Waa Maxay Dowladnimo ? Xagayse Kasoo Bilaabmatay ? Barnaamij Xiiso Leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 133

  • @yaax3646
    @yaax3646 5 лет назад +18

    Asc
    Dhamaan umada somaliyeed.
    Alle ha xafido dhaam umada muslimka meel kastooy joogto.
    Dowlada somaliyana Alle ha dhiso.
    Amiin

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 лет назад +2

      Ws walal allahumaa Aamiin aamiin aamiin walal shukran.

  • @adamibrahim8411
    @adamibrahim8411 5 лет назад +12

    Daaimoow dawladnimo noogu deeq
    Aaaaaaaaaamiiin

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 лет назад +1

      Allahumaa Aamiin aamiin aamiin walal shukran.

  • @yaasirabdillaahi2507
    @yaasirabdillaahi2507 5 лет назад +14

    waxaan ahay qofkii ugu horeeyay soomalinimadu haday kugu jirto like isku muuji

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 лет назад +25

    Dawlad waxaa u aqaanaa system ay ku heshiiyaan dad meel wada dagan oo samaysta nidaam lagu kala dambeeyo. Nebigu wuxuu iri hadii aad sadex iskula socotaan mid madax ka dhigta! Waa taas

  • @caamirshuuriye388
    @caamirshuuriye388 5 лет назад +4

    waligay isma lahyn barnaamij sida aan ooga faiday oo kle ayad arkeysaaa waliba kusaabsan waxa aan nhy iyo halka dowlad micnaheedu yaalo .
    mahadsanid walalkey Mahdi iyo Salmaan .
    jazaaakalahu kheyr

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal4013 5 лет назад +5

    Mahadsanid horufadhi media

  • @BINCAJAB
    @BINCAJAB 5 лет назад

    Maasha AllaH Boqortooyadii Ajuuraan
    Reer Abtigey Dalka wuu idiin darsadee Allah idiinsoo celiyo

  • @khaalidaxmed7433
    @khaalidaxmed7433 5 лет назад +8

    Àlow dawlàda somaliyeed xafid

  • @taloiyotarbiyo
    @taloiyotarbiyo 5 лет назад +9

    H❤M waxaad samaynaysaan horumar xoogan oo aan looga baran warbaahinta somaalida.
    Aadbaan idiin hambalyaynayaa👍

    • @dawsonian4387
      @dawsonian4387 3 года назад

      I know I'm pretty off topic but do anybody know of a good site to stream new series online ?

    • @finleymaxwell2250
      @finleymaxwell2250 3 года назад

      @Dawson Ian I watch on Flixzone. You can find it on google :)

    • @aidensamuel1147
      @aidensamuel1147 3 года назад

      @Finley Maxwell Yup, I've been watching on Flixzone for months myself =)

    • @dawsonian4387
      @dawsonian4387 3 года назад

      @Finley Maxwell Thanks, signed up and it seems like they got a lot of movies there :) Appreciate it!

    • @finleymaxwell2250
      @finleymaxwell2250 3 года назад

      @Dawson Ian happy to help :)

  • @abdiqafaarahmed5986
    @abdiqafaarahmed5986 5 лет назад +3

    Mahadsanid run ahaantii wax badan ayaa kafahannay dowladu waxey tahay👍👍👍👍👍

  • @muscabcadceedfiqiga3867
    @muscabcadceedfiqiga3867 5 лет назад +2

    Masha allah waa barnaamij aad uqiimo badan umadeenuna ay ubaahantay taariikhda noocaas oo kale ah iyo nooca dowladnimo oo ay umadeenu leedahay.

