qofka wuxuu yahay dadka hadalkoda Laguma qiimeyo Somali gamer Somali hora utiri barasha horteed ha Inicin si xushmad Ku jirto fadhigiisa Loogu imaaday markaas Ayuu rabaa qof dhan qiimihisa Ku dhelo Kan ridwan Isaaq ku dayso into is dhahayo ayu bohol ku dhacaa xita dadka sii Lola hadlo ma yaqaano waliga qof haddu cirdigaga wax ka sheego lalama sii joogo somali gamer wallhi waa nin wax bartay full respect💯🙏
Wxaan Podcast maaha akhlaada podcast barta marka hore podcast baa laduuba lee maqasheen si sharaf leh uduubo dad mudan wareysta oo waxlaga faa’idi karo
Jakarta wxaga podcast ma aha ee wxn raba inaa ku caayo maa is ka dhahdid wiilka wuu ku xushmyy waxa ugu qaaalisn aduunka waa waqtiga waqtigiisa Qeyb kamida uu ku siiyy bad ledahy dadka wxy ku leyihin wad islaweyn tahy aniga xita wxd ila egthy qof islawyn dadka wxy kuleyihin maxaa kagly Marka aflgadesy bad ledahy prank waa dhaqan xumida ka jirto somalida qaar war saan isku dhaan marka video ga ka dhamysaty bad al aaqir su'aal qaab daran wy diisiy bilaa jizaar baa tahy wlhi hada run shegyso maxa ugu jari wysy xita lkn wxd rabta inu kuu kala kaco video ga Lkn intaa sids lee ku fikiryso waliga hor mar sare magari dontid
Jakartow waxaga podcast mahan wlle podcast macnihisaba ka maqan ee podcast ga Deeq darajo so daawo io kan saxaaf podcast sharaf tisa dadkas waye e adi challenge yada iska duubo😂😂
Team moji😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Runbuu kuu sheegay hadaan isla waynahay kuuma imaadeen ayuu ku yidhi waxanse kuu sheegayaa waxas oo kale hadad dadka waydiiso cidna kuu iman mayso hadi kadip cidna ku daawan mayso hadad anshaxa ilaalin waydo ninkaasina wuu ku saxsan yahay inuu kaa kaco
Podcast ciyaalka clxaafada waaye kan wixii rabo lagu weydiinaayo oo hayaacdo ah 😂 Bro barnaamijkan Catoosh Yare iyo Socdaal lee ku fiican yahy waxaa rabto iska weydii waana ku shidaayaan ayaga lee soo cel celi musalsal cml 😂
podcast waxba kama taqanid Jakarta tankale somali Gamer wa legend kana aqli iyo ixtiram badan kana Awodbadan dhandhan yahow wareysi garan meyside kulabo filimanta jili jirtay ma Ridwan issack aya ismoday .ish .somalida dawata la yaba qofkan wareysan
prank la qalad fahmay zxb ayaa Marka hore ayaa sida prank ga loola dhaqmaa lakiin nin aad waraysatay adaa personal attack ku samaysay waad caayaysaa sharaf dhac wayn ayay kutahay qof wakhtigiisa kuu soo huray inaad af lagaadayso
Ridwaan isaak buu Is moody lkn maaha waa miskiinkii Yarra ee jakarta😂
qofka wuxuu yahay dadka hadalkoda Laguma qiimeyo Somali gamer Somali hora utiri barasha horteed ha Inicin si xushmad Ku jirto fadhigiisa Loogu imaaday markaas Ayuu rabaa qof dhan qiimihisa Ku dhelo Kan ridwan Isaaq ku dayso into is dhahayo ayu bohol ku dhacaa xita dadka sii Lola hadlo ma yaqaano waliga qof haddu cirdigaga wax ka sheego lalama sii joogo somali gamer wallhi waa nin wax bartay full respect💯🙏
Jaakaarta hadalada af kaada kaso so baxaayo oo qofka walaalka ah dhawacaayo ka dhaaf su,aalaha waxa leesku way diiyaa sii dad badan
Saas kama ahanee copy from ridwan issack wye
Exactly 💯 views ka galy copy from Ridhwan
Waa legend qiimihiiza yaqaan go head bro
Jakaarta waka qaldanthy wiilka
Sabab😂
@@Maxamuud666Muumuuud12 qof dhan oo u yimid suu u dhaha qof isla weyna ku arkaa??
