Cryptocurrency Somali: Sidaa lacag uga sameeyo Bitcoin oo gaartay $67,000

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Offer: linktr.ee/abdi...

Комментарии • 195

  • @fosiyaahmed725
    @fosiyaahmed725 7 месяцев назад +13

    Caawa anigaa ugu soo horeeya

  • @AliHidig
    @AliHidig 7 месяцев назад +45

    Dogecoin kaso khadal ustad

    • @hanad6666
      @hanad6666 7 месяцев назад

      Lcip faqiired batahy Dogecoin 16 cent waye coinan ka shidan malgasho duluxey😂😂😂😂😂🤦🏻‍♂️

    • @queenliza596
      @queenliza596 7 месяцев назад

      ​@@hanad6666 halmar sare adaa

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 7 месяцев назад

      ​@@hanad6666War odayga Varta kadaa 😂😂😂😂😂😂

    • @ZAME_CADE
      @ZAME_CADE 6 месяцев назад +1

      DoGecoin adasaba ma xumo wll❤😊

    • @najmasidow6194
      @najmasidow6194 5 месяцев назад

      ​@@hanad6666sxpow ana wax fahmi layhye halmar reply isoo gal

  • @gudbayeofficial7953
    @gudbayeofficial7953 7 месяцев назад +13

    2024 Coinska ugu macquulsan aan maalgashan karno inoo soo sheeg ustaadi

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  7 месяцев назад +11

    Hadii uu jiro coin aad xiiseeneyso please iigu soo sheeg comment waa soo baari doonaa, muuqaalkana iga qurxi like saar

    • @anas-ismail
      @anas-ismail 7 месяцев назад

      Vite kwran abdishakur👊🏿

    • @AFLAHMEDIA
      @AFLAHMEDIA 7 месяцев назад

      Walalow gacalyo nabartedi allaha kubarakeyo e

    • @itshim7600
      @itshim7600 7 месяцев назад

      the sandbox kwrn

    • @jamamap
      @jamamap 7 месяцев назад

      Shp binance kawrn isaga

    • @dhacdooyinka10
      @dhacdooyinka10 7 месяцев назад

      Eng waxan rabaa sidan ku bartaa halkeen ka bartaa suqan ustad thanks 😊

  • @pharhantimir8566
    @pharhantimir8566 7 месяцев назад +6

    Eng hal mar ado ka hadlya kuma arag xaran iyo xalal ahanshaha coins ka ,sidan arkay culimo badan oo ka hadlya memo coins ka way xarantimeyen sida (pepe, Shiba,Bonka) pls hal video kaga so hadal arinka

    • @Mrsalah10
      @Mrsalah10 7 месяцев назад

      Mar Hory Buu Ka Hadly..Marksta In Laka Hadlo Ma ahn SXP Muuqaldiisa Hory Soo Daawo

  • @MohameddwelihassanRage
    @MohameddwelihassanRage 6 месяцев назад +2

    Eng. Abdishakur waxan rabaa inan Ku weydiyo adiga ma malgashi kaliya ayaa sameysaaa mise both trading and investment

  • @rashidisse-oh4pm
    @rashidisse-oh4pm 7 месяцев назад +6

    LINK
    DOT
    Ka soo hadal ustaad

  • @mohamedissack4832
    @mohamedissack4832 5 месяцев назад +1

    horta somliya ayn jogaye waxn ma igashaqynayn wana xisayyye

  • @mucaadabdilaahi1670
    @mucaadabdilaahi1670 7 месяцев назад +1

    Facebook-ga markan is dhaho lacagta ufur 5 shurudood ee la rabay inay wada saxmaan mid ay ku qoran tahay content monetisation policies ayaa iga khaldan ustaad marka maxay taasi tahay ustaad

  • @mohaofficial7314
    @mohaofficial7314 7 месяцев назад +5

    Dantaada oo kaliya aa nooga shekeysay thank you 🙏

    • @Catamaloov
      @Catamaloov 7 месяцев назад +1

      Wlhi Ben mashegin korsada iibso anigane sida aan lacag kusameynlhyn ayan ku fikironaa lkn macalinka si fudud ayuu lacag ku samenaa

