Wardheer odoyaasha Ogaden oo baaq udiray majeerteen iyo mareexaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 66

  • @frank77w
    @frank77w День назад

    Dhulka ilaah baa leh marka hore marka xiga na ninka jooga. Social media dhul laguma yeesho Ogaadeen caqliga cagtaa lagaa gashaye cabaadka jooji waxba kuu ma hayno ku mana naqaan. Doolo anagaa joogna waana joogaynaa

  • @mosparky2227
    @mosparky2227 3 года назад +3

    War dhulkii ale waa waasac mani deeqiwaayay. War somaliyeey qarnigii 21th baa lagu jiraa waa waqtigii qabiilka laga gudbi lahaa, War bahalkaan qabiilka layirahdo waa uf ee naga daaya. Subxanallah.

  • @MohamedSaid-gw9if
    @MohamedSaid-gw9if 3 года назад +9

    Ogaden iyo mj waa wallo from puntland love 💘💖❤💕

    • @shepardanders735
      @shepardanders735 3 года назад

      sorry to be so offtopic but does anybody know a way to get back into an Instagram account??
      I was dumb forgot my account password. I appreciate any tips you can give me.

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 3 года назад +1

      tigree ismaaciil walaalo ma nihin sxb,,,saas u fahama...ragaa dhiibteen lama iloobin

    • @hodanomar3772
      @hodanomar3772 2 года назад +1

      Hana shekan afrika ba tihin dabayaco

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 Год назад

      @@hodanomar3772kkk ogaboga 😂😂😂

  • @cabdirisaqcali1867
    @cabdirisaqcali1867 Год назад +3

    Dee m.j oo dhan maxay kuu dhimeen waa haljifee oo reerbicdyn maad iska celisid

  • @adengarad9950
    @adengarad9950 3 года назад +5

    Majerteen wax sheganahayo oo dad u botenahayo wlhi wa suur gadoon 😁😁

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 месяца назад

      Waayo rerrku wax jira maaha miyaa

    • @frank77w
      @frank77w День назад

      Maba booteeyaan wll. Dadka laga cabaadaayo oo loo bootaynaayo weeye. Booto ogaadeena waa bar ku ma taal

  • @gfffdf4423
    @gfffdf4423 3 года назад +1

    ogaden waaa liyuuboolis markaa ciid ishoortagaysa maaajirtoo

  • @brobinyamin7925
    @brobinyamin7925 2 года назад +1

    Daroodow bah Dir Sumaale baa tihin is dayaa

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 4 месяца назад

    Dadka magaan ta u soo dhawaynay ee daarood ineey dhulka Ogaden dhahan annagaa leh madaxa ka wada gura majeerteen wed baa wada

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 4 месяца назад

    Dhul ka innagaa leh
    Majeerteen waaka
    Guuurayaan sadex wallaahi magan ta soo dhaafan majeerteen tan waa wardheer ma ahan garawe iyo qardho

    • @frank77w
      @frank77w День назад

      Alla ogaadeen booto badanaa oo fakh fakh badanaa. War maxaa qaadi kartaan. Odo naagays waatii naagihiina aan sidii geela ugu tirsanaye maalintaa maa wax qaado. Maalin ku xigayna wax maadan qaadin. Inaad iska amustaa kuu roon

  • @fartunq3593
    @fartunq3593 4 года назад +13

    Meel walba najeerteen dulmu beey ka wadaa ogaadeen isagaa isku jeenay in dhulkooda dhabayeeco laangaab ah ineey ku qabsadaan majeerteen soo ma aha kuwii shalay puntland ka dhoofiaayay ogaadeen tigreyga u dhiibaayay waa midgo majeerteen afka in lagu dhufto mooyee abaal kale malaha

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 года назад +2

      Hhh adigu yaa thy Horta?
      Waa duni qiyaama ah!!!

    • @mohyadincali3886
      @mohyadincali3886 4 года назад +1

      Waa laangab ah wll Ogaden waa laan dheere

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 года назад

      @Duke of Somalia Wardheer gaalkacayo ma'ahan gaalkacayo iyo tukaraq dufaaco halkan hooyadaa maleh haddii aad nabad ku joogi waydo waa lagu buufinayaa.

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 года назад

      @Duke of Somalia Waa caadi aniguna adigaan kusii gumaysan oo aan afka kaaga kaaji.

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 года назад

      @Duke of Somalia Xoolo maskaxdaada diif iyo malax baa ka buuxdo laangaab cuqdad iyo ciil u dhimo ogaden wuu kugu amar taagleyn ilaa maalinka yoomal qiyaame agtoodana qori kama jabsan kartid.

  • @ubahabdi8725
    @ubahabdi8725 4 года назад +1

    Aaamuskaad kukhayroontihiin. Hadaad somali tihiin Allaha yahdiig

  • @AbwaanCaanageel123
    @AbwaanCaanageel123 Год назад

    Wardheer waa Guri Daaroode maxaa cusub

  • @yuusufcabdi4855
    @yuusufcabdi4855 Год назад +1

    Aderyaal dhulka innaga leh makaahil hdi Darood nimo la isku sharafi waayo qof qof ka xani weyn ma jirto Wxaa haay dhalanta Makaahil. Makaahil dad k tirobdn ma jirto ogaadenow ee fadhiga ka kacaa dhulkeena an soo dhacshano

  • @shaisakhalief4537
    @shaisakhalief4537 4 года назад +1

    Odayga ina cali geele e kenyanka ah😂😂😂😂😂😂 wa xanaaqsan yahay

  • @supermario4204
    @supermario4204 2 года назад +6

    Reer bicidyahan raga xabada kulul aanan gamban

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 года назад

      badhyaha dabool

    • @kiinbaby8798
      @kiinbaby8798 2 года назад

      @@mohazzomar4306 doqonkii ogaden ahaa doolo laga qaad 🤣🤣

  • @wadanidhuul1263
    @wadanidhuul1263 4 года назад +4

    Kuwaan waa lahaysta Yaasha is haysta

  • @amosnaftali2495
    @amosnaftali2495 6 месяцев назад

    Reer Bicidyahaan Reer Wacays jufadiisa baa iska calin waydeen naga aamusa iyagaana ku xukkuma

  • @maxamedbeyle2661
    @maxamedbeyle2661 10 месяцев назад

    Wardheer wa magaalo rerbicidyahan makahiil io dadka shegayso wa bartiye edab ha yeeshaan

  • @saidali8662
    @saidali8662 4 года назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله Salian ka dib hadalka media lava sheegey was a ma siyaadiyo waxaa wanaagsan lambda bee look odayaashooda I nay kafool ka fool Isuzu yimaadaan wanna isla xalliyaan dawlad IYo ciidan caddaalad haiku shaqeeyeen ama caddaalad darro Saba ma siyaadin Karaan

  • @MuxumedAxmed-zc6dm
    @MuxumedAxmed-zc6dm 7 месяцев назад

    Doolo waa laydinku wasayaa cagdheerey 🍑
    RP gang 🔫

  • @mohamedalimohamedali3657
    @mohamedalimohamedali3657 Год назад

    War iska aamus wax walalnimo layiraahdo majiraan ee rag waa Iska dhicin hala isku halaagsamo ee Ina cali baale hala tuso xaninyaha makaahiil iyo absame

  • @MohamedSaid-gw9if
    @MohamedSaid-gw9if 3 года назад

    Fucke merxan

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 года назад +1

      3mitir horay aa kuuguriixo ilaa aa kamatagto