  • @yariismahamed7302
    @yariismahamed7302 5 лет назад +1

    Waad ku mahad santihii barnaamijak aa noo soo kudbineeysaan waa wax fcn maxee yeel dhanyiraden somaliyed oo anig koow kahay manaqaano wax ee tahaya dolad thanks

  • @abdirizakzaacid3311
    @abdirizakzaacid3311 5 лет назад +2

    Hurufadhi waan idin salamay barnaamijkiinna si,uu usii hirgalo dhexdhexaadnimada markasta ilaaliya wad mahadsantihiin

    • @daahirshidanecabdi9412
      @daahirshidanecabdi9412 5 лет назад

      horufadhi media waxaan idinka codsanayaa inaad dadaalkiina sii laba jibaar taan soomaalida wax weyn baad ku kor dhiseen

  • @aminakeyf407
    @aminakeyf407 5 лет назад

    Aad baan ugu helay barnaamajyadii iyo warka caalamka saxda ah waxaa tihiin dad xaqiiqda umada usoo bandhiga hadane jecel dalkooda Allah yaxfadakum walaalyaal jasaklh qeyr dunyaa wal aaqira

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 5 лет назад

    Waan soo dhoweyneynaa barnaamijyada cusub ee HM inoo keentey

  • @aluusaluus6142
    @aluusaluus6142 5 лет назад

    Mashallah horufadhi media, waxaan idinku talinayaa ina nasii bartaan dowladnimado sida ee baxadweyntahay aana laka maarmin iyo qabiilka foolxumadu uu leeyahay.

  • @hanadabdidaandureey4319
    @hanadabdidaandureey4319 5 лет назад

    M,a sxb waxaan kamid ahaytaa taagera yaashada ah wariye soomaaliyeed guul ayaan kuurejeynaa eng

  • @leekalif5626
    @leekalif5626 5 лет назад

    Masha allah wax badan ayn ka faaidey muuqaalkan mahadsanidiin HM

  • @sakariyaabdi6746
    @sakariyaabdi6746 5 лет назад

    Ninkani ma darawiish baan dowlad ahan oo waxaa dowlad ahaa Ina Cali shere war tariikh xumaa

  • @xirgimaal8579
    @xirgimaal8579 5 лет назад +2

    Sxb
    Qaran waa nation
    Dawlad waa state
    Xukuumad waa government

    • @nasirjeyte9231
      @nasirjeyte9231 5 лет назад +1

      Sax

    • @mohamadjamaiid4253
      @mohamadjamaiid4253 5 лет назад

      Xukumad=Dowlad wa isku mcne wa carabi iyo somali ha isku dhexyacin

    • @xirgimaal8579
      @xirgimaal8579 5 лет назад

      @@mohamadjamaiid4253 caadi iska waxbaa kaa qaldan, dawladda soomaaliya waan dhihi karnaa, lkn dawladda fatmaajo lama dhihi karo, si qaldan ayaan u isticmaalnaa.
      Xukuumadda farmaajo waa ok. İleen dawlad isma badasho ee Xukuumadahaa is baddala bro.

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 5 лет назад

    Waa ku farax sanahay in aan
    Barnamish yadaan cmloo af somalia
    Ah aan helno...horfadhi 100 jeer waa mahad santihiin bes halaa ku darsana
    5ta somalia iyo sideey kala ahaayen caadoyin kooda inaad isku lafa gurtaan ..oo noqonin mid dhinac ka raran...👍

  • @MohamedAli-kk1yy
    @MohamedAli-kk1yy 5 лет назад

    Dowlad wa dall dad iyo hogan thanks HR media

  • @xasanxajicabdi5678
    @xasanxajicabdi5678 5 лет назад

    Masha allah

  • @abdinorbashir6445
    @abdinorbashir6445 5 лет назад +6

    zxb music ka naga reeb mahadsanid

  • @cabdalleinamohamet1635
    @cabdalleinamohamet1635 5 лет назад +1

    Hadad bahda horofudhi xiisayso like saar

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 5 лет назад +2

    Aad ayaa u mahad santihiin barnaamijyada aad inoo soo gudbisaan waa wax ku ool cidii dowlada hore soo aragtay waa fahmeysaa lkn cidii nasiibku u saamixi waaye. Haka arkeen hana ka bartaan waa Heer sare.