  • @WararkaTv345
    @WararkaTv345 5 месяцев назад

    Xage Lagalaso Xidhidhi Cashir Tosahan Raba

  • @mohamudabdulahi3086
    @mohamudabdulahi3086 7 месяцев назад +3

    Ustaad dogecoin iyo Beam nooga Soo warran.
    Mhdsanid

  • @mohamedyare9113
    @mohamedyare9113 7 месяцев назад +1

    Asc mclmow wan kusalmy Kurs ma bixisa hada bixisina sideba isaga diwan galinkara

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 7 месяцев назад +1

    wllkayow courseska ad bixiso ee crypto fandemantal analysis io techjical analaysis keed wax ju bartaaa

  • @maqriblabisteofficial
    @maqriblabisteofficial 7 месяцев назад

    XalaY Wuxu gaadhay $68,500K

  • @MaxamadShariif-mk4ve
    @MaxamadShariif-mk4ve 7 месяцев назад +1

    Egn markaad leedahay ninkuu jeebkii buuxo hasoo dhawaado dhalain yarta soomaaliyed ee aa, heli karin badaad ugu talagahay ee maanta halkan kusoo gaadhsiiyay aniga ahaantayda waxan kugula talin lahaa inaad course sooyinka bilash kusiiso si ay kuugu noqdaad sadaqo xayaysiis maxaa yeelay wax labeerto dadbaa uwanaagsan

  • @abukarabdirahim8249
    @abukarabdirahim8249 6 месяцев назад

    Sidee UGA ibsan karaa lacagtanee ugala bixikaraa qof Africa joga

  • @darwiiish.dambe.2588
    @darwiiish.dambe.2588 6 месяцев назад

    Ninkaan wuxuusheegayo qof wax kafaaiday ama kashaqaystay muujiraa

  • @Catamaloov
    @Catamaloov 7 месяцев назад

    15 iyo tawanka video hadey igu filantahay maxaan lacag ubixinaa ar aniga waa wareray war meshan qiyanada jirto maxaa waye korso iibso 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Raadadka.Taariikhda
    @Raadadka.Taariikhda 7 месяцев назад

    Shiba sxb waa Xaraan lama malgashan Karo halka Iska Hubi

  • @jamaal9143
    @jamaal9143 7 месяцев назад +2

    Email ka fiiri ustad

  • @rahmarobleh5057
    @rahmarobleh5057 7 месяцев назад

    Asc huno abdichakour
    J'arrive pas a vous rejoindre ton cours du crypto payant ?
    Donc please fais ton possible pour que je vous rejoins au plutôt possible.
    Merci

  • @MaxamadShariif-mk4ve
    @MaxamadShariif-mk4ve 7 месяцев назад +1

    asc eng iam mahomed ali from ethiopia waxaan rabaa inaad iigasoo jawaabtid crypto currency yaa bilaabi kara horta? Shuruurada lacag kasamayta waa maxay? Maa dadka itga bartaybaa unbaa kashaqaysan kara miyaa? Su,aasha waxa weeye waxaan bilaabay you tube balse subscribergu waxay dhaafi la,yihiin 25 waxaana soo galiyay 19 video su,aalahaa iyo ugudan bayn seen subscribers kuhelaa?

  • @Eng.Mahadaay1
    @Eng.Mahadaay1 7 месяцев назад +3

    Cilmigi waan haya balse investment ma hayo😢

  • @LMI-cs5qw
    @LMI-cs5qw 7 месяцев назад +1

    Ethirum classic kasoo hadal

  • @jabirwirow1883
    @jabirwirow1883 7 месяцев назад +2

    Ustaad ilaa hadda waxaa ka rabaa sida ugu dhaqsiyada badan aan ku bartoCryptocurrency

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 месяцев назад

      Wixi su'aal igu soo tuur i will add to the next video

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 7 месяцев назад

    Halaga digtoonaado culumada qaar way xaraan tinimeyeen

  • @Abdiladif_Adam_Mohamed
    @Abdiladif_Adam_Mohamed 7 месяцев назад +7

    Lacag Waan Hayaa
    Wakhtina Waan Hayaa
    Lkn Aqoontiii Cryptocurrency Ayaan Haynin 🎉

  • @AhmedFaarah-k5h
    @AhmedFaarah-k5h 6 месяцев назад

    Ustaad waan kucusubahay barnamijkan lkn waan dadaalayaa.

