Sheeko yaab leh: Hooyo Falastiiniyad ah iyo Eey ay wateen ciidanka israil waxa kala qabsaday iyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июн 2024
  • Sheeko yaab leh: Hooyo Falastiiniyad ah iyo Eey ay wateen ciidanka israil waxa kala qabsaday, Jeego xiirka kuuriya oo isna dhoolatus cajiib ah sameeyay, iyo wararkii Gasa.

Комментарии • 274

  • @nadaarashow9782
    @nadaarashow9782  11 дней назад +144

    Aljazeera iyo vidio layaableh.ruclips.net/video/6a6PtcLbS7M/видео.htmlsi=ToLiSE8GDuiFKVtD

    • @AbdiqadirMohamed-el9zg
      @AbdiqadirMohamed-el9zg 11 дней назад +8

    • @amira1438
      @amira1438 11 дней назад +3

      xanun waye video inta dawanaye ilin ayaa iga socotay yaa allah u gar gar reer falastin oo dhibka ka qad rabiyow u hiili

    • @adanmohamed5209
      @adanmohamed5209 11 дней назад

    • @ShukriShunaz
      @ShukriShunaz 11 дней назад +1

      Wcs Mr nadara
      Ani fikirkeyga hadan kadibto wexey ilatahay Al Jazeera camera ini losodire sawabto ah camera da inu qof muqawamada kamid heley oo qofki laha neh ladile wayo qof wayel ah qofki kujesjeso o kanixiyo somaladihi qofkas wayelka ishisa weysobixi karta o dadkas jesjeska wado ladile o telephone Koda lahele sidhas lojabsadhe password ka telephone ka kadib losodire Al Jazeera marke adunka wax kasto wa macqul gal

    • @user-ef3ve9ry3g
      @user-ef3ve9ry3g 11 дней назад

      Sab aa jirto cawo Aljazeera. Miino guri hostiis laga so baxiinayo yam yam

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 11 дней назад +13

    Illaahoow ugargaar Xamaas iyo dhamaan Falatiiniyiinta iyo muslimiinta guud ahaan , Aamiin yaa Rabi wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 11 дней назад +26

    masiibo Allah ku rido yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 11 дней назад +14

    WCs rabi nacdal haku rido iyo masiibooyin aan lanarag yuhuud 😭😭😭 sawirka qalbiguu ku xanuunjinayaa 76 ayay sida u duleynayaan rer falastiin ya Allah guusha sii oo ka dulqaad gumeysiga yuhuda

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 11 дней назад +5

    ALJAZEERA UMAY HIILIN KALIYA EE WAXAY KU JIRTAA JIHAADKA LAGALA HORTAGAY SAHNUUNIYADA WAXSHIGA AH.
    ALJAZEERA
    ❤❤❤

  • @SafiaMohamed-pg7rs
    @SafiaMohamed-pg7rs 11 дней назад +10

    Subxaana Allah ilaaho ka qabo Yahuuda walaalaheena falastiin guuleesta reer falastiin insha Allah guul

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 11 дней назад +8

    Allaah swt ayeey leeyihiin umada reer falastiin. Waxa sodan loogu galaayo waa diintooda iyo dadnimada iyo damiirkooda oo nool Guusha Raboow Gantooda ku sug Allaahuma aamiin yaa Rabbi aamiin

  • @user-ih5zj5wk8x
    @user-ih5zj5wk8x 11 дней назад +3

    Subxaanalaah inta aan la ogeyn ayaa ka Faran midaan ducada aan u sii badino walaalahaas Waa dhiban yihiin ilaah haka saaro aamiin yaarabi

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 11 дней назад +11

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 11 дней назад +8

    Allah ha u gargaaro reer Falastiin. Allah dhibatada haka dulqaado Amiin Ya Rabi🤲🏼 🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🥹

  • @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
    @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df 11 дней назад +13

    اللهم نصر إخواننا في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين اللهم نصر إخواننا المجاهدين في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين 🤲

