QADANWA IYO AMAKAAG!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #qiso_cajiib_ah #sawdabillan#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Комментарии • 337

  • @user-yu3tu5tg3e
    @user-yu3tu5tg3e 2 месяца назад +117

    Aqyaareey gabadha like haloogu roonaado saad u jeceshahay qisada dhagaysigeeda ayey u jeceshahay like ta mahadsanidiin

    • @SawdaBillan
      @SawdaBillan  2 месяца назад +25

      Thank you wllo qaali

    • @rahmosalad8723
      @rahmosalad8723 2 месяца назад +12

      Lekta gacanteyda la baraty maraka saar is dhoho wuba sranyahay😅

    • @aliiza-bg4mw
      @aliiza-bg4mw 2 месяца назад +5

      ​@@SawdaBillanAlla sowdo qurxay rebly😊

    • @user-oj4ti3lf3i
      @user-oj4ti3lf3i 2 месяца назад +3

      Aniga markan sigalaba wansara wana jecelhy gusha Sawda bilan🎉❤

    • @HiwaaqmohamadNuuh
      @HiwaaqmohamadNuuh 2 месяца назад +2

      Maskiinta waxbaa kudhacay🤔

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 2 месяца назад +13

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ sawda qalib billan mahasanid hn Allah haku hafido aduun iyo aakhiro jazallahu khyr merci beaucoup ❤❤❤❤❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 месяца назад +12

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid 22 часа назад +1

    Scw scw scw❤❤❤❤❤ sawday qisoonyinkaagu dabibaadhismooyee waxkalemalehmiya dhibmaleh qaladhayfahmin❤❤❤❤❤

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 2 месяца назад +14

    Sowdooy u fiirso qisadaan gabadhaan ninka qabo o daacad ahaay ayadane ey raali oogu noqotay daruufta ilaahey kuma mooganaayo Hadu qalbikaaga daacad yhy ya Allah qalbiga no nadiifi ❤

  • @user-ej4cq7fn7n
    @user-ej4cq7fn7n 2 месяца назад +16

    Asc abayo qisaska isticfarta iyo saliga nabiga scw nosobadi shukran ❤❤❤

  • @abdulrahmanmursal1615
    @abdulrahmanmursal1615 2 месяца назад +8

    Waxay ahayd qiso yaro macan qof kuma dhiman alx farxadna kuso gabagabowday thank you sowdo bilan.

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1og 2 месяца назад +9

    Walidka dhamantod ALLAHA u naxarisro . Xolaahan aya xalaal ahayd.

  • @umumaajidmaajid6080
    @umumaajidmaajid6080 2 месяца назад +11

    Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
    Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
    Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
    Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 2 месяца назад +12

    Kkkkkk ilahayaw muu ardal xabasha ka yimaado iga dheh.
    Sawdaa maasha allaah sheeko yaqaan ilaaq yahanad ah ayaad tahay wl qaali allaah ha ku barakeeyo adiga iyo reerkaagaba.

    • @SawdaBillan
      @SawdaBillan  2 месяца назад +3

      Amiiiin mahadsanid wllo

  • @faizashale2886
    @faizashale2886 2 месяца назад +7

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 2 месяца назад +21

    Siday gabadhaas agoonta ah ukoriyeen oo xoolaheeda u xifdiyeen iskagana ilaaliyeen ilaahay cadaabkiisa ha uga ilaaliya hauguna naxariisto😢

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 2 месяца назад +3

    والسلام عليكم و رحمة الله وبركته يا غاليه

  • @libinmaxamud970
    @libinmaxamud970 2 месяца назад +7

    Aniga telephone nada xaafada yaalo waa waajib inaan saaro like qiso markaad soo dhigto abaayo

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 месяца назад +3

    Gabadhey Sawda, الأمانة من صفات الأنبياء روح ( أن الله يرزق من يشاء بغير حساب) فعال ما يريد.