  • @guudeyofficial323
    @guudeyofficial323 5 лет назад +2

    HORUFADI MADIA wn idiinka mahad celineynaa wax qabashada ufan ee aad dadka somaliyeed u garab tagan tihiin iyo wax yaabo badan oo aan ogaa jidhin oo hdda oganay

  • @caamirshuuriye388
    @caamirshuuriye388 5 лет назад

    masha Allah

  • @siciidyaasiin8500
    @siciidyaasiin8500 5 лет назад

    Machallh
    Ninkani wa qof Aqoon leh
    Barnaamijyo kale noo
    Soo daaa

  • @sadikabdihussein
    @sadikabdihussein 5 лет назад

    Morfadhi media thanks Music codka ayu khalkhalinaya dhagahana uma ficna idin ko mahadsan casharada danbe e no so wadan ka reeba music 👏👏thanks

  • @ciilowcumar2968
    @ciilowcumar2968 5 лет назад

    waaan so dhaweeynayaa marmishkaan cusub waaa ku mahadsantihiin mudanayaaal

  • @naasirabdi1428
    @naasirabdi1428 5 лет назад

    aad iyo aadbaan uga helay barnaamijka ale hadin guuleeyo bahda horufadhi TV oo isku duuban waxaan idin leeyay halkaa kasiiwada idam ale waydun gaadhaysaan guushaa Ku hamiyaysaan waanan idin salaamayaa

  • @YT-MAQUUSTE
    @YT-MAQUUSTE 5 лет назад +4

    Asxaabta ku Xiran Channel-kan waxaan idin ka Codsanayaa inaad Subscribe igu Sharaftaan waxaan ahay walaalkiin oo RUclipsr Cusub ah.
    Fadlan intii Dhiig Soomaalinimo Ku Jirto Ha ila Dhaafina Subscribe-ta.

  • @shabkaboy7590
    @shabkaboy7590 5 лет назад

    Thanks

  • @mcmire83
    @mcmire83 5 лет назад +4

    Asc shiikhaw anigu waxaan u aqaanaa dawlad sidaan oo ah: daw= oo ah sharci. Iyo Lad= oo ah cadaalad. Abwaankaan ayaana tilmaaya hoos ayaana soo galiyay linkiga. Waa daawan kartaa ruclips.net/video/PlBQ33kPygE/видео.html

  • @colonel913
    @colonel913 5 лет назад +1

    Lecture ku labo isbuuc ka horbuu noo qabtay siminaar kusaabsan conflict of Armed forces

  • @ilyasawalle260
    @ilyasawalle260 5 лет назад

    Wax badan ooo aan horaay u ogayn ayaaad na bartaay mahadsanid horay uso bro

  • @Bk-ty7dq
    @Bk-ty7dq 5 лет назад

    Aaad baaad u Mahadsantihiin Bahada Horfadhi

  • @abdirizakhassan3668
    @abdirizakhassan3668 5 лет назад

    Aad ayaa u mahadsantihiin HM barnamijyada qimaha leh oo isdaba jooga ah aad inoo keneysaan
    Waxbadana umada somaliyeed xaga maskaxda iyo cilmiga waa dhiseesaan
    Halkaas inogu sii wada insha allah

  • @GoogoosMediaProduction
    @GoogoosMediaProduction 5 лет назад

    Waa Barnaamij wacan lkn xaga codka ayaan safeex ahey

  • @zakizalax5389
    @zakizalax5389 5 лет назад

    Waadku mahadsantihiin wllayaal horfadhi media

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 лет назад

    Waa yasiin scw soo dhow

  • @diichaneldw1886
    @diichaneldw1886 5 лет назад

    Man sha Allah waa tariikh an isleyey dadkena in ey wax un ka fahmidoonan waa maxay dowladnimo mahadsanidin

  • @fouzeyahyousef9034
    @fouzeyahyousef9034 5 лет назад +4

    Plz talk a about SSC THANKS

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk 5 лет назад

    Somali ha jojise muxaafad iyo mucaarad. Hadaan dhaho wasiirka kalumaysiga si deg deg ha loo xiro mucaarad mahii ee waxuu xaraashay badda somaliya. H.F. MEDIA GUUL.