  • @MuscabxasanNuur
    @MuscabxasanNuur 11 дней назад +47

    Anigaa u horeeyo kusaliya nabiga n.n.k.h

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 8 дней назад

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 11 дней назад +4

    Subxanallah, vidiyoga waan arkey wallahi tan Biniaadam ma'ahan waa xayawaan nimo fuxuush nimo Yaa Allah ugargaar muslimiinta reer falastiin Amiiiiin 🙏🙏🙏

  • @FathumoMohamud
    @FathumoMohamud 11 дней назад +1

    Wcs Allah u akbar shugran wall

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 10 дней назад

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 11 дней назад

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 11 дней назад +5

    Warka nasiib ustaad

  • @MohamedTahliilmohamed-tb1cq
    @MohamedTahliilmohamed-tb1cq 11 дней назад +5

    Hooyo ilaahoow ugargaar walaaleheen reer Palestine

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 11 дней назад +1

    Allaah caawi reer falastiin 😢😢😢😢😢. Nacaltulaah yahuud 🗣🗣

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 11 дней назад

    Ala haugargaaro Reer falastiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 11 дней назад +3

    ASC
    REER FALASTIN DHIBI KAN ALLAHA DUL QAADO CULEESKAN IYO MURUGADAN.
    HOOYO FALASTIN WAA GEESI MASHA ALLAHA TABARAKALLAH
    REER GAZA GUUL GUULIYSTA WELIGEN
    YUHUUDA IYO AMIRIKA ALLAHA HA JABIYO

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 11 дней назад +1

    Haa waan daawaday waa xanuun

  • @saacidcaafi1045
    @saacidcaafi1045 11 дней назад +4

    Nacalad haku dhado yahuud iyo wixii daba sacda iyo sheedhanka weey waa marekanka

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 11 дней назад

    سبحان الله الله منصور اخوننا المجاهدين في فلسطيني يالله

  • @shariifkacade7213
    @shariifkacade7213 11 дней назад +1

    Mahadsanid Nadaara

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 11 дней назад

    Allahu Akbar yaraabi free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 11 дней назад

    AL jaziira allow kheer kusiii🤲🏾

  • @aden3425
    @aden3425 11 дней назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar.

  • @user-or5og5dn3l
    @user-or5og5dn3l 11 дней назад +5

    Subxanallah 😢

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 11 дней назад +1

    صلي الله عليه وسلم

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 11 дней назад

    Ilaahow yahuuda weliba ZIONES musiibo wayn u keen aduunka dusheeda zilzaal allah how keeno dhulka iyo cirkaba Allah haku cadaabo 😢😢AMIIIN 🤲🤲🤲🤲

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 11 дней назад

    سبحان الله

  • @HassanHassan-rs3qh
    @HassanHassan-rs3qh 11 дней назад

    Nadara Masha'allah kudos Soci

  • @YoungBoss-7
    @YoungBoss-7 11 дней назад

    Allah haguuleeyo walaalaheen reer falastiin aamiin

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 11 дней назад

    Walee Muslim Arab ha ugu darnaadaane waa hurdaan

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 11 дней назад

    Al jazeera waa xaqiiq in ay u hiilisay reer falastiin ❤❤❤❤❤

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 11 дней назад

    Machaallah

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 11 дней назад +1

    Allow muslimiinta ugargaar 🙏 Wallahi Yuhuud lacnada Alle waa kudhaceysaa, lacnatullah calal Yuhuud wannasara 😢😢😢

  • @Miisaanka10
    @Miisaanka10 11 дней назад +21

    Nadaara guuleyso adiga iyo walaalaha falastiin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 11 дней назад

    Allaah jabi shayadiinta yahuud maraykanka reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan guul 😢🇵🇸🇵🇸🤲🤲☝️

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 11 дней назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢