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud 2 месяца назад +9

    Masha Allah allahu akbar allahu akbar

  • @nainacumarfarax1669
    @nainacumarfarax1669 2 месяца назад +14

    Marki layapo muqalka like ta lasaraa kulahaa😂😂😂

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 2 месяца назад +2

    Subxanallah waa qiso cajib ah

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud 2 месяца назад +3

    Scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo

  • @user-hu6iv8uc3e
    @user-hu6iv8uc3e 8 дней назад

    Sowda suuban sowda siman sowda qaali sowda quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zx9cr8qo4j
    @user-zx9cr8qo4j Месяц назад +2

    Sowdooy iisoo duceeya adiga iyo asxaabtaada hawada muraad baan leeyahay in alle subxaana watacaalaa uu ii sahlo

  • @NimcoIbraahin-wz5ox
    @NimcoIbraahin-wz5ox 2 месяца назад +2

    Alaha ku barakeeyo shekadaadu way nagu socotaaye

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 месяца назад +1

    Asc, maasha’alaah,dad saa u dhaqma aya jira oo dunida saaran

  • @IqlaasCaabi
    @IqlaasCaabi 2 месяца назад +6

    alla afka iyo gacanta ayaa isku dha gay saan uyaabay ookaliya 😮😮

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 2 месяца назад +2

    عجبني هذه القصه جدا

  • @RuweydoSeef
    @RuweydoSeef 2 месяца назад +4

    Mashallh Queen waaxaaa Noqday qofkii ugu horeeyey❤❤❤oodhageystay❤❤❤

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v 2 месяца назад +1

    Mansha allah allahu akbar waa dad wanagsan waxay iska ilaliyen xoolaha ammanada ah allow qabriga u nuuri

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 2 месяца назад +4

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 2 месяца назад +2

    Waan yaawe wlhi waa Qisa cajiib ah Waaye mahadsanid Allaah haku xifdhiyo Insha Allah

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 2 месяца назад +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 2 месяца назад +2

    Allaaa ku jecliyaaaa yaaa sawda Qaaliyeey

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 2 месяца назад +2

    Allah Akbar ilahoow noo ziyaadi xafidka anaanada yaaa rabb shugran ukhti

  • @MusbaxAhmed-ey9de
    @MusbaxAhmed-ey9de 2 месяца назад +3

    M.a cajib ❤❤❤

  • @user-nb5vw4rj6r
    @user-nb5vw4rj6r 2 месяца назад +23

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 2 месяца назад +2

    Ilaahey ha unaxariisto kuwii dhalay iyo kuwii so koriyy bo m.a❤

  • @user-ig5ub6yw3m
    @user-ig5ub6yw3m 2 месяца назад +4

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @asiaqurux
    @asiaqurux 2 месяца назад +1

    Wcs wr wb scw ❤
    Allahu akbar dad iiman leh ibnu xalal ah oo amanada kufican aya Alle gacanta ugaliyay Alle hau naxaristo 4ta walid kuwi dhalay iyo kuwi sokoriyayba ❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад +3

    Scw scw scw scw ❤♥️

  • @user-je3bq1cq7x
    @user-je3bq1cq7x 2 месяца назад +5

    M.a sowda qaaaali mardhow kugu soo biiray saaa usoo gudbisaaa ka helay allaha ku sharfo xbbti hamblyo 100k🎉❤❤

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt 2 месяца назад +1

    Sowda Allaha ku xifdiyo ❤❤

  • @user-dk5jt2it5o
    @user-dk5jt2it5o 2 месяца назад +3

    Scw scw scw❤❤❤

  • @user-pe8ti3oo6z
    @user-pe8ti3oo6z 2 месяца назад +1

    Masha allaha allaha akbar
    Sowda qisoynka somali nuso bade

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 2 месяца назад +1

    Aaamin aaamin yaa rabi yaa rabi aaamin aaamin yaa rabi yaa rabi aaamin aaamin yaa rabi yaa rabi aaamin aaamin

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 месяца назад +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤

