khatarta soo Wajahysa Diinteena & Baddeena falcelintii baraha bulchada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 8

  • @BashiirMuxamedcabdi
    @BashiirMuxamedcabdi День назад +1

    ❤❤❤❤

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 День назад +1

    Sabab la mid ah ta ingiriisku ku diiday ka mid noqoshada European union ayaanu u diidnay east African union balse heshiis baan la geli karnaa inakoon ka mid ahayn.
    Shiikhuna waa ku mahadsanyahay wacyigelinta bulshada somaliyeed

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder День назад

    Warbixin qiimabadan oo muhiim ah cimi ku dhisan ❤❤❤.

  • @sacidy7294
    @sacidy7294 День назад

    Hadii somali aan nahay, maxaa faa,Indonesia noogu jira Diinta islamka, waan isku dilnaa, waa isku cunsuriyeynaa, waa isku adoon sanaa. Jawaab iga siiya.

  • @luqmancilmu
    @luqmancilmu День назад

    Asc sheikh cabdi xirsy wll meeqamkaga ma,aha inad u jwbto ciyal iyo gabdho kuwaga la eg ee fdln wixi aragti ah oo aad walalaha akhyarta ah ee fa,ida doonga wax u bidhaami tankale waxan jeclan laha inan ku weydiyo su,al diini ah ee qoladan afka duubta ee u madi layay khawarij miya mise waa project

  • @aliabdi1254
    @aliabdi1254 День назад

    Wax cusub iisheegimeysid inaader waa GCC carabaha kadhaxaysa laakiin iyagu waa halqowmiyad waxaan sameyey Britain iyo USA oo asalahaan Britain majority kasoojeeda

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 День назад

    Xasan sheekh danbiwayn ayuu kagalay diinta islaamka.

  • @AnabYussuf-b7y
    @AnabYussuf-b7y День назад

    Cayayaanka looms jawaabo