  • @calanside95
    @calanside95 11 дней назад +4

    I am ftest fewer

  • @axmedcabdi1651
    @axmedcabdi1651 11 дней назад +1

    Allow ugargaar hooyadaa falastiiniyadaa aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 11 дней назад +1

    Yuhud waa xasidiin😱🤲🤲

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 11 дней назад

    Allahuma ansur falastin

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 11 дней назад +1

    Aygaa kamarada ay ku xiran tahay waan fiirsaday illaahay ha u gargaaro walalaheen Reer Falastiin so painful 🇦🇪🇸🇴💔😭😭😭

  • @Nimcoqali-ix4cq
    @Nimcoqali-ix4cq 10 дней назад

    Waa ey kufaar ah asne

  • @ayaanmaxamedcumar
    @ayaanmaxamedcumar 11 дней назад

    xalay ayaandawaday waanan giiroday wanandamiyay tiifiigi wanansasaayay xalay naaxdintaankanaxay hooyodaa ilaahaw ugargaar falastiin inshaallah

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 11 дней назад

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi yaaraxmaan

  • @YonisAden-bf2rp
    @YonisAden-bf2rp 11 дней назад

    Hooyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 11 дней назад

    Insha allah falastiin weey guuleysan, dulmi ma raago. degdeg Isreal weey burburayaan

  • @FardosoHeybe
    @FardosoHeybe 11 дней назад

    Waa naaxdiinssory hooyo

  • @yussufabdiruzak7749
    @yussufabdiruzak7749 11 дней назад +1

    Allah ha ugargaaro

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 11 дней назад

    Allaahu Akbar

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 11 дней назад

    ولاحوله ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @garyaqaansalaamaatka
    @garyaqaansalaamaatka 11 дней назад

    Lacnatulaah yahuud

  • @mohamedxassan4477
    @mohamedxassan4477 11 дней назад +1

    Nadaara waan Arkay Allah Waxan Kabaryaa in Allah ha inaayasto yahuuda Wax Xun Allah Kurido İn Sha Allah

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 11 дней назад +1

    Yaarabi qof yuhuuda ka adag majiro laakiin awoodaada ayaan sugeynaa

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 11 дней назад

    Subxanallah cadawnimada meshay kagaren qofta wayelka ah siday eyga ugu dirayan yahuud markihoraba kheir laguma ogeyne ilahey mailowsana waxay sameynayan adun iyo akhiraba ilaheyba kajaraya

  • @feysalcali9337
    @feysalcali9337 11 дней назад

    Acww ku salaamay nadaara ka dib . Haddii qofku isku darsado .
    1. Gaalnimo
    2. Munaafaqnimo
    3. Xaasidnimo
    4. Caqli xumo
    5. Damiir xumo
    6. Naceybnimo
    7. Xishood xumo
    8. Diin xumo
    9. Xayawaanimo.
    10 iyo islaam nacayb iyo Been cad waa dhaqanka yuhuudda iyo inta rumeysan oo taageersan. Dhaxalkoodana .ilaahay baa inoo sheegay waa cadaab wax kastoo ay sameeyaan wuxuushtaas waa in loo samraa oo ilaahay lagu xirnaadaa guushana ilaahay baa Ina haya wey iska soo dhamaanaysaa yuhuudda islaamkana ilaahay baa guuleynaya insha allaah mahadsanidiin.

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 11 дней назад

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @Madarasatii
    @Madarasatii 11 дней назад +1

    Ilaahay asagaa uawoodlehe walaalheen musiibada haka dulqaado😢

  • @faafintadiintaislaamka
    @faafintadiintaislaamka 11 дней назад

    Ilaahow yahuuda halaag aadan cidkale hore u xanaaqin

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 11 дней назад

    Subhanallaah 😢

  • @MuparikMohamoud
    @MuparikMohamoud 11 дней назад

    Ilaahaw.ugargaar..hooyadan..gaalada.yuhuuda..uugargaar..hooydan.aamin.aamin..