Wariye ismod waye rer badiyaha
Nio saan mafiicno
Sidee😂😂
Sidee😂😂😂
@@Maxamuud666Muumuuud12 wuxuu samee nayo
Sidee
Ninwax barty Somali geemar socdaal maa moodaa ninkaan lajan dri waaye
Jakaarta boddy lee ka kortay mooye qalbi caruur baa tahay wllhi😳😊
Jakartoow ninka wadka qaldan thy😮
Wxaan Podcast maaha akhlaada podcast barta marka hore podcast baa laduuba lee maqasheen si sharaf leh uduubo dad mudan wareysta oo waxlaga faa’idi karo
Jakarta wxaga podcast ma aha ee wxn raba inaa ku caayo maa is ka dhahdid wiilka wuu ku xushmyy waxa ugu qaaalisn aduunka waa waqtiga waqtigiisa Qeyb kamida uu ku siiyy bad ledahy dadka wxy ku leyihin wad islaweyn tahy aniga xita wxd ila egthy qof islawyn dadka wxy kuleyihin maxaa kagly
Marka aflgadesy bad ledahy prank waa dhaqan xumida ka jirto somalida qaar war saan isku dhaan marka video ga ka dhamysaty bad al aaqir su'aal qaab daran wy diisiy bilaa jizaar baa tahy wlhi hada run shegyso maxa ugu jari wysy xita lkn wxd rabta inu kuu kala kaco video ga
Lkn intaa sids lee ku fikiryso waliga hor mar sare magari dontid
Runta usheeegtayy wllshey wllhi gabar hadal yaqaaan baa tahy 😂🫶🏻💯
Jakartow waxaga podcast mahan wlle podcast macnihisaba ka maqan ee podcast ga Deeq darajo so daawo io kan saxaaf podcast sharaf tisa dadkas waye e adi challenge yada iska duubo😂😂
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
Daka wanad kada war sanaysa muuqoda HadaL macna samay nayAna madhahaysid nuYaw Jananka waxd kuqorata dhaan dhaan wlhi😂😂😂😂
Somaliegemer sxb Ee ii noloow intee nolal jirto ✊️ ❤ 😢
Jakarta dhow dhow bad thy wlhii nefyhow 😢
Gg somali gamer bahdil maqaato go"aan kuu qaatay go'aan saxsan weeyaan,legendary
JAKAARTA LAANDHEERE ALFANAAN CATOOSH IYO ALFANAAN SOCDAAL DADKAAS QOSOLKA ADUUNKA WAAYE WEY KUU KALA KACEE EE SOO QABO XARIIF HADAA TAHAY❤
Ha prt2 so samey😂 iskuna dir is feera dheh😂😂
Somali gemar legan weeye walaahi❤
War dee baryahan
Ridwan issak cml baa iska dhigtaa 😂
See wax uwada
Maxaa kaa galay?
