Naciima wllhi wanageeda iyo qalbigeeda qurxoon ayaan kaga helay zido kaleh illahay ayaa qurux saaid ah ku manaystay nagtan kale hal ayan ka dhaha, horaa lo dhahay dameeraha mida ugu foolxum ayaa ugu haraati kulul. Doqonimo iyo aqli la'aan ayay isku darsatay war taas mreshi lagu arko hala dilo oo miskiintan yar way ka wayn tahee xoolaheeda halooga qaado😢😢😢
Subaxanallah Naciima sey tan saaxiib ula ahayd shaqsiyadooda maba islaha Abaayo hada kadib ka fiirso dadkaa la saaxiibeysid Qalbigagana illahey ha kuu qaboojiyo gabar saanoo dhan u qalbi fican aa tahay ❤❤
This is what narcissism look like in our community. Laila was asked why did she do what she did. She can’t answer. May Allah give Naima sabr and protect her.
Naima is a scholarly young lady, an intelligent woman, displaying a certain level of emotional sensitivity, whereas Laila is an uneducated person lacking proper knowledge, somewhat transient in nature and unfamiliar with city life, and not possessing any professional qualifications. Naima May Allah Assist you and grant you a new and positive chapter in life ❤
😢😢😢 intan barmamij dawanayey Mid iga samen badan ma arkin war ilen aduun wax walbo waa lagu arka wlh qoftan mela u cad ee gabadha yanan la lugon gabdha la soo wada waana la isla fican yahay wlh ridwan suaalahada waa kuwa cajib ah thanks mudane
Wlhi qoftanu wa jahiilad diyaar mahan inay rali galin bixiso uma aragto inay qof noloshiisa burburisay lkn wan ka xumahay ma u awodo walsheed inay qalbigeda dhaydo
Waligay qof nuucan ma arag Subxanallah 😢😢😢 part 2 aawi soo dadaji ridwaan Alle xanuun ku weynaa na'ima waxbaa ku dhacay . Walalayaw gabdhahan Leyla ah xadithkan ha loo fasira xadith qudsigan عن أبي ذر الغفاري - رضي الله عنه - عن النبي - صلى الله عليه وسلم - فيما يرويه عن ربه عز وجل أنه قال : ( يا عبادي إني حرمت الظلم على نفسي وجعلته بينكم محرما فلا تظالموا ،
وقال أيضا النبي صلى الله عليه وسلم: كل إبن ادم خطا وخيرالخطاءين التوابين ❤ Xbbti layla dambigeda wey qiratay oo wareysigi bey ku shegtay ee yaan iyadana la dulmin lacagta iney dhacdo wey ku khaldaned lkin naciima ama haka gudato ama ha cafiso
Gabadhan aad bey u dhaqan xuntahy waxey ku samesay gabadha waleshed ka dhigtay wali wey isla saxan tahay waa qumayo caadiya. Naima abayo tan iyo ninkasba allah ku dhafiye Alhamdulilaah dheh hore u soco.
Unfortunately, Leila isn’t someone who is ready to be an adult. She might be by age but she lacks emotional intelligence. The worst thing is that she is proud of her way of handling a severe situation like this. Ridwaan said that is a sociopath in front of her and her not reacting to that word shows us how much she lacks intelligence. Unfortunately he is right she is a sociopath. In her video you could hear that she is antisocial(she was only in the shop or home) which sociopaths are, she lacked and still lacks empathy, she is trying to manipulate the situation by using logic (I can’t take back what happened and I know I did wrong) we all know she can’t but her not being empathetic is scary. She enjoys seeing others in pain. May Allah SWT protect us from friends like Leila. Naima is definitely very intelligent and to an extend very naive. Its great to believe the best of people but with limits. You can have friends but there are limits. They can’t live with you and your husband. They can’t have free access to your earnings. Leila didn’t have any investment in Naima’s business she was an employee maybe a great one but she was handled as someone who actually invested in the business. I know many Somalis don’t go by contracts but maybe they should find another way where their business can be safe. Being naive isn’t the way to be successful. Naima abaayo don’t waste your time with Leila she can’t explain why she did what she did unfortunately she does not know why herself as it is a disease. Don’t destroy your own status Naima by going down to her level.
Naciimo be strong walahi wax eeysan waligeed helikarin baad heesataa shaqsiyad dahab ah Millions wiil oo soomaali ah baa proud kugu ah we all love you 😘 sweetheart
Sxb laylo wa runteed wax tagay ma so noqonayan Marka maxa lagu haysta khaladkedana way qiraatay waxba ma dafiirsana Marka ma calaacal bad ka rabtan wa gabadh adag laylo very strongst girl
Naciima abayo i pray you heal from this trauma this narcisst girl inflicted in you. She is like a stone who doesn’t feel the pain you are going through despite what she did to you. All she could do was say sorry in a respectful way with emotion but she lacks that. Don’t waste your energy with her fighting and all just walk away and let it go I know it’s hard but Allah will heal you. Insha’Allah. I pray Allah grants you a beautiful future that you will love, I pray that you keep smiling and being happy to forget all this pain. Amiin🫶🏼🥹❤️❤️
Layla waad qaldan tahay waa inaad is waalin oo gabadha aad soo ceshten si fiican ula hadashaa ma qaldame waa ilaahey qaladkaaga qiro oo is tartiibi aduunkaan waa wasaq qof laga xoog badan yahay ma jiro cool down❤❤❤❤❤
Tuug indho adega balaayo llko dheer waaba qof weyn naa ku necbiyaa wajiga ha gubto ma xishoodo naciimo i love you abayo maagtaas ka dheerow kana cuudo bileyso ❤❤doqonimada fuleynimo ayaa u dheer
She is just like me, when am in a situation that i cant handle i smile alot, its a reflection that my body does to cover up what is inside me, it aint real but its there. When my mom sees me smiling like that she used to say jooji qosal gariir ka😭its there but aint real it
The problem is Leyla can't put herself in Naima's shoes, which is why she lacks empathy and self-awareness, proving she is a narcissist with no ethics or morals and who is mentally in a arrested development. May Allah free Naima from all resentment and make her future a brighter one that is full of joys and happiness, Ameen.