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 11 дней назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 11 дней назад

    Allaha guuleyo

  • @user-fo5ez2fg1u
    @user-fo5ez2fg1u 11 дней назад

    Subxana allah

  • @saidamohamedyarow6455
    @saidamohamedyarow6455 11 дней назад +1

    Xasbunallahi wa nicmal wakiil allahii kashifay ayaa mahad leh wixii qariyanba eeyada

  • @abdihakimbig-madrid4212
    @abdihakimbig-madrid4212 11 дней назад

    😮😮😮😮 subxana laha

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 11 дней назад

    Waa shiish yahan.

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 11 дней назад

    Yaaaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah

  • @najmoahmed9608
    @najmoahmed9608 11 дней назад

    Alh jabiyo cadawga islaamka alh qabto munaafaq iyo mishrikba
    Jazaaka alh khayr
    Nadaara 🎉

  • @omarhassan4950
    @omarhassan4950 11 дней назад +1

    Manta barnamishka waxa so dahisay ustad nadar

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 11 дней назад

    yahuuda naxarisdarana allah swt aya kitabka kareemka inogushegay

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 11 дней назад

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @user-zy4cy7rs4m
    @user-zy4cy7rs4m 10 дней назад

    Illahay ha u kaso say u dhibateyen in illahay awod ay uga Ramadan siyo falastin

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 11 дней назад

    Walaal hooyo ey cunayo warxiiso leh hadhihiin waa wax laga argagaxo oo laga xumaado😢😢😢😢😢

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 8 дней назад

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @fadumoabdullahi8409
    @fadumoabdullahi8409 11 дней назад

    Subahanllah allaha ugargaro😭 wlalahena❤❤❤

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 11 дней назад

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @AxmedNuurmaxamed-bf9us
    @AxmedNuurmaxamed-bf9us 11 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 hooyo mcn😢😢😢😢😢😢😾💔💔💔💔💔

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 11 дней назад

    Guul Bithin’Allah

  • @hasannuur7794
    @hasannuur7794 11 дней назад

    Ilaahayoow ugargaar oo dulmiga kadulqaad rabiyow daalimiintaa dakamdamkadhig rabiyow ugargaar falestine gargar deg dega ah subxaanalaah

  • @axmadcali3592
    @axmadcali3592 11 дней назад

    Allaah ha ugargaaro

  • @user-tk7fk6ff7k
    @user-tk7fk6ff7k 11 дней назад

    Scw

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 11 дней назад

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka.

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 11 дней назад

    allow jabi isreal aamiin yarabi

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 11 дней назад

    Subxanallah😢yaa rabbi ugar gaar rer Gaza allow caafi mamada ayeyada eh😢😢

  • @user-gj6hv4bj7b
    @user-gj6hv4bj7b 11 дней назад

    Asc xaaji nadara falastiin Allaha badbaadiyo

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 11 дней назад

    Allah isagaa caadil ah wax walbana Arka.
    Insha allah wey kabixi doonaan.

  • @CiiseCabdurahman
    @CiiseCabdurahman 11 дней назад

    Al Jaziira iyo wariyayaasheda taarikhda xusi dooonta😢

  • @fadumo9621
    @fadumo9621 11 дней назад

    Subxanllaah walahi wanaxayi islanta eyiga suu ugallayo laa ilaah illaah Allow ugrgaar Gaza 😂❤

  • @abdikaniaidarouz9350
    @abdikaniaidarouz9350 11 дней назад

    Very good

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 11 дней назад

    wclkm sxb sare nadaara❤

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 11 дней назад

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢

  • @GaruunMacalin-zj5wm
    @GaruunMacalin-zj5wm 11 дней назад +2

    Sxb barnaamijyada aad noosoo gudbiso aad ayaan ula dhacsanahy lkin wax yar noo fududeey

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz 11 дней назад

    Scw scw scw scw

  • @ubahsiyad6810
    @ubahsiyad6810 11 дней назад

    Subxanalaah