Cuqaasha Iyo Salaadinta Degmooyinka 26 June Gacan libaax,Kood buur oo Maayir Mooge Ka Raali Galiyey.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 22

  • @Bc24Tv1
    @Bc24Tv1  Месяц назад +2

    DEG DEG Cuqaasha Iyo Salaadinta Degmooyinka 26 June Gacan libaax,Kood buur oo Maayir Mooge Ka Raali Galiyey.
    ruclips.net/video/0lxiGvz911g/видео.html

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Месяц назад

    Masha allaah walee reer soomaaliland waxay dadka dheerayin wanaaga iyo xumaantu waa u kala soocanayay midnimada dadkeenu waa muqadis ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @Subeyra
    @Subeyra Месяц назад

    Adeerayaal waad mahasa tahiin❤❤❤

  • @HasanHussein-z8x
    @HasanHussein-z8x Месяц назад +1

    Odayashan yaa dirsaday dadka dareenkoodiiba way masaxayaan arka dariiqayada baabasan

  • @lughayanews-com620
    @lughayanews-com620 Месяц назад

    DEG DEG Cuqaasha Iyo Salaadinta Degmooyinka 26 June Gacan libaax,Kood buur oo Maayir Mooge Ka Raali Galiyey.

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Месяц назад +1

    Inamankani jabuuti iyo wadani ayaa laaluusha waa kuwii jabuuti la socday waana tuug ma matalaan sacad muuse moogana wuxuu doono ha ahaado Laakiin cashuurta ha bixinina afartan cajuusna qaad baa loo qaaday

  • @saeemohamed2874
    @saeemohamed2874 Месяц назад +1

    Waataa gobonimadu iyo caqligii iyo ilbaxnimadii SUBEER Awal.. 5:30

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed Месяц назад

    Waayo

  • @osmanahmed4984
    @osmanahmed4984 Месяц назад

    Nacas ,xalkan aad ka sheekeenaysa War dalka maad joogon wixi ay sameeyeen iyo caydid ay mediaga ka hadlayeen,odayyaashodo aytamayee meu olloobeen.sacad muse Wuxi noqday bila damir.

  • @Subeyra
    @Subeyra Месяц назад

    Siikaawi dulmadoobe ayaa kadanbeeyey waa bilaa akhlaaq

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Месяц назад +1

    Waar waxaad tihiin afar cajuus oo lacag qaatay waxba lama raaligalinayo waayo ciidagalaha lagtigiisa ayaa sheegay oo yidhi meel uu ku guursaday maanu arag imikana ninka waxaa yidhi waa inaabtigii markaa koba afar tuug oo wadani markii horba ahaa oouu ka mid yahay ina maxamed yay oo ahaa kuwii kaadhadhka jajabinayay ma matalaan habar awsl ama sacadmuuse waana khaayimiin

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 11 дней назад

    Qabsada Oromadiina cid aad wax yeeli kartaan ma’ jirto,

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 Месяц назад

    Meeyay suldaankii Sacad muuse ha Raali galiyo xaalna ha bixiyaan dumarkii dhalayna way idin sugayaan Sacad muusooow cumaamadii baa idin ka dhacdaye

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Месяц назад

    Odayaashan waashay 20doolar ayaa midkiiba la siiyay faraha ha kala baxaan waxan ina mooge sacadmuuse oo kaliyi muu odhan laakiin ciida gale ayaa yidhi oo maalintii la soo sharaxayay waa kuwii ku yidhi kuma naqaan ee cudhay bay doonayeen ciida gale waa kuwii sida kubada ku ciyaaray wadani iyo ucud laakiin muuse biixi ayaa ka riday markaa joojiya afar cajuus ayaad tihiine

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Месяц назад

    Waar niman aan daacad ahayn oo markii horba ahaa kuwii muuse biixi riday oo tuuga oo la soo diray oo ahaa kuwii kaadhadhka iibsanayay oo lacag la soo siiyay oo indha birta iyo ina aww siciid soo direen oo uu ja mid yahay ina maxamed yay tolkiin baad ka baxdeen Asaaqbaanad tihiin waxiina oo dhan waxa idin dhaanta ugbaad aragsan ma matalaan sacadmuuse waana lagu yaqaanaa ina maxamedyay ma matashaan sacad muusana ina moogana reerkada aa markii horaba caayay oo waa wax markii horaba la caayi jiray oo cuqdad ku soo koray ciidagale wuu caayaa wuuna ka baqdaa

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Месяц назад +1

    Jikicsan foqol jikicsan 7 sanadood ee muuse dalka hayey daaha dabdiisa ay ku jireen. Abihhin fulaynimad ka wasa shiking xasan sheekh ciro zero ka soo qaatay ha laydin siiyo waar somaliland waa lagu kal guurayaa nin weliba meeshiisu xukumayaa

    • @cambaro122
      @cambaro122 Месяц назад

      Dab aanay naago shidin on rag ku guban lama arag ilhy waxaan ka baryayaa adigoo iidhan inuu alle ka qabto dabkaad ka dhex shidayso dadkaa walaalaha ah subxanalah

    • @AsmaAlicigal
      @AsmaAlicigal Месяц назад

      Waa qof dhimtay oo umada mislinka isku diray hadan dad wada dhashay kala diray adiga ilahay umada kaasoo qabay iyo inta kula midka ah alle hanakiin dhaafiyo qumayp

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Месяц назад

      @AsmaAlicigal nayaad habaaraysaa qof dhimatay oo dhulku la go ay adigaa ah allah deg deg ummuda ha kaaga qabto qumyo is le hel adigu habaaraka

    • @jamajama2594
      @jamajama2594 Месяц назад

      Waxan shicliahy en Abee ahmeed ciidaan badan o sokiino hargysa o karbasho somalida O dhan 😂

  • @mkrdahran6783
    @mkrdahran6783 Месяц назад +1

    Waa gudoon waxgarad baad tihiin

  • @Bc24Tv1
    @Bc24Tv1  Месяц назад

    DEG DEG Cuqaasha Iyo Salaadinta Degmooyinka 26 June Gacan libaax,Kood buur oo Maayir Mooge Ka Raali Galiyey.