Layla she is just a weak minded person who is trying to be strong. Waana fuley marki hore dukanka intey xirtey carartey maantana naago lasoo oradey.If dont have nothing good to say you shouldnt come
Ninka naima oo sas u yar u caqli badan qofkaas warersan ka raacay kaas asagaba warersanay naima allah ayana ku dhaafshay labadodaba allah hakusiiyo nolal ka macaan ka qurux badan gabaryar aa tahay naima qurux masha allah
Naima is absolutely a wisedom driven lady, capable of handling the situations at per, self-restrain is something minute at her mind, Masha Allah, really a great gwl! On the other hand, Laila is someone who is brainwashed, poor in thinking and doesn't accept the reality and her mistakes as well! Think Big!
Waka masersanthy nolsheda wa quuriwaay wa qof awalkeda qalbiga ka xumed ee haday qof cadiya eheed wlh intay ku bodo ee isku duubte dhihi lehed I gogoso sxb qaladkas wa iga dhacay doqonima I qaday wana ka xishoday inan hortada so istago manta dib ina ku kasbadan diyaar u ahay
@@ikhlasali0106 human suffering is the best money can buy entertainment in the world so don’t be a hypocrite At Work. Human reactions and feelings entertaining to many, your comments is this emotional and entertaining, Allah Akbar more please 🙏
Layla needs to do these things:- 1. She has to repent to Allah and ask help of better personal character so she can admit her mistakes and ask forgiveness politely and humbly. 2. She needs to see a psychologist to address her mental health issues since she might have some untreated trauma or disorder. 3. She also needs to take courses to learn skills how to manage anger issues and apologize respectfully and sincerely after being the wrong person. May Allah guide her to the right path. If she is normal human being she would admit her unforgettable mistakes, be humble, show sympathy, make sincere apology while she is still regretting and asking forgiveness. She would reaaly try how to even repair the damage to her best at least to prove that she's human being who made a mistake that she shouldn't make and is willing to fix. She would worry about her akhirah. Unfortunately, she seems she is like a psychopath who messes you up and believes that it's your fault. May Allah forgive us. Hope Naima heals emotionally, mentally, socially and moves on to better happy life.
@@sHimaaLi_x1Waxaan rabay in dadkoo dhan ka faaiidaystaan maadaama dadkeena badankooda English ka yaqaanaan laakiin dad badan oo dhalinyaraa aysan Soomaaliga aqrin karin. Dadka lama caayo ee waa la waydiiyaa. Waxaan rajaynaa inaad maskaxda ka korto oo fikirkaaga balaariso. Mahadsanid.
Qoftan xooolihi mxy ahayd wlllhi cali la.aan iyo fooolxumo ayey isku darsatay Naciima be patient with your self everything will be back better don’t confuse yourself ❤❤
Walhi ani meshan kumaa gaden sida wadka intaa u radsho ban jar jari lahay lacgta ne haa isku daweyso markas ilen nag sas i gashe adunka nabad iguma si jogten shekadan wax u fahme nacima Dhanka familka asxbta garab iney ka weyseh 😢
Totally agree @nasrohassan5795 I am mad for NACIMA 😢 the AUDACITY. May Allah make it easy for her to MOVE ON and GET A BETTER FRIEND WHO WOULD NEVER DARE DO WHAT LAILA did.
