Aad ayaan ugu farxaa markaan arko awees madaxeey oo niyada loodhisaayo masha allah Alla hacaafiyo maskiiiska iyo intii xanuunsan xasan top ur great person
Asc asxabat qaaliga ku soo dhawaada channalka (abu manka official) sheeko yar iyo shactaro fadlan subscribe saar ganbaleka waa bilaash like share comment wa free tnx all
Walahi Idaadi saan kuma fiiyoba This young man need to be Rehabilitated psychologically lakini daadkaan wey ka harabeysanayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Allah wu idin jeedaa
Walahi Idaadi saan kuma fiiyoba This young man need to be Rehabilitated psychologically lakini daadkaan wey ka harabeysanayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Allah wu idin jeedaa Saas Itahaay Idaadi waxan kuleyahay hurumar wacan walalkey.
Zahrakiin Production aways madaxey maka hadlaysa ninka oo bahan psychological rehabilitation-ka ama iidadi. Haddi ad aways ka hadlayso aways inu bulshada ku dhax jiro waa mid kamid ah moral treatment ga ugo wayn lkn waxa dheeradaka ah oo rabo ayaa ah dhaqtar cafimad jir ahan ah igo cudurada jirkiisa ku jira in laga cawiyo si loo dawiyo.
@@aymanabdullahi8009 aniga waxan kahadlayay IDAADI waayo caqibadiisa wa PSYCHOLOGICAL (caqibada maskaxiyan) it's clear to everyone...Balse Aweys badhaxey he is reasoning well based on my observation so far he is suffering from PHYSIOLOGICAL DISORDER (caqibada jiirka) . Marka InshaAllah Allah hasiyo Daqatiro caawiyo hasiyo labadodha ba iyo wixi la midka ah.
Allah ha u naxariisto Aweys he was fantastic 😢😢😢
Talo: waxaan soo jedin lahaa awees in loofuro RUclips si uu ugu ceesho maskiinka inta igu racsan like ii saara
sax wat saxan tahay saxib
Subscribe iisaar codsi
@@cabdikhadir360 walal subscribe iisaar waa gabar soomaliyeed codsi
Ilahey unaxriisto hada aduunka nalama joogo
i realize I am quite off topic but do anyone know a good site to stream new series online ?
Tageerada Aways madaxeey like like 🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘
Subscribe iisaar codsi walal qaali
@@somowfahimoofficial7471
M.a ok walaasheey
still 2024 ayado ramadan ay tahay ban so boqday si an isku madad daliyo hada iga dabbeso lik❤
Aweys Allah cafiyo😪🤲
Aamin aamin aamin
Amiin
Amin
@@hooyomacaan6688wll Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar
@@ibracade132 shp Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar
Idaadi in laga raayey cawa hadad ila arakty like dhac igu sii
Aweys madaxeey wlhi wuu iga qosliyay...😁😂💚
.
.
.
.
👇📥
Oa
Lol u ducey
@@abdidahir9365 zhp Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar
Mta qabri uu joga 😢
200 comntis inaa garsiyo ayan u so qoray inta igu tagrsan like dhac ku siyaa😅😅🤣☝️
Liinja official 😹🤣😂🤣😹kuusarey like subcuribe dhac igu sii
Subscribe iisaar codsi
@@najahqurxinta9230 subscribe iisaar codsi walal qaali
Illahay Haa cafiyo Aweys nin talent leh waaye miskiinka aso xanusan ayu isku dayay inu naga qosolsiiyo
Xasan top gacanta madaxey aya sarneyd wuu iska tuuray. inta ila aragtay like ta
Ilahoow Aweys Caafi ameen🤲🤲
Afsoomaalika iska sax
Aamiin
Ameeen
@@rubbahasaneilmirubahasanei7830 wll Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar
@@ibracade132 shp Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar
Aweys madaxey Reer madiina Asal waaye wlhi nin shacatara Bdn waaye lkn ayaantaan xanuun saaid ah Haayo waliba dhanka caloosha
Ilahey hakucafiyo dex I
A
Allah Caafiyo 😭😭😭
