Xildhibaan Axmed Khaliif iyo Su’aalihii Adkaa ee uu Waydiiyey Wasiir Toorno

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 31

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 2 года назад +1

    Runtii ninka wasiirka ahi waa nin qiima badan oo degen oon isla waynayn aad buu il cajabiyay siduu u jawaabayo xildhibaankuna waa masha allah su'aalo uu ka baaraan dagay oo shacabku u baahanyahay ayuu waydiinayaa sidaas ayaynu u baahanay turxaan la'aan

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 года назад

    Masha Allah wax is wadiin ma xumee wax is weydariis ba xun Masha Allah xildhibanda shaqo wacan bay wadan .

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 2 года назад +1

    Ninkani waa wasiir qaran

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 2 года назад

    Maashaa Allaah

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 года назад +1

    Si fiican buu xildhibaanku u gudanayaa shaqadiisee, meesha ay u dhamayay waa xaga dawlada, waxuun ay cunaan uunbay yaqaanaan

  • @cige3636
    @cige3636 2 года назад

    SI FIICan AYUU uuga jawaabay xildhibaanku. Qalad BADAN AYUU galay

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 2 года назад

    Maasha Allah Xildhibaan buuxa

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 2 года назад

    Isla xisaabtanku wa muhiim hambalyo jamuuriyada barakeysan

  • @badbaadinaftaada1516
    @badbaadinaftaada1516 2 года назад

    Good minister

  • @deeqjama750
    @deeqjama750 2 года назад +1

    Xildhibada xornima badannbaan ku heytaa kalmada wa iaga gadan tahay

  • @guledshille4585
    @guledshille4585 2 года назад

    Torno waa wasiir

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Dugsiyada Dhaxe 10 school uga saaqidsan Hargeisa 9 baa ku yalaa sanadkan taasi jawaab adaag maah dad magaalo jooga a waxba barab mayaan arintaa waxa ka masuul ah ardeyda oon waxba baraaneyn xataa hadii imtaxanaka aad loo illlasho qof wax bartey waa soo baxyaa Darjo fiicana waa ku soo baxayaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Waligey Xidhbaankana arimhahisa ma aqbalin lakiinsuaal fiican buuwayadiieyey wasiirka dadka loo tababaro macaliinmo 2 sanno in xoolahii wadanka lagu qasaariyo

  • @msm3682
    @msm3682 2 года назад +1

    Waxaani xil dhibaano maha waa iska ciyaala suuq

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Addunka malaa shaqaalaha dawlada ma ma lahaa urur waxaan addunaka maqlaa iyagoo gooni gooni u aha sida uraraka post urkara hayda hawada waa gooni gooni

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 года назад

    33 Dugsi oo miisaaniyadda ku jirey waxaa la dhisay Koow iyo Laba, 500 oo Bare waxaa loo shaqaalaysiin waayey arrimo farsamo ( W Wax barashada & W Shaqada ) DALKAN YAA ISKA LEH? Thank you MP.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 года назад

      Waa la joojiyey in wax la dhiso abaaraah awgood ba alagu yadhi xageed wax ka maqashaa jalle

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi 2 года назад

      @@abdullahiomarali5241 Farta Soomaaliga ciyaarta ka daa.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад

    Waxaaaa kaqaldan kanyarrrr ee xildhibanka ah maba garanayo in imitixanadku xaga dhaqalaha uu kamadxbaannyahay wasarada in uuwaxbadan ogaado ayaya ahaydd wax loosooo dhiiibeyyy ayaa kamiqata hadalkiisa

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 2 года назад +1

    Ciyaal suuq xildhibaan noqday

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Wasaraada waxabrashada waa in olale weyn qaada maamulaasha dugsiyada waa in aay hadaan maamulyaal leh aqoonta iyo waayo arganimada maamul dugsi wasaarada wa ku ceeb in casamida saqdinta ku badato

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад

    Hhhhhhh baarlaman wariyeyaal noqodeyyy

  • @gantalalihassan1581
    @gantalalihassan1581 2 года назад

    Way tegaysaa

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 года назад

    Golaha Wakiiladu Shaqadoodii ayey Qabsadeen
    Shacabka Somaliland ayey Matalaan.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 месяцев назад

    Kan waa tuug bedaar leh lacagtii loo dhiibay wuu ku marqaamay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahimahad1224
    @abdullahimahad1224 2 года назад

    Dhibka jiraa wuxuu yahay golihii hore markuu su'aalaha weydiinayo fulinta si xilkasnimo ah ayey wax u waraysan jireen kuwan waxaad moodaa iney xogey Isla dhaadhicin ahi ku jirto
    Waxani waraysigii televisionkaad moodaa muu weriye su'aalaha u dhiibto ha u weydiiye😂😂

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 2 года назад

    Legacy ka tag iyo magaac lacgtaa aan barlmanka so mariins joojii hhhhhhhh