  • @hodoali6253
    @hodoali6253 2 месяца назад +6

    First comment sawday malinkasta wakusugaa maalmahan shekooyinka waad gaabisaa noo dheera qaali 1saacad nooga dhig😂❤️❤️ we love you alle haku sharfo sawda cod wanaagey❤️❤️❤️

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr 2 месяца назад +2

    Aamiin yaa rabi

  • @khadramohamuud3514
    @khadramohamuud3514 2 месяца назад

    Maanshllh sawda xayyasiiski maa lagu furey

  • @nadaaweysguhat
    @nadaaweysguhat 2 месяца назад +2

    M.a aamiin yarabi

  • @HanaKhadar-lp6hv
    @HanaKhadar-lp6hv Месяц назад

    Sowda quruxey wan ku jecelhay habo ❤❤

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 2 месяца назад +1

    Wow, how amazing

  • @maankachannel6003
    @maankachannel6003 2 месяца назад +1

    Maasha allaah si wacan ayaad u soo gudbisay waalidka ayagoon waxooda ka raaceysan ayeey ka dhimanaayaan

  • @shukriamuuse3780
    @shukriamuuse3780 Месяц назад

    Cod iyo caqali ilahay ba ku manaystay msha Allah 🎊 😊

  • @HiwaaqmohamadNuuh
    @HiwaaqmohamadNuuh 2 месяца назад +2

    Masha allah 🎉

  • @aishajimale1259
    @aishajimale1259 2 месяца назад +1

    Asc amanadu wa culusta hay ee ilahey hainagayelo kuwa amanada xajiya amiin Amiin

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 месяца назад +4

    Sidey amaanada inanta yar agoonta ah ugu ilaaliyeen Illaaahey cadaabka haka ilaaliyo.

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 2 месяца назад +1

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y 2 месяца назад +1

    Asc dhamantin Drs sawda waa qiso yaab leh mad dhintay miyey u fagen adun radis bisinka waa cajiib insanku subxanalah ❤❤❤❤❤

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 2 месяца назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي صلي الله عليه وسلم

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 2 месяца назад +2

    Arintooda waxeey lamidtahay Ninkii Soomaaliyeed oo ladhihijiray Taajir kobalaawe❤️👏

  • @user-vm3ml1ov6x
    @user-vm3ml1ov6x 2 месяца назад +3

    Scw

  • @MushtyAhmed-jq6wh
    @MushtyAhmed-jq6wh Месяц назад +1

    Masha alààh sawda❤❤❤

  • @user-vn1ej3yg2f
    @user-vn1ej3yg2f 2 месяца назад +2

    Mash alllh

  • @sadiohassan4828
    @sadiohassan4828 2 месяца назад +1

    Maasha Allah abaayo waa waxa
    Lala yaabo dadka hore xalaal quutayaal bay ahaayeen Ilaahow
    Umada Soomaaliyeed sidaa kadhig
    Oo qalbigooda bur cad isu mari
    Aamiin yaarabi 🌹🦋🌹❤️

  • @ixsaanmaxamed2070
    @ixsaanmaxamed2070 2 месяца назад +2

    Masha Allah tabarakallah

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 2 месяца назад +1

    Qisa cajiib

  • @NasteexoBarkhad
    @NasteexoBarkhad Месяц назад

    Shaw dhulkan carapaha waa lagu pay wagii hore supxanallh😌

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 2 месяца назад +5

    30k waxyar nooga dhiman My family 😊

  • @SafuraHalac
    @SafuraHalac 2 месяца назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @okahmed8846
    @okahmed8846 18 дней назад

    😂 markii layaabo yaasiinka Allah haku barakeeyo abaayo mcn 🤲🏼❤

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 месяца назад +3

    Qiso cajiib ah walahay😢

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 2 месяца назад +2

    Markaan jaanis helo sawdan raadiya waaba igaga dhagtay hadan waayo waabn cadhoda sidi sawdi i ogtahay sawda maalin hanga maqnaan