Anigana sidoo kale rer madiino ayaan ahay aweys madaxey saan ma ku ogeyn ma aqaano wax ku dhacay
Ilaahay ha caafiyo wllkas somaliliyeed
Aamin aamin aamin aamin
Illah caafimaad ha siiyo
Kkk Aweys caadi Mahan wu iga qoslisay wlhi Ilahey ha caafiyo
Sry wlhy waqtigu waa cajiib qof walba adunka jogo maxa aragti ku laaban wlhy waqtiga in uu cajiib waayo yarkan waxan arki jiray isga oo aad u da yar xiligaas xata mar waxa uu dhigan jiray iskul la dhihi jiray cali xuseen hose dhexe inkasto uu yara wlhy kadib waxa iigu danbeysay isaga oo shelemoy habar qarijo oo xiligas loo yaqabay iyo shalemo ku talay macmacanka abshirow iyo cabdulahi uu reeys in uu mar mar nadifin jiray xiligas na waxay ahayd qiyasti 1997 ilaa 1999 xiligii igu danbeysay kadib wlhy hadan arkaa lkn farqi wayn aya u dhaxeya waxan daremaya in uu xanun san yahay una bahan yahay dar yeel wlhy waa aduun isma anan lahayn waad arku donta xata manan xasusan xiligas lkn markan arkay hada aad ban uga naxay waliba dhalintii hore ee reer madiino ahaa waliba qasatan dagmada dharken leey iyo wada jirba aad bay u yaqanan ilaahay waxan uga rajayn cafimad taam ah wlhy maso kobi karo inta an ka aqano yarkan wll keen ah somaliyey cawiya qof walba oo dhiban oo somali ah ilahyna dhibatada waa uu naga sari insha alah
aadbad u asiibtay wayo waqtigaas o dhan wan wada dagneeyn xaafada mac macaanka allaha caafimad ha siiyo insha allaah
Waa sidad u shegty wll aweys madaxeey wuu yaryahay 10 sano ka hor aya igu dambeysy hadase wuu xanusan yahay Allaha caafiyo reer Madina waaye asal waye
Aamin Aamin
Anigoo yar baan arki jiray dada ilaa 8 ilaa 12 bi aan ka gaaray waan arki jiray kadib kenya aaday hadana hadan ku arkaa RUclips illahow ku caafi
Aamiin
Ilaahey haunaxaristo qabrigisa alaha uwasiciyo sualaha Allaha ufududeyo 😥😥😥aweeys
#Aways Kuch kuch kuch kuch
#Idadi yakubare waxaas
#Aways walasha ibarte
#Adigana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kukushanow 10 🤾♂️😂😂
Subscribe iisaar codsi walal
@@sakariyacabdiraxmaan6710 aboowe subscribe iisaar codsi
Yaa kubarey heestaan ? Walaashaa 😂😂😂
Allaha caafiyo Aweys
Aweys madaxeey allha caafiyo
saciidcabdi amiin allah cafiyo
Yaaa ila arkaa idaadi heesti Govinda
"Bulbula Re Bula " ayuu si mcn kugu luuqeeyaye
ciyaal hindi iga dheh 💯💯🤣🎤🎤🎤
Allah u naxariisto maskiinka 😭
Aweyz madaxey cadi mahan jarer wayey jareer jareerta buu aruursadaa kulahaa waa nin iga qosliyey 🤣🤣🤣
hadaad nabiga jaceshahy like saar
Ax mizkiinka wlhi xanuunbaa haysta illahoow ka dulqaad xanuunka dhipbuu ku hayaaye madaxaa laga gartaa iyo caloosha illahay caafimaad sareeca ha siiyo
alaha ka dulqado awes madaxey
xanunka madaxa iyo calosha alaha ka dulqado
@@sucdiahmed6378 aamiin aamiin alle haka dul qaado
Wuu dhinty
Aways madaxe wa so funny 😂 bro
Allh ku cafiyo 🙏
Iidaadi::Yaa kubare wxaaas?
Aweys madaxey::Walashaa!!!🤣🤣🤣
Aad ayaan ugu farxaa markaan arko awees madaxeey oo niyada loodhisaayo masha allah
Alla hacaafiyo maskiiiska iyo intii xanuunsan xasan top ur great person
“Jilaaga buuran” very wrong to refer someone that 😏
Inta Iidaadi Shactaradiisa ka helay like iisaar👈
Kamaal wll subscribe iisar plz
Asc asxabat qaaliga ku soo dhawaada channalka (abu manka official) sheeko yar iyo shactaro fadlan subscribe saar ganbaleka waa bilaash like share comment wa free tnx all
War waxaan nacay wlhi youtopredan somalia joogo 😡
Bal arka qof xanuunsan sidey views ugu raadinaayaan ah!