Qof walba oo arka qoralkeyga waxan u rajeynayaa nolol qurux badan❤
Thanks wll
Amiin wll inshalaah adna sido kale
❤❤
Amiin🤲 wll adna Sido kle
Insha allah adna sidonkale
Nabiga aan ku sallino scw❤️
Sallallahu Calaa nibiyinaa muxamed scw scw scw
Scw
Saalalahu caaley waasalama 🥰♥❤
(SALALLAHU ALEIHI WASALLAM)🎊🌹❣️❣️💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫵
Scw scw scw 📿
Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️
Naciima wllhi wanageeda iyo qalbigeeda qurxoon ayaan kaga helay zido kaleh illahay ayaa qurux saaid ah ku manaystay nagtan kale hal ayan ka dhaha, horaa lo dhahay dameeraha mida ugu foolxum ayaa ugu haraati kulul. Doqonimo iyo aqli la'aan ayay isku darsatay war taas mreshi lagu arko hala dilo oo miskiintan yar way ka wayn tahee xoolaheeda halooga qaado😢😢😢
Naiima wlhi waxa tahay gabar wanaagsan oo dulqaad badan ani ahaan wajigeda iyo magaceda ina maqlo ma aqbali laheyn xaqiiqataan abayo naiima guuleyso meel wanaaagsan ku rajeynaaa
Haa niyadeeda wngsan wax loo dulqaadan karo maha
war laylada waba miid habaran masiibo gogooysay moriyanimada ay lasi indha adagtahay kkkkkkkk😂
@@nunubeydan-gt9gxinay iska kay cafi tiraah day ahayd so sorry ilaahayoow ugargaar Niima ❤
Subaxanallah
Naciima sey tan saaxiib ula ahayd shaqsiyadooda maba islaha
Abaayo hada kadib ka fiirso dadkaa la saaxiibeysid
Qalbigagana illahey ha kuu qaboojiyo gabar saanoo dhan u qalbi fican aa
tahay ❤❤
Walhi beenta maaha labo qof oo isku dhigmaba maaha subxanallah
Naima Allha qalbiga u qabojiyo miskiinta
Inanta dharka madaw waa aqliyeey wax garad ah masuul ah waan ku salaamaya quruxey adoo lagaa gardaran yahay ayaad hadana dulqaad muujinaysaa ❤❤❤keep going sister
Alla ani dulqaad dhan malih😮
@@saarabintumustafaa3415anaa kula mid ah koor aan kaamirada wajiga uga garaaco aan ween lahaa😅
This is what narcissism look like in our community. Laila was asked why did she do what she did. She can’t answer. May Allah give Naima sabr and protect her.
Naciima wallaahi caadi ma tihid qof wanaag udhashay deggenaanta,caqliga iyo hadal wanaag. Mashaa allaah. gabadha Layla walaal naxariista wax xun maahan qalad aan galay waa ogahay abaayo raalli noqo, mar dambe waxaa oo kale masoo noqonayaan waa jeclaan lahaa inaad hal mar keliya icafiso aniga ayaa saxaya wixii qaldamay, lacagtaadii waan kuusoo celinayaa raalli iga noqo. , waad iwanajisay waan ku xumeeyay raalli noqo abaayo macaan intaaa ayaaa lagaa rabay wax kasta oo dhacana intaa keliya ayaa kuu furnayd, iska dhicin iyo dagaal ayaaba gashaye. Midda kale sxbtaada cusub iska hubii
Sx wlh maxay wax raali galisaa waxayba u qabtaa inay saxsan ta
Wlllo qofkaste Raali galinta mayaqaan. Dadka qaarbaan sida Raali ahow loodhaho aqoon
aduunka fulaynimo ugu daran ..ado qalad gale hddna fuley nimo ku darso.mxa ka xun😂😂😂😂
Aduunka caqli aa laysku dhaafey, Haday wax caqli leedahayba walaasheed dhabarka kama qaniineen
Qof soomaaliya ceeb buu U yaqan wan qaldamay Iyo rali noqo marka hore nalama barin inaa danbigeena qirano
NAIMA is very intelligent Mashalah and humble when matters ... Wa gabar caqli badan .
Ma shaa Allah
This is true story or funny story
Bal ninka labadan isku doorsaday makayaabteen dowon cadow ah oo bilaa caqli ah maba kala yaqaan qalad iyo sax balo ku laylaysatay dadbay soo cuntay waan la ogayne
ninka raba wa ayo naag aqli badan ,
ninkii haween ku guursada qurux waa
sidii nin iibsaday guri la dhalaaliyay .
@@HindaAbdulle-fl2jjwaa so’aasha aan isweydiiyey markaa daawadey video
Waligay ma arag tuugo ka indha adag tan waaba kuwii dadka xamar ku qalijiray abeesay korsatay balayo indha adag thanks ridwan ❤❤❤❤
Walahi Aniga ayaaa ba xanaaaqay iyada oo lacag tiiii cun tay reeer kiii dumisay ayaaay hadana soooo indho adag tahay balaaayo kugu dhac day dheh
Tuugtan oo kale ani ayay ihaysataa walahii waa yaab
Bisinka indha adkaa yaa la aaminaa marka
@@MaryanHussien-z3xnaa iska cayri balayada maxaa ku ag fariisiyey
Waxas waa failin waxaban Kama jiraan
SubhanAllah, the audacity, I’m actually in shock. How is Naima so calm 😭
😂 wlaahi am in shock even wht they saying is far from wht i am seeing😂
Naima is a scholarly young lady, an intelligent woman, displaying a certain level of emotional sensitivity, whereas Laila is an uneducated person lacking proper knowledge, somewhat transient in nature and unfamiliar with city life, and not possessing any professional qualifications.