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 2 месяца назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤😢😢😢❤❤

  • @Khadiijo-ps7ss
    @Khadiijo-ps7ss 2 месяца назад +1

    Illahay waa xakiim waa qiso cajiiba

  • @ruqiyogeedi9713
    @ruqiyogeedi9713 2 месяца назад +1

    Walahi waa qiso cajiib ah

  • @isteelkaaxmed-qq6pg
    @isteelkaaxmed-qq6pg 2 месяца назад +1

    Scw scw scw

  • @user-vv3ti9sv3y
    @user-vv3ti9sv3y 2 месяца назад +1

    Amiin amiin amiin yaarabi 🤲😭

  • @saamiyomaxamed3308
    @saamiyomaxamed3308 2 месяца назад +4

    Sawda qisada carabta bes mad noso tebisaa ziz❤

    • @SawdaBillan
      @SawdaBillan  2 месяца назад +3

      Maya kuwa somalida xataa way kujiraan

  • @MaymuunAbdullih-us6hq
    @MaymuunAbdullih-us6hq 23 дня назад

    Amaanadi lo dhibtay way ilaaliyen iyago xanusan io fiiqirin ah masha allah dad sas ufcn majiraan hder umalynaya

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r 2 месяца назад +7

    ASC wrwb Asxaabeey like sherka ha iloobina Mahadsanid Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha Ku xafido Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah ❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤

  • @umusalmaan
    @umusalmaan 2 месяца назад +1

    Masha allha

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z 2 месяца назад +1

    Aamiin ❤yaa allah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад +2

    Masha Allah sister ❤❤

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 месяца назад +2

    Asc huno. Salaan saare. Abaayo macaan ma Maxaad joogta Malaysia. Intee ka joogta?

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Месяц назад

    Xikmada rabigeen subxana Allah 😊❤

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 2 месяца назад +1

    Cajabey cajiib

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 2 месяца назад +1

    Salalaahu caleeyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mn2rl9qu7w
    @user-mn2rl9qu7w 2 месяца назад +1

    Mnsha allah 🤲🏻🤲🏻

  • @abdirahmancisman
    @abdirahmancisman 12 дней назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 2 месяца назад +1

    Allahou Akbar kabira

  • @user-ko3kz6kn7y
    @user-ko3kz6kn7y 2 месяца назад +2

    Anaa u horeeyey mmashaa alaah

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 2 месяца назад +1

    Cajiiib

  • @ZaamiyamuuzeJaamac
    @ZaamiyamuuzeJaamac Месяц назад

    M.a alle haku xifdiyo qali🥰

  • @hodanfadal5123
    @hodanfadal5123 2 месяца назад +1

    Mashallah Allah akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zv3vx7cx7r
    @user-zv3vx7cx7r 2 месяца назад +1

    Cajiiib❤❤

  • @KaafiyoMudanexuseen
    @KaafiyoMudanexuseen 2 дня назад

    Amiiin yaaa alahaa

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 месяца назад +1

    Allahuma amiin mahadsanid macanto shekadan lafteda dad an aniga kujiro wasodhageysten qofki sodhigay ayaan inaehedna maogi kheir allah kusiya ❤❤❤❤❤❤

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 2 месяца назад +1

    Cajib ❤❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 месяца назад +1

    Maasha allaah reerka gabadha haayay waa reer Aamin ah oo xaqa iska ilaaliyay waxey oofiyeen balantii uu odaygu saaxiibkiis ka qaaday ayuu oofiyay islaantuna balantii ey odaygeeda ka qaaday ayay oofisay waxa ey u soo doonan waayeen waxey ogaayeen in eysan reerku dhalin laakiin wallahi hadii ey ogaan lahaayeen in ey hanti leedahay wey isku dili lahaayeen

  • @SadiaGarre
    @SadiaGarre 15 дней назад

    Mansha allah

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Месяц назад

    Dad wanagsan baa Hanadi soo koriyay❤