aniga oo aad u yara oo dugsi quraan ka imid 1988 aya xfd record la oran jiry national penasonic ka dhageysty radio mogdisho aya laga sii daayay heestaan xili roobaad ayey ahyd runtii jawigana aad ayu u degna dadka waxa ay ahayeen bila xanaaq farxad aya wajiyadooda ka muuqanesy
ala haw naxariisto cabdi naasir wuxuu ahaa fanaan cod macan waa heesihi aan ku caqliyaystay heesta in badan baan dhegeystey anigoon garanayn cida qaada gadaal baan ka ogaa day inuu Yahay cabdi naasir waxaa maqlay muqdisho ayaa lagu dilay goor habeen isagoo tiyaatirka kazoo baxay mise gabadhi baa jiidhay masixi Karo qisada isagoo radiyow muqdisho laga tacsiyaynaayo a Ayaan garanayaa ala hawnaxriisto
aabahay Qalaafe ayaa la dhahaa wuxuuna kula baxay Schoolkuu ka qaadi jiray markuu yaraa
aniga oo aad u yara oo dugsi quraan ka imid 1988 aya xfd record la oran jiry national penasonic ka dhageysty radio mogdisho aya laga sii daayay heestaan
xili roobaad ayey ahyd runtii jawigana aad ayu u degna dadka waxa ay ahayeen bila xanaaq farxad aya wajiyadooda ka muuqanesy
Jaaniskaas wuu na dhaafay aduun buuq iyo colaad ban ku dhalnay illhy aakhirdena hano toosiyo❤🥰🥰
1989 baan dhashtay hadana waxan xasuusta aabahey oo dhageysan jiray heestan 1996 xasuus macaan aan soo laabaneyn waaye axax
Ala maxan ku qayilay hestan.
Nin maskin ah o madaxa loga jiro ayan ka maqli jiry heestan 2008_09 lafoole😥
Jaceyl aya madaxa kagale miskinkas
War sxb wlhi sidoo kale
Xaafaddee sxb. Aniga xafadda arjantin muqdisho marka lasoo dhaafo suuqa qoryaha.
Waliba nin dhalinyaro ah ayuu ahaa oo dheer xoogaa caatana ah
Reer qalaafe miyaa ahaa mase reer godee
Xasuuuus igu qali ah
Yad kuso xasusani abaayo?
Me first walhti hore xasuus
heesta.aadaban.uuga.heelay
heesta.aadbaan.uukaheelay
Wax kale aad baan uxiiseya miraha heestaan
Heestaan aatban ujeclahay
Mirihii cabdi cali suldaan laxankii iyo codkii c.m.siciid
Cabdi suldaan,
Kii lahaa miyaa heesta
soow kumaan arag agagaarka Juba inan aad u wacan.
ala haw naxariisto cabdi naasir wuxuu ahaa fanaan cod macan waa heesihi aan ku caqliyaystay heesta in badan baan dhegeystey anigoon garanayn cida qaada gadaal baan ka ogaa day inuu Yahay cabdi naasir waxaa maqlay muqdisho ayaa lagu dilay goor habeen isagoo tiyaatirka kazoo baxay mise gabadhi baa jiidhay masixi Karo qisada isagoo radiyow muqdisho laga tacsiyaynaayo a Ayaan garanayaa ala hawnaxriisto
Cali cabdi xiligee ama watqigee ayay ahayd marka radio muqdisho looga tacsiyaynayay
Hees qiimo bdn wye