Naima May Allah Assist you and grant you a new and positive chapter in life ❤
Well and Said
Amiin yaa Rabi, InshaaAllah,
NAIMA is an absolutely intelligent, wise self-control girl, while LAILA is far from those qualities. NAIMA, may Allah help you 🙏
Nice
Aminn 😢
Amiin inshallah
@@fahadmohamed702800000
Naciimo waa gabar dagan sabar badan plc waa in an cawinaa oo dhaqalo business ku sameysato loo aruriyaa oo dhan maskixiyan loga cawiyaa 😭👏🏽😭👏🏽👏🏽
Haa wlhi wey istaahishaa illh waxeey ku faraxdo hasiiyo❤😢
Ani hadabo awodilahy wasinlahy lkn wax mahesto anibo😢
Haa walhi
Fudeydka daaya soo jedintina maxumee
Haa wlhi
Ma aqaan wax aan dareenkeyga ku cabiro , ILAAHOW NACIIMA qalbiga u qabooji.❤❤❤
Abyo waxas waba Kama jiraan an been lagu shageen
Hhhhh Wuxu foolxumaa😂😂😂😂 doqonimada udheer naciima waa gabar wansan oo qurux badan keep goin❤❤❤❤
Ma argty ciilkeda mel lajifa la ahy uff dheh baqtida😂😂
Wa runtaa wlxxx😊😊😊
Adeer quruxdu wajiga maaha
Hhhhhhh Naciima wllo alle ha ku xifadiyo layli waa gabadh Nacasa ah waliba jaajuusad foola xumo iyo bilaa caqli ah alle cadaabata ku rido
@@maxamediidlemohaaa4080xumaanta ay sameysay iyo tan ay ku hadlaysaba
😢😢😢 intan barmamij dawanayey Mid iga samen badan ma arkin war ilen aduun wax walbo waa lagu arka wlh qoftan mela u cad ee gabadha yanan la lugon gabdha la soo wada waana la isla fican yahay wlh ridwan suaalahada waa kuwa cajib ah thanks mudane
Wlhi qoftanu wa jahiilad diyaar mahan inay rali galin bixiso uma aragto inay qof noloshiisa burburisay lkn wan ka xumahay ma u awodo walsheed inay qalbigeda dhaydo
@@xiiscismaan1737 ma naqano waxan ku tilmano balse in la qabto oo sharciga la mariya qaba
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤
Scw scw scw scw scw
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Naciima abayo labadaas qof waxey ahaayeen labo qof uu ilaah ku dhaafiyay horay uga soco
Naima is so kindhearted and very calm.may you never lack in life.have a bright future ahead of you ❤️
NAIMA is very intelligent msha allh and humble when matters wa gabar aqli badan 😂
Wlhi uma dulqadan la ahen nolasha dhafin la ahayeh😂wacesha😂😂😂maskiin sana gbdha
Indho adka gabadhi la dulmiyey ayaa dagan ayadi wili islasisaxan ceeb Loma dhinto watan Yaa Allah naima naxaris nolol wngsan sii🤲🥰
Hubaal waxa ah in qofka wanagsan markasta ladhawaco taasna qawaaniinka aduunka ayy kamid tahay ee Neima iska dulqado abayo 😊❤ilaahayna talo saaro ❤
Naima waa gabadha wanag badan 😢 kaso qad ina illhy ku dhafiyey dadkii xumaa Alxm dheh Qrx badany❤
Maxay tahay gabadha wanaaga badan naxariista badan ay u maraan dhawaca aduunka ugu xun ❤😢
Haa mida layabay midaas ah sorry ilahey qof walbo oowanagsan ilahey hausahlo qof uqalmo amiin yarabi
Haa sabab
Nimanka wanaaga wuu udaranya gabar kasta o fican nin maheysto mido dibta lu jecelya
😢😢
Subxaanalah wa midaan la yaabay 😢
Balayo waji musbaar leh waxay isku darsaty folxumo khiyano iyo indha adayg abayo nacimo iska dhaf tan aydba bahdilan ee wax ka khyr qaba Allah ku siiyo❤❤
Folxumo qiyano iyo indho adayg uf tan ayadba bahdilan khumayada😂😂😂
Balaayo quruxsan majirto
Waaar qofta leila ladaha indha adkaaa...Bisinkow. Nacima humble lady Mustaqbalka wngsan Alle ha kusiyo abayo
𝘈𝘢𝘢𝘮𝘪𝘪𝘪𝘯❤
Naciimo walalo, dont worry, you'll find everything inshallah ill make dua for you, keep going❤
Waligay qof nuucan ma arag Subxanallah 😢😢😢 part 2 aawi soo dadaji ridwaan Alle xanuun ku weynaa na'ima waxbaa ku dhacay .
Walalayaw gabdhahan Leyla ah xadithkan ha loo fasira xadith qudsigan عن أبي ذر الغفاري - رضي الله عنه - عن النبي - صلى الله عليه وسلم - فيما يرويه عن ربه عز وجل أنه قال : ( يا عبادي إني حرمت الظلم على نفسي وجعلته بينكم محرما فلا تظالموا ،
وقال أيضا النبي صلى الله عليه وسلم: كل إبن ادم خطا وخيرالخطاءين التوابين ❤
Xbbti layla dambigeda wey qiratay oo wareysigi bey ku shegtay ee yaan iyadana la dulmin lacagta iney dhacdo wey ku khaldaned lkin naciima ama haka gudato ama ha cafiso
Cidii TikTok kasoo argtay videogan ee RUclips kasoo raadisay like isaar 😂😂😂😂
😂😂
I never seen someone with that confidence after all the things she did lmao😅
All this is clout chasing 😅😅😅😅😅😅😅
It’s not confidence it’s gaslighting 😂
Her audacity is killing 😢
Gabadhan aad bey u dhaqan xuntahy waxey ku samesay gabadha waleshed ka dhigtay wali wey isla saxan tahay waa qumayo caadiya. Naima abayo tan iyo ninkasba allah ku dhafiye Alhamdulilaah dheh hore u soco.