Waligey youtop comment kama bixin lkn waxaan lalabadooda layabahay uf😣😣
Wlhi waan ka xumaadaa dadka sidey ugu ciyaarayaan 🤨🤨🤨
Wallakan xanuunsan Allah caafiyo Amiin yarabi🤲
Waxaa tahay qof wanaagsan oo naxariis bdn. Sidoo kale MA jecli iNaa comment ka bixiyo meelahaan oo kale wayo qofkaan Waan aragnaa inuu xanuunsan yahay Balse dadka ay ku raadinaayaan views.
Waxaa tahay gabar naxariis bdn
Wuu dhintay wlhi😭
Sxb aniga like isara Ayaamaha productions
Alle haunaxaristo awees madaxey🥺😭
Alla ha u naxariisto aweys 🙏🤲
Aweys madaxey allaha ku cafiyo zxiip nin dad ka qoslin kara
Rer Nairobi where are u?
Yes
In ta ila araktay inoo xasan top niic watay like ha iisaarto
Illahay ha unaxaaristo marxun awes 02/03/2021 🤲🏼🤲🏼😭😭
M.a aweys calooleey Alle ha ku siiyo cafimad taam ah AMIIN YARABI 🤲🤲🤲🤲🤲
Anaa u horeeyo ninkan ila Arag kuwii biyaha xooga bdn lagu dhaley like dhac igu sii
Xasantop inta ila aragtay inuu haraday like dhac kusii
Odayga caloosha kuusan inta og inuu soor iyo calooley iska buuxiyey NaaG jareera karisay like iii saara
Xasan top inuu mesha Qawiil nimo ku wado ma ila arag teen like saar
Illahow aweys cafi yaa Allah 😢🤲👈
Wlhi waxaan xasuustaaa awees madaxey anoo yar ooo ilko ii dhacanin waliba uu xafada imaaan jiray wlhi funny waaye awees madaxey ilahey cafimad taama haku siiyo wlhi markaan ku arkay waan ilmayay wlhi waan jeclaa because he was so funny 😊😊😊
How many brothers do you have 😛😂😂😂😂😂 wax LA cunaayo miya hhhh
Inta ilahay io dintisa jecel like
Alaah u raxmada weeys 🤲😭
Allah ha u naxriisto awes 😢😭
Madhinte
Qosolka Aweys Madexeey mudo soconaa halmar buu joojinayaa nin iga yaabiyay Ilahay ha caafiyo
Aar cidii iidaadi Taageersan subscriber dhac dhac Ku siiya plz
Waaa kuusaarey zxb ee adna iisaar zxb🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙌🙌
Awees madaxeey no 1,
Aways madaxay wlhi kal iyo lab iga Qoslisay intuu ka Qosliyay like dhac dhac ku siiya
Xasan top dadkaan xaguu Kasoo uruurshaa 😂
SUBSCRIBE Iisaara Sxiipayaal Adna Waa Iga Helayzaaan
Alle ha unaxariisto wllken aweys
Allah ha u naxaristo madexey
Awes madaxey waxa uuka adag yahay awes cali baafow marka iidaadi umakali karo iidaadi lechan waaye iidaadi horay usoco zxb🇸🇴😂😂
Aweys Allah ha u naxariisto
Allah ha caafiyo aweys madaxey
Aamiin
Ninka kan ku yaalo hee🤣🤣🤣🤣
Allow ku naxariiso wllkey oo janadi ku geeh
Alaha unaxaristo Aweys Madaxe
Guuleesta sxpyaal 🤝
Ilahow kunaxariiso awees 🥲🥲🥲🥲🥲
flimkii tarazu heestii ku jirtay ee hasiina korikori kii qaadayay waa u eegyahay😂
Ismail Husien Ali Ruicosta Lol ha weliba film ka Rakshak Sunil Shetty balwaan
@@mohamedaden2114 haa bro waa run lkn xooga farqi yar xaga hilibka, aweys madaxey aa aad u cayilan lol
Idadi sxbow waan kutagera sxb like iyo love igusharaf
aweees madaxay ilhy ha u naxaristo waa dhinty 🤲😥
Allow u naxriiiso wll
Aways madaxey inuu normal noqdo inta kufaraxsan likta kusoo muujiya
Walahi Idaadi saan kuma fiiyoba This young man need to be Rehabilitated psychologically lakini daadkaan wey ka harabeysanayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Allah wu idin jeedaa
Wara ninkan xanuunsan iska dhaafa walayaal
He's too funny
Waa haybad in dadka laga qosliyo shactaroole weyn weeye waana in laga faaiidaystaa maaweeladiisa .