Alaabti dani miyaa😂😂
War ninku wuuu ku ixtiraame zowka barnaamijakgii yara kala waynaaday 😂
Wlhi dacad baan uqosle😂 Jakarta keep going man❤
Team moji😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Jakarto yaarkan mxa noga balamasimay😂😂😂😂😂
Nio zakaria saan ma ahan
Runbuu kuu sheegay hadaan isla waynahay kuuma imaadeen ayuu ku yidhi waxanse kuu sheegayaa waxas oo kale hadad dadka waydiiso cidna kuu iman mayso hadi kadip cidna ku daawan mayso hadad anshaxa ilaalin waydo ninkaasina wuu ku saxsan yahay inuu kaa kaco
Ridwaan isaaqbuu ismoodaya lkn ma ahan 😅
Jakaarta dhimardhimar baa thy wlhi waar ciyaal magalo iźka dhig abotadaa waze
😂😂😂 abootadis maa u feedo dhaheee😅
Ridwaan isaac bu is miday palse maaha 😂😂😂
Jakaarta Wareesi hadaad khadesid soodiyaari lkn dadka sumcadiisa ilaali sidiy dumarkiy ha caatamice
Ridwan issack buu is moodey Lkn wa maskiin yarooo cuqubo hayso
Hadalku Wuu kaa dhacay wlhy 😂😂😂😂 isku xishoood 😂
Somali gamer soo badi😂😂
jakarta adaa doqon ah walaahi
intaad ledahey hunguri raadi lagaa wada cararidonaa
Totally your are wrong jakarta 😮
Adaa ka qaldan qof oo si sikala Maxay tahy oon caqli lahayn weligy ma arkin qof kuhaya somali gamer aya isla wayn waaba wiil bashaasha ada u arka sida wiilkn waa wiil aqlaaq leh adaa si wax kaa yihin Maxa ucayne wiilka
war wax dintaa tahy nacalaa kugu taale waxba prank hakadigiin doqon yahow cawanka oo xishmaad iyo cizeeyn toona laheyn😮😊😊
Islawenidisa maxa kagaly qofka shaqsiyadisa walagu ix tiramaa
Niyow jakarta markan school kumaqanahay lee maxaa wax u so dhigtaa nh
Hhhhh maxa mobileka adi ma lihid 😂
@@MatchMagic00 anaa leh schoolkan dhigto mamule wasaq ah baa haayo tell hadi lakugu argo waka samree😂😂
@@aishaAbdalla-w1y hhhhhh waa iga qoslisay wlhi😭😂
@@MatchMagic00 😂😂nolal stupid ah baan ku noonahay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Socdaal iyo Catoosh yare miya umooday. Ninku wa nin qiimahisa yaqaanu
Adigu wxaad isleedahy boydcast ayaatahy blse wxaad ledahy meel aad dabecadada nacasnimada ah kuso bandhigto😅😅
Intuu islaha ridwan issak iska dhigbuu dhiiqo galay😂
Jakarta doqon aa tahay aqas
Jakarta sida iska badal zxp
SaBaB😂?
@@Maxamuud666Muumuuud12prodcastigi buu personal attack ubadalay😂
Waraa kan like yaa loosaarin kusoocaan bax buu isla haa
Jikaarta zhp saan ma ficna nio
Xolaatahay wlhy balse waxadan ahayn ayaa ismodey😂😂
Waa jahil podcast maqlay
Qiimaha qofkana ma aqaan wallhi somali gamer waa qof respect ah xaalqado zxp qaali wallhi waxa ku helay jaahil aan rag wax ka aqoon
Waad ku xumaatay ninka Jakarta xeerka raga ma taqaanid
Videogan markuu kaco isoo wcaaa😂
Jakartow naftan yarista unax😂
Sxp tala walal nimo kusina wiliga nin rag ah ha bahdilin raga way xifaltaman blse isma bahdilan ❤😢
waraa jakaarta umada waa dhibtay wax meel kusaaro Allah kuu keeno🙂↕️
😂😂😂
❤❤❤
Midan kuma ficno sxb parnamijyadan iska xidh sxb
Podcast ciyaalka clxaafada waaye kan wixii rabo lagu weydiinaayo oo hayaacdo ah 😂 Bro barnaamijkan Catoosh Yare iyo Socdaal lee ku fiican yahy waxaa rabto iska weydii waana ku shidaayaan ayaga lee soo cel celi musalsal cml 😂
