad ha i iloobin

  • @DHAQANETech
    @DHAQANETech Месяц назад

    M.a guulayso ustaad

  • @macquul-n2d
    @macquul-n2d Месяц назад

    ustaan intee kaala soo xariiraa

  • @CabdifataaxShCali
    @CabdifataaxShCali Месяц назад +1

    Waxaa noo soo badisaaa crypto xiliga laga faaidaayo ,cion faaido dhow iyo mid dheer laga sameeyn karo xiliga suuqa dhacaayo iyo xilig oo kacaayo

  • @mubarakgurey7198
    @mubarakgurey7198 Месяц назад +1

    Asc wll salaan ka dib wax fiican ayaad ka hadlaysaa oo laga faaidaysan karo waanad ku mahadsan tahay wll. ILLAHAY ha kaa abal mariyo.
    Lkn wll ku dar cryptooyinka kee halal ah kee ayaan ahayn.
    Waayo wll aduunkani wuu gaaban yhy. Thnks.🙏🍀

  • @ayuupmaxamed-q2f
    @ayuupmaxamed-q2f 14 часов назад

    Macalin waxa raba ardayda wax Ka barato chanalka wax ubahan waspka laga so xiri Karo macalin

  • @cabdiraxmaanjaamac
    @cabdiraxmaanjaamac Месяц назад

    Ustaad aad bad umajasantay

  • @dahirhusseinyussuf1399
    @dahirhusseinyussuf1399 Месяц назад

    Asc Eng , waa maxay time frame for crypto? Muxuse iga anfacayaa?

  • @GadhlaweGadhle
    @GadhlaweGadhle Месяц назад

    Saxib guleyso

  • @cabdalla22
    @cabdalla22 Месяц назад

    Muuqaalka Portifolio ka sameysay waan kaa waayaay runtii in badan raadiyay fadlan nooso dhig qeybta descriptionka.

  • @Noordin_films
    @Noordin_films Месяц назад +2

    Mhdsnid ustaad inbadn

  • @abuumohammedmedia
    @abuumohammedmedia Месяц назад +1

    Hamplyo 🎉