  • @adnanmax9797
    @adnanmax9797 5 лет назад

    codka kasoo dhisa barnaamijka was macaan♡☆☆

  • @dharyaremaxamud9401
    @dharyaremaxamud9401 5 лет назад

    Dawlad wa soomaali waana Dow iyo cadaalad hadaan siikale idiinkuugu sheego waa sharci iyo cadaalad sidaas u fahma soomaaliyeey wabilaahi towfiiq

  • @mohaabdigeelle6951
    @mohaabdigeelle6951 5 лет назад

    Msha alah wllhi waa aqoon kororsi wayne barnaamijyada ay horufadhi media nosodiyaariso aad ba umahsantihiin dhamaantiin

  • @guuta-ciil9423
    @guuta-ciil9423 5 лет назад

    Dowlad somliyeed majirto mana jirin waligeed balse Somali waa qowmiyad maaha dowlad.

  • @somquiz1
    @somquiz1 5 лет назад

    @HORUFADHI MEDIA TV WAAD KU MAHADSAN TIHIIN BARNAAMIJ YADA QURAXDA BADAN ,WAXAAN IDINKA CODSAN LA HAA INAAD NOO SOO DEYSAAN HALGAMAAYAASHI SOOMAALIYED WAADNA MAHADSAN TIHIIN

  • @abdirahmanadenhassan9665
    @abdirahmanadenhassan9665 5 лет назад +3

    waad mahadsantihiin HORUFADHI MEDIA .
    walaal ka saara muusiga barnaamij ka mahadsanidin mar 2aad.

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 5 лет назад +1

    Walal wamuhiim kalmadahada aad ban ufahmay wll

  • @abdiomar1494
    @abdiomar1494 5 лет назад

    asc horufadhi aad ayaan ini salamaya waxanaan jeclaan lahaa innaad wararka ballaadhisaan oo aad ka hadashaan dhamaanba somalida dhibta haysata sida oromada dadka laynaysa iyo dhamaanba xududahaa wanad ku mahadsan tihiin wararka xaqiiqada ah

  • @yonisahmed1984
    @yonisahmed1984 5 лет назад

    Walaalo shanqar(music)ayaa kufuran, tabiyahana codkiisu wuu gaabanyahay sidaa darteed muuqaalada xiga hanakadaayo. Mahadsanidiin.

  • @shiiljuiced1977
    @shiiljuiced1977 5 лет назад

    1. musikada naga daaya fadlan mahadsanid 2. video nalkiisana aad buu u liitaa dhinacaasna iftiina nalka hagaajiya inshallah 3. ku soo dara sida warka video aragtiyo ama sawiro walaalku waxa uu ka hadlayo si loo sii fahmo inshallah

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 5 лет назад +1

    Barnaamijkan waan wada sugaynay guulaysta horfadhi Media

  • @roodaismail5738
    @roodaismail5738 5 лет назад

    Dawladniimo waxaan unaqaan tan farmaajo oo kale

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 5 лет назад

    wiilashaan waa wiilal wanaagsan .kheyr badan allah siiyo.

  • @addoonalle5141
    @addoonalle5141 5 лет назад

    Hadii gumaystii ka hor aynu sidaa ahayn maanta way nu ka baxayna
    Waxa aynu yeelandoona hal oo aynu madax ka dhigano danteenana ino ilaaliya
    Somali oo dhan wa hal qof .
    Wll adoo raaliya qoraalka muraatada saaran sidan u kala horaysii
    1)Dawlad (afkeena hooyo)
    2)Carabi
    3) English
    4).........
    5).........

