Canshur bixiitu waa tiirka dawlad nimo ay ku tagaantahay wana wajib in la bixiiyo habkan hada u sheegay xassan shiikh waa habka reer galbeedku ay u qaadan canshurta lkn suaalsha tagan baa waxa aay tahay shacabku ma helayaan canshur usoo celin sanadke ah sida reer galbeedka, misse waa ka qaad oo ha u ceelin miya asc wr wb waa billaahi toowfiiq
Jhalle Eedan hadalkaan hoobo run ko ayo horta si faylan hay iin baaroy haana anshuuta hadaayaan , beesoodii sha'abkana aamaayaan oo daaro wiwiin ki dhisadaayan haddii hasaana uyu qabaan hasaanadda hay ku kaado , haddii kale been inis isku sheegnee meella hay shal tabooy .
Iskahadal khiyaamo ku qarsoon waa odayaashan walle ilaahow waad aragtaa cudurka u soo dadaji iyaga iyo kuwa Xalane Fadhiya ee Arsenal maalgaliya ee doonaya Somaliya inaynan horumar iyo nabad gaadhin yarab ilaahow Xalane badda ku soo fatahi yarab oo Xalane wadanka nooga Saar yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@@wilwiil7630 sxb Madaxdu colaada iyagaa fulinaysa oo waa loo soo dhiibtay si shicibka loo cidhiidhiyo oo naceeb loogu abuuro si sharka ay wadanka ka wadaan ay u qariyaan oo khayraadka wadamo loogu saxiixayo qarsoodi loona sharciyeeyo barlamaankuna way la ogyihiin Walahi sxb indhaha fur👎🏼🇪🇹🗑️🤢🤮🇮🇱🇰🇪🇪🇹🗑️🇬🇧🇨🇦🇪🇺🇺🇸🇰🇪🇦🇺🗑️

Cajiib hogaamiye khibradleh guleyso madaxweyne
Maashaa Allaah Dowlada dan Qaran guuleeysta waligiin Inshaa Allaah
Dhinaca feet cafinta waxa halkaan soo gaarsiiyey mudane dhaqaalyahaan
C/raxmaan Beyle oo guntiga u xidhay ilaaheey haka abaalmariyo waddani qiima badan dalkiisa a u havarbaxa xafiduhu allaah
Ceyda cBB iyo nabar iyo nacalad gunta iyo daba dhilifyada itopiya amxaarada jecel diliga
Dammeerahaagii ku laabo Dowladnimo waa kugu deelqaafe!
Shacabka puntland aad mashaariicadda ka jartey kawaran
Nimankan dowladnimo ma fahansanaa, Xasan munaafaq waa na wareeriyey😂😂😂😂😂
Xsm. Iska hadlow Ina higire. Faan waa xoolo laguu ogayn. Wax qabadkaagii baa intaasa, waxa kuu dheer tuuganimo, khayaano wadan, hanti boob, qabyaaladayse keliya reekaaga iyo qaraabadaada dhaw. Intaa waxa kuu dheer munaafaqnimo. Waa lagu bartay waana lagaa aamin baxay.
Kkkkkkk
Xasanow dal iyo been lumadhaqo
Jhalle Eedan hadalkaan hoobo run ko ayo horta si faylan hay iin baaroy haana anshuuta hadaayaan , beesoodii sha'abkana aamaayaan oo daaro wiwiin ki dhisadaayan haddii hasaana uyu qabaan hasaanadda hay ku kaado , haddii kale been inis isku sheegnee meella hay shal tabooy .
Afkaan ma oromaa mise cafar
Tuugo warkeed yaase idin aaminaya mooryaan
Alle idincadaab maxey been iskusheegeen
Maxey kusookorfhiyeen oo maantey kusheeganayaan
Qalbijib waxaanoogu fila in madoobe iyo Hasan madax uyihiin taasbaa Filan noogufilan
Dembi qaran tuugo ururtay
Xasan sheekh waxaad shubeysa waa been.
Iskahadal khiyaamo ku qarsoon waa odayaashan walle ilaahow waad aragtaa cudurka u soo dadaji iyaga iyo kuwa Xalane Fadhiya ee Arsenal maalgaliya ee doonaya Somaliya inaynan horumar iyo nabad gaadhin yarab ilaahow Xalane badda ku soo fatahi yarab oo Xalane wadanka nooga Saar yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
war heedhe maxaad ku maagtay madaxda dalka
Inkasto loo baaqo oo loo sheego barwaaqo dad bay meeli buktaa dad bay meeli buktaa
@@wilwiil7630 sxb Madaxdu colaada iyagaa fulinaysa oo waa loo soo dhiibtay si shicibka loo cidhiidhiyo oo naceeb loogu abuuro si sharka ay wadanka ka wadaan ay u qariyaan oo khayraadka wadamo loogu saxiixayo qarsoodi loona sharciyeeyo barlamaankuna way la ogyihiin Walahi sxb indhaha fur👎🏼🇪🇹🗑️🤢🤮🇮🇱🇰🇪🇪🇹🗑️🇬🇧🇨🇦🇪🇺🇺🇸🇰🇪🇦🇺🗑️
Gudoomiyaha baarlamaanka aqalka hoose shiikh aadan madoobe allaah kabaq iska wareejiyi guryahaagoonta xildhibaanadana kadaa toorjarka rayigooda inaad kadamisid makarafoonka kii damca inuu kahadlo runta xun