  • @mohamedabdiwahidabdullahi
    @mohamedabdiwahidabdullahi 7 месяцев назад +1

    Ustaad coins la xariira AI io Gaming kaso hadal si faahfaahsan. Sideena lagula fahmaa.

  • @cumarsomaali5618
    @cumarsomaali5618 7 месяцев назад +2

    Ustaad BitTorrent kasoo hadal

  • @Abdihakiim11
    @Abdihakiim11 6 месяцев назад

    😂😂😂 beenaale wlli daanad ka sameeyn
    😂 beenta somalida ka daa
    Waar iska ilaaliya been aalaha
    😂

  • @Victory20246
    @Victory20246 7 месяцев назад

    Course free ma,ahan oo madaawashadeenaa free ah marka waxaa sheegaysidna daacad kaama ahan

  • @MuhyadinD
    @MuhyadinD 7 месяцев назад +1

    Macalin caawa waa talowdey dhulka halista 😂

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 7 месяцев назад

    Thanks engineer warkaaga waa iqanciye wayahan dambe waa noo kala kicisay

    • @ahmedka001
      @ahmedka001 6 месяцев назад

      Weli lacag makala baxday sxbow

    • @HaabiilLove
      @HaabiilLove 6 месяцев назад

      Aniga lacag kalama bixin walige lakin dadka baranayo baa kujira oo wali aan bilaabin

  • @Mascudabdalla
    @Mascudabdalla 7 месяцев назад +1

    Sxb hal muqaal ka so samee coinska please

  • @HudeyMaxamed
    @HudeyMaxamed 7 месяцев назад

    War horta asxaapey biocion ma xalalbaa wllyal mis3 waa xaaran

  • @AwnuurSangaab
    @AwnuurSangaab 7 месяцев назад

    DGB coin kasoo hadal igaaryoow😊

  • @ahmedsalaat
    @ahmedsalaat 7 месяцев назад +2

    Ustadh shibu haaram so maaha

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 7 месяцев назад +1

      Sxp let me advice you, weliga qof social media wax kuso gudbiya ha ka dhigan real financial decision because they are views seekers. Hadad hawlahan danaynayso your own research samee

  • @Moud44
    @Moud44 7 месяцев назад +1

    Ustaad sidee lacagta aan crypto kumalgashaday dhawr account ugu Kala qaybiya

  • @HodanAbdi-i2r
    @HodanAbdi-i2r 7 месяцев назад

    Numberkayga nosoo qor wall

  • @ahmedtaako2796
    @ahmedtaako2796 6 месяцев назад

    Bro waxan rabaa in aan ogado markaan wax waliba sameeyo qaabkee ayaan lacagta kula soo bixi karaane adigoo mahadsan

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 7 месяцев назад

    mid ayaan kaa cod sanayaa ustaad tiktok 10l0k maraya ma isiin kartaa waxaan u isticmaalayaa ganacsi aan leeyahaye ustaad