😂waa qumayo caadiya kulahaa
Walaahi markaad aragtid qof aad wanaajisay oo xumaan kugu abaal marshay waxaa kuu fiican inaad shartiisa kale Alle ka magan gashid 🤲🏼🤲🏼naima abyo sabirkaga Allah kugu siiyo wax kaa farxiya🤲🏼🤲🏼laylana kibirkeeda ayaa u diidey inay ku dhahdo abyo lacagtadii waan ku siin inta kalena iga cafi xataa intaas waa naxariis lkn kibirku waa cadaab qarsoon 👈👏👏.
Niama abyo 2024 wax khayr leh Allaha ku siiyo🤲🏼🤲🏼
Sometimes things you trust can turn against you in matter of time but all happens with the plan of Allah (sw). Congratulations to sister 🎉❤
SubhanAllaah gabadhan leylo waxaan umalena Dr xabeeeb ee uu bahantahay indho cadeeys ma dhimaneyso maya yaaab
❤Naciiima walahi waa gabar. Fariida oo qurux badan
😊Layla foolxumo iyo doqinimo isku darsatay xataa xama cudurdaaranayso waxay samaysay
My sidaas ha dhihin kaliya dhaqan keeda uun sheeg
exactly😂😂😂
Wllo adigu haku dambaabin kaliya ridwaan baan layaab sanahay
@@abdirisaqyusuf6839maxa kula yabty ridwaan
Mxaa ula yabsanthy ridwaan wllo @@abdirisaqyusuf6839
Mansha allah naima waa qof dhameystiran Mansha allah. She is wife material runtii❤100%
Masha allah naciimo waa gabar wangsan Runtii oo caqli badan rabbi ha xafido❤ inta ila qabta
She is beautiful and kind hearted, may Allah swt give her all the happiness dunya Wa akhira!! 🥺🥰 *GOOD PEOPLE ALWAYS WIN, NAEMA!*
Tiim niciimo oo aniga ugu horeyo is muujiya naciimo iney tahay gabar allh ku manestay deganaan iyo dulqaad iyo af gaabni o qalbi wngsan msha allh abayo mcn allh wax ka wen ma jiraan allh qalbiga haku qabojiyo ❤❤❤❤❤qoftan leylaa indho adegii oo qof
Unfortunately, Leila isn’t someone who is ready to be an adult. She might be by age but she lacks emotional intelligence. The worst thing is that she is proud of her way of handling a severe situation like this. Ridwaan said that is a sociopath in front of her and her not reacting to that word shows us how much she lacks intelligence. Unfortunately he is right she is a sociopath. In her video you could hear that she is antisocial(she was only in the shop or home) which sociopaths are, she lacked and still lacks empathy, she is trying to manipulate the situation by using logic (I can’t take back what happened and I know I did wrong) we all know she can’t but her not being empathetic is scary. She enjoys seeing others in pain. May Allah SWT protect us from friends like Leila.
Naima is definitely very intelligent and to an extend very naive. Its great to believe the best of people but with limits. You can have friends but there are limits. They can’t live with you and your husband. They can’t have free access to your earnings. Leila didn’t have any investment in Naima’s business she was an employee maybe a great one but she was handled as someone who actually invested in the business. I know many Somalis don’t go by contracts but maybe they should find another way where their business can be safe. Being naive isn’t the way to be successful. Naima abaayo don’t waste your time with Leila she can’t explain why she did what she did unfortunately she does not know why herself as it is a disease. Don’t destroy your own status Naima by going down to her level.
Exactly 💯
She is narcissistic psychopath
That is well stated 😊
She have no self esteem
In reality and out of your intense good heart, u have given her the best of advice! May Allah grant you success and her as well! InshaaAllah
That smile in her face is power full sis niama god help u
No one is gonna convince me that layla isn't psycho 😂
😂😂😂😂
She is psycho for she needs medical checkup
😂😭😭😭😭
@@zulekhaabdi5801 frr
😂😂😂😂 absolutely she is😤
Naima waxa thy gabar sharaf leh iman iyo aqlaaqba leh allh mid ka qeyr badan ha kuu sahlo
Waxey kaa dhacdeyn in ka badan allh ha ku siiyo❤
Naciimo be strong walahi wax eeysan waligeed helikarin baad heesataa shaqsiyad dahab ah Millions wiil oo soomaali ah baa proud kugu ah we all love you 😘 sweetheart
Sxb laylo wa runteed wax tagay ma so noqonayan Marka maxa lagu haysta khaladkedana way qiraatay waxba ma dafiirsana Marka ma calaacal bad ka rabtan wa gabadh adag laylo very strongst girl
Strong my foot 😒 madxaa ku fadhiya qofyhw qoftan waji strong u dhaw xita maleh laxda 😏
Farhiyo marka wiil matahay 😂 wilal kuugu faana maxa waye 😂 Midakle Gabdhan hadeeba ninkii guur kadiiday ma xumo ee indha adeege wax kasta ka haleenayo 😂
Naciima abayo i pray you heal from this trauma this narcisst girl inflicted in you. She is like a stone who doesn’t feel the pain you are going through despite what she did to you. All she could do was say sorry in a respectful way with emotion but she lacks that. Don’t waste your energy with her fighting and all just walk away and let it go I know it’s hard but Allah will heal you. Insha’Allah. I pray Allah grants you a beautiful future that you will love, I pray that you keep smiling and being happy to forget all this pain. Amiin🫶🏼🥹❤️❤️
