babajey oo ilmeyey shegey sababta u tahribey dhibatada ilmahisa xaskisa haysato dartisa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 июн 2024
  • #Subscribe #Like_iisaar_Codsi
    Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

Комментарии • 16

  • @Dhaqandahir

    Meelfiican kulahaa soomaliya wax ka fiican majiraan laakiin ma ogin waxaa ka jiro meeshad u soo socoto

  • @maimonamohamed8245

    waa aabe Isaguna waa naafo adiga iyo isaga isku mid ma tihiin Wuxuu leeyahay aabe ayaan ahay, dhib ma jiro, waa aabbe

  • @UmuMuhamad-hv8bj

    Isoo dhoweya❤❤❤

  • @Maria28832

    Garyaqaan yuu ku walin baba jeey wax fiican baa sameysay aabe nimo ku faan ilmahaaga wax u qabo waa la kala naxariis badan yahay baaba aabe fiican tahayeh

  • @11naa44

    Lacagta ku tahriibty ganacsi bd ku furan laheyd

  • @kulucowpeter4839

    Abayo ayaanahay waa waxa lagufaano ee waxa lagafaan maha

  • @fadumoabdi5595

    Waxa u yari cunugayga ugu weyna ma hadlayoo yadad leedahay marka waxaad aaminaysa inaad halkaan markaad keento uu hadlayo ogow inuu ka sii darayo oo aad ka shalaynayso ee xaq Allah ku tuso baabjeey oo baro diinta

  • @user-jp9mu1of2r

    Baaba jeey waxba haka dhageysanina adeer

  • @maimonamohamed8245

    Waxa ugu muhiimsan waa caafimaadka Waad socon kartaa, ma awoodo asaaga Sababtoo ah waa naafo Meel kasta waad tagi kartaa oo ka shaqayn kartaa oo wax kasta oo uu awoodo waad samayn kartaa waxa uu yidhi waa run, waa aabbe

  • @user-ci9ye8pw1h

    Garyaqaan.ninkaahayslasimin.waanin.lixaadla

  • @JAPHETKIVUYO

    Ax illahow u gar gar 😭

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 21 день назад

    Baaba jeey maxaa tahrib geliyey yurub maxaa yaalo lacagta aad ku baxday wadankaga wax kaga qabsan laheed

  • @muniraahmed7031

    Baaba hey what happened your mouth you have a big leaves what happen papa

  • @fadumoabdi5595

    Baabjeey waad qaldan tahay xagee u soo wada caruurtada dhukka gaalada ayaad u soo wada ma tahid nin fakiraya adiga ka sheekeynaya