  • @HassanYasin-h5o
    @HassanYasin-h5o 7 месяцев назад +1

    ALLE haku barakeeyo zxb WLLHI abaal ayaan kuu hayaa ❤❤❤

    • @ahmedka001
      @ahmedka001 6 месяцев назад

      Wax lacag ah Maka samaysay sxboow wan wareersnay wlhi

  • @NaturalEmotionss
    @NaturalEmotionss 7 месяцев назад

    Sxb SHIBA hada mala gadan karaa maadaama ay cirka gashay

  • @husseinmohamedhassan1133
    @husseinmohamedhassan1133 6 месяцев назад

    Maasha allaah ustaad waxaad ka soo hadashaa dogcoin

  • @drhassanmedia8337
    @drhassanmedia8337 7 месяцев назад

    doge coin kwrn masul

  • @abusheequna1446
    @abusheequna1446 7 месяцев назад +2

    Yaa ustat waxn rawa inaan ardaydaa

  • @bashircabdi2400
    @bashircabdi2400 19 дней назад

    Hamster maxa kudhacayi

  • @alamaganciise8350
    @alamaganciise8350 7 месяцев назад

    Shiiba waa xaaraam asxpta halaga fogado

  • @japirmahamett5052
    @japirmahamett5052 7 месяцев назад

    Ustaad xaran iyo xalaal mayna kala lahyneyn😢

  • @maxamedcali9876
    @maxamedcali9876 5 месяцев назад

    Kasoo hadal bitkoon qaabka loo bilaaba

  • @KablalaxAbdullahi
    @KablalaxAbdullahi 7 месяцев назад +2

    Mahadsanid teacher

  • @zalojama7773
    @zalojama7773 7 месяцев назад

    Wr nio xaraan iyo inay xalaal yihiin ku dar lpx

  • @abdikadirzurich7368
    @abdikadirzurich7368 7 месяцев назад

    Ustadii gaming coins xooga no saar

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 7 месяцев назад +1

    1.FD
    2.WLD kasoo hadal ustd

  • @xirsifaarax-tb2xo
    @xirsifaarax-tb2xo 7 месяцев назад

    eng suuqa wan fahmi la ahay wllhi

  • @Qoor252
    @Qoor252 7 месяцев назад +1

    Pepe HALAAL maahan sxb sobaar coin Ka xalaasha ah keep going bro

    • @Raadadka.Taariikhda
      @Raadadka.Taariikhda 7 месяцев назад +1

      Shiba Xata Xalaal maha waa Xaraan

    • @سوسوعبده-م4ح
      @سوسوعبده-م4ح 7 месяцев назад

      Siden ku baara wllo xalaal & xaran tdkle mrkan maal gashi ku sameyo illa goorma Ayan fa’ida kala bixi kara

    • @queenliza596
      @queenliza596 7 месяцев назад

      Radi

    • @Qoor252
      @Qoor252 7 месяцев назад

      @@سوسوعبده-م4ح website & app kushegayo aya jiro
      Faa ido leska qato majirto wa inaa suuqa wax kafahanta qabko ushaqeyo sobaar casharo soqado

  • @cabdixay
    @cabdixay 7 месяцев назад

    Mahadsanid sxb. TAO bittensor Coinkas wu cusubyahay halala socdo Wa sidii bitcoin hoos marku joogay, Hoos marku u yara dhacoba in la iibsado ayan ku talin laha anigu

  • @rodrigoyare7809
    @rodrigoyare7809 6 месяцев назад

    Sxp coins kasoo Hdal

  • @Degelmedia
    @Degelmedia 7 месяцев назад

    Wll maa ismyso maalgelin

  • @alifarey862
    @alifarey862 7 месяцев назад

    Masha Allah good 3

  • @ahmedomar7923
    @ahmedomar7923 7 месяцев назад

    Aad baad u mhad santhy ENG Abdishakur … lakin eng bal CPAGRIP ka soo hadal sidee looga shaqaystaa

  • @CabdifataaxShCali
    @CabdifataaxShCali 7 месяцев назад

    Coins gaar ah noo soo dir

  • @alkhayrmedia8946
    @alkhayrmedia8946 7 месяцев назад +1

    Pepe waa xaaran bn maqly isaga iyo Shib

  • @dhumaygalaydh6644
    @dhumaygalaydh6644 7 месяцев назад +1

    Ustaad usdt ubaahnahay

  • @Haarun46
    @Haarun46 7 месяцев назад

    wan ka hayaa sxp

  • @MohamedAbdiSalan-h4u
    @MohamedAbdiSalan-h4u 7 месяцев назад +1

    Celo ka waran ustaaad?

