Oday Soomaaliyeed oo ka hadlay Khilaafka Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 ноя 2024

Комментарии • 43

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 дня назад

    🥺.🥺.🥺🥺 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 дня назад

    Odaygan Hawiye. ee Xasan dhiiqo. La shaqaynaya. Oo Qabyaalada iyo Hawiyenimada ku taageeraya. Subxaanaallaah. Halkaas ayaa la dhahayaa. Waa qabiil Dowlad ku sheega Hawiye ee xasan dhiiqo horjoogaha u yahay

  • @shariifalhassani2523
    @shariifalhassani2523 2 дня назад

    Cadaal xumaa shalay tii uu Xassan Sheikh barakeynaayay Federaalkana uusan shaqo ku lahayn waxba kama jirin tana wax baa ka jiro

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 дня назад +1

    🥺🥺🥺🥺🥺 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 3 дня назад +1

    Istaqfurallah dhulka Hawiye Alshabab baa haysta horta kuwaas iska kickeya inteenaan Dhulk Daarood mababa ka hadli karteen….😂😂😂😂😂

    • @sabirabdirahman5744
      @sabirabdirahman5744 3 дня назад

      Lacagta kajoojiya oo aad siisaan

    • @xaajia2219
      @xaajia2219 2 дня назад

      Hawiye go'aan ayee ku gaareen in Al Shabab dadkii Soo diray Dib loogu soo celiyo.
      Umul iyo caaqilba sideey wax u ogyihiin Uma sheegaan!
      Dowlada Somalia aad maqleesona waa Ayaga. Sida Qabiilka baashtuuga Afghanistan.
      Mareykanka General Caydiid alu naxariisto Al shababna madaxweyne Xasan sheikh.
      Waqtigii madaxa salaaxa beenta ah faanka iyo baq baqda waa lasoo dhaafay. Hala kala xishooda hadii kale!
      Umul iyo caaqilba sideey wax u ogyihiin Uma sheegaan!

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 День назад

    Odaygani ma fahamsana xaaladda soomaaaliya. Waa beeraley ree maraykan ah.

  • @XamseBarkhad-b1g
    @XamseBarkhad-b1g 3 дня назад

    Waa barnaamij fcn❤❤❤

  • @xardaye
    @xardaye 3 дня назад

    Oday dhinac u raran weeye adeer beertaadii ka sheekee tan waa ku dhiiqatay

  • @abdiqanifarah7750
    @abdiqanifarah7750 6 часов назад

    Ma qof uu wareysto miyuu waayay
    Mise kan wariyaha ah baa waxba ka aqoon somalia iyo xaalkiisa

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 дня назад

    Odaygaan waa kii degganaa Rojestar minisoota oo lahaa meel doofaarka iyo Ariga lagu qalo nin doofaar qala mardanbe ha noo keenin please

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 3 дня назад

    Garrisa iyo Jigjiga iney waddamo kale yihiin ma garanayo miyaa odaygan oo ayaan Somalia ahaynba?

  • @sabirabdirahman5744
    @sabirabdirahman5744 3 дня назад

    Ninkaan fikirkiisa waa sax runta ayuu sheegay. Deeq ninkaan oo kale keen ee nagadaa prof Samatar oo dadka madaxda kudiraayo

  • @abdulkadirahmed2790
    @abdulkadirahmed2790 2 дня назад

    CAQLIGAN FIIRI

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 дня назад

    Kan waa Dameer Sagashan jir ah oo Mooryaan ah anaa arkay asagoo istaag ku kaadinaaya oon iska dhaqeyn. War labalabadaan mar danbe hanoo keenin

  • @mamalula1
    @mamalula1 3 дня назад +1

    Kan waxaa weydiisayba ma uu fahmin

  • @luungeibraahim1739
    @luungeibraahim1739 3 дня назад

    War odayga maxaa usoo lugeyseen siyaasada waxba kama 0ga kkkkkkkkkkkkkk

  • @abdirizakhirsi796
    @abdirizakhirsi796 3 дня назад

    Deeqow odaygii soomaali aan waxba kala socon baad keentay

  • @AbdihakimAhmedHassan
    @AbdihakimAhmedHassan 3 дня назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Kani waxba ma oga

  • @mohamedhaji5559
    @mohamedhaji5559 2 дня назад

    Nuucsaaan. Canal asa ofey iskkku shheegasyo!!!

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 дня назад

    Mooryaan ilka dhacsaday 😂😂😂.

  • @maka6356
    @maka6356 3 дня назад

    Waa oday an waba lasocon.

  • @ahmedshoodhe1911
    @ahmedshoodhe1911 3 дня назад

    Sxb qof kale oo aad waraysato moysad wayday?!

  • @QeeyrdoonWali
    @QeeyrdoonWali 3 дня назад

    K😂😂😂😂😂😂😂😂😂 2:31

  • @habibmahmoud4577
    @habibmahmoud4577 3 дня назад

    War odaygaan isagaa warersan ee geeya beertiis

  • @abdulkadirahmed2790
    @abdulkadirahmed2790 2 дня назад

    Caqli xumada odaygan fiiri

  • @saidbarkatle6767
    @saidbarkatle6767 3 дня назад +1

    Deeqoow duqa maxaa u lugoiynee bro hawshan maba la socdee

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 3 дня назад

    war duqu waxa jira iyo wacyiga hada taagan maba oga tastuur iyo sida laysu dooranayo midhkaa kama oga ee iska dhaaf

  • @ReninAbdul
    @ReninAbdul 3 дня назад

    Odaygaani tala mahaayo

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 3 дня назад

    Alla Maxaa dhakh nabaratay bal iminka duqan kharaabka ah ee ciilan maxaa ISAAQ iyo arrimihiisa gashay yaaweydiiyey xanuun baa haya

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 3 дня назад

    Odaygan cabdisalaan hereri ayaa idin baray waa marking imisaad odayga viewskii ayaa idinka galay

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 дня назад

    Wariye.wax.aadwareysato.miyaad.waaysay.oday.asaasac.ah.oooaan.waaqacaba.lasoconin.waxaadkawaratsanaysaa

  • @aliasad6399
    @aliasad6399 3 дня назад

    NIN WAALAN AYAAD WAREYSATAY WAR KAN DOQONIMADA KU JIRTA BADAMAABWAA QABYAAADIISTE. WAALAN

  • @Mmmmmmmm-s9z
    @Mmmmmmmm-s9z 3 дня назад

    Odagan waxba ma oga xagee nabad ah ma putland ito jubbaland maa nabad aheen oo xamar baa nabad ah adeer shaley waxaad diide maanta cidna laguma qasbi karo

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 дня назад

    Waa cawaaan

  • @abdirahmanomar6778
    @abdirahmanomar6778 3 дня назад

    Hhhhhhhhh Yaaahuuuu

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 3 дня назад

    Shame on you xogmaal inad qabiiliste meshan kentan

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 3 дня назад

    War ka munaafaq WAAYE ADEER DAROOD ISMA HEYSTO DGALNA KAMA DHEXEYO YAAN LAGAA DAREMIN ADOO CUMRIGAN KU JIRA INAD DULMI TAAGEERTO JUBALAND AQOONSI MUQDISHO UGAMA BAAHNA ADINKA DOWLADAN IS LAHAYSIYAY MEEL GEEYSTA

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj 3 дня назад

      Adigu hada ma Quraanbad aqriyeysa 😂😂