Bismillah mash allaah allh kuxafido shikhow par2 ayan so dawan adiga shaqa kulaah aduunyadan wad katagaysa war qofkasto yaran iyo wen male walada dhiman dona laki waresiga qof wu ka nax ha kudhahin waad dhimnaysa kulah allah waxan ugu baraya in cimiriga allah udherayo 100 ku iyo kabad garsiyo shikha
Maasha allah tabaara kalaah jzk khayran akhii sariir ka Islam ka adiga iyo sheekha ba alle haydin xifdiyo runtii waa nagu badh goay waraysiga noo la soo dhakhso plz qaybta labaad alle haku barakeeyo maxaad culimo na bartay aan dusha uun ka naqaanay guulsyso safirka Islam ka jzk khayran jza
Sheikh Muxamed ismacil walahi suma walahi adunka u jeceylahey, illahey dartiis ayan ku jeceylahey sheikh, Allaha ku xifdiyo if iyo axhiro adi iyo dhaman shuyuxhda adunka, sharka insiga iyo jinka Allaha niga daboolo, jeclaanlahaya inad abahey noqoto lakin nasib daro abo aan isku dayin awladisa inu din ku barbaariyo anba waxhti siiyo aya heystaa macal asaf😥😥😥🙏🤲
Wallaahi Sh Ismaaciil waan Xasuustaa Waxan ahaa Bacadlaha Codmacaankiisa ayaan u Imaan jiray Masaajidka Xera Hadhuudha Hargeysa waxaa ku xigay Hindi ama Baaniyaal la Odhan jiray Karsandaas.
Sheekhu haduu kaa weyn yahay maaha inuu wadka kaa dhow yahay!!! Kiina hortegi aakhira Allaa u aqoon leh.... كم من معمر عاش فترة من الزمن؟ وكم من شاب ماعاش طويلا؟
Subxana Lah tolow ina sheekh ismacil mawuxu modayaa dadki yaqanay in ay madhen mise 75% ayaa dhalina oon warhayn ayuu kafa idaysanayaa aabihi in aanu sheekh ahayn ee uu saxir ahaa sowki isba ogaa ee shegayey dadkina weli cid kugaranaysa adiyo aabahaba way nolyihin ee dadku inta beenta aad shashada uga sheegayso maahe been hadad sheegaso been run u egsheg damirkagana ha iibsan nin weyn been qaawan looga wanagsan hargaisana waa joogan weli dadki ogaa aabaha in uu cadawga saxwada iyo cadowga reer hargaysaba uu ahaa cadowga islamkana uu yahay ninsixir adeg satay adna waad is cebaysay ama iscadabtay adoo is amanleh fa abawaahu yuhawidanihi aw yumajisanihi adna markad dariqi aad martay waa ayaan daro ee tobad ken weli janis ayaad haysata malam tuqarqir sixir laguma libano ee dhashada naclad howga tegin hana kudhadan caduwu laa.
This sheikh is one of my favourite shuyookh may Allah grant him long healthy life❤
Jazakallahu kheiran sh mahamad sh ismail
Safiirka islaam jazakallahu kheiran adigana xalqada labaad wanukasugaynaa inshallh
Jzkallah Safiirka, Ilahay swt haku barakeeyo sheekhanaa wax badan baan ka Faiday Tafsiirkiisa Mashallah
Waa nin daacada shiikh ale haku barakeeyo shiikh maxamed ismacil
Masha allah sheikh Maxamed ismaciil aad ayaan ugu xiranahay alle ha barakeeyo sheekha safiirka islaamka jazakallah khayrakum
اللهم إنا نحب الصالحين، توفنا مسلمين والحقنا بالصالحين و اغفر لي و لوالدي و للمؤمنين والمؤمنات
اللهم آمين
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Barakumu Allah Tabaaraka Allah. Wa jizaakumu Allah kheyr.