  • @DiiwaanLyrics
    @DiiwaanLyrics 5 лет назад

    Asc
    Anigu waxaan qabaa inaanu ereyga Dawlad ahayn erey carabi ah oo soomaaliyoobey bale uu yahay erey Soomaali ah oo carabiyoobey, Maxaayeelay ereygu waa (DAW+LAD) oo ah Dawga lagu Ladey, ama Daw lagu Ladey .WBT

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 5 лет назад +1

    Asc dhamaantiin

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 5 лет назад +3

    Mhdsanid salmn wllo waxa ficn eed dadka u wado

  • @CrisaqCqadir
    @CrisaqCqadir 5 лет назад

    Allahayow dawlad dadka diinta ku dhaqda noogu deeq

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 5 лет назад

    Reer awdal dhal boqortoyo❤

  • @xirgimaal8579
    @xirgimaal8579 5 лет назад

    Barnaamijkan wax aan ka faaidaystay ma jirto.

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 лет назад +2

    Dawlad wa wa nidam dadku ku kala danbeyan oo hogaan leh ama ha fiicnadan ama ha xumadanee.exampel hadad donaysona wa somaliland

  • @imjamahassan4449
    @imjamahassan4449 5 лет назад

    Maqalka codka wuu hooseeya si barnamijka dhanwalba uka qurux bdnado maqalka waxkabadala my opinion

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 лет назад +1

    🙏👏👏👍👍😱

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 лет назад

    Walaalkeey muusiga kasaara barnaamijka mahadsanidiin

  • @hamzemohmed9745
    @hamzemohmed9745 5 лет назад

    In aan music ka daysaan ayay ahyde waayo wxba sheikha lagag maqalyo

  • @abdulrahimali7230
    @abdulrahimali7230 5 лет назад +3

    HF. Waxaan idiin rajenaa inuu Codkiina gaaro dhamaan umada Somaliyeed waa hubaal iney Wax Badan iska badali doonaa Hadaadan idika isbadalin Waxaadna alle idiin karad siiye Sida umadooda saxafada loga faa ideyo aad ayaad umahad santahiin

  • @caamirshuuriye388
    @caamirshuuriye388 5 лет назад

    wax badan ayaan ka faaiday runtiii

  • @mohamedhassanwarsame6338
    @mohamedhassanwarsame6338 5 лет назад +1

    Asc

  • @HassanMohamed-bo7wc
    @HassanMohamed-bo7wc 5 лет назад

    Music nagadaaya oo ka bakhtiiiya wlalayaal please

  • @geedibare7594
    @geedibare7594 5 лет назад

    Intaanad dawlada sharaxin Horta qoraalka ugu saraysii afkaaga xaga aad sedex galisay

  • @saciidsalaad569
    @saciidsalaad569 5 лет назад

    Sifiican baad u dhigtay dawlad waa maamul kala danbayn leh iyo meel loo noqdo haday tahay ciidan amaanka suga _maxkamada fulinta iyo madaxa ugu sareeya sida madaxwaynaha ama raysal wasaare somalidu sikale bay utaqaan dawladnimo sida reer ama in isku xaafada waad mahadsantihiin

  • @hassanahmed248
    @hassanahmed248 5 лет назад

    Codkaagu aad buu u hoosaa!

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 5 лет назад

    Xukuumah macnahedu waa talis

  • @accounting188
    @accounting188 5 лет назад

    **Plz codka kor u wada ama kunoqda**

  • @kelanihaych1946
    @kelanihaych1946 5 лет назад

    Ninka qudiisu wuu xabeebsanyahay

  • @xirgimaal8579
    @xirgimaal8579 5 лет назад

    Waxaad ku hadlaysaa afka reer galbeedka.
    Somali city states waxay u ekayd kuwii giriiga, saldanada aad ka tagtay ayaa jirta.

  • @abdikaniaynab
    @abdikaniaynab 5 лет назад

    Codka?????