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 7 месяцев назад +2

    Mahadsanid ustaad.

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman 7 месяцев назад

    Ustad aniga waxan joga wadanka India tiktok waaka mamnuuc as we as VPN masoo qabanayo, marka TikTok live ka int duubto RUclips nosoo geli. Mahadsanid

  • @MaxamedKool
    @MaxamedKool 7 месяцев назад

    Asc mclin ado mahdsan waxa video 📹 noga so diyarisa sida dadka joga somalia 🇸🇴 ay uga faidesan karan suuqa "STOCK MARKET " ka iyago isticmlaya address wadan kale ama qabka ay iskaga diwan galin karan wa ino muhim mclin ado mahdsan noso same qabka broker logu maro si leyskaga diwan galiyo companies ka .❤!?

  • @Safwaan2
    @Safwaan2 7 месяцев назад +1

    Xaaraan weeyi coin kani ee kafiirso dadka waxaad la wadaagayso. Kuwan aad ka hadashay badankood waa meme coins xaaraan ah High risk waaye diin ahaana ma banaana, dadka ha fasahaadin ee ama u tilmaan 40 ugu horeeya ama kadaa lacagtan aad dabka kaga gurayso waa masaakiin ku aaminaysee.

    • @Sihaameyy_
      @Sihaameyy_ 7 месяцев назад

      Kuwa xalaal ah miyaa jira

    • @Safwaan2
      @Safwaan2 7 месяцев назад

      @@Sihaameyy_ Haa walaal way badan yihiin haddaad rabto waad ogaan kartaa ee google ka baadh halal coins list ku qor

  • @AbdiAbdallah-b1b
    @AbdiAbdallah-b1b 7 месяцев назад

    dhdh

  • @MaxamadShariif-mk4ve
    @MaxamadShariif-mk4ve 7 месяцев назад

    asc eng iam mahomed ali from ethiopia waxaan rabaa inaad iigasoo jawaabtid crypto currency yaa bilaabi kara horta? Shuruurada lacag kasamayta waa maxay? Maa dadka itga bartaybaa unbaa kashaqaysan kara miyaa? Su,aasha waxa weeye waxaan bilaabay you tube balse subscribergu waxay dhaafi la,yihiin 25 waxaana soo galiyay 19 video su,aalahaa iyo ugudan bayn seen subscribers kuhelaa?

  • @hasscographics5802
    @hasscographics5802 7 месяцев назад

    Filecoin

  • @mohazadaq6991
    @mohazadaq6991 7 месяцев назад

    Dogecoin

  • @MaxamadShariif-mk4ve
    @MaxamadShariif-mk4ve 7 месяцев назад

    asc eng iam mahomed ali from ethiopia waxaan rabaa inaad iigasoo jawaabtid crypto currency yaa bilaabi kara horta? Shuruurada lacag kasamayta waa maxay? Maa dadka itga bartaybaa unbaa kashaqaysan kara miyaa? Su,aasha waxa weeye waxaan bilaabay you tube balse subscribergu waxay dhaafi la,yihiin 25 waxaana soo galiyay 19 video su,aalahaa iyo ugudan bayn seen subscribers kuhelaa?❤

  • @MaxamadShariif-mk4ve
    @MaxamadShariif-mk4ve 7 месяцев назад

    asc eng iam mahomed ali from ethiopia waxaan rabaa inaad iigasoo jawaabtid crypto currency yaa bilaabi kara horta? Shuruurada lacag kasamayta waa maxay? Maa dadka itga bartaybaa unbaa kashaqaysan kara miyaa? Su,aasha waxa weeye waxaan bilaabay you tube balse subscribergu waxay dhaafi la,yihiin 25 waxaana soo galiyay 19 video su,aalahaa iyo ugudan bayn seen subscribers kuhelaa?