Naciimaay Samideydaay Samirkaagu ha Raago
Zowj.xalaaala ha waayin
Sal.dhigyeelo kuu waara
Maasha Allaah Qaali waxsan ha waayin❤❤❤
Naima waxa tahay gabadh naxariisleh oo dadnimo fiican si wajigaga ka muuqata ❤
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
Masha allaah all guulauso
masha allah
Thanks Ridhwan sida xikmada iyo hufnaanta ku jirta ee aad bulshada ugu tagan tahay waliba aad jeceshahay inaad dhan waliba xal u hesho dhibaatooyinka dhacaya waliba aad juhdi ku bixinayso in qofku uu helaa meel uu kunafiso oo uu ku naqas baxo thanks alot be strong keep going anagana waan kaaga mahad celinayna hada nahay dawadayaashaada runtii ma daawado youtuberada ilaa adiga maahee wan xiiseeya prog.kaaga 👏💯👑⚘❤👏🗳👏⚘😭
Na’ima don’t be worry kartidi shalay aad kusameysay ayaad leedahay hana kawalwalin lkn mardambe cidna ha’aaminin❤❤
Ridwan wllhi gacan kuu taagay hadiba laba gabdhood oo isku careysan aad isku keentay sharaf iyo karaamo dushiina allaha yeelo dhamantiin😊🎉
#Nacima_Dulqaadbadan Allah swt waxaan kaga baryayaa inaad nolosha ku guulaysato Aakhiro jannada gashid Arsaaqad wayn oo waasica rabbi ku siiyo.. you intelligent girl 👧 ❤❤❤❤❤
Layla waad qaldan tahay waa inaad is waalin oo gabadha aad soo ceshten si fiican ula hadashaa ma qaldame waa ilaahey qaladkaaga qiro oo is tartiibi aduunkaan waa wasaq qof laga xoog badan yahay ma jiro cool down❤❤❤❤❤
Gabar qurux badan aatahay nin fiican Allah ku sahalo abayo ❤❤❤
Naima be strong ,we all support you emotionally
Tuug indho adega balaayo llko dheer waaba qof weyn naa ku necbiyaa wajiga ha gubto ma xishoodo naciimo i love you abayo maagtaas ka dheerow kana cuudo bileyso ❤❤doqonimada fuleynimo ayaa u dheer
Saas waaye
Ilka dheer waa doqon cadawada
Nacima waa boqorad guulayso mar kasta
Balayo afweyn dheh😅😅😅
Hhh lAbadan habo lood waa tusaale nool qof xun oo doqna fool xon cadawa bilaa damiira iyo qof qurx badan wanagsan cali le walhi waa tusaale nool n
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙈🙈🙈
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
Nacimo ilaahey haku barakeyo qof wanagsan weye abaayo leyla Sidaad wax u wado ma ficna ale haku hanuuniyo
I hve never seen such girl like Naciimo, coz she replies nd asks while still smiling, Ilahey wahay raabto hausahlo
She is just like me, when am in a situation that i cant handle i smile alot, its a reflection that my body does to cover up what is inside me, it aint real but its there. When my mom sees me smiling like that she used to say jooji qosal gariir ka😭its there but aint real it
@@SAIMAN8300 continue with the same spirit
Naciimo inta taageersan like 👍
Ayaan daranaa midka Naimo inta katagay qoftaan wareersan doontay.
Gobeey raali noqo baayo cid aan kuu qalmin baa eebe wax kuugu daraye❤
Waa nin waalidkiis so habaray naimo inta ka tagay buu qumayadaan qalka dheer aaday
Nin naag doqona u sheeg naag caqli lehna waa cadiwgiisa runtu waa intaas 👏👏
Wasax@@happyhjmc1975
Waliba ilkaha dheer😂
Naag ful xun buu aday intuu quruxdaa ka tagay
Mashallaha tabarakallah abaayo Naciima qali ninka ku maa qalmiin waayo waxatahay qofa fiican Allaha ku dhafiiya ha uu shallan walahi ❤️❤️❤️ . Leelo mahan qof waayo araga miise cafiisa dalbanasa
The problem is Leyla can't put herself in Naima's shoes, which is why she lacks empathy and self-awareness, proving she is a narcissist with no ethics or morals and who is mentally in a arrested development.
May Allah free Naima from all resentment and make her future a brighter one that is full of joys and happiness, Ameen.
Exactly she is a Narcissistic and is better for Naima to not discuss with her 😢
Exactly!!!
@@zahrayasin9044right!!!
Absolutely right.
Layla she is just a weak minded person who is trying to be strong. Waana fuley marki hore dukanka intey xirtey carartey maantana naago lasoo oradey.If dont have nothing good to say you shouldnt come
iney qumayo tahay weyka muqata nagtan surka midida lehi naima waa qof wangsan o dhaqan wanagsan o dagan akhlaaq wanagsan ilahy baa ku karemeyay sharaf baad leedahay ilahy Haku xifdiyo❤❤
Surka midida leh😭😭
😭😭😭😭😭😭
Beenta mhn qumayo waaye
Gabadha ladhaho naciima, in wax lacafiyaa waa mid kamida sifooyinka Allah, walaal khayr Allah hakusiiyee, Allah dartii kucafi, hana iskaxumayn cafinta, gabadha Leyla ladhahayna maanta waa aduunyo barina waa aakhiro , xaqa banii aadmigana Allah kaama dhaafo, qofkii aad xaqa kaqaadatay ayaa uun kucafinkara, taasina waxay dhicikartaa aduunyada uun, aakhiro hadii latago cafis majiro, cafiska intaanan dalban waa inaan umuujiyaa ruuxa aan dulmay inaan kaxumahay waxii aan sameeyay ,shaydaana uu iga adkaaday, intaa kadibna waa inaan kacodsadaa cafin, ruux uu qalbigiisa kibir kujiro janada magalo cadaab la'aan. Subxana Allah.