Sxb sare horay u soco
Podcast baa la qabta buu maqlay kan wiilka ixtiraaam
Nio dadka. Si fcn ula dhaqan dadka sharafatooda ha ku dheelin
Wuu ku saxsan yahay in uu kaa tago waa qalad waxad waydiisay waxxasookalena raga laguma ddayo
Nio wax prank la dhaho ma jiraan ee ninka so raali😂geli tan way kaa fakatee
Nio walalahaaga bahdilaada ka daa pro nin rag hanaaqa aad u qabto ha uga gaban ee toos uweerar had uu kaa amus aan aragno
Jikaarta wll dadka sida loo wareesto ma taqaanit 😊
Jikaate zxp Kokomo sooqabo lipax😊😊😊
Su,aalaha kafiirso pro
Dhaadhan hado jiro wakanaa
podcast waxba kama taqanid Jakarta tankale somali Gamer wa legend kana aqli iyo ixtiram badan kana Awodbadan dhandhan yahow wareysi garan meyside kulabo filimanta jili jirtay ma Ridwan issack aya ismoday .ish .somalida dawata la yaba qofkan wareysan
Somali gamer gun baa heshay
Nio kan hargaysa keena abdikariin ali shaah io waxaa ha ula imaadee dhakhtar degdegaa loola carari nio ciyaarbuu meesha ku hayeeye😮
kkkkkkk Dhako waan kusalaaaamay sxp from hargeisa
Jikaartoow Zxp qiso ban kula wadaagi
Ridwaan miyad copyyayne nio dadka ha iskaga dhigin wariye
Ani jarata aqana lkn asaga ma aqanii😂😂😂😊
Jakarta problem ba tahay wll
Bro jikarto abdimanan. Part 2
Jakarta dhaadhaan
Mss diyaanoy ninka ka hoos kac maxad u caayi
3:07😅😅
Jakarta wa iska walaysa inta is ledahay cid copy garay
Jakarta i warayso ninyahaw qisaa ku hayaa Cajiib ah
war yaa ciyarta kadaa hoyada ka wase 😂
Qofna shrftiisa laguma xadgudbo wll si macqula wax lo warystaa
Nio waxaa kuhadleyso kafiirso
anigu muhadoka aad waraysa naysa wlhi qortan kaJariLaha suLeekha dheereery
Caawan ayaad tahay jakaarta dadka sidaasi loolama dhaqmo somali gamer legendary weeyih
Waxaan macalooshaaa lagahyaa wxaan shaqadaada maha ee isa sax
Yt ay ku kala kacsanaayaan 🤣🤣
Somaligamer oo garan calyo ah wato pubg dheelaya live fb dhelaya igu horesay😂
prank la qalad fahmay zxb ayaa Marka hore ayaa sida prank ga loola dhaqmaa lakiin nin aad waraysatay adaa personal attack ku samaysay waad caayaysaa sharaf dhac wayn ayay kutahay qof wakhtigiisa kuu soo huray inaad af lagaadayso
Hhh ridwan izak ayaa iska dhigee😂
Ridwaan isaaq sidaad ugu dayanyso.meel xun ayy kuka tagi oo dhaqamadaan hdad joojin waydo sumcadadaa ku lumi dadka sida ixtiaamka leh kugu imanaya eekula hadlyaa ixtiraam kula dhaqan nio ridwaan isaak si caqliyysan ayuu dadka uwarystaaye
Walhi jakaartu wava dhaandhaan😅😅😅
Jakarta ninka kawareeji ciyaal TDM weeye😂😂😂
Wale aqiro wara kuyala aso samena maaragtay
Waa isku ogtihin hana walina😂
jakaarta waxaaga wareeysi ma ah khaladbaad samaysay ee hawnoqon
Waxaa isku dayeysaa in aad qofka abuse ku sameysid balse adigaa qiimahaada ku lumayaa bro
Wuu saxanyahay😂
waxaan waa scripted waa wax laisla ogyahay
Niyow jakaarta ma ree baadiyaa waxbaa lawaraystaa buu maqlay wakan rag Masuul ah intuu keeno niyo socdaal iyo cadoosh iyo dadkaa iska er eryo kabtan kuuma gashee saar