جزاكم الله خيرا على استضافة الشيخ. نحبه في الله ، الله يزيده من فضله، و ينفع به و رحم الله معلميه ووالديه و اعمامه و والديهم
ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم واحسن الله إليكم
Asc maaashaa allaah sh maxamad sh ismaaciul soodhawoow
Sheekha wareysi badan baa noogu laaban soo celi insha allah
Masha Allah, Sheekh maxamad Ismail 10sano kahor Ayaan
Ka marsan jiray Alle ha xafido
Mashallah tabarakallah sheikh alle ha ku barakeyo
الله يحفظك شيخنا الفاضل وجزاك الله خيرا ..نفع الله بك 🌺🍃✍🏾
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد تسليما كثيرا طيبا ومباركا فيه🍃..
Bismillah mash allaah allh kuxafido shikhow par2 ayan so dawan adiga shaqa kulaah aduunyadan wad katagaysa war qofkasto yaran iyo wen male walada dhiman dona laki waresiga qof wu ka nax ha kudhahin waad dhimnaysa kulah allah waxan ugu baraya in cimiriga allah udherayo 100 ku iyo kabad garsiyo shikha
Allah kusiiyo cimri dheer iyo caafimad iyo cibado suban shekha
Wcs sheekh allaah ha ku xiftiyo
Mansha allah sheekh soo dhowow runtii waanku xidhnahay muuqaaladiisa waanaka faaiiday
Masha Allah ilaahay ha xafido shiiqa anagana ha Naga dhigo kuwu cilmigisa Ka faideysto🥰
Maasha allah tabaara kalaah jzk khayran akhii sariir ka Islam ka adiga iyo sheekha ba alle haydin xifdiyo runtii waa nagu badh goay waraysiga noo la soo dhakhso plz qaybta labaad alle haku barakeeyo maxaad culimo na bartay aan dusha uun ka naqaanay guulsyso safirka Islam ka jzk khayran jza
Maa shaa allah sheikh Mohamed alle ha xifdiyo
الله يحفظك يا شيخنا الفاضل شيخ محمد شيخ إسماعيل
Wcs mansh allaah illaahay haku xafido sh maxamed ismacili
Mansh allh shq Maxamed Ismaciil sodhwaaw
Maasha Allaah Sheekh Ismaaciil Sheeakh Xasan Alaha u naxariiisto waa runtaa Adeer sheekh Maxamed Aabahaa Mu adin waynbuuahaa Masaajidka xerahadhuudha u dhaw Suqduudyar ayaa u dhexeeyey Bakhaarkii Xaaji aw Nuur Muxumed oo Galbeedka kaxigay Bari waxaka xigay Baaniyaal la odhan jiray Karsandaas sidaan filayo Sheekh Ismaaciil wallaahi Been sheegimaayo waxan ahaa Bacadlayaasha dhinaca shiraacle xiga masaajidka inna Xasan Rakuub ee Oryantalka u dhaw ayaa ii dhawaa balse waxaan jeclaa inaanku soo Tukado Migiitkaa sheekh ismaaciil ka ahaa Mu'adinka waayo Codka sheekh ismaaciil barkuu Aadaamayosigaar ah ayuu ii soo jiidan jiray waxad moodaysay in dhuuntiisa ku jiraan waxbedelaya codka Qofka aadamaha ah, sida uu u jiidayo codka intuuna eedaamin ayaan usii diyaar varoobi jiray codkiisa awgeed. Allaha u naxariisto.
Mshllh tabarakallah mhdsnd wll jazakallah kheyr Somalia 🇸🇴 hanoolaato
Masha Allah maxamed shekh ismacil Allah haxifdiyo
Allaha xifdiyo culimadena
Sheekh maxamed ismail alle habarakeeyo waa sheekh wax bartay.
Masha allaah allaha xfdo shiikheyna allaha kaa ajir. Siiyo qerka aad noogu deeqday
Mashaallah tabaarakaallah shikh mohamed ismaciil
Wcs wr shekh ale haku xifdiyo amiin yaarabi 🤲🤲🤲
أللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh illaahay illaahay dhamaan culimada meelkasta ay joogaan haynoo xifdiyo
I loved❤️❤️Pur-saliid
Nicmatu Allaahu caleykum jamiican.