Ninka naima oo sas u yar u caqli badan qofkaas warersan ka raacay kaas asagaba warersanay naima allah ayana ku dhaafshay labadodaba allah hakusiiyo nolal ka macaan ka qurux badan gabaryar aa tahay naima qurux masha allah
Yes finally 😂😅👊 nagtaa fusha xumale meel iga saar quruxay😅
Subxana Allah Alle kabaq wll
@@abdirahmankosar723 oo mxn sameeynaynadee
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍🏽 inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ Ridwan is Not Easy 😂
Inta xanunsan xage ugu tagtay wll
@@farhiyaali5043allha caafimaad siiyo inata xanuunsan
wn kaqadnay cabdooww😂🖐️
@@HawamohamedAbdi-ur1yp😂
Kusaliya nabigena scw scw🤲
اللهم بلغنا رمضان 🤲🏻
Ku sali Nabigeen Mohamed صلي الله عليه وسلم
Scw 💓 scw 💓 scw 💓 scw 💓 scw 💓
Sallallahu Calaa NABIYiNAA muxamed scw scw scw
Naciimoy illahay qalbiga hakuuqaboojiyo abaayo ayada cariiri aysan kabixin allaha kurido adigana guul iyo hormar baan kuurajaynayaa Insha allah
Ha habarin walal ayada ilhay ha soo hanuuniyo
Yaa ila mida oo hadda 2 badii qayb oo hore soo daawaday tana hadda bilaabay😅 naima a bayo macaan waa soodaawaday qisadaaada runtii qof adag baa tagay illaahy subxaanallah watacaala noloshaada hakuu qurxiyo ❤😢 runtii qisadeeda aad bay iga ilmaysiisa😢
Ani
Ani❤q
Forgive everything but never forgive betrayal.
Waar waxani waa qudhun naag maaha wlhi iyadoo hantideedii cuntay ayay hadana sidan u hadlaysaa tani indha adayg maahee waa qof xanuun sanaysa ridhwaan 😊
Naima is absolutely a wisedom driven lady, capable of handling the situations at per, self-restrain is something minute at her mind, Masha Allah, really a great gwl!
On the other hand, Laila is someone who is brainwashed, poor in thinking and doesn't accept the reality and her mistakes as well! Think Big!
I can't imagine they use to be friends, they are so different
tasaa iga yaabisayba 😮
Afsoomaali iigu qora
imagine😢
yeah, total opposite. I like to only befriend like minded people; once I realize we are not on the same wavelength, I ignore you and ghose yo ass.
@@Zami-e3qwaxay tiri waxan layaabanahay sidey saaxiibo ku ahaayeen aad bey ukala duwan yihiin dabeecad ahaan
Naima masha allaha waa gabar aqli qurux badan very dulqaaad badan waxaan u rajaynayaa badal wanaagsan inshallah
Naima keep on going and your visual expressions says alot
Masha allaha nacimo dagan waa qof aad u wanagsan nagta kale ilaah baa kasoo bixin dulmiga eey ka gashay nacimo. Guuleyso habo macan nacimo ❤
Wow Naciimo Waa qoroxlay waad shidantahay lkn nin xun baa halay iyo saaxiib khaainad ah. Naciimo way to go 👍😎❤️❤️❤️
Qofka indho adaga waaki igu horeyey subxanallah,qof guri walashed dumisay! lacagtina dhacday !Dulmi weye balse malin aya laga jari dona!#
Naciimo gabar caqli badan oo miizaan leh Masha allaah Wll horay u soco
Weligay qof nuucaan udhaqmaayo ; saaxiibtimadii way halaysay; gabadhii walalka kadhigayna reerkeedii way dumisay; lacagtiina wayka dhacday 😢. Kaagasii sii darane; naago ayey usoo wadatay saxiibteedii ay intaas ugaysatay; hadana raaligelin iyo inay ka garowdo qaladyadii ay gashay kama aragno.
Aragtiayda tan xaaraaam ta way ubareertay; wax wanaag ahna kama soo socdaan.