  • @maanofficial1871
    @maanofficial1871 7 месяцев назад +1

    Ustaad halkeeh kala soo xariiraaa

  • @Catamaloov
    @Catamaloov 7 месяцев назад

    Cawo waxaa layabanahay qofkii iska dhigo inuu free wax kugu barayo ma ahan inuu kugu barayo ee sanbati ayuu kaadiyarsanaa

  • @engabdi4615
    @engabdi4615 5 месяцев назад

    Solaportal is the best Dadkaan wax waa naqaanaa dhahooya hadana dawarsanaya😂 Amzing

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 7 месяцев назад

    Ustaad muuqaal kasoo saneey coins and their project ❤.

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 7 месяцев назад

    Qofkii lacag haysta lacag samayn karo Kii shiid ahaw iska shaqayso sxp

  • @abdourahmanosmanali7421
    @abdourahmanosmanali7421 7 месяцев назад

    Shiba inu xalaal miyaa mise waa xaaraan kasoo hadal coins xalaalka eh iyo ku xaaraanta eh kasoo hadal please tusaale ahaan shiba inu waxuu xaaraan ku yahay ayaa maqlay waxuu ka shaqeysataa dumarka qaawan . Marka coins qaar waxee ka shaqeeyaan shirkadaha hubka soo suubiyo oo kale

  • @hamedadan5203
    @hamedadan5203 7 месяцев назад

    So mesha waxad kacd xaraan iyo xalal inaadan fiirin sxb
    Mahdsantahy sxp

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 7 месяцев назад +1

    Fruitful Channel💥

  • @AnwarAli-bp1wh
    @AnwarAli-bp1wh 7 месяцев назад +1

    Shipa

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 7 месяцев назад

    inshlh sxp siyaabaha ad wax ku analys graysid dadka u sheeg wll coin kaasa dhaqaaqay io kaas dhaqaaqy ma fcna mahdsanid

  • @mohayare7855
    @mohayare7855 7 месяцев назад

    Eng

  • @XakiimSmartboy
    @XakiimSmartboy 7 месяцев назад

    Ustaad binance wallet ka coins ka iigu jira fee miya la iga qaadaya perday

  • @saafially2547
    @saafially2547 7 месяцев назад

    Qof somalia joga side u maal gashan kara xage u Mari kara details fiican naga sii

  • @Quran_Reminder2023
    @Quran_Reminder2023 7 месяцев назад

    ustad north America wallet fiican oo aan coinbase ahayn ma ii sheegi kartaa

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 7 месяцев назад

    Jasmy Coin oo loo bixiyay Jaban BTC $1 Buu gaadhaya.

  • @saedsabrie
    @saedsabrie 7 месяцев назад

    Sxb waxaa wax la iibsada marka wax laheysto wan ku mahadsanthy cawinaada

  • @abdihakinmohamedyusuf5632
    @abdihakinmohamedyusuf5632 7 месяцев назад

    Ustaad coins ugu wacan noo saamee oo muqaala investment ka hadlaya

  • @xirfadtech
    @xirfadtech 7 месяцев назад +1

    Ustaad Jasmy coin in ay meel sare gaarto malaga yaabaa
    ?

    • @mohamoudmohamed9996
      @mohamoudmohamed9996 7 месяцев назад

      Jamy waa coins ka gaadhaya $1 ee ka faaidayso anaa ku jira.

    • @queenliza596
      @queenliza596 7 месяцев назад

      ​@@mohamoudmohamed9996sidee ubaratay wll

  • @mohamedfarah707
    @mohamedfarah707 7 месяцев назад

    Masha allah ustaad Guulayso lkn waxaan doonayaa la talin dhaqaale.

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow 7 месяцев назад

    Masha Allah tabarakalah,waan jeclahey dhallinyarada shaqeysaneysa dadkan uu faideyneysa.

  • @mohamudsomali5595
    @mohamudsomali5595 7 месяцев назад

    Ustaad shiba sòo saa tiri waa xaaraan
    Xaguu noogu wadaa

  • @Samaale-1
    @Samaale-1 7 месяцев назад

    Sxb pepe iyo shiba inu Xaaraan waaye😊