Rabi cimri dheer haku siyo diintisa bu xanun kaso maray koronto ba lagu dhajin jiray.
Waa sheekhi dar ilaahay loo cadaabay
Waa sheekh I dar ilashay loo cadaabay
☹️WAAN dawaday anigon horay u aqoon dhowr iyo toban SANO kahor markan sheekhan arko WAAN ISKA caliolxumada ILA hada wexey ILA TAHAY inusan ILA hada xor ahayen
Wcs mansh allaah illaahay haku barkeeyo safirkaislaamka
Sheikh Muxamed ismacil walahi suma walahi adunka u jeceylahey, illahey dartiis ayan ku jeceylahey sheikh, Allaha ku xifdiyo if iyo axhiro adi iyo dhaman shuyuxhda adunka, sharka insiga iyo jinka Allaha niga daboolo, jeclaanlahaya inad abahey noqoto lakin nasib daro abo aan isku dayin awladisa inu din ku barbaariyo anba waxhti siiyo aya heystaa macal asaf😥😥😥🙏🤲
aabahaa ha eedayne imikaba wakhti waad haysataaye diinta baro imika bilaw
ما شاء الله الله يحفظك يا شيخنا
Ilahay ha xif diyo shikha tafsirkisan dhegaysta
Asc wall safiika islaamka shekh maxamed ismaa ciil iigu salaan ilaahey dartii ayan ujeclahay iigu sheeg cilmiga uu ilaahey bareyna wan jeclahay in aan kafaa iido su aal caafimaadna waan weydiisan lahaa waan xanunsanahy ilaahey ha icaafiyee ilaahey caafimaad iiweydiiya ilaahey dartii shekh lanbarkiisa hadii aad isiinkartaan waan ubaahanahay wall wiliba si aad ah ayaan udaneynayaa asc
wcs wllo Shukran xiirey124@gmail.com
Baarka allaah fiikum
Reer Nairobi sheekha soo dhoweeya
Masha Allah 💗 jazaka Allah 💗 🥰
Allaahu Akbar Takbiir.
Sheekh maxammed sheekh ismaaciil sheekh xassan sheekh ismaaciil, maasha allah.
Masha Allah sheekh
Jizaakallah waalo
Sheekh Maxamed Ismaaciil illaahay ha sharfo, waxaan kutub badan sida Mulakhasu mufiis, Cilmu Xadiis, nuuru yaqiin fii siirati sayidil mursaliin, cilmiga farta:- rukcah, nusqah iyo kutub badan oon illaaway iyo quraanka wada qaadanay oonu waliba ahayn labada iskugu dhaw ee u saaxiibsan wiilkiisa Cabdiqaadir, aadbaanan u salaamayaa waxa iskugu kaaya danbaysay 17 sanno meelahaas waxaan leeyahay qaadiro ayaa kusoo salaamaya sxb.
Wcs waraxmatullahi wabarakatu sh
Wallaahi Sh Ismaaciil waan Xasuustaa Waxan ahaa Bacadlaha Codmacaankiisa ayaan u Imaan jiray Masaajidka Xera Hadhuudha Hargeysa waxaa ku xigay Hindi ama Baaniyaal la Odhan jiray Karsandaas.
Manshaa allah
Caruurtaada sheekhya MA aha
Wcs masahaallah
Maasha allah
Sh maxamed ibraahim keenyawi💖 sooqabo
masha allaah
Illahay haydin xifdiyo
M allh sheeq allh ku xafdo
Kulankii ugu fiicnaaa.
Qaacidooyin mumhiim oo shhekhu ku shanqariyey.
1. Kalaooni
2.dalab duco hooyo
3.bilow shaqin ha sugin inad dhameystirnaat.