Nolosha naciima ayey uquuri la,ayd bilow ilaa dhamaad oo hadana inay udhamayso ayeyba jeclaanlahayd aragtidayda .😢😢 so sad
Aqli ma qabto wa laac cadiya ilko dhertan
Wlahi zhp qoftan waxanku sifeeyo garan maayo xumaan iyo doqoniimo isku darsatay caqligii eber weeye
Anigayba cadho iga qabatay tan
Waka masersanthy nolsheda wa quuriwaay wa qof awalkeda qalbiga ka xumed ee haday qof cadiya eheed wlh intay ku bodo ee isku duubte dhihi lehed I gogoso sxb qaladkas wa iga dhacay doqonima I qaday wana ka xishoday inan hortada so istago manta dib ina ku kasbadan diyaar u ahay
Nolasha naciimo odhan ayeey ka xun tahay sidaan u jeedno Subhanallah waa qof aad iyo aad u xun Waxan oo kale alle ayaa ka magan ganay
@@Boqoradakgs haa waaba loo jeedaa 2bo qof oo saxiibnimo isugu qalmo ma ahayn. Naciima wayku sirantay
Ridwan walhi legend ayaa thy labadi gabdhodba hadad isku keenty ❤ bilad sharafed ayad naga mudan thy🎉
Maashallaah waxaan la yaabanahay ninka naima guursada oo hadana calfanwaayay sabab naima waa gabar yar queuxbadan karti badan sa
❤❤❤love you Naima
Qoftu waaba indho adaygii oo qof ah, qof xoolihiisii ku maqan markaasee leedahay si naxariis ha iila hadasho naiciima mashaa allaah
Ridwan Issack this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝❤
Shiikhyada Kenya ee ku dhegayaa u sheegayo inuu youtuberka ugu fiican yahay wuuba yahay best somali youtuber Ridwan Isaaq XAFIDAHULAH ❤🎉❤🎉❤🎉❤
Naciimo abaayo qisiidaada wan dhageystey Aad ayaa laguu dulmiyey lkn wax kasta wey dhacaan ee abaayo iska samiir wankusoduceyneynaa insha Allah ❤❤❤❤❤
Abayo please pray tahajuud Insha Allah may Allah bless you Naima abayo
Neima❤ machallah. Waa dhacdo aad u xanun badan whli lakiin waad mahadsanid Ridwan....❤
Bro this is the best follow up you have done so far, great entertainment
Nacima waa degantahy gebedan wey kale wey qaldanta wey na isla weyntahay..kibir😂😂😂
Are you calling this an entertainment cause it’s nothing near that the girl is suffering subhanallah 😢
@@ikhlasali0106 human suffering is the best money can buy entertainment in the world so don’t be a hypocrite At Work. Human reactions and feelings entertaining to many, your comments is this emotional and entertaining, Allah Akbar more please 🙏
Layla needs to do these things:-
1. She has to repent to Allah and ask help of better personal character so she can admit her mistakes and ask forgiveness politely and humbly.
2. She needs to see a psychologist to address her mental health issues since she might have some untreated trauma or disorder.
3. She also needs to take courses to learn skills how to manage anger issues and apologize respectfully and sincerely after being the wrong person. May Allah guide her to the right path.
If she is normal human being she would admit her unforgettable mistakes, be humble, show sympathy, make sincere apology while she is still regretting and asking forgiveness. She would reaaly try how to even repair the damage to her best at least to prove that she's human being who made a mistake that she shouldn't make and is willing to fix. She would worry about her akhirah. Unfortunately, she seems she is like a psychopath who messes you up and believes that it's your fault. May Allah forgive us. Hope Naima heals emotionally, mentally, socially and moves on to better happy life.
intaan hadda somali kuso qori laahyd mxa dhib jiri laha runtii gumaysi maskaxeed baa kujirta illahay haku xoreeyo ☺️🤷🏽♂️
0:03
Wow English wa bohte
@@sHimaaLi_x1Waxaan rabay in dadkoo dhan ka faaiidaystaan maadaama dadkeena badankooda English ka yaqaanaan laakiin dad badan oo dhalinyaraa aysan Soomaaliga aqrin karin. Dadka lama caayo ee waa la waydiiyaa. Waxaan rajaynaa inaad maskaxda ka korto oo fikirkaaga balaariso. Mahadsanid.
@@AsiyaAdenxaretI'm not following you. What do you mean?
Naciimo khaliif salaad Waa qof aad u degan masha allah reer Guriceel nimadu waa qaali.
Qoftan xooolihi mxy ahayd wlllhi cali la.aan iyo fooolxumo ayey isku darsatay Naciima be patient with your self everything will be back better don’t confuse yourself ❤❤
👍
Waji folxun ma xishodo😂😂
Aniga dulqaad ka iga dhamade anigoo microphone ku garacay ii sawirmate😂 Naima masha Allah waa qof dagan😢❤
Hhh😂 same to you
😂😂
Wlhi wa gabar dulqaad badan ma inay rali galiso bay ka baryaysaa
Walhi ani meshan kumaa gaden sida wadka intaa u radsho ban jar jari lahay lacgta ne haa isku daweyso markas ilen nag sas i gashe adunka nabad iguma si jogten shekadan wax u fahme nacima
Dhanka familka asxbta garab iney ka weyseh 😢
@@miinadaahir971 sharciga inta wa dhib bdn yhy qof ma dhibanten kartid
The Audacity😢Dhulka Maan Isku Garaacaa Kuma Lahoo What An Emorionless Human Being😮Naima Start Over Walaaley And Be Hapy In'AllAah🙏🙏
Way idha adagtahe balayada waxe iska dhigee ina blame dhan lahyn oo maskiin ine tahy,😅😅 balayo kula forxumate dheh
Totally agree @nasrohassan5795 I am mad for NACIMA 😢 the AUDACITY. May Allah make it easy for her to MOVE ON and GET A BETTER FRIEND WHO WOULD NEVER DARE DO WHAT LAILA did.
Ridwan, we are eagerly waiting for the NEXT EPISODE
HAKUNA MATATA