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 5 лет назад

    waad mahadsantihhiin wll boqortooyadaa ujuuraan inoo soo bayaamiya ama inoo faahfaahiya

  • @kingityga3957
    @kingityga3957 5 лет назад +1

    Wll anookajawabaya waamaxay#dawlad dawlad waa dhu adwlad aan dhulahayn majirto micnaha magaca dawlad waa dhul fikirkayga

  • @سعدقيمر-ب1ق
    @سعدقيمر-ب1ق 5 лет назад

    2:27 Plz plz plz muusiga kadaa mrka qofku hadlayo hadalkiiziiba ma maqlyneee
    Bl waayee Miyan dhageeznnna muze wn jaaznaa !

  • @shabkaboy7590
    @shabkaboy7590 5 лет назад

    😄😄😄😍😍😍😍

  • @jibriilcm4468
    @jibriilcm4468 5 лет назад

    Zxp codku wuu gaban yahay wax is fiican kagama maqlayo

  • @HassanMohamed-bo7wc
    @HassanMohamed-bo7wc 5 лет назад

    Somalidu dawalad nimada hagag uma isticmaasho dad gaara ayaa ku takrifara maxay dawladu taraysaa hadii anay jirin meel aan uga dacwoono dadka dawlada haysata ee sharciga iyagu sida ay doonan ugu takri falaaya

  • @qadiraofficialchannal2509
    @qadiraofficialchannal2509 5 лет назад

    wllo musiga naga saar
    waxa kle oo codsanaa barnamijkan uu so jediyo xaashi wayo codkisa aa dadka so jidi karo

  • @hamsebadal9154
    @hamsebadal9154 5 лет назад

    barnaamij wngsan

  • @mohamedjacelow3599
    @mohamedjacelow3599 5 лет назад

    Midkan anhadlikaren maxauahaa

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk 5 лет назад

    Mesopotamia the cradle of civilization and they are related to somalis because the. Were hamites. Simetic civilszation was recently about 1500 to 2000

  • @abdirahmanahmadmohammed3277
    @abdirahmanahmadmohammed3277 5 лет назад +1

    52 views
    35 like %75

  • @drmucaadmohamed2222
    @drmucaadmohamed2222 5 лет назад

    Aad iyo aad ayaaad umahsantihiin HFM iyo Mahdi warsame oo inoo iftiimiyey taariikhdeena duugga ah boorkana inooga jafay
    Sidoo kale maxaa inoo diidaya inaan dowlad somali oo dhan xukunta sameysano maadaama sidaan habsami usocodku yahay?, waxaan oran karaa waxaa jirta qabiil aay lasocoto qabyaalad gaamurtay oo aan la loodin karin

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 лет назад

    Niso îçvur

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 5 лет назад

    Waxbo kama fahmin saxb

  • @xirgimaal8579
    @xirgimaal8579 5 лет назад

    Sxb codka lama maqlo

  • @akfamily7916
    @akfamily7916 5 лет назад

    Asc aad iyo aad ayaad u Mahad santihiin laakiin nikan waxaa kabuuxa xaqiraad aad iyo aad ubaahsan koonfurta Somaliya waxaa uu ka sheegay oo kali ah boqortooyadii ajuuraanka ok ali ah markaa yaana la aasin dadkii kasootalin jiray koonfurta somaliya oodhan haduusan aqoona Raadi dad la swoon badan Mahad sanid ?????

  • @kcabd8889
    @kcabd8889 5 лет назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈💪🏾
    Dalka wa Soomali republic ✔
    Madaxweyne M. Farmaajo✔
    Madaxweyne Muuse Biixi❌
    Madaxweyne saciid Deni❌
    Madaxweyne Ahmd xaaf❌
    Madaxweyne M. Waare ❌
    Madaxweyne Laftagaren❌
    Madaxweyne A. Madoobe❌
    Gudoomiyayaal Gobolled✔✔

  • @SamiraQaranTv
    @SamiraQaranTv 5 лет назад +2

    Samali micneheedu waa soomaal waayo xolo dhaqataan ahayn hadana mustaqbalka waxaan noqon doona Hal dawlad micnaha 5 somali ayaa soo labanaysa anigu somalilland Ayaan ahay laakiin runtu waxy tahay ayuun bankahadlay