4.fifty fifty ka dhig waqtiga si cilmiga u hayso waxad barato gudbi
5. Caadoyinka ilaa ad dhaafto guuleysan meysid.
Illahoow sheeqaas udanbi dhaaf rabiyoow iyo sheeq maxamadba
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Walaal Safiirka islaamka xagee lagala xariiri karaa shekha?
Safirka qabtii 2 aad waad la ragtag kuso dhakhso plz
Shekh mohamed shekh ismacil Somali abalka u gashay ALLAHA ka abal mariyo
Soo dadaji qaybta 2d
Wcsw sheikh
Sheekha maxamed sh ismaciil aad ayaan u jecelahay illaahay dartii balse waan kanaxay ama waan u qaadanwaayay markaan arkay isagoo heesaaya
🙏🏾🙏🏾❤️❤️🌹
Intii culimo la aad wareysaneysa sheekhaaan aayaa aad ii sameeyaya nikaan qeerbadan baa ku jiro inashalh run lowaaye
Wllo Aaway part two
Asc
Dheekh muusigu waa xaaraam
Heestu hadeywadato muusik waa xaaraam
Asc
Asc sheeq Ismaciil Jazaakalaahu kulal kheyri waxaa jiro oo ay arkayaan caruurta macalin kii oo heysto telephone Ka waxna akhrinayo xagna heusto telephone kii mararka qaarna Status Ka wuxuu soo saarayo aad layaabeyso sheeqow bal arintaan hoos hallo fiiriyo Jazaakalaahu kheyr
Sheikha nairobi mujogaa arinba karabe wll numbarkisa igu caawi haduu jogoo Nairobi
wuu baxay wllo
Shiiq maxamed shaakir cali xasan no so qablo please
🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯❤❤❤
Asc shekhoow ka hadla ubadka dilmada wax lagu barayo iyo iin ubadka loo naxariisto
Sheikhal Islam imam aldibbi alnabawi
Shekhan iyo sheekh khadar sheekh ismaaciil ma walaala
Haa
♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🤲👌👑👑👑👑
Neyrobi miyu yimid
Wcsm
Sheekhu haduu kaa weyn yahay maaha inuu wadka kaa dhow yahay!!!
Kiina hortegi aakhira Allaa u aqoon leh....
كم من معمر عاش فترة من الزمن؟
وكم من شاب ماعاش طويلا؟
Sheekhaan walaalkis sheekh khadar ismaciil waa shiikh habaar badan 😂 jigjigaa ayaan ku arkay lkn sheekh maxamed waa shiikh fiicaan hargaysaa ayaan ku arkay
Bur saliid ayaa ladhahaa
😅
Tariq kitabka xisab kuqoran hadana aan kadhofo kudhofo miil bidaqo aba kaar baangi madhigow waa ab loga haryey waa agon korisee
Kkkkk
Video iskuqasan
Subxana Lah tolow ina sheekh ismacil mawuxu modayaa dadki yaqanay in ay madhen mise 75% ayaa dhalina oon warhayn ayuu kafa idaysanayaa aabihi in aanu sheekh ahayn ee uu saxir ahaa sowki isba ogaa ee shegayey dadkina weli cid kugaranaysa adiyo aabahaba way nolyihin ee dadku inta beenta aad shashada uga sheegayso maahe been hadad sheegaso been run u egsheg damirkagana ha iibsan nin weyn been qaawan looga wanagsan hargaisana waa joogan weli dadki ogaa aabaha in uu cadawga saxwada iyo cadowga reer hargaysaba uu ahaa cadowga islamkana uu yahay ninsixir adeg satay adna waad is cebaysay ama iscadabtay adoo is amanleh fa abawaahu yuhawidanihi aw yumajisanihi adna markad dariqi aad martay waa ayaan daro ee tobad ken weli janis ayaad haysata malam tuqarqir sixir laguma libano ee dhashada naclad howga tegin hana kudhadan caduwu laa.
Cadeyn keen inuu sixroole yahay wall
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كماصليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Maasha allah
masha alah
Manshallaah
Masha allah