Cabdinaasir Macalin Siciid - Badacas

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 9

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 4 месяца назад +2

    Cajiib walow aanay heesaha Cabdinaasir Kala dhicin hadana tani waxay ka mid tahay heesaha maguuraanka ah ee aadka u mcn.
    RABBI Naxariistii Jano hawgu deeqo Ustaad Abdinaasir Macalin Siciid.

  • @CabdiShakuur-y4y
    @CabdiShakuur-y4y 3 месяца назад

    Alow kuu naxariiso Abdinasir macalin siciid warsame fandango jiray cod halaasiya❤❤❤❤❤

  • @updirahimomar5388
    @updirahimomar5388 9 месяцев назад +1

    Heestan horta erayadeeda. Yaa lahaa ma
    Maxamed cali kaariye mise cabdi cali weyd 🎉🎉

    • @ahmedelmi-assoweh
      @ahmedelmi-assoweh 3 месяца назад

      @@updirahimomar5388 waa Erayadi abwaan Cabdi Cali Weyd

  • @CabdiShakuur-y4y
    @CabdiShakuur-y4y 3 месяца назад

    Allah kuu naxariisto Abdinasir macalin saciid warsame codkiisa dahabigaa

  • @muniraabdi1851
    @muniraabdi1851 4 года назад +1

    Alle haw naxariisto mad ka daysid wll waliba si mucjisa ayuu u dhintaye rabiga ka baq ka dah marxuunka

    • @ikhajji
      @ikhajji  4 года назад +1

      Munira, walalo maxaa miyeysan ahayn dhaxal u uga tagay umada somaliyed? Inkasto udintay xili fican oo Rabi horgoysiyay Somalidan maskaxda karagadsan.

    • @muniraabdi1851
      @muniraabdi1851 4 года назад +1

      @@ikhajji waa dhaxal lakiin wll waa dhintay danbi ayay ku tahay codka wayo music ayuu wataa intaa ayaa xaran ka dhigtay wn jecelay ninkan hesihii u qadi jiray balse waxan isku dayah inan u duceyo markan arko wayo maso labanayo mana hadi karo inagaa u nool inan ka dayno weye ama iyago qorala laso dhigo si loo barto murtidii fanaaniintii way fiicnayeen marxuunkan mid ayan ka naxaa markan arko hestii milcsaday janadii alle ha geeyo janatul fardawsa

  • @Rooxaanta
    @Rooxaanta 9 месяцев назад

    Erayadii Abdi Ali wayd