Allaha caafiyana😂😂
13 minute 870 views
ALLOW ku naxariiso aweys😭🥺
Iidaadi aweeys madaxeey iyo dhamaan inta kle waaan salamay
Saki Muxiyadiin walal subcribe igu caawi
@@kingwelly1961 kusaaray waayo wlaalkay soomali ah maanad ahyn xageed iibaryee waaa qasab inaan kusaaro wll horey usoco wll king Welly waan kula soo xidhiidhi wll
Saki Muxiyadiin walal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay taager nimadaadi❤️❤️❤️ noolaw walal🤙🏼🤙🏼❤️❤️
@@sakimuxiyadiin7935 nin boqora tahay sxb ana iisar plz
@@kingwelly1961 shukran king
Allah cafiyo ninkani washaca tirole
Aweys Alle ha ku naxariisto
Allaha cafiiyo iidadi walahi melo saray ilaheey haku cafiiyo walaalkey somaliiyed
Awes Baafoow iyo awes madaxeey qosol ayey leyihiin 👇🖕🧦💋👅👡👠💄❤🧦😍😘🤩🤗😉
Walahi Idaadi saan kuma fiiyoba This young man need to be Rehabilitated psychologically lakini daadkaan wey ka harabeysanayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Allah wu idin jeedaa
Saas Itahaay Idaadi waxan kuleyahay hurumar wacan walalkey.
Zahrakiin Production aways madaxey maka hadlaysa ninka oo bahan psychological rehabilitation-ka ama iidadi.
Haddi ad aways ka hadlayso aways inu bulshada ku dhax jiro waa mid kamid ah moral treatment ga ugo wayn lkn waxa dheeradaka ah oo rabo ayaa ah dhaqtar cafimad jir ahan ah igo cudurada jirkiisa ku jira in laga cawiyo si loo dawiyo.
@@aymanabdullahi8009 aniga waxan kahadlayay IDAADI waayo caqibadiisa wa PSYCHOLOGICAL (caqibada maskaxiyan) it's clear to everyone...Balse Aweys badhaxey he is reasoning well based on my observation so far he is suffering from PHYSIOLOGICAL DISORDER (caqibada jiirka) .
Marka InshaAllah Allah hasiyo Daqatiro caawiyo hasiyo labadodha ba iyo wixi la midka ah.
Xasan top awesyaash xakee kuuku jiran 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xasan top gacanta aweys madxe iska dajiyay kadibna wa is tir tiray saas ma fcno warya inta ila argty bilowga barnamijka waye laki
waa u jeeday
ii daadi waa Mar ki ugu horaysay aan arko inlakalo aways malagalinkaro waa iga qusliyay
ilaahay ha u naxariisto
Idaadi 0 Aweys Madaxeey 7
Alaha u naxariisto marxuunka awas masaxey walal ka saar vidoe yaashiisa
Alle ha u naxariisto😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺😢
Aweys xilin arki jiri san maahen wllhi illhy ha caafiyo 😥🤲🤲
Alle Hakuu Naxariisto____Aweys😥😰😭😢
Aweys caalooley wlhi wuu iga qosliyay🤣😂😁
Kkkkkkkkkk Ar aways madaxey aha Caawa Macmacaanka kuso arkay madina Asalkii aha So funny yaakhi😂😂😂😂😂😂😁😁😁
Mashallah idaadi horey usoaa
Walahi wuu kaa raayay
Idaadi: hada mobile hadii lagaa dafo yaa kuu soo qabaanaayo
Aweeys: Ilaahay
iidaadi cawada waa lagu dhagan yahay nin buuran balanso yaa ku dhahay bro 😂😂😂😂😂😂😂😂
waa iga qosliyay😂😂😂😂 yaa ku baray? walashaa?
Hhhh ani xataa
@@maryamaali8667 wll qali subscribe isar plz
@@maryamaali8667 wlshy sikal iyo laab aan u qoslay😂😂😂
@@ismailhusienaliruicosta Isaar subscrab
@@ismailhusienaliruicosta sxb subscribe 50 kaaga dhigay adna iisar subscribe aan isku danesano ee
Idadi umadena maahn wax kala waaye hada ila aragti liks daac
waaaa kabaxsaday iidaaadi
Idadi ninka kliya IGA qosliya keep going pro
Wtf 68k aa hda wxaan fiirsaday somalida dadka xanuunsan maxee la fiirsadaan uff
Always ma daxey wan ku tageraa
Aweyz madaxey ? dimow Boo U Egyahy Intaa ila Arakte Like Dac Dac